Madaxaa lay burburiyay, waxana idilay wiilka Kaambaynarka Muuse Biixi . Boqorka Beesha Gabooye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Kamid noqo Saaxiibada 100K ka badan ee halkan ku jira
    www.youtube.co...
    ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmediapr
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp....
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

КОМЕНТАРІ • 143

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 12 днів тому +12

    Gabooyi sowtan madaxa la wada qaday war kadaya waa birmageyde

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 12 днів тому +8

    Madhiban garaad waa reer khaatumo state ee sooguura

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 12 днів тому +2

      Marka hore mel lo guri karo samee 😂😂😂😂

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 12 днів тому +4

    Asc, War dulmi ayaa ka Socda Somalia iyo Muqdisho, Illaah waxaan ka baryeynaa in Somalia dhulgariir ku rido, illaahay dulmiga ka qaad Beessha Gabooye, Samaroon, iyo Majeerteen ka reer Bari ,

    • @xusenaxmed8980
      @xusenaxmed8980 11 днів тому

      War meshan ma muqdishaa mase waa mesha is laheysisen idorow😂😂😂

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 11 днів тому

      Howl ayaa socota yaab leh Alle ha Sahlo .

    • @MustafeAbdisamed
      @MustafeAbdisamed 11 днів тому

      Adba somali baa tehee aar maa adigaba dhulku kuula hor go'aa. Somalilandna waa meesha kaliya ee gabooye wax ka dhigay laakiin iyagaa ku xaaraya abaalkoodii Kuna noqday waxay ahaayeen asalkoodii

  • @samirr546
    @samirr546 12 днів тому +2

    Alxamdu lillaahi dheha walaalahay gabooye iyo reer somali landta aan idoor ahaynow
    Intii aan dad meel degan arkayey oo somali ah dadka ugu gobsan marka ay la dhaqmayaan somali kale oo iyaga la joogta waa idoor
    Barkhad batuul meel idoor ku badanyahay buu ku bilaabay feedh mid idoor ah sharaf iyo gobonimo iyo wada noolaansho dadkaas baa garanaya.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 11 днів тому

    Gabooyuu Waa dad sharaf badan , jaarnimo iyo sharaf baa Walhi ku dhan allow xafid gabooye.
    Reer sheekh isaxaaqow marti soor baa la ‘ idinku yaqaanee, dadka wadanka idinla leh oo walaaleheen ah oo meel walba oo soomaali degto degan ka xishooda.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 12 днів тому +5

    Waar dadka iyo dalka hanbada ha la gaadho
    Hadaan mucaarid jirin dawladi ma jiri karto, waayo siday doonto ayey ka yeeli dadka markaa bedel khayr qaba

  • @mahadhassan2894
    @mahadhassan2894 11 днів тому

    "KAAMBAYNARKA"somaligii baa dhintay

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 12 днів тому +4

    😂😂Wadani Sheekooyinkan madaayaan,Mar ay Masaajidada ka been abuurtaan. imikana ma odaygan ayey naf moodeen..

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 12 днів тому +3

    Somaliya inay inagu celiyaan ayaa gabooye xitaa loo isticmaalayaa

  • @sahraomar5898
    @sahraomar5898 12 днів тому

    Muse taladis waa waxaa dil waxaan xidh inshallah wuu tagi doon

  • @munacabdi3746
    @munacabdi3746 12 днів тому +2

    ilaahow reerkaa hadalkoodu liitee maxa xisbi weyn iyo hawshaa geliyey muuyidhaho ninkii idiley halaysoo qabto hadii kale wixii dhaca shaqo kumalihi

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 12 днів тому

    Waa gaboye ninkuu kahadlayaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 12 днів тому +7

    Ceebey tacaal waar muuse biixi xishood waa ka tagay

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 12 днів тому

    Suldanka iyo yarka ha loo qaado Turkiga si caafimaadkooda loo baadho

  • @adangaboobe9149
    @adangaboobe9149 11 днів тому +1

    waar midgaan waa midgaan uun , hadaj ay odhan kari waayeen bay u soo dhiibeen., waar shimbirihii wadanka ee aad dhamaysay baa lagaa rabaa ee cabaadka jooji

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 12 днів тому +1

    Gabooye Please 🙏 Konfurta Somalia 🇸🇴 iska imaaada 🤔 dagaalba haka jireee sida Hargaisa Qabyaaalad kama jirtee

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 12 днів тому

    Jaalle Muuse Korranka- Dhakhle Down..!

