Maxamed Siciid Bk - Jacaylka Ma Kuu Dhigaa Suldaan Seerar Ladies Night Show Hargeysa 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2020
  • #SuldaanSeeraarLadiesNightShow
    Maxamed Bk, Abdirisaaq Anshax, Suldaan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
    Suldaan Seeraar Ladies Night Show Hargeisa Crown Hotel 2020

КОМЕНТАРІ • 245

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 роки тому +53

    Hoygii Fanka Iyo Fanaaniinta Iyo Xadaarada
    Caasimadii Caasimadaha Hargeysa Somaliland 🇭🇺
    Mohamed Bk Iyo Hablaha Duriyada oon Salaamayo❤️

  • @husseinbashe2311
    @husseinbashe2311 3 роки тому +17

    Xidiga soomaalida legeng maxamed bk ❤🤍💚
    Cadawgaa u noolow from muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 3 роки тому +52

    anigo og inu Bk xalay crown iyo royal isu maraya inta ila og idin mee👇👇👇👇

  • @cabdifarjar9425
    @cabdifarjar9425 3 роки тому +86

    Bk ninka loogujecelyahay soomali oodhan intii iguraacsan like halasaaro iyo Love

    • @cabdifarjar9425
      @cabdifarjar9425 3 роки тому

      Love Baan idiinhayaa

    • @hamdaofficial6199
      @hamdaofficial6199 3 роки тому

      Been maaha

    • @sadiiqhassan2490
      @sadiiqhassan2490 3 роки тому +1

      Awaale iyo nimcaan laga jecel yahay hee

    • @munacisman5891
      @munacisman5891 3 роки тому

      Reer kofuur ku yago bk jecelbay qarsadan wa hubal hhhh ilahay no dhawr fanaanka wa fanaan qali ah ruuntii inta samaha jecel adban idin salamaya ciid Mubarak

    • @jamiilahusen438
      @jamiilahusen438 2 роки тому

      @@hamdaofficial6199 1

  • @hafsamohammed1638
    @hafsamohammed1638 3 роки тому +80

    Bk ninka fanka u sareya like zara intii igu raaaczan

  • @ahmedismail5060
    @ahmedismail5060 3 роки тому +75

    Xalay waa la yaabay
    Bk+suldaan+qamar legends ba isku helay showgas

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 3 роки тому +20

    Hablaha soomaliyeed qiimayn aan ku sameeyay awadeed walee way u qalmaan heestani tu ka saraysa we love ❤️ hablaha soomaliyeed from Djibouti 🇩🇯

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 3 роки тому +177

    Hoyga Fanka, Suugaanta, Nabadda, Ilbaxnimada, Sooryada, Soo Dhawaynta, Samo-falida, Horumarka iyo Caasimadda Ummadda Soomaalilaan. Hargeysa😍

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 3 роки тому +56

    Waawaareeey waaar waxaan arkii jirey macalin labaa xiisadood wadaagaala oo kolba class xiisad ugaalaa Lkn bk xalaay labaa show ayuu jidey crown hotel place hotel waalaayaabey waawareeey walleee waamacalinkii fanka

  • @falastiinmursal11yuusuf84
    @falastiinmursal11yuusuf84 3 роки тому +1

    Ma.allah mxaa naag qaawan oo meesha tuuran wxaan niman malahan miyaa Bk dulqaad badanaa allow ku daaa abid Dr fankaa tahy ❤❤❤🌍🌍
    From muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 3 роки тому +22

    Hablo edeb, sharaf, qurux,ilbaxnimo iyo deganaan isku darsaday Hargeisa mooyee meel kale lagama helo❤

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 3 роки тому +22

    Ragii waawaynaa baa soo galay
    Maxamed bk legend

  • @khadardayib2672
    @khadardayib2672 3 роки тому +21

    Bk fanan aan tagero💚💭♥️ mahadsanid

  • @malihanadofficialchanel397
    @malihanadofficialchanel397 3 роки тому +23

    Suladan+Qamar+Anshax+Bk😱😱😱
    Waa la yaabay talow yaa kaloo hadhay xalay meesha waa layskugu yimid

