Aniga Waxaan Qabaa Madaxweyne Hassan Gabadhii Jihaan Inuu Madaxweynaha Hirshabeelle ka dhigo....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 109

  • @user-se8yv5po1b
    @user-se8yv5po1b Рік тому +10

    Xariifkaan Xasan Gurguurte ayaa kistoo u soo laabay oo ku yiri gabadhayda waa lagu dheggan yahay ee iiga fuji ayaan u malaynayaa

  • @drmohamedabdiosman3106
    @drmohamedabdiosman3106 Рік тому +1

    Absolutely wareysi Cajiin oo aftahannimo iyo hadal helid.well done sstv and abdisattar.

  • @siraadcali8636
    @siraadcali8636 Рік тому +4

    Cabdi sataar guul iyo gobanimo adiguna wasiir baad istaahishaa xog baadtahay kun wiil baad ka fiicantay tababarkii Qanyare baad haysataa

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c Рік тому +5

    Nin eelaay ah oo waxba ogeen ayaa la wareysanayaa ( waqti lumis )

  • @husseinabdi8631
    @husseinabdi8631 Рік тому +4

    Ninyahow noocan mar dambe hakenin idacada neef haduu xaarka iska duwa lugtiisa hora

  • @umumaidamaida1272
    @umumaidamaida1272 Рік тому +5

    qofkan waa cilaaj

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Рік тому +3

    War Naga Aamus Gabar Abaheed Siyaasada kula jirto maleh Sheydaan Baa Tahay

    • @kham3610
      @kham3610 Рік тому

      Ivanka Trump. USA 🇺🇸

    • @hashiugas1603
      @hashiugas1603 Рік тому

      @@kham3610
      Ivan trump Dhaqaalaha Aabehed beey masul ka Ahayd Haday kula jirtana America Maha 4.5 Qabiil wax laguma Qeybsado Hasan Sheikh Waxa Ugu Wacan U Sameyna Wax Walba Waa Nin Dhibaateysan Dhinac Raga Fadhiya Villa Somalia Hada La Shaqeeya Baa Xoog ku Haysta Dhinac Ismael Geele 🇩🇯 Baa ka Maamula Gurigisa Jabuuti Dhinac Imaaradka Carabta & Mahad Salad Baa Fara ka Haya 2022 june Markii Lagu Soo Feeray Emirate Carab Nafis Siyaasadeed Buu ka Raadina Gabadhisa & Hantida U Boobayo

    • @kham3610
      @kham3610 Рік тому

      @@hashiugas1603 wow 😮. Intaa oo dhan waxaa ka ogaatay social media. Ileen nin fara ka haaya adi kula ma wadaagin sirtaa. Laakiin waxaa cadeyn ah in qarax iyo shabaab canshuur qaada iyo lacag Qatar 🇶🇦 ka timaada si doorasho loogu isricmaalo iyado oo abaar xun dalka ka jirta. Intaaba ilaah waanaga samata bixiyay ALX.

  • @SamafalemuseHassan-ny1wq
    @SamafalemuseHassan-ny1wq Рік тому +6

    Kan xoolo waaye mxad ka wareysatan😂

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Рік тому +2

    Jihaan Xasan shiiq cadawga allaha kaaqabto

  • @yusufikar1141
    @yusufikar1141 Рік тому +4

    Waa nin waalan oo xanuunsan

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Рік тому +3

    Waxaan duqonkaha nadhaafii

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir Рік тому +1

    Wxn wax waalan waaye

  • @fartunhassan6920
    @fartunhassan6920 Рік тому +1

    Please kano kale hanoso farisin cawankas I'm not wasting my time with him

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 Рік тому +3

    Shaqo intad ledahay halagu qoro barina wax kale yan laga maqlin

  • @fikradkorodhso2591
    @fikradkorodhso2591 Рік тому +1

    Jani waa oromo

  • @abdirashiidadde3335
    @abdirashiidadde3335 Рік тому

    Sh,rusheeye ha loo diro

  • @Hosh-cu5fg
    @Hosh-cu5fg Рік тому +1

    Sstv level xun baa maresan dadka nocan waqti lama siiya kadaya sidaan

  • @husseinabdi8631
    @husseinabdi8631 Рік тому +2

    Kan bacacdisa waba dhibsaday caqli yaridisa aya arkaye maraxanweynba

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому

    KAN WAA DOQON OO KABA QAAD AH AAN MUDNEEN INAAN LA WARAYSAN.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 10 місяців тому

