Xisbiga Waddani oo Deeq Gaadhsiiyay Ciidamada Qori-Lugud.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 7 годин тому +10

    Garxajis walahay waa walalo dhaba . Waanan ognahay inay nafta na duldhigayaan dadka siyaasi ayaa isku diraya ❤❤

  • @dilaakhdilwam8579
    @dilaakhdilwam8579 2 години тому +2

    Mashaalllh guulguul gobanimo

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 6 годин тому +10

    Garxajisow beerka idinka ogsooni illmadera yaal xabaala qurulugud rag garxajis ku aasan oo xiligi snm tii ah muj haragwafi raxiimulah qurulugud ayu nala jogey isaga iyo ciidan uu wato g36 ah Fr solomadaw ❤

    • @NasraUbax
      @NasraUbax 5 годин тому

      Waxba makala lihin wll dhulkeena dhiiga iyo wada dhalashadu dheyl maaha

    • @NasraUbax
      @NasraUbax 5 годин тому +1

      Waxba makala lihin wll dhulkeena dhiiga iyo wada dhalashadu dheyl maaha

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 7 годин тому +2

    mashallah wataa wadaniyadu markay dacad tahay !!! from saylac city ❤❤❤❤❤❤

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 5 годин тому +2

    😮wadani waa huwan codka umbay u danleeyihiin

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 7 годин тому +1

    Mashaa Allah, ❤❤❤❤

  • @CabdleCabdi-qj5ml
    @CabdleCabdi-qj5ml 7 годин тому +1

    waa wax wacan khayr iyo barako Aya ku jirta inad wll ka garb istagto oo naf iyo Mal wixi aad haystaba gasho wanan garabiogna

  • @somofficial7329
    @somofficial7329 7 годин тому +5

    Waa wadani waa huwan haqaadanina way idinku sunaynayaan waxa waxa soodhiibay faqash

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 6 годин тому

      Xaarka iska du

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 4 години тому

      Heego ayey noo dhaman basically iska cunaaya

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Годину тому

      Biyaha yaan laydinku sumaynin wadani waa huwan cod bay ku rabaan biyahaasi 😂😂 caqligooda

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 Годину тому

      😂😂😂😂 idinka maxa laidinka haya aan sheeko ahayn

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 годин тому +2

    Nimankas Reer Qorilugud iska saara hadii kale ciidanka ayay kala qaybinayaan,balaayo ayay ka wareegayaan.iska saara wadani ma jiree waa tug.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 годин тому +2

    Bidhi waa shaqadiisii Laba kunbayutar ayuu Islaamo ka soo qaado atyuu odhan jirey walahay ayan Ingiriiska ka keeney,waa koi oo kale.

  • @ahmedadanjibril6105
    @ahmedadanjibril6105 3 години тому +1

    Wadani Waa huwan

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Годину тому

    War bidhiidh caqligagu ma waxa u ku sheegay inay habarjeclo ciyaal noqonay anaga wasna xusbiga wadani ee ha cayiin caqliga habarjeclo

  • @Khayr120
    @Khayr120 5 годин тому

    Halkaas waxaa iiga muuqda kuwo safka hore ee salaada igu cidhiidhiya oo colaad dhiig muslim kaqaybqaadanaya subxaanalaah safka hore muxuu kudari hadii aan lagaa amaanhelayn

  • @AbdirahmanNoor-qt2db
    @AbdirahmanNoor-qt2db 4 години тому

    Adeer gaajo mataalo Measham ee xabad baa taalee ciidan la imaada ama niicda joojiya

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 годин тому

    habarjeclo jooga hadii hadii kale daarood guryaheena buu iman walaahi daalin ilaah ma gargaaro

  • @somofficial7329
    @somofficial7329 7 годин тому +1

    Huwan weye iohinta yaxaaska waxay arkeen in lafahmay waa jirjiroolayaal
    Fadla guba
    Deeqda kulmiye ✅
    lkn no wadan❌

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 6 годин тому +1

      Kulmiye waa fulayaal ciidankii qarankii haybada lahaa halkaadhigay oo kuveliyay soomaalilaan in reeruhu iskood isudifaacaan kulmiye qaran qaawiye badaluu intaan hargsysa laqabsan saxanoow difaacqaran waasidee?

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 годин тому

    dadka meydadka laga soo cararey ama dad ka maqan yihiin raadsada dad qaraabo ah hadeer rag nool baa lasoo heley oo dhaawac ah

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 5 годин тому

    Ololaha iska daaye maxaad sidaan

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 годин тому

    Illahay ka yaab Asad ma jiro waa alaabeyar oo bakhaarada burco soo dhiibeen,waa afduub at samaynayan waxba kama jiraan.

