Jawi degan iyo mirqaan hawada aan galay anigyo azxaabta Wlhy m.mooge fanaan waa dhafay illahay ha u naxariisto Habeen axadi soo gelayso Sacaduna tahay 11:22 Tariikhduna tahay 24/6/2023 Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉
Waligay qof uma calaacalin hada intaa noolahayna Uma calaacalayo jacayl baryi maayo luquntaa ii taagnaanasa qab awgii ilaa geerida Calaacalku waa daciifnimo ee ka fogaada layskumana jeclaado in lagaaga sii fogaado mooyee hadii kale sidaano kalaa la idin kugu daadin Aun Maxamed Mooge From Galkio
WHO is here with me in 2023😢❤ Sakow hacowgiyo ahaa habeenka halyeygan manta lagu halmalee 😢 💪🏽 shalay mnta cir iyo dhul kala ahay wlhi #ALX thanks #Hooyo
Bartamaha magalada bosaso aaga gaaca Haben khamis so galayso 25/1/2024 sacadu thy 12:37 waxa ii baxaysa heesti al fanaan maxamad mooge AUN Hda iga dambeso lika ii saar👍🤍
Maxamad mooge libaan qofina xadiga ama miisan uu fanka somalida ku lahaa cidina ma tilmaami karto waa lagend waa mujaahid waa macalin waa somali alla ha u raxmado
Heestan Candiqays malaha ee waxa leh Ismaaciil cagaf se qabiilkiisa ma hayo. Fanku qabiil ma leh qabiil gaar ahina ma leh ee Soomaali oo dhan meelay joogto ayaa leh oo ay ku abtirsataa.
@@yaxyemustafe8138 maxamed mooge markii hore nin ciidagalaa ayaa xabad ku dhuftay isagoo dhaawaciisii la sii wado awaare ayay niman ogaadeen dileen isaga iyo 9 nin oo dhaawaciisa la socday😊
Goorma soo raadin doona heestan 🏃♀️ isago nabsi so helay qofkii an jeclaa Manta anigo jecel bn daba cararyaa wuuna I Og yahy iimana jeedo waliba arooskisii baa dhaw 😢Alla ilahyow ii hiili😭
5.3.2024 xasuus iyo inaana marna ka caajisin heeskaan. Waxaa dhadhansan kara heeskaan oo ay u micaantahay qof inta nabsi laga galay hadana kii xumeeyay Alle hoos keenay isago waayahu so rifeen noloshana ku ciqaabeen 🤲🏼.
Hees tan waxa erayadeeda lahaa alle haw naxariistee abwaan tuuyo oo ina abtidii oo uu jecaaladay oo ku adkaysay markii hore oo iyana nabsi ku soo celiyay tiiyoo carmala ayu Heestan ku anba bixiyay oo duco ku soo afmeeray
22/5/2022 12:07 hbnimo Sunday night 🌙 ✨ Daruurahan daawanayaa darta🥺 Ima xumeyn ana kuma go'yn lkn nasiibka inta ku eka gobonimo ku nolow rabbi farxad waarta ku sii🤲
Afka Hooyo Inta La Nool Yahay Malaha Tus Kòoban Runtuna Suugaantu Waa dhaxal Ableh Sida Aadmiga Oo Ku Abtirsada Isla Aadamaha Marka Ay Hibooyinka Hal Abuurku Dhammaan Ama ..Waa Marka Dunidan La Laabo Allow U Naxariiso Ilma Mooge Baban Iyo Mooge Baban ba Aaamiin
Hhhh walalo iyaguna waa fanaaninteeni iyo hal abuurkeeni qabilkuna wa dadkeeni ee qabyaalad igama aha ama anigu inan la qaliil ahay ama aan qabiil ahan ku jeclahy ha moodinina wll lkn qabyaalada xun ee in layska ogaado dadki hal doorka aha meeshay ka soo jeeden maxuma oo tariikhday ka midtahay marka waad mahadsantahy wll
Erayadaan cabdi qays miyaa leh tolow mise waa hadraawi erayada ugu badan uu ku heesay fanankan wayn wxa lahaa labadaa nin illhy ha unaxriisto dhamantood😢🎉
Jawi degan iyo mirqaan hawada aan galay anigyo azxaabta
Wlhy m.mooge fanaan waa dhafay illahay ha u naxariisto
Habeen axadi soo gelayso
Sacaduna tahay 11:22
Tariikhduna tahay 24/6/2023
Cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉
CAAWAAN ANA KUGULA MURQAAMAYAA ZXB
Alow isaga iyo walidkay walakay ba iyo ehelkay iyo musliintaba unaxriiso alow kayeel kuwa nbiga csw janafarduuusa jaar kulano alow kuwa uunbigu ushafeeca qado ooo rafiiiq kulanoqda jidka siraad nabiga kulariifaq csw alow dhaanntayo iyo walikay walidkii iyo ubdkayba nagyeel alow raaali naga noqo alo cadhadad iyo cadabkaa naga badbadii yarabii aaaanin alow nahanuunahadee inti dhibtay alow janafarduusa nani csw jaarugayeel aamijn alow saacd nijasbo nooga dhig ducadaa aamiin aamiin
Aun Ustaad M mooge wuxuu ahaa halyay somaliyeed oo Somali dhexdeeda sharaf ku leh oo xumaantii xilligaa jirtay ka dhiidhiyay, reerkuu u dhashay waa Somali ( period).
