Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Badaan qof bixin karo ma jiro . Hadu qof ku hadlay arimahaas ilaahay Subxaana Wa Tacaala sharkiisa iyo shar walba Alaah ha ka qabto Dalkaya. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil .
Doraad axmaaradii timid matabaan bad bay raadinayeen , yes. Waxay samaynayeen sahan dhuleed, iyaga oo ku marmarsiyoonaya.shabaab baan raadinaynaa.waa lahu fahmay ku noqda dhulkiina la yiri,ayaga murugaysan bay noqdeen.
Dadka Soomaaliyeed ha iska daayeen hadalka oo Dalka ha difaacdeen please Xasan iyo kuwa la midka ah ee Mooryaanta diiratada ah halaga qabto Dalka iyo Dadka please dee hadii kale Qof waliba Xabaashiisa hasii qoto
xshm hadalkaa waa hadal aan sax ahayn ma baqdinbaa soomaalidu wey difaacaneysaa dalkeeda fuleynimo looma baahna weligeed itoobiya bad soomaaliyeed cag ma soo dhigeyso caga juglaynta itoobiya waa in talaabo laga qaadaa axax
Isimada asshegeysid wa kuwa ilobay qaburihi xamarbila laga dhisay o dawladi hore ay dimisay wa qaburihi sinay jenaral daud markubsiyad bare dumiyey e uka dhisay guryihi xamar bila mad shegtin wa idin ka hada xasan sh ku edeynaya qaburu sida ina inaysan horay udhicin qabura ladumiyo
Ha wareejin hadalka saxdaa madaxweyne xasan shiikh bad ma bixin mana gadin ee waxa uu sheegay cidii wax kala soo dagaysa in diyaar looyahay soo adogii hada itopia ganacsiga u aadayay Saad sheegtay bad somaliyeed kama fekeraysaan ee iska hubiya warkiina
Banadir channel waad ku qaldantihiin dacaayadaha raqiiskaa iyo wareeysiyada shacab iska xamaasadeeysan ka qaadeeysaan waa sax itoobiya waa ineey soo martaa si lamida sida wadamada bariga afrika u macaamilaan badaha maaha macnuhu in bada soomaaliya la siiyey itoobiya
Mucjizo idinka racday magac xumada ad xassn sh maxmud la doneyaan waxad ku dagalamaysan cidiyaha ohinta orgiga kaweyn xasasiy aka qada xumanta xassan shekh qaburaha ad shegtena horay siyad bara uquffay qaburahi siinay e jenaral dauud tas ma ilowden tan hada xasan shelh adku edeyneysan isimadin wakuwa
Xasansheekh guuleeyso Insha Allah xafidu Allah .budlaad badbaadi.
ALLAHA UMMADDA KA QABTO INTA KA DANAYSANAYSA EE XOOLIHII UMMADDA DHACAY.
Allaahu Akbaar Taasi Dhimasho Ka XigNa wallaahi BaahaaNe wa QaaIN Waddan somalay Hala Kacco MaanTa Meel walba Aduunka Ka JoogTaN ArinTan Wa JihaaD.
soomaaliyeey toosoo toosoo gacan mideysan ahaada hana lagu mudaaharaado walaalaha is dilaya ee cadow gargaarka ah geesigeena yaanu ku dhiman gacanta walalkii ee haku dhinto cadowva asagoo iska celinayo nagusoo duulaya ee wax masuula ah oo maanta naga horjoogaa aanu jirin❤ guul somaliya❤ ha dhaco gumeystaha qurmuun ee amxaarada😮😮😮
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Badaan qof bixin karo ma jiro . Hadu qof ku hadlay arimahaas ilaahay Subxaana Wa Tacaala sharkiisa iyo shar walba Alaah ha ka qabto Dalkaya. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil .
Ninkan.xilka.halagaqaado..waa.nin.jileec.macanjecel.weeye.maaha.madaxwayne..
