FAHANSII XARAFKA KU QORAN SAXIBKAA OO LESKU DAGAALE CAAWO TEAM QIYAANO VS TEA GABDHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 441

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 6 місяців тому +54

    Khiyaamada joojiya walaalayaal nafsadihinan Yar ku kalsoonado Maxaad Gabadha Saan udhan uga xanaajinaysaan 😳🙌🏻

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 6 місяців тому +22

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @Safo________7
    @Safo________7 6 місяців тому +35

    Wilasha woxoda rag iska dhicis waye gabdho idinkana neh dacad udhelosin ee wax adag uso qora 😢
    Eysa eheen will io gabar hal team io wil io gabr hal team markas qiyano ma imaneso

  • @AmuunMohamed-.
    @AmuunMohamed-. 6 місяців тому +44

    Asad 😂 Khayaano socoto waaye 😂😂1:29😂😂😂

    • @FatuushAbdullahi
      @FatuushAbdullahi 6 місяців тому +2

      Anoo wali dhameysan ku labtay ar adiga😂😂m.a❤

  • @Mustafa-ry1io
    @Mustafa-ry1io 6 місяців тому +31

    Sanad qurux badan Allah Noga dhigo sanadkan cusub i.allah🧠

  • @Farhia110
    @Farhia110 6 місяців тому +38

    Ku sali nabiga Mohammed ❤❤❤

  • @user-qv6vo9iw2c
    @user-qv6vo9iw2c 6 місяців тому +13

    Hhhh caawa qosolkaa iga dhamaadey marna dhiigkarka aa igu kacey koko kulahaa wartan ayada Afghanistan may ku dhalatey amiira funny wayey wax timo leh xasbunullah koko isn’t easy kulaa puntgaan aa iga finee wlhi waan ku garacaa 😅

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 6 місяців тому +13

    Koko wllh game kaan xanaaq ayn ka qaadaa because of Asad and Cayda omg you guys have good patience for this game it’s very frustrating 😢

  • @mariahaajisulaimon8535
    @mariahaajisulaimon8535 6 місяців тому +60

    Koko quruxeey naga badal barnamijkan oo noo soo samee barnamijkii sirta iyo qofka isku aadi😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 місяців тому +42

    Xasuusta Alle Waa Muhiim Mar Walba ❤

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 6 місяців тому +97

    Amiro qurux is not easy

    • @gmiil418.ciom1
      @gmiil418.ciom1 6 місяців тому

      Waa qaiyaano wuu tusaayay Asad Dib u daawada

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 6 місяців тому +10

    Amiira way fahmeen wax Yara ceeb ah uun usoo qorayaan😂

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 6 місяців тому +67

    Koko qofkaa asad iyo cayda la dhahao ka bedel ama game kan naga cun 2qof aan xishooneyn weeye games kiisa khiyaano samee muxuu gabadha gamekeda ugu carqaladeym😢

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q 6 місяців тому

      Asad ha iskaga jiro lkn cayda hakaga bixiyo

    • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
      @MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 місяців тому

      ​@@Abeera_cade-s8qfowdada waxa wado waa gabdhaha

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 6 місяців тому

      @@MaxamedCabdulahi-fn6yz how?

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 6 місяців тому +16

    KOKO 🤣🤣🤣 17:22 war tan ayada Afghanistan may ku dhalatey iyada😂😂😂😂

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp 6 місяців тому +16

    Qiyaanada waaye waxa game ka xaraarad u yeelaayo ku socda Asad hhhhhhhhhhh waa qoslay wlh 😅😅😅😅 Gamekaan soo badi Koko adinkana qiyaama

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 6 місяців тому +14

    😂😂😂😂amiiro ceebtaada ma aqaaniyee waaku garaacaa kulahaa😂😂😂😂

  • @filzanQurux
    @filzanQurux 6 місяців тому +24

    Kokodena inaa ka xanajisaan waa ku qaldantihin ciyaarta ka dhafa 😩kokoo Nagaso badal asad $ cayda mid challenge adag sualo xukun kuso samee way ku dhibeen😂😂😂

