CABSI HADAAWAN HADAAD BAQEYSO FADLAN, QOF AYAA IS KEY TUSA GURIGA DHAXDIISA, BIYAHEYGA AYAA LA FURAA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 4 роки тому +42

    Aniga gabadheyda ayaa iyadoo labo sano jira ah waxay i dhihi jirtay hooyo qofkaas arag markan weydiiyo qofku ma nin ba mise naag waxay dhihi jirtey ma aqaan, waxan bilaabey inan aayat kursi akhriyo oo iga daba akhri dhaho ilaa ay ka xofdido, oo bilowday iney akhrido Marley aragto, ilaa allah ka kaxeeyey, alxamdulilaah

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 4 роки тому +40

    ((لااله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو علي كلّ شيء قدير))
    Nabiga sw Wuxuu Dhahay Qofkii Dhaha 100 Jeer Subax Walba Allah wuu Ka ilaaliyaa Sheydan Maalinkaa
    Sidoo Kale Qofkii Dhaho 100Jeer Galabki Habeenkii Allah Wuu Ka Xafidaaa Shayaadiinta
    Aaan Kudadaalno Athkaarta Iyo Magan Galka Eebe

    • @aamiinyuuyo4390
      @aamiinyuuyo4390 4 роки тому

      Masha allah runtii qofka uu imankiisu yahay dhab marnaba jini iyo shayaadiiin uma soo dhawaadaan
      سبحان الله

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 роки тому +1

      @@aamiinyuuyo4390 waxad ilowday nabi maxamed scw in la sixray jinnka banada sixir ayu ku yimada sido kale nabi ayub wixi lagu imtixanay shaydan ayu aha

    • @shukriinachannel1184
      @shukriinachannel1184 2 роки тому

      @@hodanc6255 zax wllhi waxan qoral wye

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 роки тому

      @@shukriinachannel1184 Allah qofki jecel yahay ayu adunka ku imtixana

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 4 роки тому +6

    Acudubillahi Mina Shaydani Rajim 😱 waan guuri lahaa ya Rabbi naga badbaadi sharka inta naga qarsoon 🤲 Alhamdulillah surah Baqra waan la noolnahay oo Rabbi na tusi maayo sharka shayaadiinta 🤲 jazaka’Allahu khairan Sheikh 🤲

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 4 роки тому +7

    Subxanallah adkarta subixi iyo tii habenkii aqriso digriga rasulka kudadal inshallah

  • @TheWayToHeaven1
    @TheWayToHeaven1 3 роки тому +12

    First time I saw you shiekh psychologically you changing the life of others. Allah bless you.

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 4 роки тому +5

    Sheeko aad baan ku jacelhay 🌹 jasaakallha sheekh

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 4 роки тому +7

    Masha Allah hore u soco,, subhanallaah subhanallaah wax kasta waa maqlee aduun kan,,, illaahay cadawga hanaga qabto

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 роки тому +20

    Qofka afkisa digriga Allah ka qoyanyahay marwalba ma baqo shadan xujo kuma laha

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 2 роки тому +1

    Acuudubillaahi mini shaydaani Rajiim ,muxuu rabaa qofku ,qur,aanka ku guba gabigiisaba walaalayaal !!!

  • @falisa576
    @falisa576 2 роки тому +1

    Subxanallaah ilaahoow inta xun naga
    Najjee walshayaadina wal insi.
    Adkaarta iyo qur'aanka' aqriskiisa hala
    Badiyo insha Allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 роки тому +3

    Masha allh Nashiidadaan Xasuus waye wllhi اذا الامجاد قد عظمت

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 роки тому +2

    و من يتوكل علي الله فهو حسبه.Ilaahay qofkii talo saarta isaga ayaa ku fila
    Adkaarta hadduu akhristo belaayo uma imanayso.

