Sacadu waa 7:33 31/8/2022 Wednesday 😥 magaceyga waa safa chama Dirir Waxa jira wiil aan is jecelnahy Ana wan jecelhy isna sidoo kle wakhtiigii hore dad wllo ah baan ahyd lkn markii danbe jacyl ayaa yimi meshii 😭wakhtiga noo danbeya ma aqani sidu noo noqon doono lkn intii hore farxad iyo murugba wanku soo Qadaneyy 😢 wanan usoo samirney hada wan kla amusanahy mananaan kla cadhoon waxna iskumanan Qaban balse ma aqaani xiligaa waxn ku kula amusanhy hada ani ilin baan meel la fadhiyaa isaguna sidoo kle wayo halkaas aan joogo ayaan ka daremayaa xaladu ku sugan yhy hada marar badan waxn nidhi aan xidhidhkeena halkaas ku jarno hadana anagoo isla hdleyna arkaa comment gan waxn u qorey si.uu qiso iigu noqdo xasuus leH😭😫 manta hadaan sidaa ku sii socono ma aqaani sidey noqon doonto nafsadeydu isaguna la mid jacylka sidiisaba maha in markasta la farxsanaado lkn jacylka dhabta ah wuu noocyo badan yhy farxad iyo murugo ba wuu leyhy😥😭
Waku dareemi kraa baayo lkn maad jacaylkaaga dartiis u tanaasushid oo la hadashid oo bal War cad heshid kala tag ama samir 2daba Kwrne hda mays hesheen oo maysla xiriirtaan 1year ago baa qodhay qisadaane😢
Ala aduunyo maxay wajiyo badan thy 😭🙏🏽 Imaad siin imana solin anno kuu siloona caashaqi isaanyadey saxansaxo odgooney saan ilama wadin wax bdn bn ku saxayo 😰😭😭 Leina ❤️ Sikale mahe calaf iyo sadba saxiix mar hore dhacay
Mattan Pro Wlhi Wan Ku taageera Pro video yo Aaad U Qurux badan Yad Zo Zo Qadata Xata Ay Kaga Daydaan UA-camrs kii Kale Pro Keep Going The One and Only Mattan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qisada naftyda ayaan rabaa inn hestan kuso bandhigo Magacgygu waa muntaz wil ayaan xidhidh wada lenhy faraxd darted waxn gadhnay ilaa heer aan mustaqbl ka fikir no 🥹❤️ Aniga saaid ayaan ujeclhy isgana sido kle lkn maalin walba waan is dagaal naa hdna makala amusno xtaa waxa dhacda mar marka qaar inan kala tgno Mntaa waa mlin aan kla xnaq sanhy aad ayaan ugu xisay wlh😩🥹 ilhay waxn ka baryayaa mar un inn kulano Guled mdama aan kla jogno laba dal oo kla fog❤️🤲🏻18/1/2024 Thursday 21:52
Wlhi Heestaan dareenkeyga bay kahadleza waayo wiil Aan three years aan is jeclen baa walidkis dartiis iiga tagay ano wax walpa dhankeyga ubadnayen wlhi saas ay tahy waxn dartis usamyey aan waligey samen wyo walidkisa baa dartis ula hadlay sidaan isku wayin waana baryey sas ay tahy Walidkis wax walpa way iga yeeleen Xiriirkina wata ay idhahen ani waa farxay qofka aan sidaaz dartiis usamyey markan iri Walidka wax walpa waa kaso dhameyey ano igu qeyliyey Walidkey maxa igu dire Io inuu iga gabsaday igana aamusay mopile iga qabnen farinteyda firiya igana aamusa. Wlhi jaceyl xanuunkiisa intii ugu xumeed waa maray ila hadana kama samrin Qofkaz 💔💔💔💔💔🤲 ilahey qalbigisa haisojediyo
Aniga waxan haya hees San sameyay oo aad u macaan taso khiso jaceyl oo igu dhacday Aan kasmeyay iskalaaji cid aan aheyna uma dhiiben xage loogu hagaajiyaa
The only one my favorite singer Abdiaziz Iskalaaji Keep going, you are the only artist I enjoy his song.
Oòpp⁹oo9ooooòooooo9òo
a trick : watch series at flixzone. I've been using it for watching lots of of movies during the lockdown.
