Mohamed Mooge liibaan: Saxarla a fududaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +317

    Tolow yaa dhagaysanaya 2020??
    Aduun waa aduun waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka waxay rabaan sheegayan ayaan dhagaysanaya like reeb hadaa ii jeedo please

    • @deeqmixle3890
      @deeqmixle3890 4 роки тому +6

      Wllhi shuceyb wa runt waan hdl aad ka fiirsatay ujeedkiisa alle ha u naxariisto fananiin wa kuwiii hore wlga ka daali maysd inaad dhagaystid heeska lkn kuwa hada jira madax xanun ayay leyihiin

    • @luulabdi1017
      @luulabdi1017 4 роки тому +3

      👍

    • @faadumoyaasiinamuhamed606
      @faadumoyaasiinamuhamed606 4 роки тому +3

      Aniga

    • @faadumoyaasiinamuhamed606
      @faadumoyaasiinamuhamed606 4 роки тому +3

      3 /6 /2020/ waxaa la in aanu isdhihina waa ladhagaysana doonata

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 4 роки тому +1

      @@faadumoyaasiinamuhamed606 3/6 / 2020 ana firsanowo sxb

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 9 місяців тому +2

    Allah unaxaristo med mogue

  • @AliHamza-ki6fu
    @AliHamza-ki6fu 7 років тому +14

    sidaasaa loo heesa ama waa layska daaya ninkan fanaan u dhigma ma jiro xaqiiq alle ha u naxariisto maxamed.moogee liibaan isaga iyo mujaahidiintii kale isaaqa ahaa

  • @munomaanka6622
    @munomaanka6622 3 роки тому +27

    Hestaan yaa kasoo maqlay wasiir kaahin iyo bandhiga buuga maxa,ed mooge hadaad reer soomaliland tahayismuuji

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 3 роки тому +4

    Waa erayadii hadraawi iyo laxankii xasan gareydh codkii maxamed mooge

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 8 місяців тому +1

    Ilaahay Jana faroosa ka rajeynaya Aamin

  • @abdirahmanliiban
    @abdirahmanliiban 3 роки тому +22

    Dadna heesahaan maskaxda iyo caqliga ku socda bay dhageesan jireen
    Anagana sharma boy iyo balbalka iyo ck baa noo fanaanaa
    Hadaaad iga danbaysid like 👍 reeb

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 5 років тому +167

    Reeerka isaaqa ladhaho wax walba waan kula doodi Karaa lkn Hadii Fanka laga Hadlo waaan uga aaamusa waana ku ixtiraamaa waayo Fanka soomaaaliyeed bilawgiisii dhexdiiisii ilaa iyo hada ayagaa Hogaaanka uhaya..😍

  • @Amsugal
    @Amsugal 2 роки тому +1

    Haku daba-saqlayseee, haw gaabin seetada, sogsogtiyo caddaadiyo, haku saydhin laamaha.
    Yaa rabi naxariistii jano ka waraabiyo maxamed ibrahim warsame iyo maxamed mooge..

  • @ummahkhayr1777
    @ummahkhayr1777 5 років тому +147

    My aabo Allahu naxiirsto use to sing this song to me cause my names Saxarla brings tears to my eyes SubhanaAllah❤❤ Allahu Naxiirsto to them both this man was a great poet

    • @ramadanaxmed6520
      @ramadanaxmed6520 5 років тому +12

      allaha u naxariisto aabbe,
      adigana samir yeelo weligaa saxarlaay ha fududaan

    • @iibgeeyeonlinemarket1210
      @iibgeeyeonlinemarket1210 4 роки тому +3

      .

    • @craxiin_key797
      @craxiin_key797 3 роки тому

      Samie iyo imaan anko dhanbu nagadhinte

    • @samsamiito1382
      @samsamiito1382 3 роки тому +1

      Alle haw naxaristo wlo wan dhagaysta markasta alle dambigiisa ha dhaafo aabo

    • @uurcade
      @uurcade 3 роки тому +2

      He the is singer .the Poem for hadrawai

  • @hassandahir8241
    @hassandahir8241 Рік тому +1

    Xuusus aan dhaman erayadi Aalh ha u naxariste macalinki weyna ee Afka soomaliga Maxamed Ibrahim warsame HADRAAWI waxa ku luqaynaya sido kale ilahay ha u naxariistea Maxamed Mooge liiban 😢

