Madaxweyne Muse Biixi & C.raxman Ciro Oo Kulankii Ugu Horeyey Yeeshay Ka Dib Natijada Dorashada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лис 2017
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 67

  • @munamohamed2566
    @munamohamed2566 6 років тому +8

    Mansha Allah Madaxweynaha shanaad ee Somaliland Muse Bixi Abdi iyo Gud.Abdirahman ciro oo kal iyo laab isku qaabilay 💚💚💚💚💬💬💬❤❤❤

  • @therealkamo2526
    @therealkamo2526 6 років тому +4

    I am so happy far my people they're the best people in Africa 👏🏼👏🏼💐💐 guuuul

  • @omarmahamud1426
    @omarmahamud1426 6 років тому +6

    Allaahu Akbar waa idiin ducayney liibaana if iyo aakhiro

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 6 років тому +2

    Wllhy Wan Oyay Marka Arkay Farxada Dadkyga Ilahyow Nosiyadi Nimcada Amen

  • @noloshafarxadbauqaalisan5039
    @noloshafarxadbauqaalisan5039 6 років тому +3

    Gobonimadu waa u dhalasho wlh Somaliland guul

  • @blackwolfwolf2510
    @blackwolfwolf2510 6 років тому +2

    Guul guul iyo Gobonimo Dhamaan umada reer somaliland

  • @raxmafarxaan7689
    @raxmafarxaan7689 6 років тому +2

    Mancha Allah guul iyo gobonimo cadowgin ha jabo

  • @maxsead11i
    @maxsead11i 6 років тому +2

    Ilahay ha ino daayo cirro iyo muuuse

  • @abdiilmi156
    @abdiilmi156 6 років тому +1

    Ala ha u naxariisto Ahmed yaasiin gabaxadi Aamiim intaa ka Somaliland guul guul guuuul

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 6 років тому +2

    mansha allah waka qarankii

  • @amiraahmed-zr9vf
    @amiraahmed-zr9vf 6 років тому +1

    msha Allah guuul oo dhan allaa iskaleh

  • @rahmanoura8064
    @rahmanoura8064 6 років тому +1

    wauw waxasa tariiqa ah🎩🎓🎆📊📈💞👍👏👏👏👏

  • @ugbaad1239
    @ugbaad1239 6 років тому +1

    illahay haw naxaristo

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 років тому +4

    Horraa loo Soconayaa
    Somaliland Ha Noolaato💛💚

  • @wilisiqo6925
    @wilisiqo6925 Рік тому

    Guul

  • @hamdaali2843
    @hamdaali2843 6 років тому +1

    alhamdulillah ilaahow madaxdayda noo daa

  • @hanafey445
    @hanafey445 6 років тому +2

    kanaxo nafta waa masha allah

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 6 років тому

    mashalaaah ciro iyo muuse waaa gooob mashalaah jsl

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 років тому +1

    Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Isku Gacan-Qaaday Xabaal Ay Isagu Horraa loo Soconayaa yimaadeen Somaliland Allow Dhowr💛💚

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 6 років тому

    Muuse Biix Cabdi 👍👍👍👌👌👌😘

  • @ubahmahamoudegal9223
    @ubahmahamoudegal9223 6 років тому +1

    guuuul guuul
    slland slland

  • @saidabdi9978
    @saidabdi9978 6 років тому

    guul Soomaaliland wlhy waan ku farxay video gaa markaan daawaday allaw noo tiirisee utagnee calankayaga noo taakulee

  • @cabdiraxin5686
    @cabdiraxin5686 6 років тому +5

    Somaliland Gop Ugu KaalaY Nio

  • @anisadqahmed1419
    @anisadqahmed1419 6 років тому +3

    Masha Allah Masha Allah hambalyo Hambalyo guul iyo gobanimo soomaaliland

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 6 років тому

    Mansh aallah guul idinku ogaa

  • @kaltuunmaxamed2581
    @kaltuunmaxamed2581 6 років тому +4

    woow wakuus dadkygii wa intay dheertay Somaliland somalida kale

  • @abdifatahkhalifabdullahi5188
    @abdifatahkhalifabdullahi5188 6 років тому +1

    walaltinimo weeynde

  • @ugbaad1239
    @ugbaad1239 6 років тому

    mashalh cadawgiin jaab

  • @nassirm7040
    @nassirm7040 6 років тому

    Ahmed yassin gabaxadi allah yarxamoh aaskiisina wanaag baanu ka helnay muuse iyo cirro ayaa isku qaabilay si wadanku hore ugu socdo. Muuse iminka saleebaan gaal ka tuur gurtida girde u dhiib dastuurkana dib u fur. Parlimaankana doorasho xalaala sameee... maxkaxmad madax furana sameee... askartan tviiga soo taagana xaree... ilaaahayna ka istaqfureeleeso waa iga talo.

  • @user-qr6xc2iv3y
    @user-qr6xc2iv3y 6 років тому

    ALAHAYOW UNAXARIISO MARXUUMKA MUJRIMIINTA SHARKOODANA NAGA NABAD GELI MAYRAATKAYAGA IYO INTANOOLBA.

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 6 років тому

    Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Ahmed-yaasiin Gabi Xaddi Ilaahayna Samir iyo Iimaan Saadiqa Haka Siiyo Qarnkii iyo familygii wuu ka Baxay iyo Asxaabtii.....

