Hablaha somaaliyeed hal talo ayaan idin siin raba:- KNOW YOUR WORTH. KNOW YOUR VALUE. RESPECT YOURSELF. Naftaada intaad ixtiraamaysid ayaad sharaf leedahay. Nololshaada iyo mustaqbalkaaga nin wuxu doono haba ahaade marnaba ha uu burburinin. Ha uu ogalaanin in qof bini aadam ah, inuu kalsoonidaada meel kaga dhaco, ilaahay talo saarta, focus on yourselves, focus on your faith, your relationships with family and friends and careers . Nololshu faarax lugo baasto walahi waa ka badantahay, ee ha is duminina intaad nin uun daba ordaysaan.
Ladies value yourself please, if you value you yourself and see yourself as worthy of respect and love. There’s no way you would let a man put you down like that.. don’t tolerate disrespect and any kind of abuse that you don’t deserve.
gabdhaha somaliyed isku kalsoonada waayo qofna lama qancin karo ani 4 caruur ah baan dhalay 55 kg baan ahay ninkayga iyo dadka odhan waxay idhahaan is buuri saan nolal ma aha waan ku qoslaa uun warkoodana waxba kama soo qaaado i happy😀 sida aaan ahay
You know Fartun is not "men are trash" types of girl so when she says men are trash she really means it and those men deserve it! Subhannalllah gabdo dhiig ma la hidiin miyaa? baranbaro maa tihiin? maxaa waxaas oo dulinimo iyo ixtiraam daro idin ku kalifay? aduunka adoon ilahay inaa u ahaata nilii keenay inaa nin adoon u ahato ma aha, subhanallah.
oo waxa wax dhacay miyaa mise qoftaan gaaban ayaa sheekada hindisatay,hadaa fartun u fiirsato qeyr kama hadasho waa sheydaan ifbixiso,she is the devil in other words
Abaayo qaali Allah gave you beauty keep ignoring the haters xabibty. Masha Allah may Allah reward you for being open to share your opinions with the people who need your help. I love you for Allah's sake macanto. ربي يجزيك كل الخير في الدنيا والجنة في الآخرة❤
Gabadha labaad wa inay ninka ku dhahda "aniga xataa kuma gursan laheyn hadi aan oga laha in aad noqonaysa nin nagtisi caaya oo hadane reerkisa bilaan". Qashin waaye nimankaan, waligood qof stop ma dhahin soo respect la'aantooda xaduud malaha.
Tanoo kale ayaa dhacaysa marka la isku raaco muuqaa, lacag iyo wixii la mida. Waa muhim inaad in aad nolosha la wadaagto qof ku jecel ku fahmaaya oo dun wanaagsan. Raguna isku mid maaha, dadku waa sida farahaaga oo kale, ee ha isku wada qaadin. Mahadsanid.
Wllo waxaa kahadleso waa saax ninka waa inu ixtirimo xaskisa no1 lakiin wllo iskudaay inaad walaga adna kataliso because habla muslim aya kudawanaya kuwa xaas iyo gabdaha niin xuun samira ilahey haa hanuniyo asagana lakiin Ninka waa nagtisa all the time ineey uu hatoo no 1 ilaheyo soo hanuni Somali ayan dahi karaa salama caleykum
Fartuuney nagkahan ayaga dhulka is dhigay ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tuma ilahay qayrka hana wafajiyo gabdha dhiban dhibka ilahay haka dul qado amiiin
First and foremost its mad disrespectful to judge a women on her looks especially if it came from pregnancy. This is a matter of what makes these women really stay with their husband. The man they loved in the beginning when they met isnt the man he is now so why stay he made his choice to change now its your turn to move on. Tell him hit the road jack and with his energy he will just put himself down cause he will be lonely when it comes to him needing someone that takes care of him cause who told you he wont get old, fragile and needy.
dumarku rag guri kuma haystaan ee iyagaa Guriga lagu qabaa lol, xasuuso gabadha yarad na waa laga baxshay reerkoodiina waa lagala soo baxay isticmaal weedh saxxan, sida Dhibaato ayaa ka jirta guryaha ee ALLAHA sakhiro adiguna baarri u noqo ninka aad guriga u joogtid waa haddiiba jiro.
BAADIYEHEE KII DUMARKA SUCUUDIGA BOOYAASOOYINKA AH LAGA KEENI JIREY MIYAA, MAYA KAAS MAJOOGO HUUNNO, IM IN AMERICA HADDEY KAAGA MACDAHAY WALIBA QURBE KA SARREEYA MAJIRO SUCUUDIGAAGA FAAN IYO DHAKH KU HAAY, AMA FAD AMA HADIN NIN BAA KU LEH KUNA LAHAAN DOONO, WALIBA JANNADII LUGIHIISA HOOSTOODA AYEY KU JIRTAAYE OGOOW MAAMA HANAA AXMEDEEY LOL KKKKKKKKKKKKK.