  • @salmaancanshur9408
    @salmaancanshur9408 7 років тому +4

    ha kudaba saqlaysee ha u gaabin seetda,, muj. Maxamed mooge liiban ilaahaw u naxariiso aamiin

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 3 роки тому +8

    Maxmed mooge liiban foolaadki fanka cilmiga halganka geesinimda xaragada , allow ku naxariiso, abwaankena wayn hadraawi ee midhaha leh heesta cimri dheer iyo caafimad ha siiyo ❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @abdurrahmanaden2822
    @abdurrahmanaden2822 3 роки тому +4

    Yaa ka soo raacay Legend Maxamed Kaahin 👍 Saar

  • @ibraahinmaxamuud3711
    @ibraahinmaxamuud3711 11 місяців тому +2

    Ha saluugin qaybaha qalin baa saxeexee waxaan saatir kuu qorin haw suul dhabaalayn

  • @mukhtaribrahim2150
    @mukhtaribrahim2150 9 років тому +52

    muj mohamed moge liban halganki aad salaxrla u gashay waanu helnay waanad ku mahadsantahay......

  • @hawaahmed6226
    @hawaahmed6226 3 роки тому +1

    alaah ha unaxarisito maxamed mooge oo codkan iskale 58 sano kahortod duubay ereyada hadrawi laxanka cabdikarin jiir cuudka xudeedi

  • @omermohamedshire7949
    @omermohamedshire7949 3 роки тому +4

    Mucjisada fanka somaliyeed waa duriyada isaaq wlhi hadaanu isaaq jirin fan somalidu may yeelateen

  • @mahadsuldaan3405
    @mahadsuldaan3405 3 роки тому +2

    Alle ha unaxaristo Amin dhaha

  • @muruqqaadir3268
    @muruqqaadir3268 3 роки тому +3

    Waa Malin arbaca Malinta labaad ee eedul adxada Berbera21July2021 5:15 macalin,fanaan mujahid naftii hure m.mooge liiban AHN sidad aduunyada nogu qurxisay Alle Malinta qiyaame ha kuu qurxiyo

  • @mobamo7
    @mobamo7 3 роки тому +15

    15 January 2021 💚🤍❤🔥
    *Waan soo socda kow dheh..
    *Waxna waan sida laba dheh..
    #All the way from Germany 😉
    Marxumka alle how naxaristo isagiyo umadda islamkaba inti inaga horaysay inakana haynoga daba naxaristo..
    Dhiiga Somalinimo waa 😍 💖
    Dawladiyo xududa inakala badha balse dhiigiyo dhaqan iyo diinba ina midaysa🤞 one love somali maxamed❤

    • @sabaabdi2215
      @sabaabdi2215 2 роки тому +2

      Mohamed mooge Allah ha naxriisto waa aduunyo noolo waa dhante lkn waa laga ku hurayn

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 2 роки тому +1

    alle ha u naxriisto mohamed mooge liibaan. iska hees maaha fanku waa haybad iyo hibbo

  • @abaazismael6340
    @abaazismael6340 4 роки тому +4

    waaa hees aad umacan oo an ka helay run ahaanti maxamed mooge libaan ilaahay ha kuuu naxaristo

  • @nimcaandaahircabdi5523
    @nimcaandaahircabdi5523 Рік тому +1

    Alleh naxariistii jano hakawaraabiyo maxamed mooge libaan macalinkii halgamaagii fanaankii waxa uu aduunka kaga tagy taariikh dahabiya ❤

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 13 років тому +4

    Allaa yarxamak Maxamed Mooge naxariisti jano ilaahay ha ku siiyo. heestani waa qaali ma guuraan ah

  • @hibobaane9271
    @hibobaane9271 3 роки тому +2

    Ilahay naxarisa jano hawgu deeqo walalki ahmed mooge libaan waa legend marnaba ilobi karin iyo anti mushahida jano faduwsa Ilahay haa geeyo anin yarbi

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 роки тому +6

    Allahayow unaxiiso Maxamed Mooge Iyo Ku Dhibtay

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +1

    Wah waah alow u naxriso mohmed io wixi islamaba😭🤲🏻🖐🏼

  • @cabdiwelliosman6520
    @cabdiwelliosman6520 6 років тому +4

    alaha u naxariiisto ilmo mooge wabari legend fanaaniin qaran bay ahayeen nina wuxuuuw ugu yeerayaa ciidagale somali ahayeen allaha u naxariisto