  • @fardoosamaxamud8390
    @fardoosamaxamud8390 4 роки тому +1

    Jazakalaah kher wall

  • @obaxadjama308
    @obaxadjama308 4 роки тому +5

    Masha allah🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏻🙏🏻❤

  • @shukripancakechannel3523
    @shukripancakechannel3523 4 роки тому +2

    Allow na badbaadi anaga & inta muslim ah

  • @kashiishibrahim4867
    @kashiishibrahim4867 4 роки тому +4

    Subxanallah Aniga sidaaan ookle ushakiyah mararka qaar Waan baqdah

  • @hawinhawa2946
    @hawinhawa2946 4 роки тому +2

    Mnsha Allah sheikh

  • @dhahranadan-hc3ic
    @dhahranadan-hc3ic Рік тому

    Masha. Allah❤❤❤❤

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 4 роки тому +2

    Subaxanallaha subaxanallaha subaxanallaha allow naga qabo waxaso kale amiin yarabi

  • @khadiijamacalin8000
    @khadiijamacalin8000 4 роки тому +6

    Shekh arimahaas waan dareemaa marmar i.a dardaarankaaga waan qaadan

  • @asmaaibrahim5774
    @asmaaibrahim5774 4 роки тому +4

    masha allah wax badan baan ka faa iday sheekha

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @baraarug969
    @baraarug969 4 роки тому +3

    ⭐⭐⭐⭐⭐ Baraaruje ale haku barakeeyo

  • @hawinhawa2946
    @hawinhawa2946 4 роки тому +3

    Sheikh ilahey hakuxif dhiyo is ilali

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 4 роки тому +3

    Subxanallah waa arimo dhibaatadooda leh illahay haka dulqaado walaala- yaashaas DHIBAATOOYINKAAN
    AZANKA KA SHIDA DHE GURIGA INSHA ALLAH WAY CARARI

  • @sihaamqurux8398
    @sihaamqurux8398 2 роки тому +3

    Subxanalaah illahow naga badbadi 😭🤲🤲🤲

  • @salmaxasan9653
    @salmaxasan9653 4 роки тому +1

    Masha allha hye 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nasrojimcale7424
    @nasrojimcale7424 4 роки тому +2

    Amin sheq

  • @CanabCisman-v1x
    @CanabCisman-v1x 2 місяці тому

    Subaxana allh ☝️ 🥺

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 4 роки тому +6

    Adigaaba habeen iyo maalin kuugu sooqarwaa waxaan naxdinta leh inaga daa please

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 4 роки тому +12

    Waxas oo kale wllhi bari ban arag nay aniga iyo wallshay albabkan xidhno ayaa naga daba furi jiray xata kijada ayaa laga shaqay san jiray yaab

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 роки тому

    Acuudubillaahi minashaydaani rajiim

  • @FoosiyaYuusuf-c8d
    @FoosiyaYuusuf-c8d 9 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw❤❤

  • @msssuubanabdikariin3808
    @msssuubanabdikariin3808 4 роки тому +23

    Zubxaanallah'"" wlhi wanka hela qisoyinka cabsida badan daawashadoda hadana wanka baqaa🙄

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 роки тому

    Subxana allah caacuudubillahi mana sheytani Rajiimi illah hainaga xijaabo

  • @muna9269
    @muna9269 2 роки тому +1

    Aniga marka aan yaraa tan oo kale wey igu dhacday balse wexee ehed mid layaab badan oo ah mar walbo in hurda da la igu dhibo oo habeen kii qof buur laga soo turaayo maalin kiina anigo hurdaayo ayaa gariira marka aan kasoo tooso codad ayaan maqli jiray ayaa maalin ayeeya deey ayaa ibarta qur aanka mar kaas kidib qur aan ayaan aqristay habeen kii igu horeeye habeen ka hurdo wanaagsan majirin habeen nadii hore

