Hestaan ayadoo ramadaan ah haben habenada ka mid ah anoo mobile niicla ah radio ka dhageysanayo ayey isoo gashay isla markii you tube ka soo raadiyay ❤️🥰
Heestan waxaa ku jira magac wlaashay ama. habar wadaagtay hodan baashe oo i xanbaari jirtay barigan yaraa wll abaalkaga ma gudi karo adiga iyi hablo kaloo badan oo i xanbaari jiray waxaan idin rajanayaa nolol waarta iyo mid wacna aduunka ku noolada nolol mida ugu saraysa
Hees xusid mudan AHUN Ustaad Siciid Mir
Hestaan ayadoo ramadaan ah haben habenada ka mid ah anoo mobile niicla ah radio ka dhageysanayo ayey isoo gashay isla markii you tube ka soo raadiyay ❤️🥰
Aniga hada ayan ku mirqamayaa😂
inta wilkisa so dawatay o so radisay hesihisa like ta Alha u naxaristo
Wll hada ayaba arkay asagoo radinayo Ee ma mar hore ayoo soo rdiyay wiilka bal ino sheeg qolka daahir calasow ku arkay 😢😢😢
@@ahmednucman4333 anba kula mid baan ahay maxkamada daahir baan ka soo daawaday koleey isku qabiil ma aheey sidaas ayaa looga qariyey waa sideey ila tahay ilaahay baa og
heesaha siciid
1.dhabta miyaan kusaaraa
2.maxaa kulahagaagsan
3.amraneey waa into arooswacan
4.yaanan goin daraadaa
5.wadanigu maseexdo
6.warmoogeey naftaydaay
7. Afura axdigii gudatee
8.subxaan yaaqafaar
9.ishaaro
10.shamaad
11.qiiro
12.sharafeey
13.ambaguurkawaanrabay with
xalimo milaan
14.xaqmiyaa xeermiyaa
15.garsoor
16..gacallo
17.calaf haygukaasimo
18.madhaafaan
19.falis
20.waxbadhawranmaayo
21.abaalhooyo
22.garofartaada javale
23.goormaan kuhelayaa
24.jabuutiyey kudhiirada
25.ducaa laydin raacshay
26.canabeey
waa legand codkiisu dhif iyo nadir ahaa
Nimco waad mahadsantahay
Ilaahow u naxariiso o janadi fardowso kawarabi ❤abtigeey
Aamiiin
😍😍😍
Nimcoy heesaha aad soo tirisay qaar baanan arkin
Magaca siciid iyo hodan way isku qalman haa is aroosaan❤❤❤❤❤
Who is listening this year @ 2024. Alle ha unaxariisto Siciid Mire Xaydar Legend.
Erayadii Abwaan maxamuud Axmed Cali dabagooye
Allow u Naxariiso 😢😢
Siciid mire
🤲☝️
Heestisa Waxay Ka Hadlaysaa
Xaqiiq Iyo Wayaha Aduunyada
Iyo Jacaylka
15/6/2023 ☑️☑️
Alla yaa raxma adeer siciid mire xaydar
Aamiin
Habar qabe jecayl ❤kuna ahaa..
Halistii wadnaha iyo
Beerki buu hal gaadee
Maxaaa kula hagaagsan?
Haatan kula hagaagsan.
Allow Ku Naxariiso Abti Saciid Mire Xaydar🤲
Heestan waxaa ku jira magac wlaashay ama. habar wadaagtay hodan baashe oo i xanbaari jirtay barigan yaraa wll abaalkaga ma gudi karo adiga iyi hablo kaloo badan oo i xanbaari jiray waxaan idin rajanayaa nolol waarta iyo mid wacna aduunka ku noolada nolol mida ugu saraysa
Al fanaan ziciid
Hodan may Name❤❤
😮 hareraha intaan dayey mid kudhigan wayey hodaney maxaa Kula hagsan
axsan fanaan
legen aun Siciid Mire Xaydar
Aun
Yaa salaam calayk
Maxa haatan kula hagaagsan!
heesta waxes layidhaa
maxaa kulahagaagsan.
habaarqabe jacayl
AMA hodan
Mahadsanid.
Aax
Waaw😘
😍😘😘
Intuu haatuf ii yimid
Inaad yara hadaaqdoo
Iisoo hiloowdoo
Ila hadashay moodde” Cajiib!!
16/6/23 2:19 AM habanbyar ay tahay.
M.a
siciid more xaydar
😅
Qq1