Zotero + NotebookLM = Cilmi-baaris Habeysan!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 10

  • @abaasyare7860
    @abaasyare7860 11 днів тому +1

    Aadbaad u mahadsantay walal Muse Shire, runtii si aad u heersareeya /professional ayaad u soo diyaarisaa , waxaanad markasta focus ka saarta waxyaabaha casrigan ku soo kordhay ee loo baahanyay. keep going walal.

  • @sayidaliabdullahi1021
    @sayidaliabdullahi1021 11 днів тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @abdirahmanbakal001
    @abdirahmanbakal001 10 днів тому +1

    Wll notion lessons kaa su diyari mahsanet

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 11 днів тому +1

    sxb aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay janalkaaga maanta ayuu isoo gaaray waana kugu soo biiray run ahaantii qaabka aad wax u faaiideyso waan ka helay waan kugu dhiirro galinayaa in aadan ka caajisin ia hore usoco sxb
    tan xigta hadii eebbe qadaro oo aad farriintayda aqriso hal codsi ayaan wataa hadii ay macquul xagaaga ka tahay muuqaal inooga so diyaari waxaa jira asxaab ila mid ah
    waxaa iga buuxa gmail waxaana rabaa inaan storage cusub iib sado maxaa xal ah
    mhd snd keep going borther

    • @muse_shire
      @muse_shire  11 днів тому +1

      Mahadsanid sxb, Waa talo wanaagsan.
      Insha allah video gmail iyo sida dhibabkaas loo xaliyo ka hadlayana waan soo sameyn.

    • @aliafrika06
      @aliafrika06 11 днів тому +1

      @muse_shire mhd snd markale mudane masuul