  • @caamirciltire8729
    @caamirciltire8729 3 роки тому +54

    Ma Aqaan cida commenti keyga aqrin doonta lkn:Hoyaada Alaah janada ha geeyo.like so qariqa

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 3 роки тому +2

      Amiin amiin illhy hoyooyinkena islaaamka janada hageyo🤲🤲🤲🤲🙏🙏

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 3 роки тому +16

    Bk xabiibul malaaayiiin waaa fanaanka kaliyee aaan codkiiisa dhegaysto 2020

  • @hamzikofficial
    @hamzikofficial 3 роки тому +20

    Waqal, horumarka fanka io hoyga hargeisa, eid Mubarak dadki leiga beeraw🖐️😘

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 3 роки тому +69

    Maxamed bk place hotel sawdigii jogay gormad crown tagtay waa yabe 🤣🤣

    • @abdirahiimguddi725
      @abdirahiimguddi725 3 роки тому +8

      Labadaba wuu tagay
      Markuu showgi nimco yasin kaso baxay ayuu ka suldaana imaaday

    • @zumixasan922
      @zumixasan922 3 роки тому +1

      @@abdirahiimguddi725 haa markii danbe buu yimi ka suldaan 💪😎

    • @z012y
      @z012y 3 роки тому +1

      UA-cam kiisuu ku sheegay in uu labada showba tagi doono 👉ua-cam.com/video/IvYozlhRPgA/v-deo.html

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 3 роки тому +13

    Xabiibul Malaayiin Xaley uu Shidey Hargeisa Sharaf ku Nolow zhp 💕💯
    Waqal top 💯💯

  • @yacquub1630
    @yacquub1630 3 роки тому +36

    Hanti Qaran 💚⚪️❤️

  • @masnamiski6391
    @masnamiski6391 3 роки тому +15

    Xabiibul maalaayin Bk🇮🇹❤✌

  • @maxamedxiin6300
    @maxamedxiin6300 3 роки тому +25

    Father of love in Somali
    Maxamed siciid BK

  • @caamirahmed8176
    @caamirahmed8176 3 роки тому +21

    HadaDi aaD BK Tager0 BuuxDa UHaYs0 likE🌺

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 3 роки тому +6

    Boqorkii fanka legend bk👏👏❤

  • @apdifataaxismaaciil6074
    @apdifataaxismaaciil6074 3 роки тому +53

    BOQORKA CODKA ABAHA SOMLILND INTA IGU RAACSAN LIKE DHAC KU SII 🇲🇽

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому

      𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      ua-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

  • @hamsek2677
    @hamsek2677 3 роки тому +23

    Boqorka Fanka 💚💬❤️

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 роки тому +3

    Maxamed bk fanaan ka fanaansan ma jiro lengd Alweys lengd hal habeen ayaa labo show la isku marey ❤️✌️

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 3 роки тому +11

    Madaxwaynha fnka the legend bk

  • @quentasha1967
    @quentasha1967 3 роки тому +50

    BK XABAABUL MALAYIN MAAD GOPOLKA RAGGA SHOW NOGU QABATID

    • @zumixasan922
      @zumixasan922 3 роки тому +1

      Gobalka inta uu cumar joogo cidi inoogu imanmayso😂😂

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 3 роки тому

      @@zumixasan922 😅😅🤣🤣 ASL DHLADKIPA TAHY WAPA SDA

    • @zumixasan922
      @zumixasan922 3 роки тому

      @@quentasha1967 huno ninkaasi waa inla hadhay maistiri😂😂😂

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 3 роки тому

      @@zumixasan922 HHH DEE XAQA GOPOLKA WXN ISLAHA DWLADA UUN DUDSISE SHOW CID WLPA WAA DUDSISA WXNAN UMALEYA WLIDA GOPOLKENA WAYE WXSDHAN RER BURCO MAVIA