@@mohaxiir10 Listen, nin maleh Allaah baa leh, horta diinta iyo Insanimo baro first.....intaa aduun ama wadamo aragtay this is your way of thinking !!!!!! diinta baro sifiican, in general qofka dumarka ah ninkeeda way haysan kartaa ama gurigeeda, Hadii dhib jirta nah way 1. Fasakhi kartaa ama 2. Furiin bey dalbankartaa.......I hope it's clear. Plus maherka ,waa gift uu Allaah amray inuu Zowjka xaaskiisa siiyo..ee maaha lahaansho. ..waa Takriim...qofka lakaraameeyo baa Hadiyad lasiiyaa. Adiga Hooyada lugaheeda ama inaa Baari unoqoto baa jano kugaleysa, so you better have respect for women!!!!!.
to the first one don't do anything to your body because your husband is just looking for an excuse to leave u or he want see your weakness first of all marriage is not all about bed don't feel bad he should be ashamed of him self as for u don't allow him to touch u again and if he want to talk put ur demands on the table don't put ur head down for anybody walal
#2 That man has no self esteem and respect and he want to lower yours. Girl, you are beyonce, rihanna and most of all you are you. So don't listen to him, raise your kid and live beautiful life without him. Ilahay ha kuu gargaaro.
Marka kowaad Ramadaan Mubaarak Fartuun iyo dhamaan dadweynaheeda Tan xigta intaan oran lahaa Fartuun baa ku tiri ee don't feel bad he is the one who has problems don't beat yourself up. Fariintan waxey ku socotaa gabadha hoos soo yaree la yiri
Masha allaah abayomcn wlhi ilahay dartis ayaan ku jeclahay waxan kugu duceyaa sida curadayda oo kale ilahay noloshaa jeceshahay ha ku rumeeyo adun iyo aakhiraba wlhi abayo gbr aad u caqli bdn aad u farxanad ah shactirolay ah adiga dhan wan iska qoslaa farxaa markan ku fiirsanayo wxn aad uga xumahay inan mar kasta Vidio yashada ka gaarin inaan wada firsado wayo hoyo ilma yaryar koox ah ilahay siiyay ayan ahay mashqul ah lkn wa balan london hadan imado inan ku so radiyo kula kulmo saan ku jeclahay darted adi iyo hoyadaa wa qof wngsan alaha ku xifdiyo kuna ziyaadiyo caqliga taloyin cajiib ah ayaa sisaa walalahaa wan ku jecelnhy qaali wax aad u bdn ayaan ka faidaa adoo walashay iga yar ah masha allaah tabarakalaah 😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wlhi some times wxd odhanaysa ragu maba qaldana sababta o ah ada ka yeelay in aad dhagaysato in lagu caayo b/c first time o hadal Qaldan ku yidhi kaygi hadi aad marine lahayd heerka mabad gadheen why aad in laydin abuse aad ugu dul qadateen adigo kaliya aya dunida yimi mxd wx anad xaq u lahayn aad ugu dulqaadata
waxas nin xaaskiisa ku dhahay inuu jiro ma aamini karno balse way dhici kartaa lkn haduu ninkaas xaaskiisa ku dhahay gabadhaas dadkii la dhashay haka furaan bakhtiga....
Fartuun Masha Allah abaayo sidada ayad ku qurux badan thy hooyo sidey ku sheektay wa runteed wxan is bedelin wa dabecada allah hku dhowro abaayo long live fartuun wxan kaso slmya paris
Alle weyne wuxu quraankisa inoogu in ay jirtay haweeney la yiraahdo Qawla Qalwa ninkeda aya dulmiyey gedibna wey dacwootsy waxayna u dacwootsy alle weyne. Alle ayana xukun kasoo dejiyey.قَدْ سَمِعَ اللَّـهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّـهِ وَاللَّـهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّـهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ ﴿ا Kuwa ku dilmaamayo xasaskooda in ay yihiin hooyooyinkood ma aha hooyooyinkood hooyo Waa mida wax dhashay. Kuwa haweenkooda ku tilmaamayo in ay yihiin mamoyinkooda hadana raba in ay u hoydaan waxa waajib ku ah in ay adoon xoreeyan inta aysan is taaban. hadii ay awoodi wayan in ay xoreeyan ha sooman 2 bilood oo xariir ah hadii aysan soomi karina Waa in ay raashin siiyan quudiyaan 60 maskin. Midaasna Waa xuduudi alle weyne uu dejiyey. Ani waxa dhihi laha inuu sameey aya wajib ku ah Ninkas.
