Ifiyow qisooyinka xarfaanta ani wa ncbhy😂hno soo galin cabsida io danbi baarista noo so badi abowoow😂t.kle xildhibanada io dhaaqatiirta ardayda ka badan ee aqoonsi nga sii chanelkga😂hdi kle waa banaan baxeena😂❤
ulcer waa run waa boog caloosha gudaheeda ku sameys mata inta badana waxaa keenta bagteeriya loo yaqaano h pylori ayada gaas calooleedka ayey la socotaa oo ma kala maarmaan bagteeriyadaas ayaa gidaarka caloosha ku dhagta oo wey xoqdaan kadib nabar ayey noqotaa marar qaarna kansar bay isku badashaa boogtaas ay h pyloridu sameysey waana sababta dadka gaaska qaba cuntooyin qaar u dhibaan oo boogahaas bay damqiyaan ama xanuujiyaan markas buu qofku dhahayaa gaas baa igu kacsan ilahay intuu hayo haka caafiyo Mararka qaar boogahaas waa soo uraan oo qofka neeftiisa ayaa is badasha
Dhalinyaro wiilka like ta io veiws ka isma lahan plz like usaara wxba naga dhibi meyso waqtigiisa ayu noo huray dalabaadkena wuu fuliye plz aan is garano team ileys chanel thanks walaal ifiye ❤🙏
Wakhtiba wakhti buu kuu dhiibaya Amanda malinba malin Bay kuu dhiibaysa bilba bisha kadanbaysay kuu dhiibaysa sanadna sanadka ka danbaysay kuu dhiibaya
Brother qasoyin kaga aad ban u dhageesta comment kama so bixin waligey lkn maanta Aya kuso dhaarsaday en waxa ka codsan laheen Ina so dheesa qasada fariha I hope iney ku cajibisa oo aad so dheendontit en tedhakale wa qaso run ah oo musalsala Laga sameyay you tube ka xita waad ka heli karta ayaado oo Arabic ah ok keep going 👍 brother smile is Sunnah 😊
habeen fiican qof walba OO muslim ah 🎉😊😊😊❤😂
Fican😂❤
@@AnuushUpdy commentegaa igaga bax haddaad nabad dooneeyso🤘😂
Hben la mida oo fican zxp
@@YoonisMaxamed-ud3rc i.n wll
. Hda didana😂😂
Aaan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sallalaahu calayhi wasalam
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Sax scw scw scw scw scw scw
Scw❤
Inta rabto in uu channelka ifiye show soolaabto like muujiya👍
Waxaad rabtaa in aad coby garayso kadibna aad chenelkaaga kasoo sii daysid miyaa aar ka fadhiso dhulka😂😂
@@H.h.j.j.unknownperson may kaliya waxaa doona in uu solaabto ifiye show😂
@@H.h.j.j.unknownperson😂😂
Inta xildhibana ee ku xidhan ifiye ka mid ahay i aamin😂😂😂😂
Qisaba qisadey ka Fiican tahay❤ayaad nala wadagtaa mahadsanid waalow gacaliye
Ifiyo qisooyinka cabsida noso badi pleas❤
Ifiyowwww xili ficn so dhigtay❤😂😊
Wcs 🤝 ifiye
zxp soo gudbi qisooyinkii xarfanta keep going pro✌
Ileysow tii hore anoo wada ayanba tan arkay ❤❤❤❤
Team Ifiye on like
👇❤
Asc illes hadan tahay kooxda bidaaryasho e kugu xiran waa in raaligalin nasiisaa nin kasto bidaar leh waayeel miyaa 😂
200k coming soon 🎉
runti waa dhacdo layaab leh oo cajib ah oo weliba xujo miiran ah
Qatar wlhi labo sheekaa isku dhax wadaa❤❤
Maasha llh wll😊😊😊
Aniga xita waxan ahy danbi bare qiso yinkagana wan dhegesta oo isla markiiba wan xaliya inkasto dadeydu yertahy lkn qibrad ayan uleyahy arima ah danbi barista 🥰😘
Ifiyow qisooyinka xarfaanta ani wa ncbhy😂hno soo galin cabsida io danbi baarista noo so badi abowoow😂t.kle xildhibanada io dhaaqatiirta ardayda ka badan ee aqoonsi nga sii chanelkga😂hdi kle waa banaan baxeena😂❤
Sido kle wa necbahy xarfaanta ma ogi wxa ku necbahy😂
Wan nibcahay aniguba
Dambi bariis sobadi sxp ifiye 🙏 plz