Xassan sheekh wa madaxweynahainy marka wa in lataageero.
Madaxweeyne guuleeyso ee horo usoco 🇸🇴
Ma sidaaan aya laku tageraaa markaa
Ilaahey ha noo Xafido, Xurmadle Madax Weyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.
Anigoo yoban sano jir ah ayaan maqli jiray bil abaar markii la gaaro punduqaaga beec u jiido.waa tan maanta taagan kii dhulkiisa iibsanaayoow, u diyaar garow palestine.remember.gaza period.
Wa hadal diblumasi hadu yiri ithopia bad wan sinkarna lakin haka noqoto
Where Ignorance is BLISS, it's Folly to be wise.
Doraad axmaaradii timid matabaan bad bay raadinayeen , yes. Waxay samaynayeen sahan dhuleed, iyaga oo ku marmarsiyoonaya.shabaab baan raadinaynaa.waa lahu fahmay ku noqda dhulkiina la yiri,ayaga murugaysan bay noqdeen.
WAR XISHOODA
M.xasan shiikh waa mudanyahay in la taageero si waddanku u gaaro horumar guulayso in sha allaah
Ma oramadii. Banaadir daganeed ee afsomaaliga. Baratay ayaad tahay. Oramada reerka ku dhex jira inaad tahay yaan ogaaday
Habartiin wasa dhabayacooy adinka Xasan sh Keenay Zubi Ximaar
M a sidaan ayaa isin ku yaahuu balfiiriya ummadaan waalan oo xaqiiqda ka fogaatay
Dadka Soomaaliyeed ha iska daayeen hadalka oo Dalka ha difaacdeen please
Xasan iyo kuwa la midka ah ee Mooryaanta diiratada ah halaga qabto Dalka iyo Dadka please dee hadii kale Qof waliba Xabaashiisa hasii qoto
Yes
xshm hadalkaa waa hadal aan sax ahayn ma baqdinbaa soomaalidu wey difaacaneysaa dalkeeda fuleynimo looma baahna weligeed itoobiya bad soomaaliyeed cag ma soo dhigeyso caga juglaynta itoobiya waa in talaabo laga qaadaa axax
unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay xasan Qabureh qoteh iyo madaleh bah kah danbeyah Qorigah qatah iska xoreyah moryantan u watoh xasan moryan iyo madaleh
Wax laqoonsado kuma handling xasan sh
War soomaalaay maanta dalkeenu hiil buu inooga baahan yahay cadaw gaamuray gacanta yaynaan ugalinin dhaxalkii awoowayaasheen ee noqonaya dhaxalka caruurteena Bari waa amaano inaynu uxafidno loo baahan yahay oo sida reer falastiin aynaan ugalin war halatooso oo fadhiga halaga kaco qabyaalada waa waxa la,inooga faa,iidaystay aan meel iskadhigno oo dalkeena xoraysano
Xasan waa nin jilicsan waayo barbara awalba way joogeen mana rabaan
Bal ninka hargeisa ka hadlaya maxaa matabaan ka galay.
Soo muwaadin Soomaaliyeed maaha mise adigaa ahayn Soomaali?
Xasan waa fashilmay. Waa runtood Xasan waa in laga qabtaa. Adeerkii ayaa u dhawaaqay Soomaali oo dhan oo yiri waar hooy Soomaaliyeey ninkaan wadanka ka qabta.
Bada ma idinkaa lahaa😂
Somali baa leh xamar ma lahaan shut up Somali oo dhaan difaca Somali baa laheeh dalkana Somali baa leeh
HOYADA IYO XAARMAAJO WASS VIVA ERIR SAMAALE
Xasana badma bixin karo futadiisana ku dhacdo
Isimada asshegeysid wa kuwa ilobay qaburihi xamarbila laga dhisay o dawladi hore ay dimisay wa qaburihi sinay jenaral daud markubsiyad bare dumiyey e uka dhisay guryihi xamar bila mad shegtin wa idin ka hada xasan sh ku edeynaya qaburu sida ina inaysan horay udhicin qabura ladumiyo
Xasan tuug
Xasan beenale
Xasan dameer
Xasan doqon
Xasan soomaaliweyne jaabiye
Xasan naarta gaaal
Xasan oo isdil waad dhimatey
Axmaarka aduu dusha kaa fuuli calooshii u dhaqayste camiil axmaar.