  • @khadar1.1
    @khadar1.1 6 місяців тому +12

    Koko War jire moog noo soo samey habeen danbe ❤

  • @qadriinainaabdi2685
    @qadriinainaabdi2685 6 місяців тому +6

    Koko in laga xanajiyo ma jecli wllhi bllhi 🥺🥺🥺qiyanadaa joojiyaa farxaayalow😅😅😅😅😂😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 6 місяців тому +7

    Cawa wlhy wan Xana Qay Wiila shan Waa ey Khaya Nola yaal ah waliba Asad ka Cawa hada Halka Jogi laha Wan Dili laha Uf Caku Ciiiiiil😊😊😂

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 6 місяців тому +4

    Gabdhow habeenkasta wa idin tageera lkn afsoomaliga iga saxa ❤❤❤

  • @Ayuush5
    @Ayuush5 6 місяців тому +8

    Koko dad caadiya raadso sxpey 😅kuwan khayano majoojinayayne 😅😅 maanto dhan asad mobile ka buu tusayay cumeer😅😅

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 6 місяців тому +12

    Shuun miyaaa kulahaaaaa koko is not easy saasaa kaarabaaa😂😂😂😂😂 haka yeelin😂

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 6 місяців тому

      Koko jiljileeca mataqaan😂😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 6 місяців тому +7

    Mansha alahu abayo koko baramij ee Amira cawo sodhiktay wankaheley walahi wanijeclo wAteam kakali antagero xafadeno dhan wanigajecelno walahey macn waxatihin dadqalbi wAnaksan oo n jeclo wanitagera oofarxsd badan hori usocdo intey nolaljirto

  • @umalkhair6399
    @umalkhair6399 6 місяців тому +2

    Amiira hadalkeeda see waaye sifiican ma ufahamsiinaso😮

  • @roodadheer7836
    @roodadheer7836 6 місяців тому +15

    Keep going 😊❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 місяців тому +32

    Amiro isn't easy ❤😊

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 6 місяців тому +20

    Keep going sister 😊 ❤️

  • @deeqoclwali7442
    @deeqoclwali7442 6 місяців тому +4

    Amiiro qurux waan kujeclahay ❤

  • @user-hu3qw6rp9m
    @user-hu3qw6rp9m 6 місяців тому +6

    Qofka ugu horeeyo noqday caawa😊

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 6 місяців тому +1

    Wow amazing keep going koko🎉😂❤❤❤❤❤

  • @user-ci7sx1mn6b
    @user-ci7sx1mn6b 6 місяців тому +6

    De Amiiro Waata dhabta u saaray koko xita mobile way tusaysa 😮😂

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 6 місяців тому +7

    Koko xanaaq wuxu waa game isdaji 😂😂

  • @13amc39
    @13amc39 6 місяців тому +2

    10:29 asad cumeer ayuu Tusay Mobilka. cumeerna Ceyda ayuu dhagta ugu sheegay Tuke

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 6 місяців тому

    Keep going my sister

  • @Museser7
    @Museser7 6 місяців тому +3

    Koko love you so much queen❤😊

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 6 місяців тому +2

    Ufiirsha Amiiro telefoonka ee saareeso dhabta kooko ma gqdisna bal waa furan yahay kooko wee ka miirsatey si taxadal leh ayee ugu celis Amiiro

  • @sicidomaxamud1790
    @sicidomaxamud1790 6 місяців тому +1

    cayda asad cumeer qiyaano iska dhaafa gabdhaha lama qiyaano abowe mnc❤❤❤❤❤❤ koko waa been teeda ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-nc7hz3cc8u
    @user-nc7hz3cc8u 6 місяців тому +2

    Koko keep going😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaciimaBrink-mn1vb
    @NaciimaBrink-mn1vb 6 місяців тому +5