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives6505 3 роки тому +1

    Thank you

  • @sahrahassansahruja3092
    @sahrahassansahruja3092 4 роки тому +2

    Xasbunallah wanicmal wakiiil

  • @muna7480
    @muna7480 4 роки тому +2

    سبحان الله العظيم

  • @husseinmohamoud907
    @husseinmohamoud907 Рік тому

    Maansha Allah ayaad tahay

  • @yaasmiinibraahim4655
    @yaasmiinibraahim4655 4 роки тому

    Jazaakallah sheikh muuqaalada aan Arko Wexey illa ahayd qalbigeyga marmar Albaabka intaan ka xirto Ayaa la ii soo gargaraacaa waxan nafta dhahaa wa niyadada Adaa umaleeyo waana Arkaa muqaalo cabsi badan wan is adkeeyaa bisinka Ayaan ku dhagaa weyna iga tagaan waxa icabsi galinayo

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 4 роки тому +1

    Wacww Aamiin yaarabi

  • @filsanmaxamed7080
    @filsanmaxamed7080 4 роки тому +1

    aamiin Yaarabi

  • @abdiomar842
    @abdiomar842 4 роки тому +2

    Asc sheeq alaha ku xafido waxaad samaynaysaa waa in aad ku shidaa toonta la cumo iyo afartan faataxo alaha ku barakeeyo

  • @mahadsiciid4907
    @mahadsiciid4907 Рік тому

    Subxana allaah

  • @osmanmahamedmahamud3075
    @osmanmahamedmahamud3075 2 роки тому

    Suratul Al_baqara Aqri
    Adkaaraha kalena su hoogto ah u aqri.

  • @kunnaayeofficial1322
    @kunnaayeofficial1322 4 роки тому +8

    Waa jinn gurigeeda ku dhex nool marka waxaa looga baahanyahay ineey ku aqriso guriga suuratul baqarah

    • @naciimanalka2475
      @naciimanalka2475 4 роки тому +1

      Sax

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 4 роки тому +3

      Haduu jinn muslim yahay ma ka baxaa guriga?

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 4 роки тому +1

      Maryam Adam good question? Sheakha ka’sugeynaa jawaabta InshaAlLaah

    • @naciimanalka2475
      @naciimanalka2475 4 роки тому +1

      @@maryamadam6932 jin Muslim ah maku dhibateynayo wuu kula jogaa le guriga

    • @kunnaayeofficial1322
      @kunnaayeofficial1322 4 роки тому

      @@maryamadam6932 Haa waa uu ka baxayaa kaliya waxaa laga rabaa in lagu aqriyo suuratu baqarah iyo ruqiya gosgoos ah

  • @marianjama9302
    @marianjama9302 Рік тому

    Subxanalaha alahumanajena

  • @simanturki5077
    @simanturki5077 4 роки тому

    Asc Shiekh Allah kuxifdiyo aniga dhakigas ayan ku dhib qawa marwalbo shaki ba udhibey marwalba waswaas Allah ajar kasiiyo

  • @ugaasmohamedisack6193
    @ugaasmohamedisack6193 3 роки тому

    Mash allah shekhena sheekadan ama dhacadooyinkan oo kale noo soo badi

  • @sahraxasan4772
    @sahraxasan4772 4 роки тому +1

    Maaashaalaah

  • @axmadasadboss1237
    @axmadasadboss1237 Рік тому

    أسلام عليكم ilaahay hakuxifdiyo sheekhaw waxaan rabey nashiidada aad kubilaabatay vidio ga

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    Somalia intoo badan qu.aanka guligiis maxifdisana lkn Waxaan jeclahay Inay kitaabka ka aqri karaan sida ani cml
    Ilaahay ayaan kamagan galnay sharta shayaadiinta