    Cabdi satar wa aqoon yahan lakin wariyuhu wa man gaab

  • @jamalqaysmohamedyare6970
    @jamalqaysmohamedyare6970 Рік тому +1

    Waa sheekadii dayoy yaa qaybiska kubaray waxa ay tiri dhaban dhurwaa dhabasxada ku dhacday ayaa ibartay 😂😂😂marka sheekadan waxaa iga sheekeeyay aabahay alaah yarham 1997

  • @awshan571
    @awshan571 Рік тому +1

    😂😂😂😂 waa ninkani waa fariid 😅😅😅 3:55

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Рік тому +1

    Kan yar walaahi is fun ❤

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar8126 Рік тому

    Ilmaha farmaajo gaalo raac ayay noqdeen bee

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 Рік тому +1

    Ra'yi gaab baad wareysanaysaa. Waqti ha iskaga lumin.

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Рік тому +1

    Waa run maamul Goboleedyada Dib u heshiisiin kaliya maaha waxa ka maqan waa qof iyo Cod markaasaa mid caqli leh soobaxayaa dadkana isku wadi kara

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    waa runtiis walee gabadha madaxweynaha waa muwaadin somali.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Рік тому

    War doqonkaan doqonku dhalay yaa warayso ku yiri

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 Рік тому

    War kani doodna ma yaqaan mana fayoba ee isaga tag

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Рік тому

    Qof jiran Dameer

  • @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn
    @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn Рік тому

    Eelay eelay dhalay war bax baahida ku dhashay was . elaayahoow xuunka ah

  • @koshire275
    @koshire275 Рік тому

    Ninkani waa doqon yaa huu waxan oo kale lama waraysto

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 Рік тому +2

    Faladagankii Siyaasada weeye kani 😅

    • @yahye1436
      @yahye1436 Рік тому

      Madaxweynaha Philippines iyo madaxweyne Ku xugeynkiisa waa aabo iyo ghabadhiisa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    DAAROOD WAA INAN GUMEED KU DHEGAN GOORGARADA JIHAAN XASAN SHEEKH MAXAMUD DAAROOD MA AHAN NASAB

  • @Altrass423
    @Altrass423 Рік тому

    War qofkan hada miyu cirka kaso dhacay

  • @hajinurabdulrazak4387
    @hajinurabdulrazak4387 Рік тому

    Ascw waxaad Tahay weriye caan ah markaa qof xanuunsan oo qabiil ka buuxo ka fiirso waraysigiisa

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Рік тому

    Leave Farmaajo alone.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    farmaajo walaalkiis hassan markoo qaadka ethiopia u xiray maxee aheyd? maxaa looga hadli waaye?

  • @ahmedasad2428
    @ahmedasad2428 Рік тому

    asc ninkan wax kabeen badan adunka ma arkin waxan ufahmay inuu rabo in wasiir lagadhigo ayuu rabaa hadalkiisa oodhan waa intaas

  • @koshire275
    @koshire275 Рік тому

    Ninkan waa cilaaj

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 Рік тому

    Kkkkkk warkan waa doqon su aasha la weydiiyo meel kale uu ka baxaayaa

  • @user-qd4yw1iu1u
    @user-qd4yw1iu1u Рік тому +1

    C/rashiid, ninkan waalan ee aan su'aalahaaga ka jawaabaynin maxaad ka waraysataa?

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 10 місяців тому

    Wa nin qalbi wanagsan wariyuhu lakin wuu buka wana jahil wayo su asha jaawabta ka macan

  • @abdifatahabdi3812
    @abdifatahabdi3812 Рік тому

    Ninkaan? Farmaajo iyo Fahad buu xarash u hayaa? Xasan Sheekh iyo Mahad Salaad waa kasoo baqaayaa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Рік тому

    Dorasho qof iyo cod ah hadii lagaaro adigoo digil iyo mirifle ah iyo hawiyahaan dalka ceebaynaya see laydiin dooranayaa...farmaajo dadka adigoo kale ah ayuu xuquuq usameeyey lkn wax abaal ah malihid

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 10 місяців тому

    Nuur wa bila nuur iftiin malha caqligusu

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 Рік тому

    MW Xasan Sh Maxamuud
    Gabadhiisa maxaa ka rabtaa, Mr Big Foot?

