DEG DEG Dagaal Ka Dhex Qarxay Farmaajo iyo Xasan Sheekh iyo Arinta Qubuuraha oo meel xun gaartay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 чер 2024
  • DEG DEG Dagaal Ka Dhex Qarxay Farmaajo iyo Xasan Sheekh iyo Arinta Qubuuraha oo meel xun gaartay
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 65

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q 13 днів тому +5

    Team reer nabad iyo nolol guuleysta InshaAllah.

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 13 днів тому +6

    Team Farmaajo guuleysta

    • @maquuste9300
      @maquuste9300 13 днів тому

      Sh cabdi waa KU salamay show waxan dhageysta hadal jeedintaada aqoonta hugan waxan raba in an xasuusiyo wax.kasta cabirkooda dhaafa waa mina yareeyN

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 13 днів тому +3

    Absolutely 💯 💯 💯

  • @user-xb1nr3sr1w
    @user-xb1nr3sr1w 13 днів тому +3

    Nabad iyo nolol guul leeysta insha alaah

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 13 днів тому +1

    SOMALIYA TUUGO AYAA GACANTA U GASHAY AYAX BAAHAN LACNAD ALLAHA KU RIDO CUDUR HUN ALLAHA KU RIDO INSHA ALLAH.

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 12 днів тому

    Maa shaa. Allaha guuuuul N&N

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Aabahay hurigiisii iyo warshadiisii waa nalaga haystaa hadana qabuurihii aa laga saarayaa meydkiisii yaa alaah aaway Islam nimadii😢😢😢😢😢

  • @XirsiCali-ud5hj
    @XirsiCali-ud5hj 13 днів тому +2

    Nabad iyo nolol
    Guulaysta

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 12 днів тому

    Taam reer nabad iyo nololo guuulaysta insha allah

  • @QadarSalah
    @QadarSalah 12 днів тому

    Waa su aale aaway masuuliyintii bulshada rayidka arimahan qaburaha in aay kahadlaan Soo mayeeheen

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 12 днів тому

    CanshuurTa Maydka WA Taariikh HSM Mayd BaraKiciye InkaarTa Umadda Somalyeed

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 12 днів тому

    Mashaan ciil umaa kamuqdo iyo isarnaceeb 😊

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Walaahi aniga ka min ah dadka loo qabtay 10 bari aabahay ayaa ku duugan oo dhintay 3 sano 😢😢😢😢😢

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 13 днів тому +1

    Laxdaaaaan wariye yaaa ka dhigtan. Yaaab tag laxyahay Xasan. Tuuug taageeraysa

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 12 днів тому

    Damuljadiid iyo Alshabaab waa Maafiya.waa Musiibo.

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Why why

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Yaa ka saarayo meydka meeshiisa hada oo la joogo???????

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    I we u mudane farmajo ❤❤❤❤❤

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    ??????????

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 13 днів тому +1

    Walibo farmaajo makuu wareejinyay waxuu hugureeyo iskadaaye meelo nadan oodanta guud siqurux badadan ayuu farmaajo uu udhisay xasan sheeqna waligiisa awoo balilqo iyo boob uuko shaqee sanjiray adinku Shabeel matuugo kale daatahiin mise cabsi baa idinka hadleneeso 😅😅😀

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 12 днів тому

    Allaahu Akbaar. waar Farmaajo Ii Geeya Gardarra MA Qaataha ii Geeya Shacab Garaabaha ii Geeya

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 12 днів тому

    Farmaajo alla ha xafido, xasan xaaraan quute nacdali ha ku dhacdo

  • @user-pr8pl3nv5c
    @user-pr8pl3nv5c 12 днів тому

    War nagasii gaara nacadbaa ku dhacdee DAWLAD kuma haynee farmaajo

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Mudane farmajo waligay ma arag lakiin qofna daah kama saarna sidii uu ahaa iyo dalka waxuu u qabtay aniga ayaa cadeynayo taas .....hassan sheikh ma dhargo ee qabuuraha noo daaya ilaahay ha idinka abaal mariyee

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v 9 днів тому

    Qaworaha. Idakashaqeyneyso. Waa. Xasan. Sheq. Maxamud. Mahadaay. Malaga. Absana. Runta. Malagahadlo.