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 2 роки тому

    Subxana Allah 😳😳

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 6 місяців тому

    Waa nimco, nimco ku sug , mncha allah

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 Місяць тому

    Surah al baqar ha akhriso h

  • @marwacabdirsaaq9710
    @marwacabdirsaaq9710 2 роки тому

    Wlhia aniga iyo walashey iga yar ayaa guriga labadayado kaliya aya joogi jirey oo aabe wu maqanyahay ingiriiska hooyadeyna meherad ayay suuqa ku haysatey wllhia bilhi tolhi been masheegayo gurigayaga sanqadha kabaxaysa iyo sida laysku eryanayo waad yaabaysa xataa dhawaaq ayaan maqli jirney waana cabsan jirney xataa albaabka waalaga sanqadhin jirey hooyo markay timaado habaynki waxba may dhici jirin markay tagtana way dhicu jireen😥😥

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 роки тому

    Sheekh Iga raali noqo waxaan kuu sheegi waxaad Ku eegtaan in ay sameyaan Marka ay seexaneyso guriga daaqadiisa iyo ilbaabadiisa waxa Ku filan in aad Ku xidhid bismillaahi oo kaliya jinku waa kabixi guriga

  • @xananayaanle8030
    @xananayaanle8030 Рік тому

    Walaahi waa igu dhacaan sida bayaha inay furuyihin

  • @DiiniDiini-jl6fo
    @DiiniDiini-jl6fo 4 роки тому +1

    Asc quraanka kareen waxaasdhan

  • @najmaadan2875
    @najmaadan2875 3 роки тому

    Asc shiekh entee kalaaa so xariiri karaaa

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency 2 роки тому +2

    Sheikh lugaheyga aan kuugu soo raadsaday waa 1:34 habeenimo waana cabsaday 😁😁😁😁 Taxi 🚕 ayaan dawaday kana hadaa dawanaa cabsi cabsi sxboow ha iga cabsiin 😁😁😁😁

    • @rayanabdalla3824
      @rayanabdalla3824 2 роки тому

      😅😅😅ha cabsan quran le aqriso adi yaku dhahay habeen waxan fiirso vedioga waxa ku qoran mad arkin miya

  • @cabdallayare4998
    @cabdallayare4998 2 роки тому

    Cabsi waaye allow naga badbaadi

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 3 роки тому

    nacaam shekih Allah kubaraakeeyo

  • @deeqyare4014
    @deeqyare4014 2 роки тому +1

    Anig jini waa isoo marey ciyaar ciyaar wax kastoo igu sameeye saa u cabsado nalka asig waa daaraa ane waa daminaa wiishka markaa 3 rabo laboo tagaa asgoo wili gaarin 3sedex 2labuu tagaa qofna ma dalban yaab masinjark waxaan qoro waa iga tiraa anoo arkaayo qofaa isoo wacaayo asgaa jawaab bixin si af carbi ah mashquulaan ahy maxaa rabtaa qofki yaab xataa bekeeri eberoo kooka koolo qaboow iigu shube waa tuure bekeerig maraa malwax qasaaye leebito bac ku jirtaa leegu soo dhex tuurey waa daadiye burkii dhamaan yaab wax jini taabtey Waaye inoo ilaah abuury jini waa aaminey iimaanaa iisoo kordhey subxaan allaah waa caay jirey waa LA bartey jinigiyaa yimit maanta naagaa igu soo dirtey

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl 2 роки тому

      Subxallah wlshey o laqo ayuu sidas ku ssmeyy oo 9sano ku jiray 2020ayu ka kor hadly oo yiri waqtikas ban galay oo guriga buskut io macmacn bu keni jiray oo ninkedi bu ku diray oo aniga inu imamulo.ayuu isku day o hadan isku mel jogin.xita wax walpa an sameyo wuu shegi jiray alhamdulillah kadib hda wu naga tagay 🥲

  • @hodanmacalincumar9634
    @hodanmacalincumar9634 3 роки тому

    Aniga lukaha ayaa dharbaxsho leyga dhufta markan hurdo intaan naxo ban sobodaa wlhi subxanalah ilah hana badbadiyo

  • @bts.army..somalia1423
    @bts.army..somalia1423 3 роки тому +4

    Wllhi arintas iyo arin kabdn aniga ayey i heysata 😢

    • @marwacabdirsaaq9710
      @marwacabdirsaaq9710 2 роки тому +2

      Habaqin ilahay isku xidh Quraan akhriso ha baqin Hana cabsan Hadad cabsatid waxa macquula in qaar kale kuugu darsaman Habaqin waa iga talo oki