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 12 днів тому

    Adba saw adiga leh wadani ayaan dhisayaa

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 11 днів тому

    Midgaantu been badanaa Subhana Allah 😅😅

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 11 днів тому

    Gabooyihii iidoorka oo la laynayo.

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 12 днів тому

    Wariyahoow dayuusnimada qabyaalada wadata jooji gabooye cuqubadiisu wey idinheysaa soomaaliyeey

  • @CaliCismaan-zy3om
    @CaliCismaan-zy3om 12 днів тому

    Waar umadan reer sheekh isaxaaq hadaanu nahay xishoodkii iyo itiraamkii xaguunaga qabtay dadkan bilaa xishoodkaa eega ee suldaan kaa ku ladagaalamaya waad naga rayi duwantay madaxa xukuumada ayaa jirinimada ugu wacan dhediga dhedigu dhalay alle hakuu boogo dhayo

  • @Nafisa-h2d
    @Nafisa-h2d 12 днів тому +1

    Wax lagaa qoro sheeg

  • @ShadiaAhmed-g3m
    @ShadiaAhmed-g3m 11 днів тому

    waar! afkaaga boodhka ka qarso,oo ka cheedi madaxwaynaha ,muxuu ku falayaa dilkaaga
    waar neef walba oo iskii u kufa wuxuu iraahdaa Muuse Biixi baa ka dambeeyey dhicitaankayga!

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 12 днів тому

    Wallahi wa yaab, bal ha la aarko halkey ku danbeyso, suxaanallah

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 11 днів тому

    Migaha hargaysa joogaa way kibreen Hala edbiyo

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 12 днів тому

    REER ABTIFAYOW. HALKAA WAAD KU CEEEBOWDEEN.
    NINKAA ODAYGAA HADDANA ISIMKAA IN CIYAAL LOO SOO DIRO. WAA IDINKU CEEB.
    XAGGA ILAAHAYNA WAA IDINKU DULMI.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 12 днів тому +2

    XEERA GEEL XERADII MUUSA JUUDAAN AYEY NOQOTAY,CEEBEY TACAAL😭😭😭😭😭😭😭😭💪😭😭

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 12 днів тому

    Ciise muuse iyo muuse dhariyo labo wlla ah

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 12 днів тому +3

    Muuse waa fadhi kudirir ayuu bilaabay

  • @user-mm9mx6it2k
    @user-mm9mx6it2k 12 днів тому

    War ma gabooyihii ayaa lagu ugaadhsanayaa hargaysa

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 12 днів тому

    Waa kibir arintaasi dawladu wax haka qabato boolisku arintaa wax haka qabtaan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 12 днів тому +4

    😢😢😢😢😢😢😢😢 reerkii sowtan laxasuuqay

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 11 днів тому

    Waa dulmi habar awal way kibren

  • @Cigaal-k8b
    @Cigaal-k8b 12 днів тому +2

    Dhiigii maye deee😂

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 12 днів тому +2

    Beenaale umada ha isku dirin cajuus yahow

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 12 днів тому

    Midgaan waa Midgaan uun

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 11 днів тому

      Hadlakad meesha ku qoraysa ogow in adoo qabri ku jira kuu socon doono hadadan ka toobad keenin ilaahy ka cabso aduunyadu way gaabanthy cidad difacaysa walanay akhiro midh ku tarayn

    • @kamalyasin5008
      @kamalyasin5008 10 днів тому

      @@HalumIbrahim Qofka midgaanka ah sida ninkan oo kale suldaanka sheeganaya ayuu u hadla jaarbanu nahay labo caruur oo islaayey ayuu dab ka shidaya madax burbursan in madax burburey la tuso ayey ahayd adna hadalka midgaha u bahan ku wacyi