  • @mahamudbashir1881
    @mahamudbashir1881 4 роки тому +2

    Ilahayow kuu naxariiso maxamed mooge liiban

  • @maxamedaxmed4724
    @maxamedaxmed4724 6 років тому +3

    Mujaahid macalin ustaad laxamyzte fanaan abwaan maxamed mooge liibaan allaw u nxriizto mujhdka qof qaaliya ayuu ahaaye garahaan Reer somaliland

  • @ayuubahmed2818
    @ayuubahmed2818 2 роки тому +10

    Heestan anigo Sudan Jooga oo inta khadki Wadanka laga jaray o bilaa internet ah , waxay ahyd hesta keliya e mobilkayga ku jirtay , runtii maaweelo iyo wehel ii ahyd heestani xasuus goniyana wey ii leedahay 🥰.

  • @kingciiltire8796
    @kingciiltire8796 8 років тому +4

    Axyaa fanaan alla hakuu naxariizto maxamed mooge liiban waa halyaygii fanka somaliyeed heetani waxay ku jirtay sili siladii ziinlay saxarlaay ha fududaan

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +8

    Allah ha u naxariisto
    Mohamed Mooge Liiban

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 роки тому +2

    Illahay naxariisti jano haka warabiyo
    Hadrawi oo ereyada iskale illahay cafimadka ha usiyaadiyo
    Rag waa ragaas qiimaha murtidale ka hadli jiray

  • @chantaalninjirah7343
    @chantaalninjirah7343 7 років тому +5

    allaa ka dhaliyey isaaq wuuna u dhintay isaaqnimo no more talk maxamed mooge liibaan mucsadiifanka soomaliyeed
    ayuu ahaa alfanaan macalin
    mujaahid intaba wuu ahaa alle ayaaraxma maxamed mooge liibaan illaahay isku magoolo nagadhigay waanu ku faanaa allow janatul fardowsa gee my roll model mml

    • @fihiimaosman2215
      @fihiimaosman2215 5 років тому +1

      Isaaq wuu yay kuma haysano anaguba isaaq baanu nay ee alle ha u naxariistoH abtigay m. Mooge

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 4 роки тому +2

    Runtii midnimadaa somalia maxaad reer Somaliland ku wayeen dad qiimo iyo miisaan culus lahaa.
    Xaqiiqdii midnimo waa mid Somali oo dhan eeday wataa maanta taagan dhibteedii walow ay Somaliland dib u heshay wadadii nabada iyo horumarka lkn ay haylyeyo badan weyday.
    Alle ha u naxariisto muj, macalim,fanaan Mohammed mooge liiban #waalalaha hargeisa

  • @flame_27
    @flame_27 4 роки тому +28

    Mohamed Moge is a singer, songwriter, musician, composer, teacher and warrior. May Allah rest this legend's soul and grant him the highest Jannah.

  • @thefantasticone2387
    @thefantasticone2387 8 років тому +2

    maxamed mooge liiabn abwaaan, mujaahid, macalin ....... wax kasta wuuu u ahaa umada somaliland ilaahey janatu fardowsa ha kaa waraabiyo......"laba kala sadroon baa subax noolba jooge"

  • @brotherfather7424
    @brotherfather7424 4 роки тому +7

    Allaah ha u naxariisto muj maxamed mooge

  • @jaamacxassan1394
    @jaamacxassan1394 3 роки тому +1

    alle haw naxaristo illaahaw unaxariiso

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 6 років тому +108

    EREYDA WAA HADRAAWI
    LAXANKU WAA XASAN GAREED
    CODKU WAA MAXAMED MOOGE 2018 LIKE ISAAR INTI WAX KA FAAIDETSYAY INTAAS

    • @abdiyoow8374
      @abdiyoow8374 4 роки тому +3

      Laxanku waa Abdikariim faarax qaaareey "Jiir", inta kale waa sax!

    • @abdulahixareed9304
      @abdulahixareed9304 4 роки тому +1

      Aniga dhageysanaaya 9/5/2020

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 3 роки тому +1

      @@abdiyoow8374 aan Ku saxee laxanku waa Xasan Garayd, isaga ayaana ahaa mulaxanki aqoon iyo afgarad.

