Wararkii u Danbeeyey Gurmadka & Ciidamada oosha Garxajis ee U Hiilinaya Habarjeclo oo Ka Baxay Burco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 86

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 День тому +7

    Maa shaa Allaah ! Saxarkii baxyo samaatay. Mar hadii libaaxii shaash ka weyna midoobey oo dagaalkii u wada dhaqaaqay, waxa la sugaa waa dhurwaa iyo yey oo hunguri cadka la wada jaro. Huwan Faqash " Garxajis baa noo maqan oo Burco iyo Hargeisa noo qabanaya" cawa waa hungoobeen, waa baaba'oodii. Baroortii shalay iyo tacsiyadihii maanta, waxa uga daran Garxajis oo SSB iyo Ciidankii Qaranka ku soo biiray. Dagaalkii Huwan Faqash wuu ka dhamaaday, mar hadii Garxajis kii ay isku halaynayeen, malaayiinkii ay siiyeen uu meelaystay, caawa na hilbahooda u soo qayshaartey. Maxay Huwan Faqash sugayaan, mar hadii Isaaq oo midoobey ku soo dhaqaaqay ? Saw maaha in Dhulbahante iyo Huwan Buuhoodle iyo Laas Caanood xabaalo looga dhigo maaha oo dhulku dhul Isaaq wada noqdo

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d День тому

      Dhul laga qaadayaa majiro dhulbahante ee deb inay kujoogan ayaa latusayaa adigu se afkan eed reersheekh isxaaq kuladishay eed oromoda dhulka kusiinayso jooji soona cadee halkuu garxajis lacagta malaayiintaa uu kaga qatay huwan waahaduu sheekhu ku dhalay

  • @KhalidAbdale
    @KhalidAbdale День тому +5

    Guul guul guul ssb

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc День тому

    Subxaanallaah waar bal wuxuu ku hadlayo ninkani maqla ilaahay sharkaaga kugu celi!! Aamiin aamiin yaarabi

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz День тому +11

    Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 День тому +1

    HAYGA DHAADHICIN ANOO REER JAAMAC WAAL AHA GARXAJIS GALBEED BAA NOO SOO GURMADAY 😂🤣🤣🤣

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @YurubDegan-vw1dw
    @YurubDegan-vw1dw День тому

    allow umadaada isu sakhir
    yaa allaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День тому

    Guuuul SSB viiva somaliland SSB viiva SSB viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @HirsiHILDED
    @HirsiHILDED День тому +1

    Dadku iaku aragti mahan odayga Reer SOOL siqurux badan ayu uhadlay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 День тому +1

    JAANIS DAHABIYA muusow kolhadii la midoobay ciidanka siidaa oo xadka soo xidh waayo maanta cid dagaalka kugu diidaysaa ma jirto

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 День тому +3

    Kkk ma gurmad doorashaa mise waa gurmad toliimo

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 День тому

      Adr shalay waa laga gardaraa maantana iyagaa gardaran

  • @khaalidbedal6379
    @khaalidbedal6379 День тому +1

    Malinka kaliya garxajis 🦁 so diro gurmadkisa uhorya wakas nabad kubaqen lkn lagama dhagysanyo waa in lafogeya huwanta

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 День тому

    Masha allaah taa TV ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ cadkar taariqyahan

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo День тому +1

    Haddii caqli jiro rer sheekh isxaaqaw garaad soofe inagu daba fayliya , waxa ka muuqda caqli iyo talo wanag xilligeedi joogta ,
    War maxaynu ku diidana nabad mise wali ina bixi ba inagu guuraya

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 День тому

      Miskiin ayad tahay durtaba waad qiirotay oo run ayad ka moodaysa. Hore waxa lo yidhi Daarood waxa uu nabad kugo yeelo culaad kugo ma yeelo

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 День тому

      Bal eeg sanadka inta reer ee daarood dagaal ku wadan Daarood vs sure Daarood vs sacad daarood vs sulayman

  • @NouraAhmed-v9i
    @NouraAhmed-v9i День тому +1

    Xaarood weligood gaadmo ayay wax ku dilaan
    Ha dhagaysanina xaaraanta beenta badan

  • @user-Axmed
    @user-Axmed День тому +2

    Alahayow sidii khayrle

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Garxajisow faanka joojiya anagu weli maanu arag meel garxajis guul khaasa ka soo xereyaye