Qofkii hadalkiisa ad adag fartuun waxeey ka dhigtaa Pinned ama ka fikir duwan hahahah Fadlan Dumar soomaaliyeed aad baa loo dhibaateyay Mid wuu kufsanaa Mid guriga ayuu Ku silcinaa Yaa U Maqan Dumarkeeyna Gabar walbo ayadaa Her joogta is gaarsiiso Waa inaad hadashaa oo Codkiina Meel dheer gaara Yanan qofna laga xishoonin 👌🙏💪
Waan ku jeclahay fartuun saad raga u taqaan maasha allaah habo ninkii ku helaa kuma qasaarin, sidaan dhihi lahaay ayaad dhahadey waxaan ugu daraa isagaa ay cilad heysaa iyada ku gedinaa haka aqrisan. Teeda kale hablaha xubintaas aad u nadiifiyeen wax yaraaneysa si fiican haddii loo dhaqo lugo basto calool buur ha soo qashto asaga geedka . Wax la qarinaayo ma leh .
Wallahe my sister she is right me too that is what l am think 🤔 for and say him if he marry another wife ok 👌 my sister you are queen 👸 and you are everything Abaayo and he is nothing
Maashaa Allah fartuun caday Illaahay maskaxda iyo caafimaad qayr qabo Illaahay ha kuu siiyo,kuwa adi ku caynaayo waa kuwa ku gaari karin bcs they are sick.gabadha ismaarka ah sidaa doo kale nimanka way ka cabsadaan waxay rabaan kuwa ay hor iyo gadaal u wadaan 💯❤️😇
Salan kadib walasheey fartuun barnamijyadaada runtii waaa kuwo qiimo badan we all love u. Gabarta wa fakatay uu dhahay wuu ku khaldanyahay nafsiyan uu rabaa in u dhaawaco wqlasheeyne waxaan oranlahaa sidaa sheegtay waayee waa muscle jimicsi hasuubiso pelvic exercise hab jimicsi oo inta dhexe loo aruursho ayaa jirtay hadalkiisune yuusan saamayn dhagne u dhigin haday dhag u dhigto wuu samaynayaa ciilne kanbixi mayso. Gabarta kalene kor uga Bax dheh aduunku waaa wada niman Mar hadaadan raaxo iyo anaano ku haysan
Dear Fartun, Iam really pleased the way you humbly advise your fellow sisters who are in trouble because of their selfish and uncultured husband's attitude's.
Naftan yaa idinla leh na wllo stress u adkidin kakaca mesha is dhafi qofki naftadan an uwanagsanyn is hagaji ogow qimahaaga 💔ilahay hayna caawiyo dhamanten
I agree with fartun. He wants another woman and he already has her but he wants to make this your fault for looking for another because you haven't been satisfying him. So get straight with him and ask for the reasons behind this now.
This is a personal question with husband nd wife ps his is done with her his saying things the hurting her and i hope it doesn't turn in to abused physically i prayer for u
Hablaha somaaliyeed hal talo ayaan idin siin raba:- KNOW YOUR WORTH. KNOW YOUR VALUE. RESPECT YOURSELF. Naftaada intaad ixtiraamaysid ayaad sharaf leedahay. Nololshaada iyo mustaqbalkaaga nin wuxu doono haba ahaade marnaba ha uu burburinin.
Ha uu ogalaanin in qof bini aadam ah, inuu kalsoonidaada meel kaga dhaco, ilaahay talo saarta, focus on yourselves, focus on your faith, your relationships with family and friends and careers . Nololshu faarax lugo baasto walahi waa ka badantahay, ee ha is duminina intaad nin uun daba ordaysaan.
Sax wlhi
Wllo ma noshahah
I think he just lost interest, he’s coming up with excuses to leave the relationship. Bila akhlaaq
Walidkay markii laga soo tago Xaaskayga aya qadarinta koowaad siya.
#I_Love_Somali_girls❤
Mnsha alllah wllo
Masha allh wllhi wax garad atahy
Masha allh allh ku dayo wllo
That jacket analogy was so wise. On point you’re so right!
Yess! that’s why gabar kasto u dhaho danahada gaarka ku mashquul wax baro shaqeso isku filnaw kan ku qabo isaga hakugu masero 👌🏻
I love the fact that you didnt put any music in the intro❤️ love from sweden🇸🇪🇸🇴
Asc
Watahy
Ladies value yourself please, if you value you yourself and see yourself as worthy of respect and love. There’s no way you would let a man put you down like that.. don’t tolerate disrespect and any kind of abuse that you don’t deserve.
Sidaas darteed ayuu u yiri rasulu allah (scw), markad guursanaysid dooro diin b/c waxkasta way isbadalayaan.
Xaliimoyinka laqabo guur bey nanacsinyaan dacwad jogtaa hade walala yaal single nimo maan iskaga joognaa bal🤐
Aniga xaata uqdaat ayan qaaday, gurkaba man iskadhafna
Single nima wah dhama la wa
Kkkk mya single nimo haku jogin ee nin aqlaq iyo diin leh gurso xbt .ilahay haku sahlo.