    • @camuuriaskar5061
      @camuuriaskar5061 3 роки тому

      Laxanku waa abdikarim qaarey jiir waxan dhagaystay mar la waraysanayy oo uu ka waramayay heesaha uu lacameeyay m.mooge alle yarxamu 👋

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 роки тому +1

      Laxanku waa Abdikarim Jiir kabankuse waxaan jecelahay inuu tumayo Xasan Gareed.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Рік тому +1

    9. Maalmood. 3 sadexda hore. 3 qaawani. 3 xigana. Ohen. 3 soom

  • @caesar2671
    @caesar2671 4 роки тому +55

    God bless u Maxamed moge, u are the greatest singer of all somali singers.

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 роки тому +2

    Waa libaaxii, mm liibaan, ninkii dhimashada ka sare marey. Tabtii nabi ciise. Ma dhintoow macalin maxamed mooge, codkaagii waan maqalaa, murtidaadii waan dhuuxnaa. Muuqaagii waan aragnaa,. Ma dhinte, mujaahid, mucallim, musician, muxamed mooge.

  • @salmancasbuur3397
    @salmancasbuur3397 6 років тому +3

    maxamed mooge liban ilahy ha u naxariisto aamiin
    boqorkii cadka

  • @khadarkilwe1908
    @khadarkilwe1908 Рік тому +2

    Ale ha u naxariisto

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 3 роки тому +7

    Tolow yaa dhagaysaana 2021 heeso waa kuwii hore, micno iyo miisaan mug leh

  • @engayaanleayaanle602
    @engayaanleayaanle602 2 роки тому +1

    Bal ragea Ega Siday u dhameeyen at Somaliga waxu ku leeyahay.adna maxamed moogew cabdi qays ogasii aakhiro halkay tahay hadraawi walahi anigu wan ka yabay

  • @saabirbarre4179
    @saabirbarre4179 8 років тому +55

    kala saar run iyo been
    kala garo sir iyo caad
    in salaaadu waligeed
    kala thy suno iyo faral
    u ogow sax iyo maan

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 3 роки тому +1

    WAXAAN OGAAN KARNAA MAXAMED SIYAAD BARRE MARKII UU XASUUQAY SHACABKII SOMALILAND, WE NEVER FOR GET..HADDANA ANNAGA INOO TIMIID WILLASHANA AND GABNAHA LASYO SOO MAAHA MAY HAL BIL AYAAN KUU DHIMAN. THAT UP TO YOU.

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 8 років тому +12

    somaliyey amaad heesta daawan kartaan idinkon qabiil iyo cay la iman alaha kuu naxariisto M.Mooge hestan waa Hees Nuxur leh qofkii Afsomali garanayow!!!

    • @alisalad
      @alisalad 8 років тому +2

      waa sidaas

    • @thelegendarianoflegend5278
      @thelegendarianoflegend5278 7 років тому +4

      Fanaankii waynaa ee reer somaliland alla ha kuu. naxariisto mujaahid maxamed mooge liibaan adeero

    • @libansaid8845
      @libansaid8845 6 років тому +1

      Marqaan-land xaraantooda meel walba weynoga horeyaan iyagoo cuqdudeysan

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 років тому +2

      @@libansaid8845
      Wuxuu ahaa phalasoph somaliyeed .. una dhadhay dql ahaan somaliland .muj usuu halgamay dib uxoraynta dalkiisa
      Kuna shahiiday gacanta Faqashtii
      ALLE hawnaxariisto Amiin

    • @sueybali7242
      @sueybali7242 4 роки тому

      Joo

  • @abdulkadirahmad9350
    @abdulkadirahmad9350 3 роки тому +1

    Bilawgiii siinley eee abwaan xadrawi

  • @muratsavas4374
    @muratsavas4374 8 років тому +5

    alla yaa raxma
    allow unaxariis
    mujaahid dhaba
    allan kagag baryayaa janada ameeeeen

  • @MohammedAli-rr2bw
    @MohammedAli-rr2bw 2 роки тому +2

    Alle ha naxariisto both my uncles mooge and hadraawi

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +5

    Yaa allh illaahow u naxariiso🤲🤲 muj haldoor MAXAMED MOGE LIIBAN
    2021 ayaan dhegaysanaya

