TOOS: KULANKA GOLAHA SHACABKA EE BJFS.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @XasandaahirAadan-dp4ww
    @XasandaahirAadan-dp4ww 2 місяці тому +1

    Masha Allah gabadhan wallahi wagabar dalkeda dacad u ah

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 місяці тому +5

    CANSHUURTA AYAAD WAX KU NOQON KARTAA CANSHUUR LA"AAN DALKU MA JIRAAYO DÒWLADNA LAMA AHAAN KARP

  • @WizzsharkaMaxamedMaxamuud
    @WizzsharkaMaxamedMaxamuud 2 місяці тому +1

    Jeego adiga ayaa ka mid ah waxa u nacamleeya shawaawka oo shaar dowlad u wata maad wax ka qabadi waxaa tahay xildhibaan u adeega shacabka soomaaliyed oo dhan😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 місяці тому +4

    Fadlan waxaad sameysaan lacagtii wadanka ka hadla anaga doolar ma lihine oo shilin somaliga keena

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 місяці тому +4

    War dalkii waa la qabsanayaa yaan idinkoo fadhiyo ladiinku imaan xabashi waatane

  • @sharifohassan5387
    @sharifohassan5387 2 місяці тому +2

    Waa rag gabadhaan

  • @NuurdinSimba
    @NuurdinSimba 2 місяці тому +5

    Baraxadahii bulshada leheed w lbowe

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 2 місяці тому +3

    60% waa khawaarij iyo bassaasiin shisheeye waxa meesha kuudkuudadaa nacdali kudhacday.

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 2 місяці тому +3

    Ereyga mooshin itoobiyaa usoo dhiibtay.

  • @CabdiyaShiikh
    @CabdiyaShiikh 2 місяці тому +2

    Aniga waxaan qabaa rayi ahaan how halaga billabo xil dhibaanada aad ubadan oo lacagtiiyoo dhan iyaga kubaxdo meeshii ciidanka loo badin lahaa xildhibaanaa ku raaxeysto can shuurta shacabka

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому

    Faasio jet maddaxaweyne baan kuu dooran doona in ahaa, Alllaha yow ma minlla yaam guuleso

  • @omargaabowafrah3612
    @omargaabowafrah3612 2 місяці тому +1

    Cashuuraha laga qado gobalka banadir ayay ku kobantahsy xildhibano ws inad fahamtan cidkastoo Kurnool gobalka banadir melkasta haka soo jedee waxu ka tiran yahay gabalka banadir culeyska qeyb ayuu ka yahay mel can shuur dowladeed laga qado oo banadir ahayna ma jirto dowladuna waxay ku dhisan tahay can shuurta laga bulshada degan gobalka banadir. Dowladu ha midayso canshuurta wadan (state to state ) wasarada maliyada federakana wa in mamul gobalayda Yada kula xisabtanta canshurah federka ee laga rabo mamul gobaleed kasta.

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 місяці тому +2

    Waa dad hurda, cashuur ayay ka hadlayaan dalkiina waa lagu damacsan yahay??????

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 2 місяці тому

    Yaa huuu

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 місяці тому

    Walee bee teed ma aha😢😢😢

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 місяці тому +2

    Ninkaan Barlaaaanka ee aan Afsomaliga aqoon war sheydaamadan 👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa iga qosliday wallh

    • @hamdi27889
      @hamdi27889 2 місяці тому

      @@FaxiMaxamed 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂wlhy markuu hadlaayo inuu af kale inuu kuu sheekeynayaad moods tnkz Faxi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @YusufLugey
    @YusufLugey 2 місяці тому +2

    Dadkaan aadan madoobe oo la fadhiyaha ma isagaa dhalay u dekaaah

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 місяці тому

    CASHUURTA BANAADIR waa
    Lawada leeyahay ❤❤❤
    Hawiye Aamus Ku jooga muqdisho
    Hawiye cashuurtiisa halawada CUNO waa sax😂😂😂

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 місяці тому +1

    Canshuur ma dowladba qaado mise shacab
    Meeshan inta badan canshuurta waxa qaado shirkado shaqsi leeyahay
    Maxaa diiday dowlada inay
    Iyada canshuurta qaado
    Si aamindarada u dhammato
    Dekadi waa lagu qada
    Degmadii
    Waa lagu
    Qaada
    Xcontrol
    Waa lagu qaada
    Imisa dowladood ayaa ka jirta xamar
    Xageysa aada lacagta

  • @Xadiiscabdisagal
    @Xadiiscabdisagal 2 місяці тому

    Gabadho madiinsana

  • @boqorka-k1lb
    @boqorka-k1lb 2 місяці тому

    Xildhibaankeyginaawey meshan ugama jeedo makamaqanyahay golaha

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 місяці тому

    Soomaaliyeey intaan lacag ah Gabadhaan sheegtay cidda dhiibayso soo Dadkaan dad si toos ah loo dhacaayo soo ma ahan ummadda

