Baal goray
Baal goray
  • 20
  • 122 595

Відео

Qaabkee loo xiray facebook nacimo abwaan qorane iyo cali yare
Переглядів 262 роки тому
#nabad iyo nolol #somalia #wararka maanta
hambalyo 1da luulyo🇸🇴🇸🇴
Переглядів 202 роки тому
hambalyo 1da luulyo🇸🇴🇸🇴
Heesta Farmaajo-Villa somalia Gobanimadayada Geeyshka haye-maxamed Yusuf cabdi #gayshkayagow
Переглядів 48 тис.2 роки тому
muusiga heesta ay u isticmasho muqalada villa somalia waxa qadaya maxamed Yusuf cabdi fadlan like share and subscribe ha iga ilaawin
Waraysi taariikhi ah abwaan Cabdillaahi Qarshe
Переглядів 4903 роки тому
Waraysigan taariikhiga ah,ee mar la maqalka ah,oo laga qaadey aabbihii fanka casriga ah ee magaalo galka Ahaa, Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Qarshe AUN".Waxa ka qaadey wariye Xuseen Aw jaamac Xagar 1981.
Daawo Khadar Keeyow oo caruurta laqaadayo Heesta Muqdisho
Переглядів 9315 років тому
Daawo Khadar Keeyow oo caruurta laqaadayo Heesta Muqdisho Fadlan SubsCriBe iyo like iidhaha
Nabada naas la nugo leh sahal macalin
Переглядів 8766 років тому
Heesta nabadaa naas la nuugo leh by sahal macallin ciise Fadlan SubsCriBe iyo like iidhaha Nabada mouqdisho Somali song
Suldaan Seeraar oo shacabka Muqdisho ruxay iyo furitanka ciyaaraha "xamar bila"
Переглядів 1,9 тис.6 років тому
Suldaan Seeraar oo shacabka Muqdisho ruxay iyo furitanka ciyaaraha "xamar bila" Fadlan SubsCriBe iyo like iidhaha
Hees qaaraami ah; Beenlow faalalow-Cabdillaahi Qarshe
Переглядів 19 тис.6 років тому
Heesta Beenlow faalalow Abdillahi Qarshe Fadlan SubsCriBe iyo like iidhaha
Mogadisho mall diyargarowga ciida 2018 Muqdisho
Переглядів 1246 років тому
Mogadisho mall oo udiyargarowaya ciida iyo shacabka magaalada Muqdisho oo ku Best mall in Mogadisho Muqdisho mall Asxaabta subscribe iidhaha
Maxa ka taqaana somalida vampire ka ah(dad qalato)
Переглядів 9 тис.6 років тому
Maxa ka taqaana somalida vampire ka ah
Mataqaana Soomaalida Jilayaasha ah ee adduunka ugu caansan? halkan ka daawo
Переглядів 7 тис.6 років тому
Mataqaana Soomaalida Jilayaasha ah ee addunka ugu caansan? Fadlan SubsCriBe iyo like iidhaha
Qudbadii Mad. Aadan Cadde habenki 1'da luulyo 1960
Переглядів 5056 років тому
Qudbadii ugu horesay ee uu jeediyay Mad. Aadan Cadde habenki 1'da luulyo 1960 Hada kaheshay like iyo subscribe dheh Waa ku mahadsantihiin daawashadiina
Hambalyo 26'ka juun iyo xasuus
Переглядів 426 років тому
Hambalyo 26'ka juun iyo xasuus
Heesta 26'ka juun iyo kowda luulyo
Переглядів 9416 років тому
Heesta 26'ka juun iyo kowda luulyo
Heesta bbcsomali ay ku soo gasho-CABDİLLAAHİ QARSHE
Переглядів 17 тис.6 років тому
Heesta bbcsomali ay ku soo gasho-CABDİLLAAHİ QARSHE
Aroos djabouti
Переглядів 1,3 тис.6 років тому
Aroos djabouti
Abwaan Tarash waldaneyow
Переглядів 2,3 тис.6 років тому
Abwaan Tarash waldaneyow
Hodan naleyeh oo ku damashadeso beerta nabada
Переглядів 2337 років тому
Hodan naleyeh oo ku damashadeso beerta nabada
Goormaa ladnaanaye lixdankii ( 26ka juun 1da luulyo)
Переглядів 13 тис.7 років тому
Goormaa ladnaanaye lixdankii ( 26ka juun 1da luulyo)

КОМЕНТАРІ

  • @hassanhusien7675
    @hassanhusien7675 3 дні тому

    Allaah ha u naxariisto, waa xusuus qiiro leh, maantana Soomaidii isnacday oo kala guurtay, Allow isjaceylkii iyo isku duubnideenii noo soo celi.

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c 5 днів тому

    Allaha u naxariisto

  • @Li-dr3hb
    @Li-dr3hb 14 днів тому

    Aby walaalkiis miyaa😂😂😂

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 місяці тому

    Hees noble ah waaye wale Madaxweyne Farmaajo music aad u caan saaray ❤️🇸🇴

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 7 місяців тому

    Farmajo ❤❤❤

  • @user-ws9gb3yv2y
    @user-ws9gb3yv2y 8 місяців тому

    GOBANIMADAYADA CIIDANBA U GUNTANE WAXAY KUU GALAN WAA INAAD GUDAA

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Рік тому

    Guuleysta xogadalka aa miin dal aan ciidan lahayn waa babah cidkastan haweysata sidan hada nahay?

