SOMALILAND WAY UGU BADISAA CUNAQABATAYNTA AY SAARTO SOMALIA WAANAY KUSII TAMARISAA...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 2 місяці тому +4

    Mansh alha GuuuuuL S.L call alha kuxiftiyo

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 2 місяці тому +8

    MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO CIIDANKA QARANKA GUUL INSHA ALLAH AAMIIN.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 місяці тому +4

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 місяці тому +2

    ❤❤masha alaah guul somaalilnd guulcadawgu hajabo amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 2 місяці тому +3

    Siyaasiga ugu caqliga badan Somaliland xaaji cali salaam indr😂😂😂

  • @MustafeAbdiraxman-m2t
    @MustafeAbdiraxman-m2t 2 місяці тому +2

    Waa markii koobaad aanlayksaaro sababtuna waa Runta uusheegay cali

  • @shakiibfarah152
    @shakiibfarah152 2 місяці тому +6

    Cirjiidho tv ❤

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 місяці тому +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 місяці тому +5

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 місяці тому +7

    Sida fiinta ayay somaliland ugu sii ooyayaan, Guul JSL somaliland

  • @CabdiQaadir-bg7no
    @CabdiQaadir-bg7no 2 місяці тому +1

    Wiligaasoomaalilaan guuldaraadladabajoogtay

  • @awgeele
    @awgeele 2 місяці тому +2

    geesiyaa qaran

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 2 місяці тому +6

    Barmaamijkii barmaamijyada ali iyo abdishakuur ❤

  • @NimcoOsmaan-m4m
    @NimcoOsmaan-m4m 2 місяці тому +5

    ASC,war barlamaanka dabasjerta sh ha laga qufulo, Villa somalia,,way walaay dhakhaatir dawaaysa way wayeeyn xanuu kuna wa xaasadka. JSLAND. Ay uqaaban ,, Sland Ninki diidayow. Imika dilac guul inshallah JSLAND❤❤❤❤,

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому +4

    FAARTON BEER BISEELE MAA KALE GOYO

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 місяці тому +5

    Geesi ❤DULDUL❤Ethiopia Somaliland 1 ANDHI ❤

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 місяці тому +6

    Ex madaxweyne siilaanyo ayaan ka qoray, somaliland waxay soo martay xiliya badan oo fuluhu baqday,

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 місяці тому +5

    baarlamanka haayadahana yaan waxba lasiin halayidhaa

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 місяці тому +1

    Guurguurte waxba yuu la hadhin e dhamaan ganacsatada Isaaq e hantidooda ku Aaminay xamar ha kala wareego wayo isaguna waa Dayday Xabaala qod ah iyaguna way istaahilaan oo iyagaa Cadawgoodii Aaminay..

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 місяці тому +1

    Kkkqadaadweyn waa cadaw oo itaal keedii ugu dan beyey weeye

  • @HassowGaani
    @HassowGaani 2 місяці тому +3

    Cali duul duul pilotkii qaranka...

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 2 місяці тому +5

    Hassan sheikh is like a dog barking at flying eagle, Somaliland has moved on it has been independent for the past 32 years , Hassan sheikh and Mogadishu mafias have no authority to do anything about Somaliland, just remind to all , we Somalilander built our country after it was destroyed by faqash , we Somalilander do not ask for handouts from anyone
    and Mogadishu relies on international charity.
    Somaliland forever.

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 2 місяці тому

      It is true.at the first place .every body knows somaliland before muse bixii it was strong.but today it has fallen.and soon collapsing is on the way.do you think it was easy killing people in their own land and make them refuges in their homes like lasscanood people.shame on issaq skeletons

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 місяці тому +2

    Xamar baryimayno ee cadkeena ayaynugosanaynaa calaw ee waxahakusheekayn

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому +1

    Ganacsiga in la siyaasadeeyo waa qalad dowlada somaliya wa in ay ka labataa goaankaa waa goaan dadka kala fogeynayo

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 2 місяці тому

    Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farah.418
    @farah.418 2 місяці тому

    Asc waan idin saamay reer cirjiidho
    noosoo celiya warkii labaad eed ayaamahan nagajoojiseen
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 2 місяці тому +3

    Waayo waxa loo dhiibay dad aan qaranimada somaliland aan aaminsanay waa in la kala diro baalamaanka waayo waa balamankii ugu xumaa ee abid ugu xumaa