2024 still watching ' Halkaad marayso, hakuu hagaaje, Nabad kusii hoyo ' ❤
ilaah Hortaadiyo
Heedhe Hareerahaagaba
Halkaad MaraYsaba
Hakuu Hagaajee
Nabad ku sii HoYo
Allaha kuu NaxariistoH ustaag M.mooge 😢
Waligay qof uma calaacalin hada intaa noolahayna Uma calaacalayo jacayl baryi maayo luquntaa ii taagnaanasa qab awgii ilaa geerida
Calaacalku waa daciifnimo ee ka fogaada layskumana jeclaado in lagaaga sii fogaado mooyee hadii kale sidaano kalaa la idin kugu daadin
Aun Maxamed Mooge
From Galkio
WHO is here with me in 2023😢❤ Sakow hacowgiyo ahaa habeenka halyeygan manta lagu halmalee 😢 💪🏽 shalay mnta cir iyo dhul kala ahay wlhi #ALX thanks #Hooyo
Her I’m , waliba anigoo iska soo qaaday at that moment nasiib xun
Waa lguula joogaa, hogtooy wnaagana waakad hleesay kula horjoogee
♥️❤️❤️❤️❤️🙏👌💖💖💕💕💕👌👌
Sxb ex tdi meel kusheeg ana farin udiraya❤😂🎉😢😮😅😊
Me😊
Kuligeen waan jecelnahay fanaan keena. Laakiin maadama uu naga tagay waa inan ogu deeqnaa inan heesihiisa iska dhaafno inan dhageesano. Wayo markasta music ga garaacmeeso waa danbi. Allah ha unaxariisto
Waa sax Wlhi
Heesaha dembi ma aha Waxas ba dadkena laga dhadhacsiyey😅
@@mahadabdirashid7783seynan dmbi uahayn? Anagoo dhan dambi baan kujirnaa ilahay hanagadhaafo
Bartamaha magalada bosaso aaga gaaca Haben khamis so galayso 25/1/2024 sacadu thy 12:37 waxa ii baxaysa heesti al fanaan maxamad mooge AUN
Hda iga dambeso lika ii saar👍🤍
Maxamad mooge libaan qofina xadiga ama miisan uu fanka somalida ku lahaa cidina ma tilmaami karto waa lagend waa mujaahid waa macalin waa somali alla ha u raxmado
Sxb ma maxmed saleebaan buu kasitay waad laseegtay abti
@@mohamedadem4731 si haddi loo firiyo tubeec kama sito lkn moge waa adunya kale
Sacad Muuse + cida Gale
abdi Qays + maxamed mooge
Isaaqnimo❤️
heesta Waxa sameeyay abwaanki waynaa ee cabqariga ahaa Cabdi Aadan Xaad qays waxana ku luuqeyay fanaanki mar la araga ahaa ee maxamed mooge libaan AHU
War Suugaantu Qabiil Maleh , Isku Xishood
@@Jaalejaale12Langaab bila tariikh ah baa tahay. Isaaq wuxu leeyahay qabil ma leh lakiin wuxu ilko yar leeyahay ilka yar baa leh. Caqli dameer 😂😂😂
Heestan Candiqays malaha ee waxa leh Ismaaciil cagaf se qabiilkiisa ma hayo. Fanku qabiil ma leh qabiil gaar ahina ma leh ee Soomaali oo dhan meelay joogto ayaa leh oo ay ku abtirsataa.