Hhhhhh ilmaha markaan seexiyo aan alaabta cajiinka jikada kunadiifsanaa wan soonoqonaa 😂😂😂😂
Hooyo garti leh samiyey ❤
@@HODANABDULAHIABDI thanks u
HAHAHA 😂 😂
@@MrAmeen827🙄😏
Kor uhaay😂
Cawa anaa uhoreeyo lkn biri hosha ku qabsnaa I.a
Fariid Farxalan😅
Mamada dariska nogusalaam ifiyow
Horumar wacan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ifiyow ina kula sxbaa rabaa😭😂macquulmathyna sida wlltinimo
Ifiye wuu mudanyahy 1m inaaan garsiino🎉🎉🎉🎉🎉
Share oat aan usameno😢
Masha allah waxan ahay dr ka howl gasha dalka somalia gaar ahaan puntland markan relax qaadanayana waxan ku qaata vedio aad soo dhigtid hambalyo wllo
asc ifiye sxb gcly soo dhowow horay u soco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
It's called flower garden in English
Nio qisooyinka Carabta wa ku cajisey eee Qisooyin danbi badhayaal ah so gubdi
وصلى الله على محمد ❤
#Asaxaabul Qisas Si gaar ah ayaan idiin Salaamay Gabdho iyo Wiilalba❤❤❤ Qofkii Daneeya Barashada #English-ka na waa isoo Booqa Karaa?
Ani qiso walbo sodhigto haday hawen tahay xitaa wan dhamesan ma hurdi san qisada u jaclehay xitaa saxipkeyga xitaa maser ukaney kuleha ilaa xili danbe mxa kuso jadiyey😅😅😅maba ogo inuu ifiye ku dhafarno
😀😀 wa iga qoslisy wlh thanks alot sis
@@ILEYSSIlehay haku barakeyo ifiyow ❤
ولله أنت أسطورة
Ifiyow sage ilaa hada meshan kuso noqnoqanoya 😢qiso meeh😢😢😢😢😢
Ifiyow qisoyinka soo badi
Wcs ifiye
Mr Ifiye ❤
Azc azxapey aynu halmar ajar wada shaqaysano oo ku sallinno xabiibkeen maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salamaad minkuli afaad cadow sanaa allow imanka nagu sug
Ifiye we love ❤
❤❤❤🥰🥰🥰🥰
❤❤❤❤
🎉
Dhahnay waxaan dhahnaba ee howshaada wado
Ifiye zxb sare wajigaaga taliye maxaa nooga qarisaa zxb sare
Aniga ugu horeeyo mnta 😂❤🎉
Okay hawaan danbe kasohormaraa in shaa Allah 🎉🎉❤
First like me❤🎉😂ifiye❤❤❤
Ano fiirsan like saray ilen ifiye qiso dhadhan le kasuga
Walal xanuka wa gaas oo xumado nabaar ayu ku noqda calosha ulcère aya la dhaha af franciska
One love bro keep going
Ifiye nin jira waa marki igu horaysay oo comment soo bixiya micnha farxdad darted wayo cajis kaniga sartan nio inader micnha shaqadad ku qabsada nin jira ❤❤❤❤❤
Asc ifiye
Macalin ku xiran xitaa ifiye🎉
Like ta Ika ho biri dawan dona insha Allah hadu alle rali ka noqdo ❤🎉
Wakusugayay whi ifiyow zaki binxaji ayan fisanayay wan kaso paxay marka qisadada arkay hanbalya apwe mardhaw 2k ku rajeyna iyo kapadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Iam the one.
Mr ifiye.100%
Waali waye wlhi Qisadan wa i dhafrisay kkk
ulcer waa run waa boog caloosha gudaheeda ku sameys mata inta badana waxaa keenta bagteeriya loo yaqaano h pylori ayada gaas calooleedka ayey la socotaa oo ma kala maarmaan bagteeriyadaas ayaa gidaarka caloosha ku dhagta oo wey xoqdaan kadib nabar ayey noqotaa marar qaarna kansar bay isku badashaa boogtaas ay h pyloridu sameysey waana sababta dadka gaaska qaba cuntooyin qaar u dhibaan oo boogahaas bay damqiyaan ama xanuujiyaan markas buu qofku dhahayaa gaas baa igu kacsan ilahay intuu hayo haka caafiyo
Mararka qaar boogahaas waa soo uraan oo qofka neeftiisa ayaa is badasha
Asc.
Mahadsanid ifiye.
Caawa qisadaaani waaa yara wareer because France ilaa Tunis ilaa Emirate.