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Рік тому

    Wadatal ❤😂🎉

  • @hassanhusien7675
    @hassanhusien7675 Рік тому

    Maashaa Allaah, Allow u naxariiso, wuxuu ahaa nin aad u qaaliya.

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Рік тому

    AUN AL-FANAAN MAXAMAD YUSUF CABDI....GOBANIMADAYA GEESHKA HAYO...Ereyadi AUN XUSEEN AW FARAX DUBBAD 1963...

  • @generalgreen
    @generalgreen Рік тому

    Abdullahi Qarshe from Tanzania, great musician, by the way he grow up Somalia, woow.

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Рік тому

    Lies has been good tool of deception from very beginning through human history. The modern disinformation is new twist of old lies. Bullying,diplomacy gun, pluffing were old tactics old politics. Western democracy is deception and recycled old lies to gain manipulation of 3rd world. Beware of Beenloow waa falakoow.

  • @mohamedabdinasir8313
    @mohamedabdinasir8313 Рік тому

    Heestii villa somalia

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 2 роки тому

    😭BEENLOOW FALALAW BEENLOOW FALALAW AXYAA QARAAMI ADUUN 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cmckalgacal1953
    @cmckalgacal1953 2 роки тому

    Waan qiirooday allow dalka ino nabadey dadkaygo isjecel inshaa allaah

  • @naam9190
    @naam9190 2 роки тому

    hubka cadawga guba waa kuwa gurtee gaadiid noqdee kula garab socdee gobanimadaya geeshka hayee waxay kuu galan waa inad gudaa😢❣☝

  • @ruun5573
    @ruun5573 2 роки тому

    Musicada farmaaje 🥰😅

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 роки тому

    Ilaaheey ha u naxariisto Abwaankeenii weeynaa Xuseen Aw Faarax Dubad oo heestan iyo kuwo kale oo qiimo badan sameeyey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Рік тому

      Yàa ku luuqayn jiray

    • @AwrkiiCirka
      @AwrkiiCirka Рік тому

      @@gedefletv6049 waxaa ku luuqeeybayey Fanaankii codka macaanaa ee heesaha ugu badan wadaniga ah qaaday Maxamed Yuusuf Cabdi

  • @utudhorganisation140
    @utudhorganisation140 2 роки тому

    Guulaysta geeska yagow

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 роки тому

    Gamba waxa sitiyoo gunti waxa xidhaa/xirtaa, gidigood kujeceloo kuugurmado gobanimadayada geyshkaa hayee waxay kuugalaan waa inaad gudaa, wuu mahadsan yahay AUN Abwaan xuseen aw faarax😍😍😍

  • @muduofficial733
    @muduofficial733 2 роки тому

    M.a wllhi gobonimada wanaagsanaa

  • @abdinur3763
    @abdinur3763 2 роки тому

    Heeste sangun 60 madki waqti somalinoma qaali ahayd / somali maanta waa dhimatay 4.5 qah qaf

  • @AliAhmed-gq1hi
    @AliAhmed-gq1hi 2 роки тому

    Waxaan soo xusuustay caawa ninaan saaxibo nahay ee mardhow aan is baraney wlhi anigu waxan jecleystay inaan u hiiliyo lkn nasiib wanaag si kale uu ila aaday waa aduun iyo nin jooga xaladeed

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 роки тому

    Farmaajo ayaa ku ciyaaray xooga dalka gurigii ha ba ee in gumeed

    • @hassanyassin2546
      @hassanyassin2546 2 роки тому

      Adigaa inagumeed ah

    • @kunasokunaso7537
      @kunasokunaso7537 2 роки тому

      Alla Maxaad Nacas tahay yaa ciidan wax u tahay ilaa Burburkiii oo aan Farmaajo ahayn kala Saar waxa uu ciidanka u qabtay iyo waxa qalbigaga kujiraa ee qabiilka ah wax uu qaban waayay ee kale ku dhaliil lkn Ciidanka Siyasad maya

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh 2 роки тому

      @@kunasokunaso7537 farmaajo ciidan qaran ma dhisin ee wuxuu dhisay kuwo uu dadka ku caburiyo ku xasuuqo kuwo danihiisa gaarka ah uu u adeegsado ciidan waxaa layiraahdaa kuwii qaranka difaaca ee ciidan maaha kuwa dadkooda xasuuqaya waxaan ka codsanayaa ninka farmaajo badli doona inuu ciidan sida xun uu farmaajo u adeegsaday uu fakarka ee farmaajo ku shubay uu ka badalo ilaahay farmaajo hanoo soo celin

    • @MohammedAhmed-py4rk
      @MohammedAhmed-py4rk 2 роки тому

      @@AliAli-yl5rh Doqon

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh 2 роки тому

      @@MohammedAhmed-py4rk Doqonnimo labo maaha ee waxaa doqon ah kuwa been iyo faan taageeray