❤️🤣🤣
@@mukhtarmohamoud9179 xaajiyo 🤣🤣🤣🤣
Sister don’t worry about anything you have beautiful kids Masha allah take care your self and your kids
Fartun is on a roll mashallah 👏🏼👏🏼👏🏼
Manshallah keep going huno
Acs
Fartuun ramadaanti music ayay ka jartay vidoeda mansha Allah qof wax garad ah aniga si toosa ula socoda I'ma dhaafo Hal vidoe mansha Allah❤️
abyo ii sara SUBSCRIBE please habibti adiga rali ahaa
Nimco Hassan SIdo kale wlh abayo
@@liineymohamed3789 wala SUBSCRIBE ii sara adiga rali ahaa please
umu i frah channel haye abayo
@@liineymohamed3789 abyo rabi ha ka ralinoqda
gabdhaha somaliyed isku kalsoonada waayo qofna lama qancin karo ani 4 caruur ah baan dhalay 55 kg baan ahay ninkayga iyo dadka odhan waxay idhahaan is buuri saan nolal ma aha waan ku qoslaa uun warkoodana waxba kama soo qaaado i happy😀 sida aaan ahay
wlhi abaayo isku mid nahay inad iga hadleysa isku mooday 3carur ijogto maxa cato utahay dadka dhan walid walal alx ani wa iaku faraxsanhy lkn marmar warkoda wa isaameya marke iga badbadiyan
The audacity of that man so inconsiderate and disrespectful! Automatic divorce wllhi 😤🙄
You know Fartun is not "men are trash" types of girl so when she says men are trash she really means it and those men deserve it! Subhannalllah gabdo dhiig ma la hidiin miyaa? baranbaro maa tihiin? maxaa waxaas oo dulinimo iyo ixtiraam daro idin ku kalifay? aduunka adoon ilahay inaa u ahaata nilii keenay inaa nin adoon u ahato ma aha, subhanallah.
oo waxa wax dhacay miyaa mise qoftaan gaaban ayaa sheekada hindisatay,hadaa fartun u fiirsato qeyr kama hadasho waa sheydaan ifbixiso,she is the devil in other words
@@naciimojooker5677 Acuudke illahey kabaq, qisoyinka xunxun loo so wariye kahadasha.
Loving your energy Masha Allah
2 videos in one day
Keep going abayo
Waiting for more videos
Dumarka somalida waxaan camal ee guriga kuhestaan uuff.
Wllo iska jir in aand is ku dirto xaaska
Abaayo qaali Allah gave you beauty keep ignoring the haters xabibty. Masha Allah may Allah reward you for being open to share your opinions with the people who need your help. I love you for Allah's sake macanto. ربي يجزيك كل الخير في الدنيا والجنة في الآخرة❤
#aqri gabarey qof walba nolosha la wadagto ha siin qiimo ka badan midka oow ku siiyay wiilow adigana sidookale
Sax
Fartun Orange-ka Waa ku Qurxantahay Zaaa'id Masha'allah 🔥❤
Gabadha labaad wa inay ninka ku dhahda "aniga xataa kuma gursan laheyn hadi aan oga laha in aad noqonaysa nin nagtisi caaya oo hadane reerkisa bilaan". Qashin waaye nimankaan, waligood qof stop ma dhahin soo respect la'aantooda xaduud malaha.
Tanoo kale ayaa dhacaysa marka la isku raaco muuqaa, lacag iyo wixii la mida. Waa muhim inaad in aad nolosha la wadaagto qof ku jecel ku fahmaaya oo dun wanaagsan.
Raguna isku mid maaha, dadku waa sida farahaaga oo kale, ee ha isku wada qaadin. Mahadsanid.
Inta instagramka kaso aragtay dilemma-yaashan like ha ii saarina😅😂😅😅 just wanna know her advice
Amran ; walaal kadabo qaado, isagana kudheh aymahaan howshada si fiican uma qabsatit, indhaha kasaar si uu isagaba u maskaxda oga fakaro. Allh reerkaga haku ilaaliyo, waxaad isku daydaa inaad meelaha kale ka wanaajisid, qof dhamestiran majiro.
Taladeyda. Mahadsanid.