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 5 годин тому

    Ninba kiisa kaan ugu bedeli beerka ka ogsooni , tolku way mahadsan yihiin

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 6 годин тому

    Doorasho...doorasho..doorasho 😄

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 годин тому

    habarjeclo 40 nin markey ifinka dhimato gaari bariis ah baa loo keenaa ayaan daranaa

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 6 годин тому

    waddani waa xisbil xaakimka qaranka

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 годин тому

    habarjeclo hadaan nahey waa maraneynaa gardaro baan ku soconaa ilaahey halaga baqo dagaalada muuse iyo ina kaahin wadaan halaga joogo

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 7 годин тому

    Illaahay ha kala qaboojiyo waxay ku dagaalaman ma jire illaahay xaqa hatuso nabad ku dadaala inta dagal hurin lahadeen nabad ku baaqa

  • @Abdirahmaanmustafe20
    @Abdirahmaanmustafe20 7 годин тому +1

    Nio g36 codka anaga idin haynee nafta iyo hubka ku deeqa

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 7 годин тому

    Wax beena lagama shegaym marka horena sidaso kale ayanu u dawanaynay iyagoo leh kuma jirno dagalka imakase haday dadkoda dhinckaracen thanks wadani

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 5 годин тому

    😂😂cadawga gudaha iyo huwan kalkaal ka dhabta ahi waa kulmiye, sidoo kale waa qaran jebiye , waa la ogyahay sida uu dalka intii hadhay isugu diray 28kii maalintii ololaha

  • @yurub5288
    @yurub5288 7 годин тому

    Istus idnka jabeyiey somalilaan 😮😮

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 7 годин тому

    Muuse Biixi shaxda uu ciyaarayo waa lagu fahmey
    Ujeedadiisi ay a heeyd inuu fidno dhex dhigo labada is baheeysatey Habar jeclo iyo Garxijis laakiin Muuse Biixi waa lagu fahmey shaxdiisi
    Muusoow lagu fahmey

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 годин тому +1

    Kkkkkkkk waxa aad sheegaysa afku ma soo mari karaan miyaa,

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 3 години тому

    War idinkaa ka danbeya oo raba in aad is tustaan dadkan iniga qadar jabay horena wad u khasarteen waxani waa la inila fahmay

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 годин тому

    xabadu hadey dhacdo habarjeclo wadnihii baa goojacade ku go ay waa iska yaa ceynaa hada shaley 19 nin baa meyd koodii laga soo cararey waxaasi waa xaq darro weererka habarjeclo baa bilowdey ilaaheygii na buuryey miyaan been usheegeynaa dulmiga joojiya

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 годин тому

    Wax noo sheeg Alaab ma naqaane,wax sheeg?.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 годин тому

    Waa tuugtii kulmiye ka soo carartay,ku lahaaye Biyo ayanu keenay,zoology ayanu keenay ileen been ayaa waxaan jirin LaCie dheega.

  • @FariintaIslam-ka
    @FariintaIslam-ka 6 годин тому

    Hadhaw siduu u xalin-doona markuu xukunka qabto, laasacaanood

  • @nugaal012
    @nugaal012 6 годин тому

    Wadani waa ciyow waa ku baryay.

  • @Maxamedcali-v6n
    @Maxamedcali-v6n 7 годин тому

    mubaarig bidhi waa beenaale
    waa xildoon
    Raashinkan yarina
    taakuladii ugu horaysey
    ee laga arko xisbiga wadani

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 6 годин тому

    Garxajis baa inoo dhaama cidwalba oo waynu is ood xignaa

  • @AbdaleAbdilahi-j3j
    @AbdaleAbdilahi-j3j 7 годин тому

    No.bariis.iyo.biyo.dahacay .keena.rag.dagaalama

  • @HAMDEAPTHI
    @HAMDEAPTHI 7 годин тому

    Codbaydinka doonaysaan 😂😂

  • @MohammedHassan-gq8cp
    @MohammedHassan-gq8cp 3 години тому

    Beenaalayaal saandii ciidan ee shalay waxa iibisay Belweenta Habarjeclo ee qurba joogata ah ee si kale cod ku raadsada.

  • @cabdicasiismaxamed6458
    @cabdicasiismaxamed6458 6 годин тому

    Waarun kamad ahayn qayb difaaca dalka imkina arinkiinu difaac ma hee waa cod doon wuxu yidhi ninkii jiray rubad wiil ku dhali maysid marka toban casho ka hadhay ayaad difaac difaac waar warkinu waa kii hore

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 7 годин тому

    Heego wadnaha jaban hiil bariis 😂😂😂😂😂

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 6 годин тому

      Calaacalka igadaa wll haday wax kuuqabanayaan shalay may dhaheen waan sotashanaynaa😂

    • @SaharamaxamuudSaharanuur-ui5ey
      @SaharamaxamuudSaharanuur-ui5ey 5 годин тому

      Oo idinba wllo yaal sowdinkaa baris kayaking uun keenay😅

    • @HamdaYacine-wc3fk
      @HamdaYacine-wc3fk 5 годин тому

      Habar awal haday uhiilin cadawga masoo raacaan yusra harti sawtii lahay haati baanahay habar awal haday yusra islayaan dartood isaaq uga biximayaan😁

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 4 години тому

    codbay doonayan

  • @EmanMuhiyadiin
    @EmanMuhiyadiin 7 годин тому

    😂😂😂😂😂

  • @Maxamedcali-v6n
    @Maxamedcali-v6n 7 годин тому

    Beenaale

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 7 годин тому

    Cidi idin aamun maysee halaga baadho cuidamad

    • @suhaybsaleban5120
      @suhaybsaleban5120 7 годин тому +2

      Kala qaybinta inaga daa sxb Somaliland midnimadeeda ayaa ina deeqda.

    • @Hoodo123-b2f
      @Hoodo123-b2f 7 годин тому

      xabal ba idin deqda rer.kulmiye.uf