@Finn Harold Yup, I have been watching on flixzone} for since december myself :D
@Finn Harold Yup, have been watching on Flixzone} for months myself :D
@@ahlamibrahim3335 eR2
Qisada naftyda ayaan ubaahdey inan heestan kusoo bandhigo😭
magacaygu waa abdimutalib waxaan jecladey gabar aan asxap ahyn bilo aan sxpoh ahyn kadib jacyl ayaa yimi bilihii ugu horeyy farxad aan dhamaad lahyn baan galney waxaan farxad ku jirnaba bilihii danbe waxaa bilaabmey shaki iyo jacylkii said u weynaadey ilaa heer aanu ku fikirno inaa mustaqbal ka fikirno 😭🥺
anika said ayaan u jecllhy iyadana sokle lkn maaLin walba waan is dagalnaa hadana makala amusno 😭😰xitta waxaa dhacda mararka qaar inaa kla tagno kala amusno hadana aan is aragno anagoo isLa hadleyna🥺sidaa daradeeb jacylku maaha mid xun wallhi aad ayaan ugu xiizaa xitta hadaan kala xanaqno ❤️lkn waxaan ogaadey iney thy noloshyda dhapta ah 😰🥺manta wa maalin aanu kala xanaqsanhy😰❤️lkn gacalizadeyda kama maarmo waa dunidayda 😰🥺ayada Waxay kamid noqon dadka comentigan si fican udaawandoona 😰
21/8/2022❤️ waxaan rpa comentigan ina arko sanado ka dib iney qisadeydu caan noqon doonto🥺😭
Alle haysukiin daayo wll🥺
Mach allh wan kahelay qisadaada waxan ahay qof kula dareena xaalka ad kujirtana kujira markale waxan filaya sanado kadip anagO faraxzan inan qoralkan arki doono❤
Hada ma is guursateen noso waran hadad nooshahay 😢
ma is gursaten wll😢
Tiktok baan kasoo arkay qisadaan wll hada ma is guursateen Nosoo waran bal🥺
Qof walba marka la qiyaameeyo isagoo qof wanaagsan ah, qofkiisiina dhan walba ka wanaajiyay, runta iskuma sheegee waxuu lasoo baxaa dareen gunnimo oo ladhaho Calaf.
Axyaa Iskilaaji.
Heestan ilaa 2k20ki ila iminko la marayo 2k24 wan dhageysanayaa sabab la,aan ma i amineysa ❤😂😭
😂😂Waanku aminaya lkn bilaa sbb banan amineynin
Alla anaa kula mida qaliyeey ilhy inaguma cadaabo 😢
Wllhi fanaan aan aad u taageero waxad moodaaba in heestan qisadayda laga samee yay iskalaaji hore u soco wllhi waa hees sigaag ah ii taabatay ❤🥺
Jaceylka Waa xanun marna waa farxad ....lkin ani farxdiza.ma.arag . xanunkiza mooye 💔😥💔 Iskalaji Hestan io Heso kalaba waxaad mooda inuu Qalbigeyga kaqoray wlhi 💔😥💔 ILAAHEY qalbiga Hano dajiyo ani iyo intii ila mida ..inta kalana allaha Isku Barakeyo 🤲❤️
ilaaahay haku tuuso wllo farxaada iyo mcnka jclku waa xanuun ❤❤❤
@@xafsaxirsi9186
Aamin Abaa 🤲❤️
@@xafsaxirsi9186ppm p
Sikaleta ma ahe calaf iyo sadbaa jira saxiixba mar hore dhacay 👍💯Alla ya cisak iskalaji ❤️ bk i ilosii