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk Рік тому

      Hada saa thy wll 😢

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 4 роки тому +1

    Asc sheykh hadan gueiga taxlisha ku bilbilo musqosha shaydanka soo lo gali mayo maxan ku sameynaa

    • @zaki6726
      @zaki6726 4 роки тому

      Asc wll markaad musqusha galeysid Bismillah dheh oo adkaarta musqusha aqriso taasoo eh اللهم اني اعود بك من الخبث والخبائث ilaahow shaydaanka kiisa ninka iyo kan naagta ayaan kaa magan galney
      shaydaanka iyo jinka musqushaa hooy u eh iyo meelaha qashinka Subax iyo galabna Ayatul kursi ha iloobin weligaa

  • @mustafemahamed2244
    @mustafemahamed2244 4 роки тому

    Alloow u sahal amuraha

  • @janma2010
    @janma2010 4 роки тому +2

    Subxanallah

  • @cabdulaahicandiqadir3787
    @cabdulaahicandiqadir3787 Рік тому

    wll waxaas filimaanta aan ku arki jiri🥺🙄

  • @tiirri
    @tiirri 4 роки тому +5

    Acuudu billahi. Waligeey caawa ka hor ma cabsanin. Mar aan sii seexanaayo oo aan nalka iska damiyey ayaan videogaan daartay. Maxaa igu watay. Marki uu videoga 4 daqiiqo maraayo ayaan u dulqaadani waayey ayaan sariirta ka soo booday nalkana daaray. Ilahay baan ka magan galnay sheydaan iyo shartiisa.

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 4 роки тому +1

      😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @sowdamaxamad7693
      @sowdamaxamad7693 3 роки тому

      Aniga inta Lerka iska damiyey ban dawaday marku xoga socday ban Cabsi la dawan wayey hada Ayaan dawaday oo aan dhamaystay waxayna ii tahay 8:15 AM Subax nimo

    • @macalinkacuntada2965
      @macalinkacuntada2965 2 роки тому +1

      Kkk aniga intaa daawanaayay comitiyada dadka aa aqrinayay sheekada marba marke kasii cabsi badan tahay waa qoslayay subxanal allah Alxmdlh wll cabsida iska yareey marwalbo afka kama daayo quran ama adkar nolosheyda farxad ayaa ku hesta Alxmdlh allah macaak wll