    War reer coment cadaalad kama shaqeen ameeree dheheen wax ha fasirto oo af somaliga qaarba aqoon 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryanxasanCusmaan
    @MaryanxasanCusmaan 6 місяців тому +1

    Keep gopin❤

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 6 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @fardowsaabdullahi2029
    @fardowsaabdullahi2029 6 місяців тому

    Aslan amiraa kabadala meshaa xaqeda madhacsankarto uuuf ciil igu dishay wlhi koko adi badal

  • @rahmabilal8734
    @rahmabilal8734 6 місяців тому +2

    Qofki ugu horeeyo inaa noqto ayaan rabey balse waa la ika so hooreyey 😢

  • @user-me9mf8sx1f
    @user-me9mf8sx1f 6 місяців тому +1

    Gem asad iyo ceda kujirin mawa nuro 😊

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 6 місяців тому +3

    Asad game yada kle waxow u qaso layabay kiisaba in laqaso ma jeclaan laheenee teeda kle dad ayaa waqti idinku bixiyo plz ixtirama asad io ceyda 😔 teeda kle barnamijkaan naga cun kii mgcyada laisku dhajinayay so celi

  • @sayid5352
    @sayid5352 6 місяців тому +6

    kooko dulqad muuji iyo ixtiram.marki waliba adi wax lagu dubayo xanaqana iska yare😂

    • @Faiza-el4nr
      @Faiza-el4nr 6 місяців тому +1

      Naa hushe ixtirmkga cune wax laga xanaaqo wey tagey

    • @sayid5352
      @sayid5352 6 місяців тому

      @@Faiza-el4nr 😂😂😂

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 6 місяців тому +8

    Koko Asad iyo Ceyda ka bixi gameka Ama Game dhan naga soo gabagabee Uff 😳 Malin kasto waxlee mey shegayaan 🙄

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 6 місяців тому +7

    gabdhaha qofka wax sharaxaayo waa inuu afsoomaliga si fiican u yaqaanaa lkn qof aan fatahaad garaneen iyo carqalad dhibaato Maaha inuu wax sharaxo Amiiro kuma fiicna sharaxad fowziyo booskaas ha fadhiisto koko mesha wali qiyaano ayaa ku jirto sidee ku badinee 😂😂😂 asad iska qabta gabdhow

    • @shirmooge
      @shirmooge 6 місяців тому +1

      Way xanaaqday kooko qoftan afsomali fahmayn xagee ka timid kulaha amira somaliya ku dhalatay fatahad ma fahmayso hadaan kaa yeelo 😂😂😂 amira ceyda iyo asad hishiis ka dhaxeeyo kooko UA-cam la nacsiin rabaa

    • @abdifitahguray-oq3wh
      @abdifitahguray-oq3wh 6 місяців тому

      @@shirmooge saas waaye hadan kaa yeelo

    • @halimomoogehassan8219
      @halimomoogehassan8219 6 місяців тому

      Dabal ma tahy asad asaga kuso qoray wax igu adag wax igu adag iyo arqalad halke iska so galan fatahad iyo robka marku dao​@@shirmooge

  • @user-dl7tl7ds5d
    @user-dl7tl7ds5d 6 місяців тому

    sanad cusub iyo fiidiyoow cusub ku soo dhawaada😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 6 місяців тому +7

    😂😂😂😂Asad qosol socdo waaye soo uqishayaaa iga daran qaamoo qanshiirka😂😂😂

  • @FatuushAbdullahi
    @FatuushAbdullahi 6 місяців тому +4

    Asad qiyaano mpa deyn kro😂😂😂😂game cadi u dheela san marax wyee koko

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 6 місяців тому +2

    Gabdho idinka wax fudeed usoo qorteen usoo adkeeya❤

  • @user-ci8uj2rs7y
    @user-ci8uj2rs7y 6 місяців тому

    Gabdhaha sharaxaad ma haystaan ee ha loo naxariisto

  • @ramlahuseanahmed2928
    @ramlahuseanahmed2928 6 місяців тому +1

    Wiilasha badankooda waxyaabo adag ee soo diyaariyaan iyo waxyaala hadii lasifeeyo kugu soo dhacayo options badan iyo waxyaabo magacya badan leh ama lahjad ah
    Intaasee idin ku gaadeen