  • @muscabxuseen7220
    @muscabxuseen7220 2 роки тому +1

    M mooge liiban ilaahy hawnaxarsito

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 5 років тому +7

    Big legend
    Insalaadu waligeed
    Kala tahay suniyo faral
    U ogoow sax iyo maan
    Ax Yaa hees

  • @ramadaanahmed2059
    @ramadaanahmed2059 2 роки тому +1

    Mohamed MooGe liiban Anu Fanan legend Oo kuwii Hore ah Ba HeesahooDa ma dhagaysTo

  • @miinshaarducaale6457
    @miinshaarducaale6457 8 років тому +4

    alllow kuu naxariiiso mujaahid maacalin mujaahid fanaaaan abwaaaaan laxamayste musiishan alle janatul fardawsa ha kaa waraaabiyo allhuma amin

  • @drubaxbaashesicid4014
    @drubaxbaashesicid4014 4 роки тому +1

    Adeero waan ku aari doona qadadwyn intay god kugu rideen darsin waan ku raacindoona

  • @axmedxuseen2178
    @axmedxuseen2178 6 років тому +6

    Erayada abwaan maxamed Ibraahin warsame(hadraawi) Alle ha xifdiyo abwaan qaran

  • @KEY_WEST681
    @KEY_WEST681 7 років тому +1

    Illaahay ha u naxariisto abtigey mohamed Mooge liibaan

  • @geesilibaax941
    @geesilibaax941 8 років тому +15

    mujaahid Mahamed moge libaan rabii haku naxariisto

    • @axmednijar6342
      @axmednijar6342 7 років тому +3

      Geesinimada leyskama yeele waa loo dhashaa #maxamed mooge liipaan alle ha kuu naxariisto adeero

  • @siciidismaaciil2779
    @siciidismaaciil2779 3 роки тому +1

    ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyo mohamad Mooge
    Liibaan

  • @salaamcomputersign3740
    @salaamcomputersign3740 6 років тому +20

    heestaani waxaa laha abwaan Maxamed Ibrahim Warsame HADRAAWI
    Saxarlaay

  • @abdallasalim795
    @abdallasalim795 3 роки тому +2

    Allah haku manaysto naxariistiisa, wuxu aha nin qiima leh waligiina ahaandoona.

  • @hamdaquen3442
    @hamdaquen3442 5 років тому +5

    Waan zoo zocdaa kawdhe waxna waan zida laba dhe samir yeelo waliga saxarlay ha fududaan

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 роки тому +2

    Mirihii hadraawi laxankii x.gareyd codka m.magool liiban

  • @sueybali7242
    @sueybali7242 4 роки тому +3

    Al fanaan legend mohamed mooge liibaan allaha unaxariisto

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 роки тому +1

    11 sano ka dib Maxamed Mooge buuga laga qoray yaa dhagay sanaya ⁉️
    Old is Gold
    Ahun

  • @mubarikdeek5522
    @mubarikdeek5522 8 років тому +9

    mahamed mooge liiban alle naxariisti jano haka warabiyo Wales fanan qaliyA ma malaynaYo fanan ka qalisaN Somali soO mari doonO...

    • @hindaahmed4651
      @hindaahmed4651 8 років тому +4

      nin lamida dib udhalanmaayo. mujaahid waa nin rageed
      laba kala sadroonbaa subax noolba joogee allaaaw jannada gee

  • @deeqsiabdilahiahmed1038
    @deeqsiabdilahiahmed1038 5 років тому

    Alle ha unaxariisto. Mohamed Mooge Cod libaaxle. Heestan barteeda ayuu dhigay

  • @hargeisaempire8981
    @hargeisaempire8981 8 років тому +3

    ciidagale pure alle haw naxariisto adeerkay muj maxamed mooge liibaan

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 7 років тому +1

    wuxuu arkay in at sax shabka haljoogo inaysan shaqada,waa maalintii uu kabaxday dalka farmaajo isgoo diidan xukunkii maxamed siyaad waxaan leeyahay, allaha u naxariisto wuu dhintay,marka manta isagoo aqoon leh in dib u dhisa ciidamadii qaranka Somalia oo aanan qabiil wax lagu siinin oo siman oo qaran ah taasi waa middaan rabno.somaliya ha noolaato. amiin. aamiin