  • @alidaahir2419
    @alidaahir2419 2 роки тому

    Wan guulaysan donaa i,a waxa an garab istag uga bahanahay waa allah swt iyo shacabka somaliyed Waxan diyaar unahay oo ugaso baxnay noloshii shabac nimada in ay gadhay xiligii an naftena uhurilaheen siday somaliya nabad iyo dowlad kuheli lahayd 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 роки тому

    Geedkeed hago'o geerida dishee waa geesiyaashaa kugu gudbanee gobanimadayada geyshkaa hayee waxay kuu galaan waa inaad gudaa 😍😍😍😍

    • @abdinasiryusufkulmiye2746
      @abdinasiryusufkulmiye2746 2 роки тому

      War ninyahy midka kuxiga Muxii yiri

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 2 роки тому

      @@abdinasiryusufkulmiye2746 Gamba waxa sitiyoo Gunti waxaa xidhaa (raga io dumarkuu kawadaa) Gidigood kujeceloo kuugurmada gobanimadayada Geyshkaa hayee waxay kuugaaan waa inaad gudaa,

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому

    Geeshka somaliyed maantay ugu niyad ficanyihin oo dalkoda lexjeclo ka haysa alle hadunan uqorin farmaajo markale mid la mida ama dhaama hanogu dhiibo hogaanka dalka

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 роки тому

    Masha allah waa hees dhaxal gal ah, dalaan Geysh lahayn dal masii ahaan karo,

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 2 роки тому

    Aun qarshe

  • @abdirisaaqmohumadxareed545
    @abdirisaaqmohumadxareed545 2 роки тому

    Allow dalka nabad iyo barwaaqo inooga dhig Aamiin yaarabi

  • @abdirisaaqmohumadxareed545
    @abdirisaaqmohumadxareed545 2 роки тому

    ماشاالله

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 роки тому

    Ilaahow gayshkeena koryeel

  • @abdulkadiralimuse3704
    @abdulkadiralimuse3704 2 роки тому

    Gashkayagow daljirka dahsoon Baad dhaafiweydeen e maxaa jiraa. Gobanimadayada guulaa hayee wuxu nagu galaday waa inaan garannaa.

  • @abdikadirabdi662
    @abdikadirabdi662 2 роки тому

    Heists gobanimadayada geeyshka hayee

  • @baalgoray8087
    @baalgoray8087 3 роки тому

    Asxaabta wad ku mahadsantihiin dhagaysigina fadlan subscribe like iyo share dhaha

  • @baalgoray8087
    @baalgoray8087 3 роки тому

    Asxaabta wad ku mahadsantihiin dhagaysigina fadlan subscribe like iyo share dhaha

  • @baalgoray8087
    @baalgoray8087 3 роки тому

    Asxaabta wad ku mahadsantihiin dhagaysigina fadlan subscribe like iyo share dhaha

  • @baalgoray8087
    @baalgoray8087 3 роки тому

    Asxaabta wad ku mahadsantihiin dhagaysigina fadlan subscribe like iyo share dhaha

  • @apdirisakaadam4496
    @apdirisakaadam4496 3 роки тому

    heestan waxaan dhageysanayaaa 23 June 2021 galab nimo arbaca ah waxaan joogaa gobolada woqooyi gaar ahaan g awdal magala madaxdiisa borama waxaan dareemayaa rajo iyo inan malin uun arki doono dawlad somaliyed oo la xushmeeyo

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 3 роки тому

    dhamaantood waxahy bahdilaan sumacadan kadilaan dalkooda oo waa maxtarayaal kuwani

  • @TulipE2023
    @TulipE2023 3 роки тому

    RiP

  • @cnuur3687
    @cnuur3687 3 роки тому

    War sanaag anagaa degna mata arage

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 3 роки тому

    Cabdilaahi qarshe alle ha unaxariisto

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 3 роки тому

    M'y blood I noloda m'y tolkay cisse malab meelkasto joogtin arooskana aroos wacan allow ka yeel

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 3 роки тому

    Sharif hassan sheikh adan up up never give up

  • @Mohamedali-lb8hd
    @Mohamedali-lb8hd 3 роки тому

    Markaa taariikhda laga been sheegayo waa sidan oo kale

  • @ahmedlangadhe6939
    @ahmedlangadhe6939 3 роки тому

    erayada waxa lahaa abwaan kii xuseen aw faarax

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 3 роки тому

    HEESTU WAA WADDANI GUBAABO WAA HEESIIHI GOBANIMO DOONKA AHAA EE GUMAYSIGA LAGAGA SOO HORJEDAY DADKAN DHAWAQAYA DHULKODA DOONAYAA HADAY U DHIIIDHIYEEN ALAHAYAW UU DHIIB

  • @ibraahim441
    @ibraahim441 4 роки тому

    Wan aqaan wll waleba aquun buxdan u lee yahay 5 ugu huresa

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 роки тому

    The father of somali music, has right, since 1946.