Sacadu waa 7:33 31/8/2022 Wednesday 😥 magaceyga waa safa chama Dirir Waxa jira wiil aan is jecelnahy Ana wan jecelhy isna sidoo kle wakhtiigii hore dad wllo ah baan ahyd lkn markii danbe jacyl ayaa yimi meshii 😭wakhtiga noo danbeya ma aqani sidu noo noqon doono lkn intii hore farxad iyo murugba wanku soo Qadaneyy 😢 wanan usoo samirney hada wan kla amusanahy mananaan kla cadhoon waxna iskumanan Qaban balse ma aqaani xiligaa waxn ku kula amusanhy hada ani ilin baan meel la fadhiyaa isaguna sidoo kle wayo halkaas aan joogo ayaan ka daremayaa xaladu ku sugan yhy hada marar badan waxn nidhi aan xidhidhkeena halkaas ku jarno hadana anagoo isla hdleyna arkaa comment gan waxn u qorey si.uu qiso iigu noqdo xasuus leH😭😫 manta hadaan sidaa ku sii socono ma aqaani sidey noqon doonto nafsadeydu isaguna la mid jacylka sidiisaba maha in markasta la farxsanaado lkn jacylka dhabta ah wuu noocyo badan yhy farxad iyo murugo ba wuu leyhy😥😭
Waku dareemi kraa baayo lkn maad jacaylkaaga dartiis u tanaasushid oo la hadashid oo bal War cad heshid kala tag ama samir 2daba
Kwrne hda mays hesheen oo maysla xiriirtaan 1year ago baa qodhay qisadaane😢
@@kawthermohamudhersi8890markey soo jawaabto iso sheeg😢
Asxby iskalaji woow iskala kiciyey hal week kuduhisa 🙏💯🇸🇴❤️💪💕 wooow my favorite fanaan iskalaji ❤️💯🙏
Xasus hore si khaas ah ii tawatay waa xanun markaad jeclato qof anan asaga ku jecleen
Si Kaleeto maahe calaf iyo sad baa jira
Saxiix baa mar hore dhacay
LEGEND ISKALAJI
KEEP GOING BROR ✋
Ala aduunyo maxay wajiyo badan thy 😭🙏🏽
Imaad siin imana solin anno kuu siloona caashaqi isaanyadey saxansaxo odgooney saan ilama wadin wax bdn bn ku saxayo 😰😭😭
Leina ❤️
Sikale mahe calaf iyo sadba saxiix mar hore dhacay
isakalaji heestan waxa mooda iney igu sabsan thy wlhi xaladan hada aynku juraa allow amuuraha sahal horoy usoco wanku wadaa nin culus 🥰🥰🥰❤️❤️❤️💯✍️
Hestan si garan ujclhy😢isaga darti banan ujclhy😢
5/16/2023😢❤ban bartey markan bartey sidan ufarxey ilhy baa ogaa nolosheyda dhan bu noqdy 😢😢lkn hada oo ah 12/11/2023 😢wan isku xanaqsanhy isagana iga qaldana😢mana donayo inu qirto😢😊
Iskalaaji wuu tilaabsaday fanaaniinti tolkeyga sheekhaal wuuba dhaafay xoogaa ha sugo haloo sheego
Jaceylka mar waaa farxad mar waaa murug heestaN xasus bay iiga liisay qof ooo 2 years xarir jaceyl nagadaxeyeey baa ninkale iiga gursaday 😢
Kheyrka ayaanan kugu jirin sxb Samir ilahi waxad rapto wax ka sareeya ayu kula rabaye iyadana reerkeda allaha u barakeeyo❤
@@Zumaya__Ahmet amin wlllo Qali daaadka calaf baa isku keno calaf baaa kaalaa geyo marka debmalahaN
Ax sorry aad baan uga xumhy wll😢
@@Zumaya__Ahmet debmalahaN waaa iskaa samraa wlllo ninki saamro ayaa sadkiisa hellò
Iskilaaji waa fanaanka kaliya eey heesahiisu badankood Ay Xasuuso igu leeyihiin💔
Wax dhan baan ku sugayoo
Sidig kugu ahaa fahan
Waayaan kuu samraayoo
Kuu silacsanaa badan
Dhaaxaan salaamaha
Kugu soori jiray adi !