  • @AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb
    @AxmedgaduudoowSiyaad-cr9wb 6 місяців тому +1

    Acqalad waa dhibaato❤waasx kooko

  • @user-cz4ls7jh2l
    @user-cz4ls7jh2l 6 місяців тому +1

    kusaliya nabiga naxariis iyo nabad galyo

  • @hafsaabdullahimohamud6625
    @hafsaabdullahimohamud6625 6 місяців тому +2

    Ma rabno in nagala badiyo koko barnamijka wax kabadal adky plz nimankan qiyanada ku nacay wlhi ina ani ciyaraya umalonoya wah😳😂

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 6 місяців тому +1

    Amiro qurux is not easy 🥰

  • @Farhan.khalif
    @Farhan.khalif 6 місяців тому +3

    Koko is not esey

  • @user-vk5ms7pc9c
    @user-vk5ms7pc9c 6 місяців тому

    Amiiro kabadala sharaxaada sister

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 6 місяців тому

    Amiraa Eeee badhaan wx

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk 6 місяців тому

    Kooko wey inakasaxanthy wlyal carqalad waaa dhibaato
    Car qalad badan sheygaa kala kulmey waaa ayaga ladhaho dhib baaa iga raaacdey weye 😊

  • @user-zs6sd7oc7i
    @user-zs6sd7oc7i 6 місяців тому +5

    DheeLe FiQiiReY keep going sister😂❤

  • @user-qh7kh8kd6l
    @user-qh7kh8kd6l 6 місяців тому +2

    Koko arjun kusodar noh plz ❤❤❤❤

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 6 місяців тому

    Koookoo Alaa funny weyee shuun miyaa😂😂😂kuteeh

  • @user-pt1qw4ho1x
    @user-pt1qw4ho1x 6 місяців тому +3

    koko warjirmook no sosamey hawendabe haduu elahay edmo ensha allh wankusugeynaa😂

  • @user-op8zg8yu7e
    @user-op8zg8yu7e 6 місяців тому +5

    DHeeL faqiired izboojayska izka dhaaf noh 😂😂

  • @KowsarHassan-tu2dj
    @KowsarHassan-tu2dj 6 місяців тому

    Nosoo badi abayo ❤🥺

  • @user-xt8fz8mt3i
    @user-xt8fz8mt3i 6 місяців тому

    koko wllhi cayda iyo asad iyo cumeer waji wayel mesha kasar uff

  • @sacdiyodauud9461
    @sacdiyodauud9461 6 місяців тому +2

    Barbishkan ma ficna sorta iyo qofkis noso celi koko😊

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 6 місяців тому

    Masha aliha ❤️🤙

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 місяців тому +1

    al kuwnaaaaa wlhi waan ila jecelhy mrky saan is kul joogaan❤😂

  • @user-ir8ff1ld2q
    @user-ir8ff1ld2q 6 місяців тому

    Anaa u horeeyo

  • @محبيننورستارز
    @محبيننورستارز 6 місяців тому

    Ayyy the boys waa ni wataa 😂😂

  • @user-hc9jv3pn8l
    @user-hc9jv3pn8l 6 місяців тому

    Wllhi inan wilil argaye dad nocan manan arag lkn koko abayo gamegan ha daynin please macan wye wxa sameysa mesha fahansisga gawar gala fadisi gabda galana oo bdn gen

  • @SahraXasan-uh7xy
    @SahraXasan-uh7xy 6 місяців тому +3

    Tem gabdhaha soo adkeeya waxa Dee wax jilicsan soo qoraysaane agah😂😊

  • @wardafadxixaashi4092
    @wardafadxixaashi4092 6 місяців тому +1

    Alah waaaa khayin asaaad wlhi wuuuu tusyaaaaa😮😮😮

  • @aragsaninacabdi1470
    @aragsaninacabdi1470 6 місяців тому +1

    Ereyga anla fahmin ileen dadku isku lahjad mahee si saxa micnaheeda haugu sharaxan ama kuwan khaynadooda nga badal kokoyey