Wad qarar santihin fArmajo siwki abi ku qudbeyey inu afar dekedod siyiey ya idinka aqliyr qabyaladisteyal ad tihin jambalka atureysina mel garayo
Majeerteenka Ayaakadar etoobiya???
Bud.lland.gooni.hau.istaagto.hakaqodo.somaliya
reer puthland waa dadka ugu wadanisan somalia
Lies
Hadaan xasan sheekh la iska qaban soomaliya meel dheer ayaa laga doon dooni
Ha wareejin hadalka saxdaa madaxweyne xasan shiikh bad ma bixin mana gadin ee waxa uu sheegay cidii wax kala soo dagaysa in diyaar looyahay soo adogii hada itopia ganacsiga u aadayay Saad sheegtay bad somaliyeed kama fekeraysaan ee iska hubiya warkiina
Dalakii iyo badii somaliyeede wa xarashayii hasan tugu xabada madaxa ka tuguta wayoo dana umaa lee dala iyo dada tona waxa u e gayaa hunugurii
Xaqiiq Xasan Sheikh waa in dalka laga qabtaa haddii kale waxba loogu imaan maayo marka muddo xileedkiisu dhamaado
Banadir channel waad ku qaldantihiin dacaayadaha raqiiskaa iyo wareeysiyada shacab iska xamaasadeeysan ka qaadeeysaan waa sax itoobiya waa ineey soo martaa si lamida sida wadamada bariga afrika u macaamilaan badaha maaha macnuhu in bada soomaaliya la siiyey itoobiya
Oo maxaa nooga gidhiisha wah Irir bay utaala inaga ina hubeeya walaalkii loo xiirow soo qoyso weeye sheekada Dir waa loo xiirey 😂
DHUUSO DAAROOD TAADA QURMUUN ISKA NADIIFI BADA HOOYADIIN MALEH RAGI LAHABA BAXSHAY XAAR DAAROOD COONTINA ILASHADA
Majeerteen masiibadii ay soomaaliya u geysteen markii c/hi yusuf cabiidkii itoobiya ee majeerteen keenay caasimadii umada soomaaliyeed
Waali adigu hada joog oo bada ha keenin hadaad fahmeysid
Kkkkkkkkkkkkkk
Dowlada Somalia waa on aay xirtaa banadir chanal pls
Dadkan ma fahamkoodaa liita mise wariyahaa su'aal khalad ah waydiiyey
Qabiil Somaliyeed oo been ku nool baa Tahiin
Dhilo ayaa ku dhashay laangaab si fiican u dhageyso
Alow formajo.nosoceli
War horay ayuu iibsaday
Xarash qaran
Dsni laftagareen axmad.madoobe weeydiiya waa isleedihiin xasan athoopia lama hadlikaro soo taa dhaheeyseen markoo xasan badda ka celinayay ethoobia weligeeynba wanaag ayaa.inga dha xeeyn jiray. Shekadiina waa.la fahmay u haanyooda.ha cunina xurmadle xshm in xun ilaah ma tuso😂😂😂😂😂😂😂
Xasan munaafaq dalka iyo dadka Somaliyeed halaga qabto waa qaainu wadan.