Iskalaji Fanan La Mid Xiligan Loma hyo Asxan Eryo mcne ❣❤❤
Xasus hore si khaas ah ii tawatay xanun markaad jeclato qof anan asaga ku jecleen
Woooooow nice taagaraha iskalaaji ee koobaad bro heesahaagu sida malabkey igu socdaan
Labo sano ka hor ayy ahyd markaan heestan kuso bandhiday qiso yar ooo naftyda ka hadlaysa😢 waLi heestan xusuus weyn ayy igu leedahy😢
Run ahaantii waa heestii sigaara iitabatay walahy waa.hees qiirale sikaleeta maahee calaf.iyo sadbaajira saxeexbaa marhore dhacay
The one and only Abdiaziiiz Iskilaaji waxba lagaama qaban karo fanaankeyga❤👑🙏
Wax dhan baan ku saxayooo caleek my fev fanaan and lovely brother A Iskalaaji
Mattan Pro Wlhi Wan Ku taageera Pro video yo Aaad U Qurux badan Yad Zo Zo Qadata Xata Ay Kaga Daydaan UA-camrs kii Kale Pro Keep Going The One and Only Mattan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks sxb 🙏
Wow walhy wa nin aan heesihiisa jeclhy iskalaaji inder waligaa nolow♥️🥰🥰🥰
Fanankan hes kasto qado ani inay iga hadleso moda wlhi 😥😥❤
Iskilaaji wad talabsatay garay usoco heesaha jacayl igu soo wad
Calaf iyo sad ba jiro saxiix ba mar hore dhacay 🤐🤭😪 qofki taa ku dhacdey unba dareemaya xnuunka
Waa runtaa wllo😢
Imad sinin iamna solin AniGu kusilonah cashaqi zanyaday zaxo zaxo udginow zaan ilamad wadin 😥💔😥 6/1/2023/ waa mar xalad aan hda kujiro dhiP kaweyN majirto marka jecezhaY qoF qofkazna uu kazijedo Uuzanba kusojidin
Runti waa hees sigaara itabataY😥😥
One week 3 song iskalaji anther level ❤
Iskalaaji fanaan tagay 👌💯✅
@@MattanPro Nin weyn ❤
@@MattanPro sxb mcn heesta cusub ee hodan abdiraxman lyrics kaso dhig pro
Iskalaaji hand is down walhi nin adag😇👑💎
Qisada naftyda ayaan rabaa inn hestan kuso bandhigo
Magacgygu waa muntaz wil ayaan xidhidh wada lenhy faraxd darted waxn gadhnay ilaa heer aan mustaqbl ka fikir no 🥹❤️
Aniga saaid ayaan ujeclhy isgana sido kle lkn maalin walba waan is dagaal naa hdna makala amusno xtaa waxa dhacda mar marka qaar inan kala tgno Mntaa waa mlin aan kla xnaq sanhy aad ayaan ugu xisay wlh😩🥹 ilhay waxn ka baryayaa mar un inn kulano Guled mdama aan kla jogno laba dal oo kla fog❤️🤲🏻18/1/2024 Thursday 21:52
Amen wllo Alle hydin kulmiyo😢
Amin 🤲🤲
Iskalaaji on fire 🔥 man, keep moving upward and onward brother
one of the best somali Sad songs ever😭
Maalmaan saxaaraha ku sigtay dartaa fahan iga walle heestan anigay igu socota
My favorite fanan ❤😍🤴🏻
Hees badh iskilaaji matan Pro lyrics wax kale weeyaan hore u socda
Sikaleeto maahee calaf iyo sad baa jiro saxiix baa mar hore dhacay😪😪😪
Wlhi Heestaan dareenkeyga bay kahadleza waayo wiil Aan three years aan is jeclen baa walidkis dartiis iiga tagay ano wax walpa dhankeyga ubadnayen wlhi saas ay tahy waxn dartis usamyey aan waligey samen wyo walidkisa baa dartis ula hadlay sidaan isku wayin waana baryey sas ay tahy
Walidkis wax walpa way iga yeeleen
Xiriirkina wata ay idhahen ani waa farxay qofka aan sidaaz dartiis usamyey markan iri Walidka wax walpa waa kaso dhameyey ano igu qeyliyey Walidkey maxa igu dire Io inuu iga gabsaday igana aamusay mopile iga qabnen farinteyda firiya igana aamusa. Wlhi jaceyl xanuunkiisa intii ugu xumeed waa maray ila hadana kama samrin Qofkaz 💔💔💔💔💔🤲 ilahey qalbigisa haisojediyo