Isaaq ayaa ahaa alle ha unaxariisto maxamed mooge liibaan waxa lagu dilay awaare .1984 waxana dilay ogaadeen
Dabadeed maalintii ku xigtay waxa dagalamay beesha uu ka soo jeedo maxamed mooge ee abokor muuse iyo ciidan snm oo uu hogaaminyo ibraahin koodbuur waxaana halkaa lagu laayay rag badan oo igaadeen ah
Dabadeed haeenkij ku xigtay snm nin layidhaa lixlr oo joogay burco ayaa kaanaaqay waxa dhacay waxaana laga saaray burco ciidankii faqashta
Alle ha unaaxariisto bugiisii ayaan akhriyey waxaaba iga xanuuntay caloosha
Alaa maxaa nijaas kaabuuxdo
zxp. waxapaa kaa qaldan. isku. malin ayal aaseyy. lixle. iyo mahmed mooge. isaga ogaadeen ayaa dileyy. waxan. lixle. waxa. lagu dileyy barcaduureyyy. ale. yaraxam.
Halkee ka helaa bugaas
@@yaxyemustafe8138 maxamed mooge markii hore nin ciidagalaa ayaa xabad ku dhuftay isagoo dhaawaciisii la sii wado awaare ayay niman ogaadeen dileen isaga iyo 9 nin oo dhaawaciisa la socday😊
Isaaqu wa cuqdad socoto 😂
fanaankaan si kasta wuu u heesay
Naxariistii janno Alle haka waraabsho maxamed mooge
Goorma soo raadin doona heestan 🏃♀️ isago nabsi so helay qofkii an jeclaa
Manta anigo jecel bn daba cararyaa wuuna I Og yahy iimana jeedo waliba arooskisii baa dhaw 😢Alla ilahyow ii hiili😭
Waad qiimo badan tahee walal qiimahaga ilaasho hana u jaban qof ina aadan ah adkaysiga beegso waadna ka baxaysaaa waxaas insha,u raxmaan abaayo 💪
alle haku gargaaro qli Wan dareemi kara xaladada haday macquul tahay halken kaala soo xidhiidha
Abayo ha is calol xumeyn, adunkani waa Labo ✌️ bari un. Waxaad heli doontaa qof ku qadariyo kuna qiimeyo adiga.
wll naft qeer u sheg mid aad ku jecel yyada heel donta
Hada bilpaa kasoo wareegtaye sidee xaalkugu yahay?
Nabsiga hiishaan heedhe kula haleeloon hoogtoy wanaagani waa kaad hallaysee kula horjoogee.👍
Alle ha kuu naxariisto 🤲
Wlhi hees taan waa ixasuu ilaa hada waan ilmey noyaa😭😭sixun aya ileey xumeeye waligeey kamana fileeyn😭
Alle haku bogadheyo wllo dadku waa iska wada dhawac, alle waxaad ku faraxdo haku siiyo .🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Hamoodin adigun inaan ku hiife haween dhamaanban ka hawl yaresTee best song
13/3/2024 habeen Ramadan 2 noo tHay ah saxuur aan sugaaye waayo waayo jacelka waxuu qiimo lee yahay marka kugu dhaco adigo awood leh dhaqaalo ahaan aadnau tahay qof weyn aad awoodid in qofka jaceshahay inaa guursan kartid blse jacelka kowad inta badan adigo dhalin yaro ah dadka ku dhacaa mana ficno😢❤😅
Lyrics ka meesha aad qortay "Dhaxan harraad, alaase joogee" waa qalad ee waa "halalaase" oo macnaheedu yahay meel ku kulul oo hanfi badan.
Halaase.
Allaha Jakarta nimco Allah ha kawarabiyo Aamiin Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mahamed mooge liibaan allaw kuu naxariiso 🥺❤️👏
Waa boqor cod Alle Ku manaeest 2022 September ayaa still daawanayaaaa 🥰🥰
Maxamed mooge ilahay ha ku naxariisto
Yaaab dadkii hore naga nasiib badnaa anagana socdaal iyo sharma boy waxkale noogu dhigaayaan
5.3.2024 xasuus iyo inaana marna ka caajisin heeskaan. Waxaa dhadhansan kara heeskaan oo ay u micaantahay qof inta nabsi laga galay hadana kii xumeeyay Alle hoos keenay isago waayahu so rifeen noloshana ku ciqaabeen 🤲🏼.