  • @fardowsoyusufxuseen2664
    @fardowsoyusufxuseen2664 6 місяців тому

    Koko love you xbbti ❤😊😊

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 6 місяців тому

    Koko qosol walaahi qosol waafuuri shuun miyaa maadhehdi kkkk keepgoing

  • @yahyemohamad2241
    @yahyemohamad2241 6 місяців тому +4

    Dadka qaar waawa xoolo video qurux badan in la idiin duwaa lagu fikiraah idinkah nah dadkah dab ka dhax shideesaan saan waayeh iyoh waaku nacay iyoh waxaas khiyaanadaabah shactiro eh war waxa la idin soo gudbinaayoh tartiib ufiirsadah inleen juhdiyaa baxeeh 😅😅😅

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 6 місяців тому +3

      Ma aragte isku dir meesha usoo galaan qof ee taageeraan xitaa mlhn yup

    • @yahyemohamad2241
      @yahyemohamad2241 6 місяців тому

      @@munamaanka8020 dadkan walagu wareeraah wallhi bini aadan dhan boh saas eh maba yaqan mesha dantiisa jirtoh 😅😅

  • @Ayanlekhadarcozobzade-rv2rq
    @Ayanlekhadarcozobzade-rv2rq 6 місяців тому +2

    Cayada kuwata soobadiya kokoy nio isa soo adkeeya hhh😊

  • @CabdulahiJr
    @CabdulahiJr 6 місяців тому

    Asad tan qiyaano waa dhaaftay qiyaano yaaaaal waaye foodo ka daa meesha rag iska celis waa kuu dheeraatay

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 6 місяців тому +2

    War gabdhaha caadi ula dheela oo iska daaya khaladka

  • @daganugbaad1486
    @daganugbaad1486 6 місяців тому +17

    Amiira qurux isn't easy 😂

  • @CimaadCimapositive
    @CimaadCimapositive 6 місяців тому

    Smile button ❤

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 6 місяців тому

    I can’t wait wlhi

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 6 місяців тому +1

    Si far samo leh ayaa loogu baraxay halka Azad wax fahansiinayo,kooko ishee ku xadey,xataa micnahaan haddii aqoon waa ku dhawaaq.

  • @cuud_
    @cuud_ 6 місяців тому +1

    Balayo khiyano badan asad and ceydaha key leyhin

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 6 місяців тому +4

    Wiilasha wa qiyaano badan yihiin yaab😂😂😂

  • @Nuurto1980
    @Nuurto1980 6 місяців тому

    Asad qayaana uwadaa gabdhaha ishoodi iska ilaali taliye afsomali quman usoqor

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 6 місяців тому

    Walahi koko we missed warjiga moog

  • @Najmaabdi-zw3nb
    @Najmaabdi-zw3nb 6 місяців тому +1

    Amiro is not easy❤

  • @user-cr4kq1xi5c
    @user-cr4kq1xi5c 6 місяців тому +1

    Amiira hadalkeda gadis gadis ❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 6 місяців тому +1

    Game 🎮 ay ceyda iyo asad hagio ku Jirin save maha

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 6 місяців тому +1

    Adna alpitar maaha miya qiyaanada mee ka ilaaliso

  • @yahyaensharr7491
    @yahyaensharr7491 6 місяців тому

    I'm team boys waaniiwataa 🖐🖐

  • @user-sq1ou6vp1w
    @user-sq1ou6vp1w 6 місяців тому +1

    Team 27🎉🎉🎉🎉 koko in the building

  • @user-jg4vi7uc5p
    @user-jg4vi7uc5p 6 місяців тому

    Koko abaayo wan ku taageraa