  • @faysalismail4458
    @faysalismail4458 12 днів тому +1

    Aga aga waa sheeko kale

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 12 днів тому +1

    Looxu haduu waynaa oo 3 jeer madaxa kaaga dhuftay madaxaa maxajin karaa

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed 12 днів тому +1

    Jamacshabeelow tagerayashii jeelka iyo dhafoorkalagujaray miskiin ha u ekan

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 12 днів тому +1

    War ninkan ma manta ayeey gaaden

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 11 днів тому

    JABHAAD GABOOYE AH BAA LA ABAABULAYA HALA OGAD0😂😂😂

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 12 днів тому

    Meelna wax ku tarimaysiine sidiini hore iskaga noqda

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 11 днів тому

    Doqonka waxaa la yiri usha kormarsii haduusan garan ku dhufo
    Soomaaliland waxaa iska leh Isaaq gaar ahaan SNM ta
    Inta aan aheeyn Isaaq ayaga ayaa usku dhijinayaa
    Inta aan aheeyn Isaaq waxaad wax ku tihiin Soomaali weeyn
    Xildhibaan Batuun maalin kasta nasabadiisi baa la caayaa
    Abiib isagoo xasaanad leh baa xabsiga liinta ku cabayaa
    Soomaalida wexeey tiraahdaa ( qof aad dooneeyn iska tag lama yiraahdo wuxuu ku tago baa la tusiyaa)
    Adoo xasanad leh baa xabsiga lagu dhigey taasi micnaheedi waa kuma doonayo iska tag
    Wadaadkani uu leeyahay madaxii baa la I bur buriyey
    Hadaad wax garad a haan la haydeen maadan sheegan la heeyn Soomaaliland oo iska leh Isaaqa
    Iskaga carara meesha hooyadii soomaalida baa idin deeqda
    Soomaaliland Dana ha deeqdo Isaaqa qalaas
    ( lakum diinakum walii diin(

  • @hasanmaxamed-mh8cc
    @hasanmaxamed-mh8cc 12 днів тому +1

    Waa.la.yaab

  • @God-p5x
    @God-p5x 12 днів тому +2

    Waykasurowdamuse.judan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 11 днів тому

    Beeeeeenle uf

  • @FaysalAli-xr9nl
    @FaysalAli-xr9nl 12 днів тому

    Nin wayn oo aan xishoon buu ahaa marka horeba.
    Sidii shayaadiinta iyo dadka waalan buu baalal xidhan jiray.
    Inuu been sheegsyana way kamuuqtaa.
    Hadii nin jaara is dileen ciduu doonaba ha noqdee.
    Siyaasada iyo xisbiyada meesha maxaa keenay.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 12 днів тому +1

    Anigu Daarood baan ahay Majeerteen reer abtigeey waa reer Shiikh Isxaaq Garxajis Habar yoonis
    Sida wax u socdaan waa wax lag xishoodo 2024 Soomaalinimada in aan kabaxaan kabaqayaa Canada 🇨🇦 ayaan joogaa dhalasho waan haystaa immigration ka inta tago in aan dhaho iga tirtira Somali baan ka baqayaa waa maxay waxaan yaa looga dacwoodaa

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 12 днів тому +1

      Wll reerkaas aad dhlasho ahaan sheegstay ayaan ahay. Finland Helsinki ayaanna joogaa
      Reer abtina waxs ii ah reerkaa adigana kuu ah weliba habaryoonis. Reet xuseen.
      Wallaahi wll abtiyaashern waa kasoo dareen ceeb alle ha asturo.

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 12 днів тому +2

      @@HusseinadamHashi-vr5hj aad iyo aad walaal Aniga Xirsi Cisman reer Caaynanshe weeye waa wax aad looga xumaado waxa dhacaya guud ahaan Soomaali gaar ahaan reer abtigeen oo wanaagii lagu yaqaanay meesha kabaxay

    • @munirkh
      @munirkh 12 днів тому

      Abti sheydaanka iska naar,,, oo Caadi iska dhig,,,, 😂 meeshan reer Somaliland wey isfahmayaane Balo ma jidho 😀😀

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 12 днів тому

      @@munirkh 😂😂😂 haye abti

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 12 днів тому

    Subxanallah waa xkasta waa muusa so diiray meesha waxba ku jiira e odeeyban wax bu qariinaya muuse muuse waar islaaxishooda o munafqanimada iska

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 12 днів тому

    Boqorku waa in u hubiyo arinta hadal maaha waa kulmiye

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 12 днів тому

    Kkkk
    Xasan hobohobo waa mucaarid muuse maaha waa teamka suldan xasan
    Boqor qodabkaa ku noqo

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 12 днів тому +1

    MA MUUSE DHARIYAA KANI?MISE WAA MADHIBAAN? HADUU MUUSE DHERIYO YAHAY HOOS HA LOO EEGO,HADII AANU AHAYNA WAA MARTIYE SIIYA SHIF SHIFO,SIDII PUNTLAD IYO SHUFTADII BUURTA GACAN LIBAAX EE (WADANI)KAB AFKA HA KA SSRINA.

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 11 днів тому

    Waar ilaahay ka cabsada laa xawla wala quwata ilaa bilaah
    Oo dulmiga iska daaya

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 12 днів тому

    War reerkani waa gun !
    Suldaan baa lagu sheegayaa, ninka waxaa samaynaya ?????
    Iidoor gun inuu yahay,
    Dhaafiwaa Gabooyihi .
    Gacantooda ula tage,
    Idilkood u Gooddiye,
    Ruux garaad leh lagawaa,
    Gacantoida qabankara,
    Garawshiinya laga helo.
    Shalay Barkhad Batuun,
    Maantana suldaankii.
    ??????????????

