Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Heesta bbcsomali ay ku soo gasho-CABDİLLAAHİ QARSHE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • Heesta bbcsomali, ay ku soo gasho. Waxaa iska leh abwaanka cabdillaahi qarshe. Heesta waxa la dhahaa 'DADKAN DHAWAAQAYA'.
    Fadlan SubsCriBe iyo like iidhaha
    Fadlan kanaalka taageer.
    Dhagaysasho wacan.

КОМЕНТАРІ • 12

  • @baalgoray8087
    @baalgoray8087  3 роки тому +1

    Asxaabta wad ku mahadsantihiin dhagaysigina fadlan subscribe like iyo share dhaha

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 роки тому +10

    Waxa la odhan karaaH waa gabi ahaanba muLkiilihi iska laha fanka soomaliyeed c/laahi qarshe ...
    RabiH jidhkaga cadaab ma tusoH...

  • @hassanhusien7675
    @hassanhusien7675 Рік тому

    Maashaa Allaah, Allow u naxariiso, wuxuu ahaa nin aad u qaaliya.

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 4 роки тому +6

    Barnamijka cawa io calamka marki la joojiyey ayaan hesta ay kuso gasho so radiyy

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +10

    Viva Abwaanada reer Somaliland

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 9 місяців тому

      Abwaano kaleba majiraan waxyaro iyga lasoo koray maahane

  • @xasanmahdiaraye1027
    @xasanmahdiaraye1027 4 роки тому +1

    Ilaahow Kuu Naxariiso

  • @suhaybjaamac9684
    @suhaybjaamac9684 4 роки тому +5

    Somaliland weeye

  • @ahmedlangadhe6939
    @ahmedlangadhe6939 3 роки тому +2

    erayada waxa lahaa abwaan kii xuseen aw faarax