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Рік тому

    Doqon doqon oo beenta Barta yaa waqti is kaga dhumina kan kale

  • @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn
    @AbdirahmanAliMohamed-mh4tn Рік тому

    War SSTV war maxaad ka wareeysaneeysaa ninkaan wuxu u baahan yahay cilaaj. war hoyadii baahi ayeey u dhimatay.

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Рік тому

    War canugaan wareeysi yadiisa soo badi

  • @sakeriyacawed5816
    @sakeriyacawed5816 Рік тому

    Fahad dalka haga qabþo

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 Рік тому

    Nin xilraadis ah baad waraysan waxa uu sheegayo aanu sababayneyn bes eedayn Hal dhiman ah dhinaca kale ama ha ka cabsado ama xil ka raadshee

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 Рік тому

    War nuurow kan intaaad wareysaneysid kuwa suuqa ka dawarsadda ayaaa laguu qaataaa,hadalkiisa markaad dhageysato waaa ku labo labooneysaaa

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 Рік тому +1

    waa cilaaj kani ma caafimaad qabo

  • @AhmedMohamed-rw6pd
    @AhmedMohamed-rw6pd Рік тому

    cabdi sataar waxaan hubaa inuu ka faa'iiday maxamed Qanyare afrax waxaad heshay nasiib aanan ka helin ina adeer kay Qanyare naxariistii jano allaha haka waraabiyo

  • @moha786
    @moha786 Рік тому

    Ninkan Naceb Shaqsi Aya kujira iyo mucaarad Nabad iyo Nolal, Xita beenlow

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    kanih waa ciyal holay kkk

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Рік тому

    NUROW WAREYSIGA 5 TI BISHA AYAD QADAY MANTA AYAD SOO DEYSAY. C/SATAR WUXU KU SHEGAY IN MADAXDA MUCARADKA LA SHIRI DOONAN XASSAN SHIIKH, SHIRKI HADA AYU SOCDA .

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Рік тому

    Waxa aad weydiinayso xitaa maskax uu ku garto maleh.....axmaq

  • @Filbiri
    @Filbiri Рік тому

    Nuurow cidkaste mawaraysataan idinku waaba yaabee?

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 Рік тому

    Ninkani miyir maqabaa wariye?

  • @samiirabdiofficial6275
    @samiirabdiofficial6275 Рік тому

    Ninkan muxu sharxaa asiga ayaba luqada kuhadalkeda dhiwayo yahuu sidaan muu siyaasi kayahy😂😂

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 Рік тому

    Hadaadan madaxtootada aadan ka shaqeyn sideed u ogaatay in fahad uu I dhiibay ikraan al shabaab saxiib dhagtaada iyo afkaaga ha is maqlaan timahaagane hal dhinac ha u xiirmaan 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Рік тому

    Kan waa low quality lack of experience

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Рік тому

    Qofkaan carankaa xagaad ka soo heshay acuudu bilaah waaba bilaa xigmad

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Рік тому

    Haddaa ikraan tahaliil MAA loo caddaalad falo??? What a stupid man...waa cuqdadaysanyahay....Fahad muxuu ku haystaa

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Рік тому

    War kan wx ma oga, waa jiran waa la hadlaa uun buu maqlay ee iska hadal, waxa dalka ka dhacay iyo qas, fowda intii ku lugu leheed ma yaqaano, siyaasadda dalka wx kama yaqaan, 🤔

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Рік тому

    Caadi maaha sope no 2

  • @warsamemohamoudhasan1263
    @warsamemohamoudhasan1263 Рік тому

    Sxb xildhibaan shaadh oo ah xildhibaan somaliland ah asna noo soo warayso😂😂😂😂😂😂😂

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому

    Nuurow nin xanuu sanaya ayaad warey saney saaye hadana difacaya waxan oo kale hawa reysan fadlan wallaow crasy weye no no no caadi maaha kani

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    Weriye Nuur Ha Is Yeel Yeelin Xasan Farmaajo, Muxuu Ahaa Marka Qaadka Ethiopia Loo Xiray Family Ma'aheyn? Gabadha Faarax Macalin Oo Jaajuus Ah Qabiil Aa Shaqo Lagu Siiye. M/w Hassan Sheekh Waaka Qiima Badan Yahay Dadkaas Dhan .

  • @user-xj5ng9kl5o
    @user-xj5ng9kl5o Рік тому

    AR NINYAHOW IDAACADA MEEL HA UGA DHICIN NUUCAAN HA WAREYSAN GABADHA AYUU SHAXAADI JIRAY MASKIINKAAN HA DANBAAJIN SIYASAD WAXBA KAMA OGGA

  • @abdirahmandagane
    @abdirahmandagane Рік тому

    BAHDA SSTV please do not invite such person who is lien..