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 День тому

    CIIDANKA MADANIGA HABER JECLO SSB GUUL GUUL GUUL SOMALILAND GUUL GUUL GUUL

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 День тому

    Wa Germany hadeya barora wa sidaso abada odeyshan assaqeya umada iyga dabaka ku kureya SSB guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul iyo gobanimo geeeeesiyada qaranka cadowga ma cilbaxo halaga shaqeyo Huwane hadhage afwena faqasha argagaxiso Dalemine munafiqe wa ine shaqo laga qabto Huwane waye kibrena aragon Itala hayana aya kirbera Huwane hadhage afwena faqasha argagaxiso waxa idena so waleya xasan sheekha beena buu idena shebaya adkeysata ha oyine Huwane hadhage afwena faqasha argagaxiso cilana waye cadowga somaliland cagta hostisa in sha Allah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День тому +1

    Buuuuufi huwantaa xaarmajo

  • @CabdikhadarMaxamuud-b6e
    @CabdikhadarMaxamuud-b6e День тому

    Guul Guul soomaaliland

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 День тому

    Warka wuu fiican yahay,laakiin sawirkan dhaqdhaqaaqaya ma fiicna oo dadka indhaha ayay la raacayaan ee fadlan joojiya.Oo leexaad dadkii saarteen.

  • @HanaAbdirahman-ip2de
    @HanaAbdirahman-ip2de День тому

    Guuuuuuuuuuuuul ssb❤❤❤

  • @abdirizakgendisch4068
    @abdirizakgendisch4068 День тому

    Saan Ku radinaye calacasha tin iga so baxday wariyaha kaliyah aan tagero Taar TV hamoodan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День тому

    HASSAN XABALE QORE ISAGAA WADA DAGAALKA SOMALILAND LAGU SOO QAADEY. OO ILAA HADA SOO DIRAYAA HUB

  • @Lagubaray
    @Lagubaray День тому

    Iictii-saam inaa xaashi iyo suldan guuleed argagixisada huwan eeysoodireen waayka xuun yihiin waxaku dhacaay,waxayna dhaheen doorashada nooga muhiimsaan Guushiina ee codka nasiiya hadaan huwaanta guudaha aah nahaay,Caajiib ,SSB inaa xaashi,xiirsii ,burmadow hasoo afjaartoo waa Cadawga H-J iyo S/L🇭🇺,kuwaani waa raagii huwanta soodagaal geeliyeeyee eelacagta iyo hubka uu diiraay?

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz День тому +1

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 День тому +1

    HJ ❤❤❤❤SSB

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi День тому

    Ma jiro dhul lakala qaaday ee reer guuraa socda ayaa meelahaa aad sheegayso soo maray

  • @Crashiid-yi9bf
    @Crashiid-yi9bf День тому

    Somaliland PAWER
    💚🤍❤️

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День тому

    Wlee huwanta waalaga subkaday markii afka lajabiyey ayey cacaacal Mesha lasoo afdhisteen haberclo isnot easy

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano День тому

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland SSB

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 День тому

    Wariye hadaad tahay maatiraahdod dhulbahante iyo Isaaq. Anigoo og Ku guulaysan😊

  • @hanadbarud9451
    @hanadbarud9451 День тому +1

    caare miyuu dhintay.warkaasaanu maqlaynayaa

  • @Sukiana-l7q
    @Sukiana-l7q День тому

    Waa beentii garadkan waa kii colada horin jiray

  • @KHADRAAYAANAyaan
    @KHADRAAYAANAyaan День тому

    Guul incaha llh ssp

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 День тому

    Muqdisho dadkii lahaya gacanta kuhayo idinku d hadad tihiin mar dambe Muqdisho kama talinaysaan somalinimo dambe naguma qaldaysaan, tuugo qabyalad
    Dal xoreeye hanolado

  • @MukhtarMohamed-h6h
    @MukhtarMohamed-h6h День тому

    ARAB IYO walaca adaag ogadeen akhiiro u dhiig 💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤💪💪💪💪⚃⚃⚃⚃⚃💪💪💪💪

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 День тому

    Guul Somaliland ❤❤❤

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 День тому

    Qurjiile dhulka wase kama kace kufujiye 😂😂😂

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 День тому

    Taar sawirka aad saartay waa west africa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День тому