Heesta markaad dhageysato Allah haunaxariisto dheh ameen yallah
Qisada heestan hada dhagaysanayey. Isagoo fakhri ah bay nin kale ka raacday. Sanado ka dib isagoo qani ah bay iyadoo garoob ahi tiri iguurso 🤣
Ilaah hortadiyo harerahagaba
Halkaad maraysoo hakuu hagaajee
Nabad kusii hoyo 2022/ 10 /9/
4:30 galabnimo 🎧🎧🎸alle haunaxaristo amiiiiiin yarabi
Kabankaa i cajabiyay intaan erayada la gaadhin
Cabdi qays abwaanka wayn ayaa ereyada is ka leh cimri dheer iyo caafimaad baan u rejaynayaaa
Hees tan waxa erayadeeda lahaa alle haw naxariistee abwaan tuuyo oo ina abtidii oo uu jecaaladay oo ku adkaysay markii hore oo iyana nabsi ku soo celiyay tiiyoo carmala ayu Heestan ku anba bixiyay oo duco ku soo afmeeray
22/5/2022
12:07 hbnimo
Sunday night 🌙 ✨
Daruurahan daawanayaa darta🥺
Ima xumeyn ana kuma go'yn lkn nasiibka inta ku eka gobonimo ku nolow rabbi farxad waarta ku sii🤲
Ana mantay baan Soo raadiyey 2008 baa igu danbeysay
Ana cawo dhageysanaa 😍😍
Ah Macalin Ah Abwaan Ah Fanaan Ah Mujaahid AHUN Alle Haw Naxariisto 😪😪
2024 here we go❤️
Rabbi Haku naxaristo m mooge liban
27/05/2022 time: 12:38 habeen nimo ) ilaah hortaadiyo heedhe hareerahaagaba halkaad marayso hakuu hagaajee nabad ku sii hoyo 😏😏 🙏🏽 ustad m.m l alle haku naxariisto
Caqil matan waa hees aad iyo aad uxigmad badan wekend yaan ku qaadanayaa sweden waa Malin sabti ah nabad kuwaara asxaabta iga danbeysa 28/5/2022
2023 still best song 🎵
maxamed.moge.ale.ha.u.naxriiste.wax.uu.aha.qof.aad.u.qimo.badan.u.badheedhay.dawladii.shiciga.ahayad.kacin.bulsho.ujeedkiid.d.kisu..xornimo.cadalada
Xiligu waa fiid wa hbn ciid ah 1443h ciidul adxa Darasalam hotel Djibouti .
Quruumaha 2200 hay soo duceeyaan
Ha moodin adigu un inaan ku hiifee haween dhamaan baan ka hawl yareystee aduunyo 07 /03/2024
Aun m.mooge wuxuu ahaa halyay somaliyeed oo sharaf dhexdeeda sharaf ku leh
Maxamed mooge liibaan wuxuu ahaa run ahaantii fanaan aad u qiimo bdn guud ahaan fanka soomaalidana qiimo badan ku leh
Ilaah hortadiyo hedhe hare rahagaba halkad marayso haku haku hagajee nabad ku said hoyo
هدا الجيل لم ولن يتكرر أبدا، ،،،،، رحمك الله الاسطوره محمد موجي
Vvvbbbvvvvv
2024 still best Somali song ever
😂❤
I am listening 28-4-2024
1994-2024. Intaas oo sano waan dhagaysanayay
Afka Hooyo Inta La Nool Yahay Malaha Tus Kòoban Runtuna Suugaantu Waa dhaxal Ableh Sida Aadmiga Oo Ku Abtirsada Isla Aadamaha Marka Ay Hibooyinka Hal Abuurku Dhammaan Ama ..Waa Marka Dunidan La Laabo Allow U Naxariiso Ilma Mooge Baban Iyo Mooge Baban ba Aaamiin
Hees dhageysigeeda kama daalo ilahay u naraxiiso maxamed mooge❤
1/sep/2023 who’s here listening
Ilma mooge iyo qalinle iyo axmed gacayte iyo sahra axmed iyo khadra daahir iyo kuluc cali sugule kinsi xaaji aadan iyo kowa kaloo caan ah waxay kasoo jeeden qabiilka garxejis waxayna isugu jiren cidagaleh iyo habar yoonis