  • @CabdiQaadir-bg7no
    @CabdiQaadir-bg7no 2 місяці тому +1

    Fulefuledhalay

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 місяці тому

    Dawlada somaliland waa dowlad shacab markaa waa in aynu ka qaado talaabo barkamaaku sheega tuugta ah ee dibjir ta ah inshallah somaliland guul inshallah 💚💚💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 місяці тому +4

    Miyey cunaqabateyn karan besha calamka aya dacwad ka dhana lo gudbinaya konfurta somalia wax hayadi ka shaqeyn karin shurucdi calamiga ahayd esomaliland bay ky shaqeyan talyaniga iyagu waxba kama qoran

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 місяці тому

    Waa runtii Abwaan Ali, Nimankaasi shaqo inooma hayaan

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 місяці тому

    Oki

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 місяці тому +1

    Soomaali Etal ama fillo xamar markasta oo ay cadaawad soomaalilaan muujiyaan wado lagu farxo ayaa ufuranta soomaalilaan 😅😅😅😅😅😅

  • @Abusuhur
    @Abusuhur 2 місяці тому +1

    😂😂

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 2 місяці тому +1

    qana jabuti

  • @CabdiQaadir-bg7no
    @CabdiQaadir-bg7no 2 місяці тому +1

    Saakaad ragiikuxoreeyay sidadawaca kabaqaylinaysaa

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 2 місяці тому +1

    Baarlamaan meesha inooma joogee maxaa naga gaajadooda

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 місяці тому +5

    Haba lakala diro ayaban ku talin
    Lahaa anigu waxni wakilo mahe
    Marka inyar laga rebo wa cadaw

  • @XasanShabeel
    @XasanShabeel 2 місяці тому

    Xasan shabeel ❤❤

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 місяці тому +2

    Maanta waxay u eegtahay maaalintii dadka ganacsatada la ururinayay haybna lagu laynayay itaalbaan jirin dumarka uurka ayay caloosha midi ka galin lahaayeen iidoorbay sidaaadiii

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      waa sidaa ee reer Somaliland oow gamaa is absada oo cadawga u midooba muusena doonta wallahi waa nin adage waa ninkaa reer soomaaliya ka ayliyeen aduunkana ka yaabiyay geesi nimadiisa

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 місяці тому

    Guul iyo Gobanimo

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

    Haa way inoogu badishaa, waxay rabaan reer Soomaaliya inaynu isku dhacno Itobiya markay diyaarada magaca ka bedeleen

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 2 місяці тому

    Absolutely, golaha wakiilada JSL waa gole JSL ku qasaartay oo dalka lid ku ah majority, ummadda JSL waa ka dheregsantahay xumaantooda. Waana sidaa Abwaan Cali sheegay 100%

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 2 місяці тому

    Nacaskan dhulmahante ee lumaya yaa golaha ka hor dhaqqaaja mushaharka ma maal
    Dhulmahante ayuu Mooday

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 місяці тому

    Sowdigii odhanjirey waa nin fiican ninkii muuse xumaantiisa arkaa madambiilaa? Caliyow muuse intaanu ciida cunin ilkaha kasameyso aad qofkii ku horfadhiista qandhuuf kala daashey

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 2 місяці тому

    Asc

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Konfur horta maxa iga imada igu cunaqbtin dakado airport wan hysta ganacsina boqoliba 80 itopiya iga imada iyo qaadku wax aan igu bahnyhy ban jirinba 😂😂😂

  • @CabdiQaadir-bg7no
    @CabdiQaadir-bg7no 2 місяці тому +1

    Jindagaagay

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 2 місяці тому

    Na xaashi baa waxoga uso dhibey,kii dharti dafiray ina khaliif ,bad igedeyn🤑🤑🤑odeygana wala mid,wa ayan daro golihi qaranka fadlan kushubo baa xildhibano ah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому

    reer kulmiye nafta haysta markay quusteen ila parliament bay ku washeen oo u tiriyaan kaaahna way ku riyoodan xirsina way ku seeexdan maaskaiin walahy dad ka uun ba idinka siii ordaya markaad sidas u hadashan ogaaday 82 laba qof ciyaar maha dadka wata wadani bana ku odhan jiray 10 uruur aad u diiiden xaqooda xagee ka gelaysan lakaiin manta kulmiye taas ku jiraa salamad maxaa khaladan tolow

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Hawaday islahyin diyaardo ka celiyo way u surta gali waydy hadna ganacsi ban wax yeelaya bu idi dee isna ceeldahir iyo yoocada hal gaadhi igaga iman kara ma jiro dabka saaraya wexi bosaso ama xamar ka imada 😂😂😂