👍👍😅
Wllo waxaa kahadleso waa saax ninka waa inu ixtirimo xaskisa no1 lakiin wllo iskudaay inaad walaga adna kataliso because habla muslim aya kudawanaya kuwa xaas iyo gabdaha niin xuun samira ilahey haa hanuniyo asagana lakiin
Ninka waa nagtisa all the time ineey uu hatoo no 1 ilaheyo soo hanuni Somali ayan dahi karaa salama caleykum
Fartuuney nagkahan ayaga dhulka is dhigay ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tuma ilahay qayrka hana wafajiyo gabdha dhiban dhibka ilahay haka dul qado amiiin
I swear some of your titles are just freaking FUNNY 🤣🤣🤣🤣
6e
Subhanallah subhanallah what kind a husband talk like that to his wife
Waa runtaa waan kugu raacsanhy raga qaar waa qasaare
Yassin Adan subscrib isar wll
@@hidayahassan2385 abyo ii sara SUBSCRIBE please adiga rali ahaa wan ku saray
Macal asaf ninka waxa kula hadlay gabadhiisii iyo mid kale toona dadkii waxa Soo badanaya inta maangaabka ah ILaahay ha sahlo ma garanayo wax kaloon idhaahdo somaliyay 🤲
First and foremost its mad disrespectful to judge a women on her looks especially if it came from pregnancy. This is a matter of what makes these women really stay with their husband. The man they loved in the beginning when they met isnt the man he is now so why stay he made his choice to change now its your turn to move on. Tell him hit the road jack and with his energy he will just put himself down cause he will be lonely when it comes to him needing someone that takes care of him cause who told you he wont get old, fragile and needy.
I appreciate you Fartun. Ramadan Mubarak!!! 🥰🥰🥰
Haday arimaham jiraan waa wax laga xishoodo raga soomaliyeed haka waan tooban sida xun xaasaskooda ula dhaqmayaan
This eye makeup look is sooo beautiful 😍
Dumarka Qiimahooda saas mhn ee ragoo dumarkina dhira galiya
Haku nicina isbadalka ileen xaskaga markay
Uur yelato wax walbo way isbadalayaan
Taasna macnaheeda mhn inaad inaad kunacdo isbadalka jirkeeda iyo dhaqankeeda
Dhiira gali hadey cayisho niyada udhis
Kala shaqee see jirkeeda hore ugu solaban laheed❣
she's so Genius 💕 MashaAllah
Mashallah fartuun dumarka qaar iyaga u ogolado ragoda inay bah dilan.
I honestly love her wit all my heart. Her videos are awesomeeeeeee 🤍🤍🤍🤍🤍 M’A ❤️❤️ Abayo keep going
Fartun
Wlhi
Gabdh aqli alle siiyey Ayaad tahy
Sababto ah wxN raadinayeybA
Qof Isku idea nahy
WAana adigA
Masha Allah
Allah haku xifdiyo
WxN kasoo salamayAa
HrgysA
God job Wlo qli ```√√
walaalaheeyga soomaaliyeed 4 qofood oo kaliya ma idiinka heli karaa oo ii saarta susbcribe because 4 qofood ayaa iiga hartay inaan gaaro kun susbcribe adinkoo mahadsan
wankusarey wllo
Waa Ku saray walalo
Sawa bro
Wankusaray sxb
@@mohokovichmohoziano3965 mahadsanid bro
Those men should stop psychological abuse wlhi this is gender based violence wlhi affff🤥😬
Wallahay guryaha waxaas beey kuheystaan dumarka, ragaan ilahey namatuso. Amin
Dhiiga igu kacay 🤯🤯
dumarku rag guri kuma haystaan ee iyagaa Guriga lagu qabaa lol, xasuuso gabadha yarad na waa laga baxshay reerkoodiina waa lagala soo baxay isticmaal weedh saxxan, sida Dhibaato ayaa ka jirta guryaha ee ALLAHA sakhiro adiguna baarri u noqo ninka aad guriga u joogtid waa haddiiba jiro.
Maxi Jigis 😂😂😂qurbha laga hadlin maaha baadiyii meeshu
BAADIYEHEE KII DUMARKA SUCUUDIGA BOOYAASOOYINKA AH LAGA KEENI JIREY MIYAA, MAYA KAAS MAJOOGO HUUNNO, IM IN AMERICA HADDEY KAAGA MACDAHAY WALIBA QURBE KA SARREEYA MAJIRO SUCUUDIGAAGA FAAN IYO DHAKH KU HAAY, AMA FAD AMA HADIN NIN BAA KU LEH KUNA LAHAAN DOONO, WALIBA JANNADII LUGIHIISA HOOSTOODA AYEY KU JIRTAAYE OGOOW MAAMA HANAA AXMEDEEY LOL KKKKKKKKKKKKK.
@@mohaxiir10
Listen, nin maleh Allaah baa leh, horta diinta iyo Insanimo baro first.....intaa aduun ama wadamo aragtay this is your way of thinking !!!!!!
diinta baro sifiican, in general qofka dumarka ah ninkeeda way haysan kartaa ama gurigeeda, Hadii dhib jirta nah way 1. Fasakhi kartaa ama 2. Furiin bey dalbankartaa.......I hope it's clear.
Plus maherka ,waa gift uu Allaah amray inuu Zowjka xaaskiisa siiyo..ee maaha lahaansho. ..waa Takriim...qofka lakaraameeyo baa Hadiyad lasiiyaa.