  • @hassanabokar6933
    @hassanabokar6933 5 років тому +3

    Macalinkii weynaa iyo fananki aan magaca soomalida kuheesto aan ugu jclahay mxmed mooge liibaan nasiib uma yeelanin inan waqtigaga joogo Allah yarxam wlhi kama xiiso dhaco heesihiisa dhagaysigooda i wish you jana insha Allah

  • @mahamediidle1475
    @mahamediidle1475 4 роки тому +2

    Ilaahaw u naxariiso ,m.m.liibaan

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 8 років тому +9

    Mujahid afdal halgama weyn Mohomed Moge liBan alle haw naxariisto geesi geesi dhly buu ahye

  • @shamsaawimoeali5789
    @shamsaawimoeali5789 8 років тому +2

    mj maxamed mooge libaan alle naarta ha ka xooreyo muj

  • @OG-O226
    @OG-O226 6 років тому +13

    Salute to my Somalilanders, you all are the real MVP'S 💯 salute.... Keep winning my brothers

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 10 місяців тому +1

    Somaliduba wa un Daarod iyo Isaaq wayo nuxurka hadalka iyo Somaligaba iyaga haya.

  • @yahyeahussein4384
    @yahyeahussein4384 8 років тому +26

    Alle ha u naxariisto mujaahid al fanaan m m liibaan

    • @IbrahimAli-kj8ut
      @IbrahimAli-kj8ut 8 років тому +1

      mujaahid fanaan ma noqdee dheesha ciyarta ka daa hh ma adigaa fahmayba

    • @mohamedothman7519
      @mohamedothman7519 8 років тому +8

      Mujahid alfannaaan MMl alle haw naxariisto mxa halyay naga bxy dhib ma leh lkn inta dhalata ka bdn

    • @mahadosmanamalow4044
      @mahadosmanamalow4044 5 років тому +1

      +Ibrahim Ali HHHH waa sidaas mudane

    • @ghostmany5137
      @ghostmany5137 5 років тому +1

      Yahye A Hussein 😂😂😂😂

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 4 роки тому +1

      Amiin Amiin.

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort 6 місяців тому +1

    Allah unaxaristo Mohamed mooge

  • @TheHassan1414
    @TheHassan1414 13 років тому +47

    As Somali I'm from Mogadishu, born there, spent most of my life in it and thank Allaah (swt) for it... There I enjoyed songs of Mooge brothers, Tubeec, kuluc, Faysal and many more from WAQOOYI as I enjoyed also great singrs like Salaad Darbi, Hassan Adan, Sulfa, Omar Nur Abdulle, Axmed Ali Egal and many more from Koofur
    So, let's like all our talnets at same way.. and get red off tribelism!!

  • @abdirahmanmohamed6230
    @abdirahmanmohamed6230 4 роки тому +1

    haku daba siqleysee haugaabin seetada heestaan iyadoo anti ah baan jeclahay amarka ilaaheey

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому +2

      Suugaanta Somalidu meel walba gashaa,
      Hadraawi baan weydiiyey ereyadan qaar, wuxuu yidhi Siyaadow dadku waaba ku jecel yahay ee adigu haysku dirin oo haw dirin madax xun oo dadka isku kiin dirta,
      Naf Jaceyl sawaabay oo sanka kuu dalooshaad usidaa maqaarkee haku daba saqleyse how gaabin seetada sogsog ta iyo cadaada iyo haku seydhin laamaha, All Somali people are supporting you, they adore you, but please do not provoke, be patient and wise show them the respect they deserve, don't abuse the hospitality and loyalty

  • @caliwadaadyare
    @caliwadaadyare 7 років тому +4

    Maxamed Mooge Liibaan boqorka codka allow u naxariiso heestuna waa raaeiikh ninkii murtida yaqaanaa garan kara.