Ka nax oo nafta waa, oday waa la kala dhaqaajiyey,,,ninba kaarkiisuu xoqday,nocitiraaf.bye yo
Farmajo muwadil xalal ah oo wadaniya imanlay yaqaana dawledenimada iyo haykalka hogamiya kanagowned ilalinta qaymahama ah qaran leyahay dhiseyna cudud ciidan tababarle oo osugaya sodima lawadangno dawleda darisgena isaago durufa adeeg kushaqanaye ee moryanta hamar sida eeyda ucunayan hiroole cananugba ukalahadhin kudhawaqayen hamar anukaleh sodhaf villada marehan weyan farmajo wuhu ah gof somalie wugu samirbadna iskunakashaden cadowg shisheyey iyo moryanta hamar nasijidina mata weyhayan munafiqinti dawanayey burburka dawledodi hassan dhiqo moryanta medkoda cashur
Puntland ha iska saarto.axmaarada ku nool puntland.
No shega rer puntiland waxu deni kadonay ithopia ifinkuba madax weynihina u ucaro tegey ithopia wax runta idin shega weysen
reer Puntland fikradiina waad dhiibateen oo waasax in wadankii khatar ku jiro gumeysi itoobiyana gacanta u galay xasana xaalkiisa qofkasta arkayo balse iswaydiiya kaa doortay xasan sheekh jawaabtu waa lama dooran ee imaaraat ayaa doortay oo lacag ku bixiyey loona qeybiyey damiirlaawayaasha baarlamaan ku sheega ha ahaatee khaladka u wayn waxaa gala mw deni oo si indha la'aan ah codkiisa ugu shubay markaa maanta waa inuu deni raali gelin siiyaa dadka soomalyeed tan kale waa inaan loo dabaaldegin wax la dhaho wiiga xoriyada oo lagu badelo wiiga u duceynta wadan ka lagana tashado sidii looga xoreyn lahaa dalka itoobiya iyo imaaraat .
Puntladiyeey yaan lanidin dhagrin dhulku waa iib ee ogaada.tuugada.maant joogto xataa dadka ayeey iibsan lahaayeemn.
Mucjizo idinka racday magac xumada ad xassn sh maxmud la doneyaan waxad ku dagalamaysan cidiyaha ohinta orgiga kaweyn xasasiy aka qada xumanta xassan shekh qaburaha ad shegtena horay siyad bara uquffay qaburahi siinay e jenaral dauud tas ma ilowden tan hada xasan shelh adku edeyneysan isimadin wakuwa
Xasan dhiiqo wuu ku fashilmey hogaankii iyo abnigii dalka markaa looma baahna hadal jilicsan
Puntland doodeeda maxaa.ku soo dhexgzliyey iidoor
Soomaali.ayaandaran.bilaaficil.xasan.gurgurte.xilka.jalagaqaado
Asc haaaa haday puntaland ciyaarta ku soo baraarugeen.
Arabi allow naga qabo adaa masuul nooga dhigee adey waxuu nagu haday dhibaato nagu tahay
Banaadir channel waa munaafaq kuwa ka hadlayaana waa munaafiqiin ilaahay ka fogaaday bal fiiri warkii xasan shiikh siday ubadaleen miyeysan ogeyn inuu sugaya qabri
Adiga ma qabiil Baad kudifaaceysa ... Hassan sida jilicsab ulahadlay mxy tahy iyo leefleefka uu Ethiopia leeflefayo
@@soniamohamed9563 wallaahibaan ku dhaartaye inaan xasan isku qabiil aheyn ee waxaan layaabay siday uhadleen reer shaqsoyaadkaad majeerteen ee beenta ah warkii madaxweynuhu wuu duubanyahay wuxuuna war cad laakiin weyfoolxumeeyeen waayo dani ayaa ka dhexhadlaya oo siyaasadii ku dhex waashey
Badda ma tii Boosaaso ayaad moodaysaan? Berbera cidna waxba idinka waydiin mayso weligiinba dhurma.
Putland indha fog yeyledahy
Shacabka mamul gobeledka kaca
Haday ka can budhcadbadeed un bay noqon iyo dacish 😅