Adiga Hooyada lugaheeda ama inaa Baari unoqoto baa jano kugaleysa, so you better have respect for women!!!!!.
@@امحنان-ر6غ Masha'Allah well said 👋 🙌 💯
Ramadan Kareem #SUBSCRIBE ISARA my brother and sisters alle Sonka Iyo Saladaba haynaga aqblo amen AMEN 😍❤️🙏
to the first one don't do anything to your body because your husband is just looking for an excuse to leave u or he want see your weakness first of all marriage is not all about bed don't feel bad he should be ashamed of him self as for u don't allow him to touch u again and if he want to talk put ur demands on the table don't put ur head down for anybody walal
Wallahi is so true, no respect how aa anii iguu imanaysaa and say that 🙊
Waan arkay in ad dhididay. Wlhi Fartuun abyo waxaa tahay naxariis badan. Xafida kalaah
Hablahena waxay rago u duleyaan waayo dhaqankena ah haddaa lagu furo waa ceeb, lkn waligaa la isma duleyi qofkii qimahaga garanayn wllo mcn wakhtiga ha ku lumyin anigoo nala qabin 80 marayna buurnidu ceeb maha
Wllo dhiig yeelato dadkan ka tashada.
#2
That man has no self esteem and respect and he want to lower yours. Girl, you are beyonce, rihanna and most of all you are you. So don't listen to him, raise your kid and live beautiful life without him. Ilahay ha kuu gargaaro.
Lugihiisa baastada kuma loho 😂😂😂😂 fartuun wlhi waa runta xbbti
Marka kowaad Ramadaan Mubaarak Fartuun iyo dhamaan dadweynaheeda
Tan xigta intaan oran lahaa Fartuun baa ku tiri ee don't feel bad he is the one who has problems don't beat yourself up. Fariintan waxey ku socotaa gabadha hoos soo yaree la yiri
Masha allaah abayomcn wlhi ilahay dartis ayaan ku jeclahay waxan kugu duceyaa sida curadayda oo kale ilahay noloshaa jeceshahay ha ku rumeeyo adun iyo aakhiraba wlhi abayo gbr aad u caqli bdn aad u farxanad ah shactirolay ah adiga dhan wan iska qoslaa farxaa markan ku fiirsanayo wxn aad uga xumahay inan mar kasta Vidio yashada ka gaarin inaan wada firsado wayo hoyo ilma yaryar koox ah ilahay siiyay ayan ahay mashqul ah lkn wa balan london hadan imado inan ku so radiyo kula kulmo saan ku jeclahay darted adi iyo hoyadaa wa qof wngsan alaha ku xifdiyo kuna ziyaadiyo caqliga taloyin cajiib ah ayaa sisaa walalahaa wan ku jecelnhy qaali wax aad u bdn ayaan ka faidaa adoo walashay iga yar ah masha allaah tabarakalaah 😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Fartun your makeup and shaal is gorgeous queen 👑
Wlhi some times wxd odhanaysa ragu maba qaldana sababta o ah ada ka yeelay in aad dhagaysato in lagu caayo b/c first time o hadal Qaldan ku yidhi kaygi hadi aad marine lahayd heerka mabad gadheen why aad in laydin abuse aad ugu dul qadateen adigo kaliya aya dunida yimi mxd wx anad xaq u lahayn aad ugu dulqaadata
hoodo faisal seriously sis you are right . What you allow will continue
waxas nin xaaskiisa ku dhahay inuu jiro ma aamini karno
balse way dhici kartaa lkn haduu ninkaas xaaskiisa ku dhahay gabadhaas dadkii la dhashay haka furaan bakhtiga....