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 12 днів тому

    Hargeysa wey udhamatay wa lagu kalatagaya

  • @hah7064
    @hah7064 12 днів тому +1

    Waar inanyaroo isku Gabooye yihiin baa dakhray hhhh muxuu u siyaasadaynayaa jaarku weligood bay isa shiidi jireene.

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 12 днів тому

    😂😂😂😂😂😂 aflaamiist

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 12 днів тому +1

    Adeero ciro iyo inaxaashi xaaraan ayay ka tahaye dawladaada laheshii
    Hadhay xataa helaan kamayeelayno
    SNM ayaa Haysanaysa ragii kaadidooda u soo cabay markaad markaad Siyaad bare Madiidinka u ahayd

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 12 днів тому +1

    Waa dagaal midgoodkoodii iyagaana isdiley cidkalena meel ugumey iman wadani iyo kulmiyena shadow kuma laha nin la diley oo laga adkaadey wuxuu doono ayuu kuhadlaa

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 12 днів тому

    Muuse taladiisu waa dil oo xidh dadka degan meeshaa wuu ka adkaaday cidina kuma dhacdo waa gumeeyey iidoor oo dhan ku quusta dadaw

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 12 днів тому

    Soomaaliland dulmiga ka socda aan aragno meeshay wax gayso dhibaatada dadka masaakinta ah dhibka lagu hayo

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi 11 днів тому

    Sawtii shaley casarkiii gaadhiga uun la arkaayey😂 ninba la diley maba maqleyn

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 12 днів тому +4

    Arinkani waa muhiim in wax laga qabto oo la baadho siday wax u jiraana la ogaado.
    Haddii wax kasta reer iyo Xisbi lala doonto waa khalad

    • @galoolqudhac
      @galoolqudhac 11 днів тому

      Absolutely waa in xaqiiqda jirta la cadeeyaa dhan walba

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 12 днів тому

    Bilmagaydhadu ma dagaalanto mana cayntanto xaqii iyo af xumadii barkhad iyo adeerkii ayaa madaxa wadajebiyey kulmiyaa soo diray maya ee wadani iyo kaah baa soo diray

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 12 днів тому

    Ninka wa ina sida dhaqsa badan lo so qabta oo sharciga la hor keena sida ugu dhaqsa badan

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 12 днів тому

    eeshcalaa very good yibir yibir dhalay muu naftaba ku dhaafiyo

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 12 днів тому

    midganku wuxu la tartamaya batoon oo isna madaxa loo soo dubay! waaa beeentis kani

  • @GOOLEMEDIA
    @GOOLEMEDIA 12 днів тому

    Qoraalka iyo Ismalaha Boqorka sida gabooye u hadlayo. qoraalka inaga sax dad badan baa ku xidhan meeshane

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur 12 днів тому

    Muuse waxuu ku socdaa tabtii Siyad Barre

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 днів тому

    waxaa ku cad in mafiyo kah talisoh hargaysah

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 12 днів тому

    Dacaayad baad wadaa baastaryow ina hobohoboo waa macaarid ma a kulmiye adaa doontay yibiryow

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 11 днів тому

    Mar hadii ay dimuqraadiyadii,,tudhaalihii,
    tanaasulkii,
    gobanimadii ina deeqi weydey oo xitaa baarlamaanka dhexdiisa jabhad laga sameeyey oo macaa wadani la isku raacey in somaliland la dumiyo cadowgeedana lugta loo qabto.
    Somaliland waxey ku noqoneysaa beelo beelo, reer waliba degaankiisa kontrool ha dhigto oo degaankiisa ha maamulo waa ninkey caano kaga daataan.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 12 днів тому

    Been badana adeerka ninki gaadhka ayuu aha lacagti buu siin wayay😂😂

  • @SaynaabCayuun
    @SaynaabCayuun 12 днів тому

    Waar islaxishood nin adsuuqa iskudisheen haku eedayn kulmiye

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 12 днів тому +1

    Dee muuse shaani huwanta laa ayayn isku ogayne kursigan aad qoriga masaabiirta leh la ag taagan tahay dadka ka daa

  • @Caliya7
    @Caliya7 12 днів тому

    Kibirka waa lagukufaa lagu kalajabaa, Reerkaan reer muuse juudaan hadii odaygii sidan waxyeelayo islaamihiisiina waxaan aflagaada soo qorayaan maxaa lagasugayaa?

