Senator Maryan Kaahiye "Lacag ku dhaw 13-Milyan ayaa laga soo bixiyay Bankiga dhexe"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @toobiyahatoosanchannel836
    @toobiyahatoosanchannel836 Годину тому

    Maasha allah fariid

  • @xiin1535
    @xiin1535 9 годин тому +3

    Gabadhaan Gudoomiyaha barlamaanka halaga dhigo

  • @xiin1535
    @xiin1535 9 годин тому +4

    Wadanka naagtaan hadey madaxweyne ka noqon leheed barwaaqo ayaa lagu noolaan lahaaaa

  • @nourbarrow9036
    @nourbarrow9036 8 годин тому +1

    Waa,saxantahay,,,walaasheey, guuleeyso,,korabshan ka,,dadka,tusi

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 6 годин тому

    Mashallah

  • @sadiyaabdirahman3565
    @sadiyaabdirahman3565 8 годин тому +1

    gabadhaa yar ilahayaw yeysan dilin nafteeda waa halyeeyad soomaaliyeed waa gabadha kaliyee aan ku diirsado msh allh

    • @AZus6pd
      @AZus6pd Годину тому

      That is what l have been saying!

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 6 годин тому

    Gabadhaan oo kale hadii madaxwayne ama resulwaasaro lagadhigilalahaa wadanka waa hagaagilahaa

  • @Caliya7
    @Caliya7 7 годин тому

    Waa la ogaadey in wadanka waxa qaribey, hantidhacay, burburiyey,cadow ku,ah,haweenka iyo caruurta iibsado iney yihiin nimanka.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 4 години тому

    Sanotaradan waxay mudan tahay bilad geesi somalinimo waayo waa muwadinad utaagan somalinimo xafiduhullaah

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 4 години тому

    wadan aaan lahayn maxkamada sare ee dalka yaaa sharci saxaya

  • @TheDayib
    @TheDayib 6 годин тому

    Xildhibanada Somaliya malaga yaaba inay somaraan baritaan ah aqonta shaqada ayqabanayaan ay uleeyahin . Sidan waxay cebkutahay Parlamanka iyo guudahan Wadanka Somaliya

  • @FartunK
    @FartunK 5 годин тому

    gabadhaan ilaahoow yeeysan dilin tuugada dalka haysato ee umada iyo dalkaan dhacayo

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 години тому

    Waa dowlad corruption sidee lacag 5.4milyan looga xaliye qilafat walee dowlad uu hormuud kayahay HSN SHEIKH banan tuugo la.an noqon

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe8953 9 хвилин тому

    bajaqdaan waa na deesay Garguurte ninkaan aqiiinay haduu yahay

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 7 годин тому

    Wanaagsanaa Gabadhani adeer waayo sii joog, kuwa aad wax waydiinayso, waxaa fiicnayd in maxkamad aad saarto

  • @idrusabdi1287
    @idrusabdi1287 7 годин тому

    Musuqmaasuqu farah ayuu ka baxay

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 8 годин тому

    5ta Milyan arooska gabadha Madaxweynaha arooskeedaa lagu bixiyay gudoomiyaha iyo dadkii ka qeyb galay qof walba 5000 oo dollar baa la siiyay halkaas bsy ku baxday.
    MD aan wax deeqayn idinkaa dalka u dooray ee ka xaab xaabsha

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 8 годин тому

    dumaashi halkaasi tuugo ayaa ku wada kulmey ee naftaada haku waayin ma jicla in la daba dhigteeee tuugtaaaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 годин тому

    horta tarbiyada asaaska kamaqan gabadhan bal fiiriya sidi ay uladhaqantay wasiir fiqi wa naag jaahilada midakale iskayelyel dheerada kujira siday ugaja gaja leehayd

    • @muslimxusein3863
      @muslimxusein3863 8 годин тому

      Ma in qofka shaqada loo dhiibtay lagula xisaabtamo baa jaahil lagu noqon

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 2 години тому

      Maseyrka daa gabadhaasi wa asaaga e ..wataa dalka hogaamineyso o isla xisaabtan kujirto ..cuqdada kalahadh gabadha

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 6 годин тому

    Walaalhi jahil aya tahay gabdhan waa gabar geesi ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 годин тому

    wasiir fiqi waxan karaali gelineyna naagta jaahilada kibirtay siday ugu xad gudubtay sidi ilmo yar oo ay dhashay war gabdhihi bay ceebeysay tani ee shaqada halaga eryo

    • @BIG_GUY6
      @BIG_GUY6 7 годин тому

      Fiqi iyadaa ka darajo koreysa jahliyow waana inay daba gashaa maxay shaqada u heysaa haday xisaab garanayn😂😂

    • @samirr546
      @samirr546 44 хвилини тому

      Si fiican bay u edbisay
      Isaga ayaa iyada oo itobiya safaaradeedii ku dhextaal madaxtooyada somaliya lahaa itobiya waa in aynu iska celinaa !!!!!!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 годин тому

    gabadhan xilka halaga qaado anshaxa malehe siday uladhaqantay fiqi waxay tusin inay jaahilad tahay bal hadaldedi sifiican ufiiriya waxay kuhadlaysay

    • @AidrusBAhmed
      @AidrusBAhmed 8 годин тому +2

      Shaqadeeda ayay heesataa ee ka fuq

    • @idrusabdi1287
      @idrusabdi1287 7 годин тому

      Sharcigu ha shaqeyo fardowsa no qabiil no face

    • @warsamehugur9189
      @warsamehugur9189 6 годин тому

      Waa daacaad waxay u qaalantaa maxadweyne

    • @AZus6pd
      @AZus6pd Годину тому

      Ignorance destroys a nation!