    • @quentasha1967
      @quentasha1967 3 роки тому

      @@zumixasan922 CUMAR BINU CAFUF SHUTUU INO DHIGY

  • @foosiyacumar5241
    @foosiyacumar5241 3 роки тому +3

    masha allah hargeisa cadey waan ku xisay wlhi

  • @ahmedyasin262
    @ahmedyasin262 3 роки тому +8

    Hablahii aan hrgeisa ciida aan ka raadinayay, ilayn bk iyo suldaan seraar iyo qamar ayay kooto ugu jireen😂😂 hhhhhhh From canada🇨🇦 like igu qabta plz 🙏

  • @rahmamoh3686
    @rahmamoh3686 3 роки тому +32

    Bk ❤

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому

      𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      ua-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 роки тому +3

    Bk waa fanaanka keliyaa isku dayaaa inu dadakaa oodhan qanciyo

  • @mucashaqasomaliyeed1350
    @mucashaqasomaliyeed1350 3 роки тому +3

    Bk fanka somalida Cumamadiisa Ninka wata 🙏❤️❤️❤️

  • @quensafa4829
    @quensafa4829 3 роки тому +4

    Woow hablaha Hargeysa iyo wacdarihii 😍

  • @ahmatmoh8137
    @ahmatmoh8137 3 роки тому +56

    Mcha allh
    Hablaha rer hargeisa ka danbe qurxda
    Imika haday muqdisho ahan lahayd afdheer medhan ka buxi lahayd
    Jabutina yaryaro medhan
    Jigjigna cagdheer shalmado huruda wada gashan hh
    Hablaha isaaq ku haysta wllhi
    From muqdisho

    • @khathrauhmeth982
      @khathrauhmeth982 3 роки тому +2

      😂😂😂😂😂 kamaaD xizhoon

    • @goodthings3247
      @goodthings3247 3 роки тому +2

      Welcome dear waad naga qoslisay😂😂

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 3 роки тому +3

      Hhhhhhhh 🤙🤙🤙🤙😘😘😘

    • @inacumar170
      @inacumar170 3 роки тому +1

      Hhhhh wasida

    • @Abdirisak89
      @Abdirisak89 3 роки тому +3

      Adigoo Kale KU Jira Rag Doqon Qabyalad Ka Buuxdo Gabdhaha Somaliyed Waa Wada Gob Waa Wada Nasab waa isku mid Dhankastaba

  • @muhaynamuniya4341
    @muhaynamuniya4341 3 роки тому +1

    Bk fananka kaliya een fanka ka taageeero

  • @kawsara.shakour3930
    @kawsara.shakour3930 3 роки тому +13

    Alfanaan bk ❤💚💭

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 3 роки тому +4

    bk laba show ayuu ka qayb galay wacdalla💕

  • @hindisaarshoki1997
    @hindisaarshoki1997 3 роки тому +6

    Axyaa fanan aan jecelahay ❤️

  • @nimcohanisead5445
    @nimcohanisead5445 3 роки тому +1

    Legends baa xalay is helay halaky udhmanysay bay taabeen qamarka and suldanka and bk and anshax💚🤴🏼 rag wawayn

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 3 роки тому +23

    Legend hoga fanka and boqorka codka somlida ku aminsanhy

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 3 роки тому +4

    Xabiibul Malayiin Maxamed Siciid Bk💚💭❤

  • @zagalahmed8779
    @zagalahmed8779 3 роки тому +14

    Maxamed sicid bk legend

  • @Sirmohamedsaeed
    @Sirmohamedsaeed 3 роки тому +10

    Boqorka shanta somaaliYeed m bk🇸🇴👑🦁

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +4

    *Hadad kabalan iyo jiif kudawaneyso like ta haila dhaafina*

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 роки тому +5

    BK my favourite singer. 🙏

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z 3 роки тому +1

    Inta Isagoo Fanka ka baxay daawanaysa farta soo taag like isaar
    👇

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 3 роки тому +4

    hayaay wakan bk legend💕💗

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 3 роки тому +3

    Khadar waqal Muuse noolow❤🌍💋♥️🌏

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 3 роки тому +1

    Bk wa fanaan markasta ما شاءالله halhays bay u tahayba ilaahay ha kaa masaxo fanaan nimco wax ka fiican ha kugu bedelo