  • @Dcowlid
    @Dcowlid 6 років тому +2

    Wax colaaad la dhahaaa kamay dhaxeyn, tartan kaliya uun baaa ka dhaxeeyey . Sidaa ha Loo fahmo ummadeeey.

  • @kalihsaik4062
    @kalihsaik4062 6 років тому

    Waan

  • @yonisrashidyey2730
    @yonisrashidyey2730 6 років тому

    Maansha allah ilaahaw isfahanka iyo wax wada qabsiga qaranka somaliland xooji

  • @daawashooyinxiiso12
    @daawashooyinxiiso12 6 років тому

    hh wlahi somaliland waa gob gob dhashay madaxda qaranka ilaahay ha idin barakeeyo danbigiinana ala ha dhaafo wax wanaagsanbaad samayseene, aaway dadkii moodayy in somaliland laysku diri karo imika hadla dheh insha allah somaliland malin maal maha ka mida waxay noqon donta dowladaha ugu tunka way bariga africa iyo qaarada africaba hadaynu sidan ku socono, waa in markasta ay inala waynaataa somalilandernimadu.

  • @faahiyemooge4718
    @faahiyemooge4718 6 років тому

    Guul Somaliland isku taanasul Midinmda wxn dheernahy qayrkeen

  • @adolfadolfhawd7154
    @adolfadolfhawd7154 6 років тому +2

    Inkasto somaliland is hirdiyaan hadana danta guid lama ilowsana la socda xoolaha leh somaliland dagaal ba ka dhacaya shisheeyaha ku farxayow anagu mid baanu nahay from laascanood to saylac wa dadkaygi waa dalkayagi

  • @hoodoabdilahimoxadi7210
    @hoodoabdilahimoxadi7210 6 років тому +2

    Naga barta dheh dadkii is cunaayay walalnimada iyo wada dhalashadu waxay tahay

  • @jjking446
    @jjking446 6 років тому +2

    Wata somaliland dad is jecel oon marna xanaf iyo xumaan isku qaadain si walbo raga xafiltan iyo tartan u dhex maro. Waa waxa aynu mar walba kaga duwanahay qayrkeen, cadowgeenuna iga niyad jabo mar walba waxa aynu isku dagaali laanahay ama cadawad iskugu qaadi laanahay.

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 6 років тому +2

    Wooooow Hogaamiye lahubo ciro

  • @user-qr6xc2iv3y
    @user-qr6xc2iv3y 6 років тому

    HADIILADOORTAY MAATIDHAHDEEN LADOORTAY

  • @user-qr6xc2iv3y
    @user-qr6xc2iv3y 6 років тому

    WAAR ODAYGA MAXAA LOODULKEENAY MUJRIMKA MIYAA NAXARIIS LALA RABIN.
    ALAHYOW QABRAGAYAGA HADULKEENIN MUJRIMKANW

  • @abdirishidali6315
    @abdirishidali6315 6 років тому

    sasabo ileen la.aantii dhaq dhaqaaq ma samaynkarayside

  • @riyokunole1273
    @riyokunole1273 6 років тому

    Ma izmacil yara kan ku dhagaya zoo jawaba AzHbyat

  • @arahmanmohamed896
    @arahmanmohamed896 6 років тому

    kkkkkkkkkkk war muuse mu u hanjabayaa mise wuu dilayaa ninkan korba uma eegi kari kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cirro wuu ku riyoodaa xata habenkii ninkan kkkkkkkkkkkkkkk

  • @aslihassankotka4305
    @aslihassankotka4305 6 років тому +3

    wlhy cirro wa qof miskiina oo daacada waayo intuu boobay ayu hadana iska laamay xaraam caleeg Aduunku waa ayaamo muusoow haday dhabtaha boobista la sheegya

    • @warfawarfa7322
      @warfawarfa7322 6 років тому +1

      No we don't need that, now in Somaliland, Somaliland has gone a long way and that we should allow any destruction in Somaliland.

    • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
      @inantamusebihiadeerkauyaha6319 6 років тому

      ASLI hassan kotka halkii lagu dhacay ma hooooydba taagneed Afkaga Masuul ka noqo

    • @warfawarfa7322
      @warfawarfa7322 6 років тому +1

      I mean We should not allow any destruction in Somaliland.

    • @somalilanderpurefucksomali464
      @somalilanderpurefucksomali464 6 років тому +1

      indrow qabyaalad hawgu hiilin ciro isma lihi cidba kaa xigta cirro nin garxajisan ahay indrow muuse waxn ku jeclahay waa nin adag oo shaxshax bdn cirro waa maskin indrow qadaadweyna ma buufin karo

    • @fatimaa6045
      @fatimaa6045 6 років тому

      ASLI hassan kotka ceeb cidna cid ma bobin

  • @mursalmusecumar5370
    @mursalmusecumar5370 6 років тому

    Muse bidaar aa gadaal kashey see
    Camal

  • @culatiasmaraniya4446
    @culatiasmaraniya4446 6 років тому

    😂😂😂رئيس حرامي

    • @ahmedhereri4704
      @ahmedhereri4704 6 років тому

      رئيس حزب التجمع الوطني يسلم على رئيس حرامي،
      إذن أليس هذا عيبا يا هذا؟!!

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 6 років тому +3

    Wooooow Hogaamiye lahubo ciro