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 Рік тому

    NABE QURAN SAAR WAA U BAAHANYAHAY RUUXAAN MARKAAD BUR BUR IYO ISBAARO KU SOO AQLIYEESATID DOWLADNIMO WAXNA ADAN KA GARANEYNIN WAA ISKA NUUCAAN !

  • @amiirkaka
    @amiirkaka Рік тому

    Waxaan mardambe ha wareysan. Labo jeer ayaad Isla.suaashii weydiisay wuuna iska sheekeynayaa. Marka waa nin aan xaqiiqada ka war heynin ee waqtigaaga ha iskaaga lumin bro. To be honest, it is a waste of time to interview someone like this.

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 Рік тому

    Ar waxaan waxoow ku hadlaa fiiri,umad dhanbuu u gafaa,war fahad inaad irida u soo istaagrmtay miyuu ku yiri magan ala,warkaada aar goosi buu u egyahaye

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому

    Nuurow sujuu miyaad wareysi ka qaaday 😂waaba riwaayad ninkan

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 Рік тому

    Ceeb kuma aha

  • @mmh8047
    @mmh8047 Рік тому

    ❤😂

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Рік тому

    Asc war dadka aman geli ninkadan sobaro afka somaliga

  • @faya786
    @faya786 Рік тому

    Garamgaram haba iska ahaadee, Qof hadalkiisa miisaaman ma ahan. Nuurow Qofkaan naga wareeji. Fadlan.

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Рік тому

      walaahi 3jeer baan dawado waan kadhirkilaahay waayo waa wargaleen ee wiilka qabiil hakunicina iyo muxaafid madaxwaynaha aan cayeen

  • @ahmedyahye1019
    @ahmedyahye1019 Рік тому

    Kkkk ninkan inuu dadka ka qosliyo buu ku ficnan laha somaliya waxay u wareersantahay qofku wuxuu ku ficanyahay kama shaqeeyo 😂

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Рік тому

    Horta kan hala raad sho yaa usharaxay xilka madax wayna makhaarij soo sharax day kkkkk

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Рік тому

    Wiilkaan waa wax garad

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 Рік тому

    war ninkaan been badnaa. bro hadaad tihiin sstv waxaan idinku heysanaa ninkaan wareysigiisa.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Рік тому

    Caqli gaab

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Рік тому

    Daroodka cadalad ma yaqaniin siyad barre wiilkiisa gashan dhigga ayu madax ka aha sida madaxa i furan boskas bu jogey maslax maxamed siyad barre iyo laba wiil iyo 3 gabdhod nagtiisa hoyoyinkey madax u aheyd

  • @engabdimohamed2948
    @engabdimohamed2948 Рік тому

    Kani waraysi ma,aha nio magac kale holoo raadiyo magaca fahad aybaa ninka kaaoo horayso mahad suaalo ayaad kawaydiisay kamase jawaabin adna qof wax fahamsan matuhid ee waad iska qiiraysan tahay

  • @umumaidamaida1272
    @umumaidamaida1272 Рік тому +1

    ninkan neyrobi aan ku arkey asa go dawada dhimirka qato gormu cafimadey mise waxu ka so baxsadey meshi lagu hayey cilajkan yusan kudilin mandi ayuu sidan jirey

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Рік тому

    Aqoonyahan yar weeye

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Рік тому +1

    Waa Waalanyahay Ninkaan Aad Wareysaneyso Waa la Ogyahay hasan Sheikh inuu yahay Munaafaq Been buu ka Sheegay Fuhad yaasin

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Рік тому

    Arkanaa waa been loow is nacay yahuu ma nisaa qof siyaa si caana qof shacaba isku qalda kkkkķkkkkk yahuu

  • @KhadarAli-nw1ht
    @KhadarAli-nw1ht Рік тому

    CAGDHEER. Hablaha. Ka haha.

  • @maxamedxasan3475
    @maxamedxasan3475 Рік тому

    kkkkkkkkkkk😅😅😅😅😅

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Рік тому

    NUROW FARMAJO XASKIISA MELBA WAY LASOCOTEY IN XASSAN GABADHIISA RAACDO MAXA DIIDA.

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Рік тому

      Farmaajo xaaskiisa isagaa qabaye, Culusoow gabadhiisa ma isagaa qaba?