Laakin waa qiso layaaaba
Waxa na kaga mahad cilinaya sida nogu dadashy
Legend 🎉
6 qiso ma dawan wa xanunsana alx hda kis kis u dawana 😂🔥
Allaha ku caafiyo walal🎉
Waa.dhari.ubaxeed
Ifiyoow waxas gacantaada miyaa 😂😂😂😂
Waso dhaqsade❤😅
Mhdsnid wllkey ❤😊😊
Sami❤😊
@@Sumayomaxamudmaxamed ❤️😁 sharfan
Wcs ifiyooow ❤❤❤ina adeer 🎉🎉🎉🎉
mnshaa Allah ifiye sxb
😢😢😢subxanlah
Its6:49 qiso waalan iga dhe
Aniga ugu horeya 😂😂😂😂
My ana ka horeyey😂
ifiyow gabdhaha aad ka sheekeynyso kuma dhageysanayn ee said ha u amaanin ani waa maseeray😭😂😂
Dhalinyaro wiilka like ta io veiws ka isma lahan plz like usaara wxba naga dhibi meyso waqtigiisa ayu noo huray dalabaadkena wuu fuliye plz aan is garano team ileys chanel thanks walaal ifiye ❤🙏
Golden voice ✨️ 💛
Abowe qisooyinka see dad badan kuku soo biiraan part part ka dhig waa iga codsi❤
Ifiyow qisooyinkii tuuganimada aaawey
Bisinka walahi cajiib waaye siduu illahay iskugu aadiyay subxanalaah 😢
War sheekada waan kuwa teeray caawa 😂😂
Qumayo xun dheh xasidsanaa 😢😢mansha layiri carab waa xasidin yahuu
Wakhtiba wakhti buu kuu dhiibaya Amanda malinba malin Bay kuu dhiibaysa bilba bisha kadanbaysay kuu dhiibaysa sanadna sanadka ka danbaysay kuu dhiibaya
adna aniga ayaad isku keey dhiibaysaa😂😂
@@hasanabshirali3922 Adna Canuga aad ka dhashid ayad igu samineysaa😂😂😂
@@hasanabshirali3922 adigana aniga ku dilaayo😂
Ifiye qis00yinkii dampipaarisa ahaay aawey 😭😭
Wll sheekoyinkaga waxabay ii noqden balwaad aan iska jarikari lahay wan lasocda qisayinkaga oo dhan
Ifiyow madaxda anagaa ka,madaxsan waayo la,aan teen meelba ma,gaari karaan zxb sare ogow shacabka waa,awood qarsan zxb sare
Wan kusalamay wallkayga iles 🤚
Shaqalayalnah bilaa lacagta Eh neh ku dar 😂😂😂😂😂
Ifiye ❤
SUBXAANALAH WA NAAG MAAFIYADIBA KAYAZBISEY DAALIMKA ILHEY MARBUU SOO QABTAA NAAGTAN NINKEEDII HORE DILKIISII IYO KII DANBE AYAA ILAHEY KASHIFIRABEY
Keep going ❤
Shekadaan 4 mar ayaa leyga mashquuliyey ane dib ayaan udhigtay Alla war jecliyaa ifiye nuur maa isoo baleeyey?
Fadlan kaso hadal arinta haysata fananka barbar😢🙏
sxb qisoiyinkan wada naxdinta ah nagadaa qisooyin yar farxadle noosoogudbi mahadsanid sxb
legenaw markaan maqlo maafiyo iyo maafiyo adaan kuso xasuusta
guulayso walal qali ifiye
Wcs wan kaga mahad celinaa Qisoyink aad nooso xulayso Shukrn ❤
1:14:00 qof kaas qooma miyaa 😂😂😂
Waxaan filin waaye. Qiso run ah ma noqon karto.
🎉
Brother qasoyin kaga aad ban u dhageesta comment kama so bixin waligey lkn maanta Aya kuso dhaarsaday en waxa ka codsan laheen Ina so dheesa qasada fariha I hope iney ku cajibisa oo aad so dheendontit en tedhakale wa qaso run ah oo musalsala Laga sameyay you tube ka xita waad ka heli karta ayaado oo Arabic ah ok keep going 👍 brother smile is Sunnah 😊
Fariha iyo amiir mise ?
Wcs wr wb
walal igu cawi Like ❤❤❤
Likta keek miyaad u haysataa miyaad cuni😂😂
Ya Subhanallah 🫢🫢🫢🤔🤔😡😡🙏
😅❤