  • @imanmohamed3948
    @imanmohamed3948 2 роки тому

    wlhi wan ka helaaa shekoyinka cabsida waxna iga fulaysan🥶

  • @queenja5138
    @queenja5138 4 роки тому +1

    Subxaanallah

  • @magool8581
    @magool8581 3 роки тому +1

    Sheikh
    Aniga markanyaraa waxan jogay badiye waxan dareemijiry ur ayan dareemijiry aanan fiynkarin qarmuun maahan carafna maaha lkn aniga unba daremikara
    Markan daremo urkaas hareerahyga ayan fiirinjiray mise waa wax geed hoostiis kujira oo kuusan masifaynkaro lkn wuu isoodayayaa
    Waxan noqonjiry caag jiririco ayaa iqaadijirty....
    Berigii danbe wan barty markaan dareemo xataa anoo kudhaxjira caruurta kale madeersiinjirin wan arkaa waan qalalaa saan ufiirinayo ilaa caruurta kale idareeman uu gacanta ijiidaan markaasaan mesha ka ordijirnay
    Waxaas uu idhibay saan ufaraxsanahy uunbuu urtiisa iskukaydareensinjiray saan markiiba ishaydu qabanjirty on caag noqon jiray aniga kaliyaana ogoon ka ahaa caruurta cid idulmisana wanlajoogy
    Markaan soo gaadhy ilaa 8 sano
    Wixii waa idaayeen waxa iskubedelay
    Marka reeraha dariskaa dab la iigadiro mina subax hore oo qoraxdu soomuuqato
    Waxaan arkay mas aaaad uwayn oo dahabiya oo samada maraya qorax kasobaxa ayuu xaga bidix kasoobaxijiray xaga midigtuu usoconjiray wan kadaawanjiray ilaa qoraxdii soobaxdo oo u kalibdhayo
    Markaan soodaahyna ileen dab ayaa la iidiraye xaaladu xoogaa waxan sheegan garanwaayaa wansheegaa blse laymarumaysto meshaas canaanbaa kadhacda.....
    Goor aan soogaadhy ilaa 12 ayaa goor hore nalookicinjiray aniyo hablo kale si aan dabka ushidno oo hararo usamyno
    Waxaan ujeeday xagii qorax kasoobaxa subaxaas ila maskii arkay waynaa ee dahabiga ahaa oo sidii meshiisii umaralaya samada sidii isagoo usoconaya mas shulka maraya.....
    Hablihii kalaan tusay ....... way irumaysten iyagu lkn cidna manu usheegin kamashquulnay shaqadii oo nalakarbaash subaxaas
    Allahu mustacaan......
    Badiye laygasoowad
    Waxbarasho laygeeyay
    Waxa hurdada igudhibijirty naag timo cadleh
    Anoo dareensan ayay gadaashyda soo seexanjirty lkn ismadhaqaajinjirin cabsi awgeed faraheeduna aadbay uqaboobajireen kolkay garabkayga saarto
    Quranban aqrisanjirajy adkar iyo waxwalba habeena iimagoyso iyadoo dharcad wadata watan
    Habeenbay beerka laadxun igadhufaty anoo matagaya katoosay hurdada mise majoogto hoyaday Alle cimrigeeda hadheereero calamwanaagsana hakumanysto way igutoosty
    Way itimi wan ugasheekeeyay inay qoftaasi farakulul iguhayso
    Hayadeey habeenkiiyo dhan maysan sexanjirin way tasbiixsanjirty waxy igutidhi adkaarta ha iloobin
    Ilaa habeen babeenada kamida ay sixun kalyaha jilib igadhufaty oo anooleh maxaan kasameeyay naagtan quraanban aqristay iyo adkaar wax igamataraan runmaaha miyaa quraanku iyo hadalo an fiicnayn ayan toosay wali wan yaraa lkn qof diinta waxkafahmyban ahaa alx oo asxab fiicanleh
    Habenki aniyo walaladey oo subcinaynya ayan gamcijirnay ycni iskuqol lkn kala sariiro. Hadana waatan qoftii dumarka ahyd meeshiibay iigamiista
    Wantoosaa habeenkii badi wangaafwareegaa daarada
    Ilaa habeen habeenada kamida ay suxun kalyaha iigalaady on kujeedsaday oon qabty cunahaa jidh aad ujilicsan ood moodo raha oo kale ayay lahyd lkn saan uhayay cunaha naftaa kabaxdy waxaana toosay anooleh waan dilay waydhimaty madhiigbaan galy iyo waxnocaasa waa laygutoosay mise wamelcidlaa waxy ahyd 2009kii
    Hada waynaaday alx lkn waxan ku arkaa qolkayga timihii cadaa oo dhaadheeraa markan marinayo hunfarka wan yaabaa meelay kayimaadeena maqaan
    Wax talo ah akhyaaray!?
    Jzakumulaahu khyraa.......
    Wllaalayaal inasoosuceeya....