oh run ahaanti fartuuney ninkani ma ahan waxkuwanaagsan xiligaan inuu afadiisa kuyiraahdo waayo ilaahbaaa kasiiyey oowlaad taasi oo dadkaqaarba heysan waxaan oranlahaa alahaaga unoqoo sowjadaada ixtiraam oo waxaanu afkeygu sooqabankarin kadaaa maskiinta haniyadjabin ee xiliwalba udhis niyada thnks wlloadina fartuun hormarwanaagsan maasha allaah
Astaqfuralah aduunka dadkana majoogan bisinka 😏🙆♀️
Fartuney qofka ugu horeye dawado ahay♥️♥️bal like ta haila dhafina plz 🤣🤣
Waxaan ku qosley ninka xaaskiisa geedka soo yare dhahay saad ugu dhameysay 🤣🤣🤣😂😂
ANIGA HADUU ILLAH CALAF IGU DARO FARTUUN WLHI GEERI AYAA NAKALAFOGEN KARTO OO KALIYA
I LOVE YOU FARTUN
Waa wax dhaqan xun kaasi,nama matalo hooyooyinka in saas loola dhaqmo
Hal jaakad hadaan xidho waligay jaakad kale ma raadiyeen😂😂
😂😂😂😂😂😂
Fartuun Masha Allah abaayo sidada ayad ku qurux badan thy hooyo sidey ku sheektay wa runteed wxan is bedelin wa dabecada allah hku dhowro abaayo long live fartuun wxan kaso slmya paris
Wllshy qlih fartun kolay mudo badan kuma aqaani balse waxbadan waan dhagaystaa codkaaga waxanda iitahay qof aad uwanaagsan karti badan dadnimo iyo wallatinimadu ku wayntayahay
Teeda kale wllhi saayid waad uqurux badan tahay qof caqli lehna waad tahay alle haku barakeeyo wllshy guulayso aakhiro iyo aduunba
Alle weyne wuxu quraankisa inoogu in ay jirtay haweeney la yiraahdo Qawla
Qalwa ninkeda aya dulmiyey gedibna wey dacwootsy waxayna u dacwootsy alle weyne. Alle ayana xukun kasoo dejiyey.قَدْ سَمِعَ اللَّـهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّـهِ وَاللَّـهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّـهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ ﴿ا
Kuwa ku dilmaamayo xasaskooda in ay yihiin hooyooyinkood ma aha hooyooyinkood hooyo Waa mida wax dhashay. Kuwa haweenkooda ku tilmaamayo in ay yihiin mamoyinkooda hadana raba in ay u hoydaan waxa waajib ku ah in ay adoon xoreeyan inta aysan is taaban. hadii ay awoodi wayan in ay xoreeyan ha sooman 2 bilood oo xariir ah hadii aysan soomi karina Waa in ay raashin siiyan quudiyaan 60 maskin. Midaasna Waa xuduudi alle weyne uu dejiyey.
Ani waxa dhihi laha inuu sameey aya wajib ku ah Ninkas.
Waa bahal bilaa akhlaaq ah subxaanallaah ha ujoojin ee hore usoco kaasi nin nadiif ah maaha.
dunida ayaa nucaas ah raga qaar waqti iyo ruux ay nolasha la qaybsadaan ayay la'yihiin ragna xalooshoodi ayay sidaas u galayaan ilaah ayaan ka magan galay inaa boqorad ii dhaxda aan sidaas ula dhaqmo
mahadsanid mss fartuun
Does he have the audacity of uttering such offensive words to his wife? Shame on him shame on him ,he is a great let down to all Somali men.
😥😥😥😣raga qaar waa qasaare fartuuneey macidkalaa jidhkeeda saa ugshay waa ragii oran jiray waankaa dhamystee midklaan doonn 🤦♀️🤦♀️
Qaarkaas xun ayaa rageeno dhan ceebanayo
Haa wlhi Waa qasaaro 😥😥😥
@@Commentkudhigle-s1g haa huno
Qofkii hadalkiisa ad adag fartuun waxeey ka dhigtaa Pinned ama ka fikir duwan hahahah Fadlan Dumar soomaaliyeed aad baa loo dhibaateyay Mid wuu kufsanaa Mid guriga ayuu Ku silcinaa Yaa U Maqan Dumarkeeyna Gabar walbo ayadaa Her joogta is gaarsiiso Waa inaad hadashaa oo Codkiina Meel dheer gaara Yanan qofna laga xishoonin 👌🙏💪
Lol have to walaal the hate will not stop me
Waan ku jeclahay fartuun saad raga u taqaan maasha allaah habo ninkii ku helaa kuma qasaarin, sidaan dhihi lahaay ayaad dhahadey waxaan ugu daraa isagaa ay cilad heysaa iyada ku gedinaa haka aqrisan. Teeda kale hablaha xubintaas aad u nadiifiyeen wax yaraaneysa si fiican haddii loo dhaqo lugo basto calool buur ha soo qashto asaga geedka . Wax la qarinaayo ma leh .
Xaqiqda kahadshy wlal
Mashallah sis you look gorgeous as always! And am loving the eye shadows and the scarf 😍😍
😭😭😭😭😭😭😄😄😄😄😄 Fartun walaahi waxa tahay gabar aaqil ah nabad doon ah mansha Allah abaayo beutiful waxaan ku dooran lahaa madaxweyna somalia i naad noqodo waayo waad aqli badan tahay mansha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍💓💓💓💓😃😃😃😃😃
Wallahe my sister she is right me too that is what l am think 🤔 for and say him if he marry another wife ok 👌 my sister you are queen 👸 and you are everything Abaayo and he is nothing
Saas weye Barnamish kala leyahy Halkee kahelaa Bisha Ramadaan Barnamishyo Karabay
Somali men idinkuma qalmo walagy
Waaayo saas taheeen badnkiina
Waxsno ma fiicno
Marka elhy hanakala wareejiyo 😍😍😍😍
Some wife they have 8 kids or more
Ramadan Kariim SOOMAALIYEEY 10 QOF OO SUBSCRIBE II SAARA ISKA SOO SAARA KOLAY LA IDINKA WAAYI MAAYEE OO SOOMAALIDU WAA DAD ISKU DIIN, Dhaqan iyo Af.ah.