  • @Mideye157
    @Mideye157 12 днів тому

    Weriyaha lafyisa Edeb daran

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 12 днів тому +1

    SULDAAN ISKA CELI EEYDA EEYDU DHASHAY EE DHADIGA AH . GARXAJISOW NACALAA IDINKU YAALE ODAYGA WAYN HA LOO AARO NAAGAHAN SACAD MUUSE WAY KIBREENE HABEENBA MID HA LA WEERARO

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 12 днів тому

    Waar kulmiye wali muugaadhin siduurabo may gaadhigiin hadaan wadanka laga gaadhin inlays cuno ayuu rabaa kulmiye sumxaan wali tanoo kale lama arag

  • @MaxamedAli-r1v
    @MaxamedAli-r1v 12 днів тому +1

    Soomaali land waxa kasocda dadnimo xumadaa ayaa dawlad la aqoonsanyahay lagu heli waa irbad daloolkeed awr hakabaxo

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 12 днів тому +1

    Ari

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 11 днів тому

    Dacaayadii aduunka, wadani waxa uu soo kordhiyay ruuwayd cad. Kkkkkk

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 12 днів тому

    Xaqaa dilaacidoona

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 12 днів тому

    Filim cusub 😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 12 днів тому +1

    Juudaan waa cudur lahubo inuu dadka kudhaco😂
    Marxalaha udanbeyda dadka Juudaan ka kudhaco waxay aaminaan inhadii qof nool aycunaaniin in caafimaad ayka helayaan arintaas iyada ah😂
    Belo!

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 12 днів тому +5

    Suldaan gabooye sharaf ka heli maysaan kulmiye iyo wadani midna ee reerka soo rara oo u kaalaya walaaladiin halkan sharafta ku leh ee maamulka nala dhistay khaatumo hadii aad diidaan sidaas baa la idiin ugaadhsan doonaa mid mid meesha aad joogtaana waa hoyga cunsuriyada iidoor iyagaa xitaa is gumaysta viva ssc khaatumo !

    • @munacabdi3746
      @munacabdi3746 12 днів тому +2

      Khaatumo watee afarta injirtaleh kkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 12 днів тому +1

      Midgo meela sharaf iyo xushmo kuma laha Somaliland bay ku lahaayeen somaliladna iyagaa ku kibray waydaan dareemine midgaan dhergay baw daran

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 12 днів тому

      khaatumo waa tii baqdin aad kaqabto itoobiyaay badaayda qaado oromaan ahaye kaalay iga celi waligay gaalaan dabada lagali jiray markaay ilaayaane iga celi aad tidhi naagoow

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 12 днів тому

      Ma inad inamada ka fushan bad rabta talabad ma mel lo guro bad ledihin mel laga guro moye 😂

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 11 днів тому

      ​@@princesshawd6859iidoor baa wiilasha yar yar wasa dhaqankaa harti ma yaqaano ina abaarso wiilal la fuulo hasoo hadal qaadin kkkk

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 12 днів тому +3

    Wadani iyo kulmiye iska dhigoo dacwadada kahadal

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 12 днів тому

    War isga so gura gaboyow meesha besha dhexe wey warerene

  • @hassanmaare9349
    @hassanmaare9349 12 днів тому

    Ka hordhici maayo iyo muusa ka dambeeya kala daa niyow

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 12 днів тому +2

    Subxaana laah
    Ma sidaasaa dalkeenii u danbaysay

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 11 днів тому

    Haday 🐐ri, idin hirdido ma kulmiya war hooyada Weelka u xal hhh😂

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 12 днів тому +2

    Shiish wanaag hadalkaga maskaxda somari

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 12 днів тому

    Ciyaalkii huunada ayuu adeegsanayaa

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 12 днів тому

    musi iyoo kulimye akhaaso naas

  • @abdirahimismail3168
    @abdirahimismail3168 11 днів тому

    Waar cadayn sheeg ama iska aamus

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 12 днів тому

    Warku wuu cadyahaye weriyoow jooji munaafaqada iyo qodqodka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 12 днів тому

    Inkaar baa ku dhici ninkaasi

  • @theruler411
    @theruler411 11 днів тому

    Beenaleh

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 12 днів тому +1

    Sax wadanni waa Somalia waa in lagu dilo caaqil sax

    • @june6206
      @june6206 12 днів тому

      Ha ma itoobiyan bad tihin itoobiya hala layo walee beentii ad siyad bare ka sheegten wata cuqdad ii oo Iris oo tabsiiya la keenay kkkk walee muuse dhulbahante uunba hagajiyey masakinta Ha ku merysto