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Farmajo maxuu ugu mar marsiyoonaa hassan sheikh waa tuug madhargo ah hanakaa ku cadeyneyno arintaas hassan sheikh hanoo dhaafo meytada iyo bobka dhulalka uu nagu haayo😮😮hassan sheikh waa anyar baahan dowladiisa oo dhan waa tuugo

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 12 днів тому

    Wariye jawaab nasii adiga yaa naga saarayo meydadka aabahay ayaa ku duugan farmajo majoogo marka yaa naga dasaarayo meydka hada 😢😢😢

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 13 днів тому

    Good 😢

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lx 13 днів тому

    Wa.xassan.sheikh.mahamud

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 12 днів тому

    Dhulka dawladaa ka masuula dawlada hada joogtaa dadka ma layso xabadna lama dhacdo. Laakiin dawladii farmaajo dadka way launch jirtay oo xabad ayay la dhici jirtay qalbi dhagax ayay xabashi u dhiibeen ikraan tahliil ayay dileen xabaalihii aad dadka ku aasteen ayaa la soo faqayaa.

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 12 днів тому

    Kani wariye maaha, dowlad ku sheega xasan luga qalooc ayuu u hadlayaa

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 12 днів тому

    Wllkey ayaa ku duugan wlhi mana aboodo inaaa bixiyo bada ku shuba dheeh nin kii maray ayaa loo hestaaa

  • @FaisaSuleman
    @FaisaSuleman 13 днів тому

    Farmajo ma xabaalahu gataa😢

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 12 днів тому

    N IYO NOLOL SOO LAABTA MARKALLE.I.A .

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 13 днів тому

    Aawey warshada caanaha aawey wsslagatey

  • @user-kr7dm5fs4s
    @user-kr7dm5fs4s 11 днів тому

    DAWLADII HORE KUMARIYOONIN XATAA BEENBAY SHEEGAAYIIN MEELKABAXAAN AYAAYLAYIHIIN DADKAAN

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 12 днів тому

    2 Arrimood oo Been ka dhigaya waxa dadka loo sheegayo: 1. Taliskii Ciidamada Badda Xero ay leeyihiin laga dhisayo Xeradii Ciidamada waxaa Degan shakhsi caadi ah waana Muuse Suudi 2. Magaalada dhexdeeda Xero Ciidan lagama dhisi karo intaas ayaa tusaale idiinku filan

  • @shukricegaag9782
    @shukricegaag9782 13 днів тому

    Guul n b diyo nolool

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 13 днів тому

    XASSAN SHEIKH QABYO WAA TUUG ILAAHAY KA FURTAY VILA FAMILY CALI GAAF VILA BILILIQO UMADII XAMAR OOOHIN AYAY KU JIRAN WAA TUUG XASSAN SHEIKH ILAAHOW NAGA QABO YAA RABI YAHUUD IYO XASSAN SHEIKH IYO MAHAD😢

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 13 днів тому

      Xasan shiiq qabuurihii inuu lacag ku raadsado dadkaan tuugo maafiyo ah ayaa wadanka qabsadey nacalatulaah xataa gaaladii layaabtey tuugsi badan

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 12 днів тому

    ciidan ba DAMU JADID dhiseysa away cidanki Elataria 2sano lagu so tababaray so lama kala dirin mawaxad no shegeysan qaburaha lafaganayo ayey cidan dhisaya n

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 12 днів тому

    Farmajo.waninwadanidhabah.wageesi.maehen.nin.xoolodoon..wawadani.mabasomarayoasagaookale

  • @abobasement346
    @abobasement346 13 днів тому

    kan wax waraysanayah waa moryan kan aad ku shegaysoh wasir elaygan waa tug waa ninkih rashinkah cidamadah ibsaday elaygan waa kah dhameyay cidamadah elaygan waxaa wajibah in xabad lagu diloh tugan unukah leh xamar mah sidah bah u danbsysay doqonkan wax waraysanayah waa ciyal holay

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 12 днів тому

    Shacabka dabalomiya. Ayaga dadra waxbay fah.mayan hada yaakudhaqaqay.arinta.qaburahalagasosarayodadka. wayaab.farmajo.kamasurtowo