    • @shamsocali8359
      @shamsocali8359 3 роки тому +1

      Subxanalah quraan isi saar anaa habeenkii marka sexdo nin an muqalkisa arkayo oo wijigisa an arkeynin gadasheyda soo seexan jiray sariirta ka cararaa hoya lasexa marka mel ado magalado kale istagan ka dhici jiray miyirkeyga wuu joga lkn awoda jirka iga dhaman jirtay walasheya quraan saar igeysay habenki markan sexday ninkii gadaal sexan jiray horteydoba soo seexday habenkas aa igu danbeysay waan guursaday 2 cunug markan dhalay waaba kan ninkii oo qaawan oo madow in oolyo lamariyo kale subixii quran saar la ii bilaaway habeenkaas aa iigu danbeysay ilaah iguma soo celiye lkn hada waxaa ii badalay cabsi aa leygu soo turaa wal wal inaan guriga ka cararo an damcaa hadan adkaar aqrisan subixi ama galabki habeenkii cabsi xad dhaafa masexan karo albaqrana maalin walba waan aqriya alx ilaahey sharta sheydanka iyo mida insigaba allaha naga badbadiyo

  • @shuaibboy549
    @shuaibboy549 4 роки тому

    Wabakahelaa cabsidhaa sodaa vedio gaa abti😂😂😂

  • @Nimco551
    @Nimco551 2 роки тому

    Wlhi waa waxaa mar kasta guriga ku arko marna iyadon cidi jogiin ba hadan magciga ligu yadhayaa 😳🥺 cabsi Wye

  • @csamadsaalim9175
    @csamadsaalim9175 4 роки тому

    Sh maxamed alaah haku xifdiyo waxan arkey mudo hore anoon hurdin lakiin indhaha isku haya nin an garanayo oocunaha ihaya ilaa an dhiman gadhey hadalka xaafada wan maglayaa lakiin ma hadlo Kari intii ka dambaysay mudada noloshaydii hosbey udhacdey waxbarashadii wanka tagey marba lugba ilabanta ceejin joogta cid anan arkayn riyooyin anku riyoonayo masas hadana waxan arkaa humag ama cod guriga dhexdiisa waliba dadka ayaa ila maglayaa niyad waxan arkoo kale salad magrib xoor daba Cade afka ka laydhinaya sida isoo eegaya shaydanka maan naarin wayo maban fahmayn inay afka ka laydhiyan ayanan modayey bal talo had igu biirin karto

    • @queensagal2876
      @queensagal2876 4 роки тому +1

      Wll halmid ban kusheegaya oo riyada xun iyo ciijinka aadkaga baxayso habeenki markad si seexanayso mucawadateenka yacni sadexda suradood ee yar yar sadexsadex jeer akhri iyo ayat kursi sadex jeer iyo albaqra shanta ayadood ee u horeeya sadex jeer ducada (la illaha illalahu waxdahu laa sharikalahu .lahul mulk walahul xamdu wahuwa cala kuli shayn qadir) tobon jeer akhri ama boqol jeer

    • @sowdamaxamad7693
      @sowdamaxamad7693 3 роки тому

      @@queensagal2876 waa Abayo cilaj fiican bad la wadagtay walashen

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 2 роки тому

      Anu aqon dheer umalihi shekadas lkn qofkas hadu nolyhy ama uu dhintayba waxey Ila tahay In ladulmiyay sxp bl hadba rerkisa utag oo kaxog wareyso lagayaba inad solution kahesho

  • @hodancumar2857
    @hodancumar2857 4 роки тому +3

    qisadaan qisa la mid wexey kadhacday balad weyne isla sanadkaan 1/11/ 2020 lkn hada alx wa la cilaajiyay caruurta iyo abahood aya arkayay lkn maamda ma arkeeynin hada lkn wey ka gudbeen

    • @queensagal2876
      @queensagal2876 4 роки тому

      Maxay sameeyen ma quraan bes mise xata mudaawad balo keenay

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 4 роки тому

      Quraan bes eraygas waqalad quraanku waxkasta isagaa kufilan

    • @queensagal2876
      @queensagal2876 4 роки тому +1

      @@farxaddaqoyskafamily5449 inu kufilanyahay layskuma haayo ee su‘aasha waxay ahayd ma quraan iyo cilaajin mudawad ba la saaray mise ruqyah kaliya