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 3 роки тому +1

    Ragbaa is Helay Bk+Qamar+Suldaan🦁

  • @aliinaqurux6441
    @aliinaqurux6441 3 роки тому +2

    Mohamed siciid bk fanaan aduun 🥰

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 3 роки тому

    Bk noolow somalilander ilhayow ku xifti adiga iyo reerkaga iyo somalilan oo dhan.

  • @abdallahahmed7369
    @abdallahahmed7369 3 роки тому +1

    Hablihii qurux uga sitay somaali oo dhan duriyada ree sheekh isxaaq waan idin salaamay 😍😚😚😙

  • @ahmedadamhero3697
    @ahmedadamhero3697 3 роки тому +1

    Allow noo daa hablahayga reer s/land mnshllah

  • @zumixasan922
    @zumixasan922 3 роки тому +1

    XabiibuL malaayiiN❤💪garnaaya garan mahamet seid Abdi bk😎😎😎

  • @shabcanyare2108
    @shabcanyare2108 3 роки тому +3

    MoHaMed BK Fananka Sanadka

  • @mohamedabiib5660
    @mohamedabiib5660 3 роки тому +1

    Kep goin g waqAl pro

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 роки тому +13

    Bk 😍❤

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому

      𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      ua-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

  • @clzalaanjama7737
    @clzalaanjama7737 3 роки тому +3

    Aroos maku dhiirana 😍

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 3 роки тому +2

    I wish I was there Hargeysa😍 🔥

  • @generaliazeliano3040
    @generaliazeliano3040 3 роки тому

    Waqal always the best

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 роки тому +1

    Fadlan Nagu Soo Biir Walaal
    Waa Walaashiin Sagal Beeldeeq

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 3 роки тому +5

    BK LEGEND🎧❤ Shuba Shuba

  • @somalisocialmedia2364
    @somalisocialmedia2364 3 роки тому +8

    Maxamed siciid bk !
    Hanti qaran🏆♥️🎖
    Faamalaydhka la iskala -soo dagayaa !
    Somaliland ♥️

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому

      𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      ua-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 роки тому

    Maxamed bk is legend

  • @foozaycawel2469
    @foozaycawel2469 3 роки тому

    Eeesh calaa fanaan bk

  • @abdulshahhim1098
    @abdulshahhim1098 3 роки тому +2

    Mr bk got a style 😀😀😀 awesome

  • @samirsomali8652
    @samirsomali8652 3 роки тому

    Nice one Fanaanka Weyn

  • @sucaadabdi3514
    @sucaadabdi3514 3 роки тому +1

    Mnsh allaaah bk alle codka ha kuu brkeeyo

  • @faraxksa7773
    @faraxksa7773 3 роки тому +4

    Xabiibul Malayin😍😍

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 3 роки тому +17

    Beerta libxyada
    oday , cirro , yurub geenyo iyo cabdi karin cali shah
    Crown hotel
    bk ,suldan seerar anshax 'qamar sugani
    Royal plaza nimco yazin ,abdiqadir khaliji , bk
    Waa laayaabay ban ku idhi ciidan