Wllo alle qalbi ha kuu qaboojiyo xanuunka jacelka waan kula dareemayaa mid khyr badan baad heli ee sami rabina talo saaro
Sister adunyadaa sidaas ah murugada qalbiga iyo jirkaaga uma fiicna iska ilaali intaad iska ilaalin kartid Alle talo Saaro salaadana badso illahay kabari inu ku ilowsiyo kana fogow wax walbo xususihisa sababaya
layaab
Sorry walhi qof ayku dhacdayba karanaya ax ax ax qofkan aduunka u jecla wan wayay sikaleto maha calaf iyo sadba jira saxiixba mar hore dhacay
Sdkle anba wllo😥
Saxiixbaa marhore dhacay
Yow🙃 iskalaji wuu tagay asiga iyo heesihiisaba🎶
Another way
Iskalaaji in one week
3 hees ayaaN kaa heenaaH
Iskilaaji kab wayn aad gashatay keep go
👍
Kabtaba weyn asigaaba iskaleh
iskaalaji fanaaanka kliya ee aan jclaay
My favorite singer ❤️❤️ keep going Abdiaziz iskalaji
MATTAN PRO
Keep going bro
Iskalaji Best Song
Legend iskalaaji keep goin
👍👌
Aniga waxan haya hees San sameyay oo aad u macaan taso khiso jaceyl oo igu dhacday Aan kasmeyay iskalaaji cid aan aheyna uma dhiiben xage loogu hagaajiyaa
Calf iyo sad baa jra zaxiix baa mar hore dhacy😰....
Heees aan ladacay runti keep going fanan iskalaji 😍😍😘🤘
Abdiaziz ali ise abti wa ku wataa
intii igu raacsan in eey heesuhu dambiyihiin like igu qabta🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wow Wow Boqorka Codka Abdiaziz Iskalaji
Somaalinimaa Ku Faanayaa"
AWAYE BAH-DAAN KA DHASHAY.
Fadlan soo booqo Channel-keena
Puntulandnimadaa inagu filan kkkkkkkkkkk salam my brother ibrahiim
Saxiixba mar hore dhacay 😮
KEEP GOING BRO
MATTAN PRO
TAGERA KU AHAY SXB
Abwaan Dhaga-jilic👏
Wah waah hes wa dhaftay tani🥷💀🚬
Calaf iyo sad baa jira 🥺😭
Anoo ku siloonaa
Cashaqii isaanyaday
Saani iilamaad wadin🥺
Calaf iyo sad baa jira 100 💯 🥺✅
9/12/2023😢💔
Calaf iyo sad ba jira sixi mar hore dhacay
Si kaleeto maahee calaf iyo sad baa jira, saxiix baa marhore dhacay!
CCC Iskilaaji BOQORKA BARTAMAHA
I love this man iskilaji
He love’s you 2 😂
Me to
Heez & badh
Iskalaaji fanNK qarniga mNTA LAJOOGO
fanaanka qarnigan jiro iskalaji libaax banaan dagy👏👏👏👏👏👏
Waxaan la mid ahay taageenshada aad kuu dawada
Taageero no one iskalaji
The Legend Abdi Aziiz Ali Isse Fanaan laba
The legend Abdi asis Ali Isse iskalaaji
Waaaw waxba ka dhacay
Laxankiisa markaba waan gartaa ninkan Why?
Erayadu adakaa
😔💔waayo darta usilicaanah
Mustafa karaama musuk uu tumay flop maba noqdo guul karaama cade
🙏🤲💑 keep goin mashallah
Still 2023🎉
Still 2022😘
Si kaletee maahe calaf sad baa jira
legend iskalaji another level runtiii
Legend of the legend
Wow waa igu socota
Hees xasuus igu leh🥺
Aaxx my legend iska caadi ma ahan
Asaxaabta sharafta leh isoo booqda sabiscribe iisaara
Caasho bare iyo maxamedkiyow jacaylkii 2022 bishii 4 aad guuleysta
Waa hees siqaas iitaabaty
First one
👍
I dont like the new comer singer but isklaji is legend for our new generations
Xasus iga go in igu ledahay hestan🥲
Fananka kaliye an wato
Saami iilamaad wedin 😑
My favorite song is kalaji ❤️❤️❤️❤️
Favourite singer 😢😢
Waaw iskajir
Legend allah fanka madobye heesaha