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 роки тому

      @@queensagal2876 ruqiya an quran ahayn majirto

  • @Hamdi-ml4uc
    @Hamdi-ml4uc 3 роки тому +1

    shiqo maxaa la gu basiraa gacmahega ayaan wayaa marar badan ayay igu dhacday arin kaa

    • @Hamdi-ml4uc
      @Hamdi-ml4uc 3 роки тому

      in badan ayaan wen gac mahega o qalbigega ka baxaan waxaan gaaray in aan wediiyo walaashey gac mahega

  • @rashidkahin7852
    @rashidkahin7852 4 роки тому +1

    Qisadii Annabel oo kale 😂😂

  • @asmaabdilahi52
    @asmaabdilahi52 4 роки тому

    IlaHow sharkooda naga haaya shayafiinta ins iyo jiin

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 4 роки тому

    Gurigay la degan yihiin jiman ha ka guurto

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому

    dhawr jeer ayaan arkay suuliga qof ka soo baxaya iyo albaabka suuliga oo intaan ka soo baxay la ii daba maray oo albaabkii qab laga siiiyay guri Hargaysa ku yaal aan degenaa aan waxaas ku arki jiray

  • @xananayaanle8030
    @xananayaanle8030 Рік тому

    habeenkii albaabka 4ama5 yaan kunoqdaa oo waxan umaleyaa inan wali xirin

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 4 роки тому

    Wee jiraan guryo jin ee daganyihiin magan alle allihii nawada abuure ka magankale

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 2 роки тому

    SUURATUL BAQRA GURIGA HAKU AKHRISSO, SUURATUL BAQRAH GURIGUUU KU MAQLO SHAYDAAN WUUKA CARARAYAA

  • @manhanlovern4662
    @manhanlovern4662 2 роки тому

    Xale a shanqar maqley ano kaligey joogo🥲

  • @prinssprinss712
    @prinssprinss712 2 роки тому

    Sub xaanalaah wal ciyaadu bilaah

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 4 роки тому

    Asckm

  • @bilanbellobeautysalon1336
    @bilanbellobeautysalon1336 2 роки тому

    Subxanallh

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 Місяць тому

    Qusul hhindi ku shied guuriga dariishad furu

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 3 роки тому

    Aduudu billah Ani fuley aan ahay

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Рік тому +1

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 4 роки тому

    Kkkkk shikhan anigooo igahadlayaa wlh waxan guriga lagu arkayo ee madow

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 роки тому

    Subxaanala

  • @marwamawliid7920
    @marwamawliid7920 2 роки тому

    😳😳😳😳

  • @farhiyo1123
    @farhiyo1123 4 роки тому

    I have a same problem

  • @mahamedabdullahiabdi4570
    @mahamedabdullahiabdi4570 2 роки тому

    Gurega quran saar quran xafidna wa tehee

  • @Najah-Moha.7.
    @Najah-Moha.7. Рік тому

    Shekh wlh habenki waxyabo layab leh yan arka haben dhawayd xta wxa laiga kiciyay hurdada qof isago ileh kalay idon sa wan hurdaysna wan iska dhaga tire sa cadi ya laikiciye klay wa waqti yar e orod idon aya laydhehe sa wan kacay ano dhibsanayo qolkana kligayga aya jife markan alabbka fure yan bararugay wxn iswydiye ya kudirsaday maxase lagu dirsaday wlh cabsi darted inta so orday yan hoyo so agfadhiste hurdadi wan ku laban wye ila waga u barye kuwa kle o badan ya jira wxan maqla dad aktayda ku shekeysnaya luqadodana an fahmaynin io wax iskay tusiya isago wda dhiga o maqar baxsan awod uma lihi inan si jogo meshi awodna uma lihi inan quran aqriyo afka ikala taga hadalkana wa igu dhaga marka ma aqan wlh cida hadan tuso waka an dhoho ma arakn iyaga wx wlan cml yay ila dhaqman