  • @AliNuur-f8y
    @AliNuur-f8y 2 місяці тому

    Caasho keyf plse xaqa ka hadal

  • @MohammedBudul
    @MohammedBudul 2 місяці тому

    Dooda waxa keenay shilin somalia uusan wadanka laheen

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 2 місяці тому

    2 xildhibaan ma wanaag sana mamada iyo qofkii ka horeyay aad baay u wanag sanyihiin

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 2 місяці тому

    Mic,ga iska hagaajiya nacaladyaheey ariga ah,, isiiiiiiii sabiiiibka iimey

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 2 місяці тому

    Canshuurta badan darted ayaa lookeena rashin dhacay wax antayo laheen 14:27

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 місяці тому

    Afku
    Gaamago

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому

    Gudomi madoobe afka somaaliga so baro please hilban waxa ladhohomajiran may iyo maxaba xildhibbaan ba laga raba in ad dhahe

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 місяці тому +1

    Jeego waxuu taaganyahay 1991 halkii an joognay
    Sorry sidaa kumanan dooran inaad turto gabadha udoodeysay gabolka banadir aad ayaan ugu xumahay
    Yaad u hianeysay markad
    Xildhibanka xag xagnaysay
    Ader dadka aad masuulka ka tahay xagooda u dood hadaadan awoodin
    Iska aamus

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 2 місяці тому

    Baralabanka waxa ushega dasatuuraka hada ladhQangeliye wuxu qoraha inlakorodhiyo cashuuraha anladiidikari marka xildhibanada waxa ushega marki hore kama ayasanfiirisani shacabanka iyoganacasadata alaha unaxariisato

  • @Xadiiscabdisagal
    @Xadiiscabdisagal 2 місяці тому

    Xidhibeen faisa waa gabadh mawdiinada runti

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 2 місяці тому

    Canshuurta dowlada Yaa ku shaqo leh sow kenya guryaha say xildhibaan kagateen sow canshuur ma ka dhibtin

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 місяці тому

    Itoobiya ha la yaabina, idnku isla yaaba!!!

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 2 місяці тому

    4 idhood laha saxan ayaa ka dhax hadlaaya

  • @cabdimahad6601
    @cabdimahad6601 2 місяці тому

    Yana Ala caburun xilbanada xuruyadoda halasiiyo

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 місяці тому

    Runteed
    Weeya

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 27 днів тому

    Cashuurta hawiyaha in lawada cunaa waa xalaal dameero bilaa caqliya
    😂😂😂😂😂

  • @themog6556
    @themog6556 2 місяці тому

    SNTV, how hard is to record? What a shame!!!

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 2 місяці тому

    Arto

  • @XasandaahirAadan-dp4ww
    @XasandaahirAadan-dp4ww 2 місяці тому

    Midkan wamagafihii gabdhu shegtey 😅 damer damerdhaley orod xasan qaburaha laqodo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Xildhibadaan horta halaga dhimo mishaarka madaxwaynaha gudomiyasha iyagoo fadhiya ayey lacag badan qataan marka beraha ha falaan bishii 4 Mar wadanka kor vu adayaa ka dib dhaqalaha marku kamo mishaark6da haloo celiyo

  • @HusenAhamd-m7c
    @HusenAhamd-m7c 2 місяці тому

    musee wuu washaay bixii fircoon

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 місяці тому

    War Niman yahay ninkaan Adam madoobe ah hal maalin asagoo mucaarad ah oo wax diidaayo maba la arko ninkaan Adam madoobe ah dhibaatada shacabka kama naxo miyaa

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому

    Warninkaan ma ethoopiaa soo dirtay kkkkkk

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 місяці тому

    Koofur galbeed canshuurta eey dhiibay ii sheek xil tuug

  • @baxsan698
    @baxsan698 2 місяці тому

    Kkkk midkan leh canshurta lacagta USA waa xaran asaga musharka maxukuqata waa fidma hureye nagatag waxaba hanoshegine beenaalatehee

  • @cabdixafiidcabdullaahi
    @cabdixafiidcabdullaahi 2 місяці тому

    Maxaad ku diideen in lagu dhaqmo kitaabka & sunada. & in la heshiisiiyo dawladda & alshabaab. Qacabada hortaagan maxay tahay.

  • @ifrahmohamed2244
    @ifrahmohamed2244 2 місяці тому

    Beenlow

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 місяці тому

    Xildhibaan faaisa kusheektay sababtoo ah muqdisho waxba kaama galin xamar tuugsi ayaad u timaada