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 13 днів тому

    DALKA BADBADUU RABAA WALAAHI BILAAHI TALAAHI NO QABIIL HAWIYE DAROOD ISAAQ DIGIL MIRIFLE DIR DALKA AAN DIFACNO BILILIQO DHUL BOOB BILILIQO XASSAN QABYO SHEIKH BADBADIYA DALKA SOMALIAYEEY

  • @abdinurfarah1560
    @abdinurfarah1560 12 днів тому

    10 kun oo askar iyo saraakiil ah oo badankoodu dhintay intii Ka dambeysay dagaalkii ahliga ahaa

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 13 днів тому

    😂😂😂XASSAN SH IYO XAMZA IYO CULIMA U SUU XISBU SHEYDAN WAHABI QAWARIJ ALSHABAB PLEASE DALKA DIFAAC AYUU RABAA IMARAD IYO YAHUUD IYO GAALO IYO XASSAN SHEIKH HALESKA QABTO SOMALIAYEEY 🇸🇴

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh 13 днів тому

      Sadax qoraal ayaad soo qortay oo aad uliita oo xishood la aan ah oo munaafaqaysan war afkaaga kaleexi madaxweynaha qaranka midkaan lawareysanayaana waa daalim beenaale dowladu iyadaa xaq uleh dhulka dowlada miyaadan ogeyn dowladii uu hogaaminayey jaale siyaad inay burburisay qabuurayaahii kuyiin xaafada wardhiiglay iyadoon qofna loo sheegin ayaa cagar dhinaclagala maray waxaana laga dhisay xamar bila dowladu dalka ayaa xukunta ee afqurunka kalrrxiya daalimiinyahay aan xishooni

  • @user-vh4wz1wq1y
    @user-vh4wz1wq1y 12 днів тому

    Dambiilayaal dad nool cunaa kuwii laduugay daafacaa'

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 13 днів тому

    Aaway ciidanka xeradoodii

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 13 днів тому

    It's stupidity

  • @Userq2
    @Userq2 12 днів тому

    Asc dowladii nabad iyo nolol waa loo darsaday dowlaada waxay waa la arskaaya waa loo jeeda, somaaliya qabiil iyo qaran meela mawada galaan somaaliya ninka qabyaalada ka foga ayaa fiican sheeyahan kir dhi kara wadakeen angaa is kaleh haday waxa miyaa araktaan aya dowlada xasan sheeq uu hogaamiyo anaga waxa qabat mi jeedano runtaa fiican ina la isku sheego waxa qata mara keenyano ina dagaalo qabaalaysan somaaliya ka socidaan ayaa noo muuqata dowlada madaxwey xasan sheeq dalakii loo dhiibaya iyo ciidankii sharfta loo dhiibay laha joogaan ciidankii qabiilo uu burariya hantidii qaranka waa la boobay dhulkii guuda qaranka waa la boobay balasaka dhaafee waxaa la keenay ina dhulkii qabuura loo dhaco lana can shuuro subaxaana alaaha somaaliya heerkaasa aya barayaan waxa laga xishooda ayaa noomuuqata subaxaan alaaha ilaahay ha soo adeeyo❤❤❤

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r 13 днів тому +1

    Waxa gacanta kula jira waa xasan dhiiqo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 днів тому +1

    weriyihu afsoomaali xumaa bal dulmi bu taageeraya midakale sidi dhoocil bu uhadalaya

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 13 днів тому +3

    Wariye matihid ee dumulshabaab ayaad taageersan tahay

  • @user-vh4wz1wq1y
    @user-vh4wz1wq1y 12 днів тому +1

    Alxamdullilaahi allihii nadhaafiiyey farmaajo iyo koodiisii mafiyada aheyd

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 13 днів тому +1

    ARINTA QABUURAHA EE AY SAMAYSAY DAMULJADIID WAA MID MASIIBO WADATA😢. INKAAR ALAHA KU RIDO XASAN IYO.XUKUUMADIISA😡😡😡

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 12 днів тому

    FURSAD RAADIS WAA LEYDIN YAQAAN NABAR IYO NAXDIN

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 12 днів тому

    Ikraan tahliil meel ku sheeg

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 13 днів тому

    Adeer Cali matoban doolar buuku siiyay $10 mise shandoolar5 Cadee adeer 😅😅🤣🤣🤣