  • @maxamedaadan2807
    @maxamedaadan2807 9 років тому

    Alle haw naxariisto mujaahidka fanaanka m moogo liiban

  • @ahmedsulub
    @ahmedsulub 6 років тому +20

    Allah ha u naxariisto
    Waa habeen jumce soo galayo
    Taarikhdu waa 27/7/2018
    Allah ducada hanaga aqbalo
    Waa macalinkii wayna
    Waa abwaankii soomaliyeed
    Gaar ahaan Somaliland
    Waa fanaankii Somaliyeed
    Waxa uu ahaa abwaan reer guura ah oo adsoomaaliga ku xeel dheer

    • @k.aiya0k
      @k.aiya0k 6 років тому

      ahmed sulub an kula dhgysanaya 27/72018 old is gold

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 років тому

      Aamiin wllo muj ahaa

    • @salmancasbuur3397
      @salmancasbuur3397 6 років тому

      Aamiin

    • @sahracabdi8816
      @sahracabdi8816 5 років тому

      Amiin 27/7/2019 ana waqtigaa dhegaysanayaa

    • @suhaybmuxumed1933
      @suhaybmuxumed1933 2 роки тому +1

      Aad baan idin salamayaa 13/5/2022
      Habeen jimce soo galayo, magaalada hargeisa gaar ahaan xero-awr , 1:34 am waxan ku dhafrayaa heesaha maxamed mooge alle ha u naxariistee heesihiisu dadka qaar ayuunbay u dhadhamaaan

  • @caaishacilmi8475
    @caaishacilmi8475 6 років тому

    inaad tahay fanaan soomaali ah baa igu filan farxad maxamed mooge liibaan fankaad tiir u tahay. maxariistii janna allaha ku siiyo.

  • @mulaabdirahman4512
    @mulaabdirahman4512 7 років тому +10

    Axyaa cod alow ku naxariiso aabe maxamed mooge , bare fanaan ,

  • @osmansaleh1872
    @osmansaleh1872 6 років тому

    Waa erayadii abwaankii mahamed Ibrahim Hadraawi cimri dheer iyo cafimaad ilahay ha u naxariisto m mooge Liiban

  • @Somalishow252
    @Somalishow252 3 роки тому +4

    2020 baa gebogebo ah wkhti tegeyow salaama ya ila dawanAya tolw

  • @apdikareemkaiseofficial9786
    @apdikareemkaiseofficial9786 Рік тому +1

    24/9/2023 Habeen Axad Soo Galayso.
    INTA IGA DANBAYSA WAAN SALAAMAYAA

  • @avantgarde70
    @avantgarde70 6 років тому +9

    Growing up in the UK From Arap tribe, with all that comes with it I must say this gentleman is a breath of fresh air, almost as if i have to decifer all he has to say (if anyone can help with english trans would be very grateful; amazing how he visions it all. Humbles me honestly as well as the fact that you dont come across this somali around here
    Motivation comes from him
    ...I hear him!! trying to understand too RAGEEDIIIIIII
    May Allaah have mercy on his soul an elevate his postion.
    Fatiha.

    • @ozzylink
      @ozzylink 3 роки тому +1

      My friend the only person that can translate this song has to be a an elderly Somali teacher with huge in depth in Somali vocabulary. That's how deep and intellectual Mohammed Mogge lyrics

  • @tripplec7320
    @tripplec7320 3 роки тому +2

    Qadaadweyntu ma fahmayaan ujeedka heesta

  • @kalit_abas_officail_chanel6270
    @kalit_abas_officail_chanel6270 5 років тому +4

    Waxan Saatir ku qoorin hawl suul dhabalayn 14/7/2019 hapenkan Axad ah Alle haw Naxariisto Marxuunka

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 3 роки тому +1

    My father maxamed Mooge Liibàn. I praying for you. ILAHY ha kuu naxariisto. Will hog baad ahayd.

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 4 роки тому +4

    Esh cala hees. It's a killer.
    What a voice!!!
    Boqorkii codka.
    Allah yirxame Mujhdhidkii an abtiga u aha.
    Shiirkii gadiiga lagu qarxiyay inabtigay Ruma ku jiray.
    It brings me painful memories.
    We will never forget you.
    You will always remain a hero.

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 роки тому +1

      Iska hubi m mooge lama qarxin isagooo dhaawac ah ayaaa jidgooyo loogalay oo la dilay isaga iyo mujahidin badan oo snm kamid ahaa

    • @aidgab1196
      @aidgab1196 4 роки тому

      @@cabdimawel1932 wa runta.inabtigay Ruma ku jiiray aya gadhiiga saarna.

  • @vincenzorossi825
    @vincenzorossi825 3 роки тому +2

    Insalaadu waliged klatahat suniyo faral AX,,,yaa,mxmed,,moooge

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed6768 3 роки тому +3

    Ha saluugin qaybaha
    Qalin baa saxeex