wllo inta aad sheegtay ilahay haunaxaristo io dhaman inta dhimatay lkn qabiilka md naga daysaan ilayn wxy ahayen dad qaran oo aynu wada jecelnahy heesahoodna aad udhageysanee
Hhhh walalo iyaguna waa fanaaninteeni iyo hal abuurkeeni qabilkuna wa dadkeeni ee qabyaalad igama aha ama anigu inan la qaliil ahay ama aan qabiil ahan ku jeclahy ha moodinina wll lkn qabyaalada xun ee in layska ogaado dadki hal doorka aha meeshay ka soo jeeden maxuma oo tariikhday ka midtahay marka waad mahadsantahy wll
Huuno alle qabiilkaaga hakuu barakeeyo kolay habar yoonis oo calooshu bugtaad u eegtahee😂😂😂
Hhh habaryoonis xagay ka bukaan waxa ha orane wllo habaryoonis waa qaliil sharafle oo taarikhleh anigu ma ihi lkn wa walalahy soomaliyeed waankula simanahy hadanad iga sokaynba adigu
@@yurubofficial9852 reerka sharafta leh xagad u xagxaganeysa indr waa xiniinyaha isaaq reerkuye
Mujaahid Maxamed Mooge ilaahay Ha u naxariisto 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Ogob calenliyo
ado harjifaa
dhaxan haraad
halaasa jogee
Habeenka malin
socod hirig cadaaliyo
hugayga rebtee
Mohamed moge liban 🎤🎬🎸🇸🇴
Erayadaan cabdi qays miyaa leh tolow mise waa hadraawi erayada ugu badan uu ku heesay fanankan wayn wxa lahaa labadaa nin illhy ha unaxriisto dhamantood😢🎉
Cabdi qays ayaa leh
2024 still listening
Allah unaxaristo med mogue
idigana ilahay hakugu qato naxaristisa sii baĺaran sayid joorjiyo
Maxamed mooge maaha ninka qaadaya heesta ee waa Axmed mooge, allah u naxariisto
Waa Mohammed walaal 100%
Walhi hestan way I dhawcday ax alahu naxristk boqorka codka aha
Allah unaxaristo med mouge
Maxamed mooge liiban AHN❤
Murqaanka waa ii saxday heestan wlhi ilaa dhowr mar waan ku celceshtay.❤️👋
bal khaadka iska daa wll qaali allh xaku barakeeyo
ku ducayso in alle kaa madoobeeyo, Gabayga Raggow ka soo bax iilka Qaadka dhagayso bal Hadrawi baa sameeyay
@@NourMohammedali-ng5vp War cidna waji kama lihi taliye aad baad u mahadsan tahay taladada''.❤️🙏
Waxaan dhageysanayaa habeenimo isniin tageyso talaado soogaleyso 07 02 2023 02:00 habeenimo soatAfrica.
❤❤❤
Habenka malin socodka Hiilo hirig cadaadeed huga iga reebtee 💬
Ilaa Imika yaa daawanaya
Sixitaan:
Hogob caleenliyo
Adoo hadh jiifay
dhaxan harraad iyo
Halase* joogee
*Halase waa dab kulul. Cimilo kulul ammaba nolol adag ayaa lagu sarbeebayaa kolkan, kollay.
Geesigii reeer aware, runtii ninkan markasta on qabrigiisa arko waan uduceeya ilaahayw kuunaxariiso reer awarenimo ayaan kujeclahay fanankii hawd reserve area
Ninkan inaad qabiil ahaan ku sheegto awaare mooye lkin wuxu ku dhashey xaraf oo galbeedka hargeysa ah waana nin reer hargeysa oo kusoo bar baarey xafada iftin schoolkana dhigtey axmed gurey zxp
Qof wanagsan oo goba ayaad tahey ,Alle haku barakeyo .
Waxa cajiib, cajiib, cajiib ah, wallaahi, sida erayada loo saxay. Heestaba halkan baan midhaheeda kaga dhergay, wallaahi. AAAAAAAAAAD baad ugu mahadsan tihiin, walaal. In aan hab idin wada siiyo ayaan jeclaan lahaa idinka oo isku duubaan bahda Dhambaal3.