    TUUG MAXAMUD XAASHI WAXUU OGYAHEY IN SHACABKII WADANI SOO BANAANI BAXI DOONON

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 День тому +1

    Waar dadka haysku dirin

  • @HersimahamuudMahamud
    @HersimahamuudMahamud День тому

    Waa dad somali ah baahi dhuleed ma qabaan ee hayska ilaaween ina cabdulle Hasan iyo siyad barre oo gabadh madow ka gashay shaydaankana hayska naaraan

  • @Halgame334
    @Halgame334 День тому

    H AWAL CIIIDAN KOOODI IYO AAAGOOODIIIBAA LASUGAYAAAAA

  • @GaryaqaanNouh543
    @GaryaqaanNouh543 День тому

    Dagaalka ka socda qorilugud iyo buuhoodle waa mid ay dhulbahante iyo daarood doonayeen in badana laga aamusayey hada se waa lala wadayaaa waxay ka helaan Bay leeyihiin

  • @HersimahamuudMahamud
    @HersimahamuudMahamud День тому

    Dhul laga qaaday dhulmahante laga qaaday meter square ayaa aduunyaddu Ku xsaaa

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 День тому

    Garaad soofe waxa dhahdaan maskax yare malay meel ku daban maanka laga doorshe, markaan nabad kula baryaayeu waadigii i colaadshee hadaba caano Ka maal.

  • @Sukiana-l7q
    @Sukiana-l7q День тому

    anigana maxa ididay walaladay isaaq

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f День тому

    Hayiin iyo dayiin baan galab soo hinqinaya, huwan oo iswadata habqan keedu jiidhiye huka qaada hubka qaada eeeeeeey!!!!!!

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro День тому

    Isaaqow dagaalkii shaley magac taarikhada galey baa idinka raacey dagaalki Naaso weyne 😂😂😂

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r День тому

    Guul guul ssb guul guul ssb

  • @Halgame334
    @Halgame334 День тому

    GURMAFKIIIIII BEEEELWEYNTA H AWAL MAKUUU GAADHO JIIDA HORE WERAR BUUU HOOODLE HALAGU EKSYSIIIYOO

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv День тому

    Ale ha kalaqaboojiyo labadadhicba waa misline

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 День тому

    Waxay dhalaysaa guul iyo midnimo 😂 soomaaliya ina dirow😂

  • @Sukiana-l7q
    @Sukiana-l7q День тому

    Adigu miyand shalay aad lahad yaa darooda

  • @faarahhaaruun8285
    @faarahhaaruun8285 День тому

    Haaye ,sawiradan naga daa baajuun xun baad tahee..waxa lagu moodaa sidii naag badhi weyn oo soconaysoo intay ruxday;leh kolla daantaa kolla daantaa..

  • @MaxamedManso
    @MaxamedManso День тому

    Guul isaaq😊

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg День тому

    Ilahaye kala qabooji

  • @patraanahmed5766
    @patraanahmed5766 День тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 День тому

    Markay laba wllo ah dilayen kamay hadlayn ma imkuu raqdiisii ka danqaday

  • @NuuraMaxamed-g5w
    @NuuraMaxamed-g5w День тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @zamzamdheeg2378
    @zamzamdheeg2378 День тому

    😊

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 День тому

    0:13

  • @XamseXasanyuusuf-tj1ln
    @XamseXasanyuusuf-tj1ln День тому

    ❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День тому

    𝑇𝑎𝑎𝑟𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑆𝐵 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝐺36

  • @zeinabhersi
    @zeinabhersi День тому

    😢😢😢😢

  • @CalimaxamedAxmed-hz8iu
    @CalimaxamedAxmed-hz8iu День тому

    Af'qadhmuune.....kkkkkkkk

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo День тому

    Allaw dagaalki maxa loo bixiyay

  • @SafioHaashinuure
    @SafioHaashinuure День тому

    😢😢😢ZZZ

  • @AhmedTola-qv2vi
    @AhmedTola-qv2vi День тому

    8 power 💚🤍❤️

  • @Mohamudshekh1212
    @Mohamudshekh1212 День тому

    😂 kkkkkkkk

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 День тому

    Kkkkkkkk garaad soofe

  • @munaileye-bd6mj
    @munaileye-bd6mj День тому

    😂😂😂😂😂

  • @xamseyazin
    @xamseyazin День тому

    𝚂𝚜𝚋 𝚠𝚊𝚗𝚒𝚍𝚒𝚗 𝚠𝚊𝚝𝚊𝚊𝚊 𝙶𝚞𝚕 𝙶𝚞𝚕𝚕❤😊

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory День тому

    Taar u weak up now😂😢😮😅