wllhi raga qaaar dhibatada ay dumarka kuhayaan wax loo dulqaado karo mahan subhanallaah mhd snd xabiibtii fartuun❤❤❤
Wlhi waa run Raga qaar waa qasaaro alle nama Tuso kuwaa cml fartuun abayo masha allah am your fun I lyk ur videos u make my day keep going ❤️😘🙏
Maashaa Allah fartuun caday Illaahay maskaxda iyo caafimaad qayr qabo Illaahay ha kuu siiyo,kuwa adi ku caynaayo waa kuwa ku gaari karin bcs they are sick.gabadha ismaarka ah sidaa doo kale nimanka way ka cabsadaan waxay rabaan kuwa ay hor iyo gadaal u wadaan 💯❤️😇
Fartuuun ad ayan ku tagera wlhi love♥️♥️
Salan kadib walasheey fartuun barnamijyadaada runtii waaa kuwo qiimo badan we all love u. Gabarta wa fakatay uu dhahay wuu ku khaldanyahay nafsiyan uu rabaa in u dhaawaco wqlasheeyne waxaan oranlahaa sidaa sheegtay waayee waa muscle jimicsi hasuubiso pelvic exercise hab jimicsi oo inta dhexe loo aruursho ayaa jirtay hadalkiisune yuusan saamayn dhagne u dhigin haday dhag u dhigto wuu samaynayaa ciilne kanbixi mayso. Gabarta kalene kor uga Bax dheh aduunku waaa wada niman Mar hadaadan raaxo iyo anaano ku haysan
Masha allah fartun qof adag baa tahay kudayasha mudantha runtii gbdhaha dhan waxaa jclha iney qof ad adag noqdaan
Dear Fartun, Iam really pleased the way you humbly advise your fellow sisters who are in trouble because of their selfish and uncultured husband's attitude's.
My blood pressure 🔥 🔥🔥
Qof diin iyo damiir leh waxas kuma hadlo , caruur baa alle siiyey iyo xaas markaa inuu sida dadka bilaa diinta ah u hadlo maaha, gabadha ha samirto hadii ay tahay markii kobaad hadii ay sii socotona ha ku wargeliso cida ugu ee wax ka qabankarta
Mnta wad naga farxinaysa labo video hal malin wad mhadsanthy
Waxaan kugu bogaadinayaa sidaad ulataliso dumarka ay haystaan dhibaato familay waxaan rajaynayaa inay dumar badan oo dhibaatooyin haystaan ay kaa faaiididoonaan maanshaa allaah waxaa tahay dhiirigaliya haween hore u soco bro
Aniga hal jacket lee igu filan
lkkkkkk hh ilaahey hakuxiro mid fican
Lol 😂 iska badso wad ku qurxonane
Runtii Gabadh kastA
WAa qali sharafiyo
Qimo leh
ixtirAam Naga mudan
Kii garan wAaya qimahoogana
Animals wxbA MA dhAamo
Naftan yaa idinla leh na wllo stress u adkidin kakaca mesha is dhafi qofki naftadan an uwanagsanyn is hagaji ogow qimahaaga 💔ilahay hayna caawiyo dhamanten
🎊斋月快乐🎊
🎊Happy Ramadan. 🎊
Love your video. Wish you success inshallah ❤️
Bisinka af adaka maxay yihiin waxaan qof xaas kaaga ah ma saas loola hadli kara 🤷♀️🤷♀️🤷♀️plz hadada xita qofka rabin niyada haka jabin
Ramadaaan mubaarak fartuun qurux mashaallh
He is looking for a new window to escape. SubhanAllah Somali men always have excuses. 👎👎👎👎
Walaal bili aadanku isku midmàha aduunyada intaad joogto waxwalba waad arki markaa xagawanaaga uunkaraaca fartunay dadka sifiican ulatali Qoysaska hadiikale culimada udir iyagaa waniniye
I Love YOU Makeup Mashallah 😍😍🔥🔥
I agree with fartun. He wants another woman and he already has her but he wants to make this your fault for looking for another because you haven't been satisfying him. So get straight with him and ask for the reasons behind this now.
Waaaaaw one day iyo laba video
Frtuuntena♥️♥️♥️♥️
This is a personal question with husband nd wife ps his is done with her his saying things the hurting her and i hope it doesn't turn in to abused physically i prayer for u
Wali ma guursan lkn waxan alle ka baryayaaa inaan gabadh fiican helo insh alllh
Amiin amiin hunno illaahay haku siyo