I lahayoow un marxuunka udanbi dhaaaaf
lsaaqinmo lsaaqi 🦁🦁🦁🦁❤💚❤💚❤💚❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Aun big singer❤.
maalin uun wan so raadin qofkii an jeclaa oo cidla igaga tagay ayan u daari doona wlee waa balan 🥺🧐
Cafiska ka wngsan alle midka wngsan haku sahlo wllo
insha allah maalin
@@haawomohamud1919waa iga cafis lkn wan xasuusin 😂
@@lunibark9978inshalah 😊
@@Updirisak_Caanokkk kawaran hadaysan waligeedba kuuso laaban ?
ax ax ax ilaahow kuunaxariso aamin 😭😭😭😭😭😭😭
2024 11:00pm
Iyo jawi kale oonla qiimeyn karayn
2022 still listening 🎧 incredible song
Gabadha iska cafi wixii dhacay dhace eh. 😂
@@AMA-Online
@@AMA-Online dďďdďd
@@AMA-Online dďďdďd
2024😂
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
Ereyada oo dhan waad qaladay inyar moyee
3/july7/2024/wed/1:10 night✋️
Jaceylka wa xanuun bdn yh, lkn wxa ka sixun, 😢 islaweynida, qiro jceylkga
Alle ha u naxariisto yaa rabbi
inkasto u marxum yahay maxamed moge hadane wuxu aha nin cunsuri ah o wiliba xibinka ah dadki dowladi somaliyeed e wanasaned riday allah unaxariisto
Ina adeer Maxamed Mooge Cunsuri ma ahayn😢
27/4/2023 4:27 fikir xanuunbadan qalbiga igahaysta gabartaa jeclaa nin lagu daraya
(Hamoodin adiga uun inaan kuhiife haween dhamaan baan kahowl yareyste)
Illahow qalbigeyga dhawac danbe hayga tusin wale naag danbe sahal kuma amino taan 3sano nafteyda uhibeyey khiyaaney ninkle igaga raacdey😢❤
@Ahmedciiro ebaw alla aya garab kga ah ha isdhiibin bro 😎🤲💪
Quusan geesi haweenku wada mas mahee.
Is adkee Ina adeer dumar Oo dhan and Ha unicin waxan waa Calafe valse ruuxna Ha aaminin
@@kingkooli3645 I.a pro waxn kudadalaya saan qalbigeyga ugajari laha mahadsanid
@@shuriaboun 🙏
7 /3 2024 00:39 wed/ marbad hilaciyo hogol ahydo mar bad hirayso ku higsanayoo 😅😅
Allah unaxaristo amin.amiiN
Ax yaa mooge
Xaqiiq weeye wiixiis 🎉🎉🎉🎉😊
Runtii heestan aad ban u dhageysan jirey. Dhamadkii 2022..baydhabo.
Ninkan laxamada u ku heeso aadan ujeclahay
Alle ha unaxaristo maxamed mooge
11 December 2023❤
Alaya cisak noosii daa❤❤❤
Wow! 28 May 2022; @Masalaha Hargeisa.
Waan kula dhageysanaa wiliba marki sadexaad
Hamoodin adi uun inan ku hiifee haween dhamaan baan ka hoowl yareestee
30/7/2022 habeen sabti sii baxeyso axadna soo galeyso sacaduna ay tahy 22:40 hada iga dambeyo 🥰🥰 wax lee i dheh
Zxb ma nooshahay😢😢😢
2030 Wali waan dawan 💟💟💟
2024 still listening 😊
Adoo itiitiqay haddaad i hoos timid oon Geedna haysan waa Hiil ilaahee nafsiga hiishaa heedhe kulaa haleeloo hoogtooy wanaagaa waad kaa halleysey kula hor joogee
Itiitiqay maxa laga wada iyo hogol
Hacooga muxu kawada ayadana
Landheere what a hit 👏
Jawidagan roobda aya jacaylka iga haya Emily oo joogta Atlanta georgia ee cariga maraykanka
Alllaaaah yaa mooge❤
M.mooge liban Allah yaraxma
Rabbi ha unxriisto
Codkisa jeclhy
Mustafe Adan
2023 still listening 🎧🥁🎸🎺🎻