  • @xanaanxasan2567
    @xanaanxasan2567 3 роки тому +4

    Maxamed bk ❤💋🤴

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 роки тому

    Bk libaax 2 show buu kala kiciyey

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 роки тому +1

    Jacaylka ma ku dhigaa dhiigayga makugu habaa naydiisa makugu habaa

  • @msrentertainment8711
    @msrentertainment8711 3 роки тому +2

    bk imisa meelodbu xalay joogay
    #Royal na wu joogee🤔🤔

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 3 роки тому +1

    *BK Dartii IGU Cumaamada saxibayal*🙏

  • @ayaanxuseen3218
    @ayaanxuseen3218 3 роки тому +1

    best song😊😊❤💋

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 3 роки тому +1

    Bk muwaadinka 💚💬❤😎somaliland hanolato

  • @foozaycawel2469
    @foozaycawel2469 3 роки тому

    Waaaaaaaw eesh calaa hees

  • @apdisalanmohamed7992
    @apdisalanmohamed7992 3 роки тому +1

    bk fanaaanka Fanka Nagu HaYa een calankiizU dhiciNpa

  • @ayanfarah7041
    @ayanfarah7041 3 роки тому +1

    Masha Allah bk boqortoyo

  • @mohamedm.n5683
    @mohamedm.n5683 3 роки тому +3

    𝐍𝐨𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐦𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 3 роки тому +1

    Legend bk

  • @nasteexomohamud5239
    @nasteexomohamud5239 3 роки тому +4

    Wwwwwww BK🌺💕🌺❤

  • @mukhtarosmanjama6676
    @mukhtarosmanjama6676 3 роки тому +4

    Heesti Deeqsan🥰 Iyo Qamar Sugani🥰 Nogusoo xigsiiya sxbayl

  • @nuurkiqalbiga9071
    @nuurkiqalbiga9071 3 роки тому +3

    Jacylka maku dhigaa
    Dhigayga makugugu habaa

  • @kodeyareshow9299
    @kodeyareshow9299 3 роки тому +27

    Boqorka somaliland iyo xabibul malayiinka Fanka, ninka aanu calankiisu dhicinba

  • @malyuunmaanka5645
    @malyuunmaanka5645 3 роки тому +5

    Qofkii ugu hereeYeY like dhac kuziiYa

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 3 роки тому

      𝐰𝐥𝐥𝐨 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐫 𝐝𝐮𝐛𝐬𝐜𝐫𝐢𝐛𝐞 𝐩𝐥𝐳 ❣️❣️❣️❣️❣️
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      ua-cam.com/channels/wNQM8ikxNz3_iEsA0NGnEw.html

  • @zaynabsalah716
    @zaynabsalah716 3 роки тому +2

    Hablaha allah soo hadyo waa cawaard

  • @salmadhawel3174
    @salmadhawel3174 3 роки тому +2

    MHMED BK ❤🥰

  • @hamdaofficial6199
    @hamdaofficial6199 3 роки тому +1

    Maxamed siciid abdi bk
    Legend

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +2

    #Bk 🥀🖤

  • @shaficibixi2206
    @shaficibixi2206 3 роки тому

    Fanan qaraN mahamet BK

  • @Sakariajama
    @Sakariajama 3 роки тому +5

    Nio Zhpo Vedioga Ka Daaya Heesta Backgrounka Ah Ee ad Saarayzaan Wxan U zo Galnaypa inaanu Daawo Dareeenka Yo Codka Zhacapka Wlhi Weligin inaydaan Waxpa FahmayN🙆

  • @sahankii-haldoorka
    @sahankii-haldoorka 3 роки тому +1

    Boqorka fanka

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 3 роки тому +4

    Bk wa lakenay😊😊 pls where's ugbad aragsan

    • @sleepingbeauty8035
      @sleepingbeauty8035 3 роки тому +1

      The x husband is here I don't think she will show up u know Somali x can stand each other

    • @msszooya1919
      @msszooya1919 3 роки тому +1

      @@sleepingbeauty8035 😂😂😂 bisinkoo hada wa fananin isma huraayan maxe samenaayan laasim wa kuwii kulmee

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 роки тому

    Love to love is emeasing

  • @nimcoabdi9446
    @nimcoabdi9446 3 роки тому

    Mashaallh👍👍👍👍👍