Culayska dowlada Somalia saartay Somalilnd maku saxsanayd mise Khalad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

    Dowlada Somalia 🇸🇴 guul guul guul

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 2 місяці тому

    Somalind guul shacabka reer somalind

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf Місяць тому

    ❤ETHIOPIA and SOMALILAND BROTHER'S 🎉 Hal CADOW AYAAN LEENAHAY WAA SOOMAALIYA

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 2 місяці тому

    Good job

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому +1

    MA AANU FAHMIN WAXAAD SHEEGEYSID EE LOO GEYSTEY SOMALILAND 😮.

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 2 місяці тому

    Shanta somaliyeed halo wada ahaqeysto ee xasid nimada dhaxdena haleyska dhafo oo nabad an kuwada nolano ❤

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 2 місяці тому +2

    Saad hargeysa u difaacday weligaa. Laas caanood uma difaacin.🎉🎉

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

      Walal lascanod daarood oo dhan ayaa taageersan iyo somali oo dhan mark jamac galad iyago iska jeediyaa wuu ogyahay Somaliland mumul argixisada

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 2 місяці тому

    Soomaaliya halmida ❤❤❤❤❤❤❤

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 2 місяці тому

    Federal baa masuul ka ah una dhaartey calanka Somalia 🇸🇴 waana inay ka hortagto dhibaato walbo ku ah khatar SOMALIA 🇸🇴 SIDA CALAMKA

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 2 місяці тому

    Galadow
    Sxb keep going
    Waligaa runta u hiilih

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 2 місяці тому

    Caawa warkaagu meel uu usodo waxbaa isku qastay qaranimo iyo qabiil🎉🎉🎉🎉

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 2 місяці тому

    Shacabka horumarkiisa iyo mashaaricda. Siyaasada halga daayo. Dawlad ku sheegu xin maahee. Dawladnimo mahayso🎉🎉🎉

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

    SNM argixisada waa in laka qabto watanka Somalia 🇸🇴 waa ku saxsantahay kuwa itoobiya watanka ka iibiniyaan soo maha

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 2 місяці тому

    Dowlada somalia 💯way ku saxantahay waxay samaysay adeer maha in u Hal qabiil o somali ahi khalkhal geliyo qaranimada somalia isaaq 34 iyo arfar sano aya la naas nuujinaye lkn no more ee niicda iskala aamus Guul somalia

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 місяці тому

    Wa habar awal Eedeb daran xiribaha dhulka Logu xidhi

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

    Qabiil qaran ma noqado

  • @safiyacige2735
    @safiyacige2735 2 місяці тому

    Maya sax maha loma bahna imiga colad

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    WAR DAWLADU XAGBAY KU JOOGTAY IN AY EDEBDARADA IMAARAADKA IYO ITOBIA WADAAN AY JOOJIYAAN.

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 місяці тому

    Adeer culays ma aha ee wa waxyabo ay ahayd in hore lo sameeyo lagana seexday
    Maxad u kolkolin cid kala qaybinaysa oo qoqobaysa dalka iyo dadka Somalia

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    Ma Dawld baa ka jirtaa koonfur Hassan Sheekh 2 KM xamar kama talyo maamul gobleedadii oo dh waay diideen Masaaridii

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Dad bay abuseysay oo dabar gonaysay hoos hoos plus ficetoface too

  • @gaab55
    @gaab55 2 місяці тому

    يا جامع غلد كلامك اليوم ما صحييح يبدوا انك خزنت كثير اليوم انت اليوم مر قان زائد

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 2 місяці тому

    SNLMALND waa jamhad Ethiopian ah

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    WAR DIYAARAD LA YIRI QOR SOOMAALIYA SIDA ADUUNKA KA DHACDA, MAXAY U DHIMAYSAA SOMALILAND ?
    NIN YAHOW LAMA YAQAAN WAXAAD KA HADLAYSID

  • @mahamoudalim2225
    @mahamoudalim2225 2 місяці тому

    Waxaad tahay cadow GA koowaad ee soomaliland

  • @abdiqaniqani6304
    @abdiqaniqani6304 2 місяці тому +2

    Jaamac galadow ilaa shalay hargeysa ayaad saalaxeysa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    SOMALILAND DHIB IYO CADAW WAA KUWA NOOSOO JIIDEY. MUNAAFAQADA ISKA DAA. HAWADA SOOMALIYA SOOMALIA XUKUNTA. SOMALILAND GOBOLADA KALE BAY LA MID YIHIIN. KA GOONI MAAHA. ADAA KA DHIGAYA BUSKUD BURBURAYA. WAA KAA AD ADAGYIHIIN.

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Say gobolada waqooyi ⁉️⁉️🤔 why because of they are somalian 🤠🤠🤠🛑🇸🇴☝️❌

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 місяці тому

    Gobalada waaqooyi galbeed hadey joojin weydo edebdarada siyaasadeed talaabo ayaa laga qaadi

  • @aaminaa341
    @aaminaa341 2 місяці тому

    Horaa loo yidhi "GEED BAA YIDHI, Guddineey imaad goyseen, haddaan badhkay kugu jirin" Ethiopia baddeena maanay hungurayseen, haddaanay Qolyaha Soomaalidiidka ahi u saxeexi lahayn. Xasan Shiikh haddeer buu gartay cadowga dhabta ah ee Soomaali leedahay. Intay Ka waantoobayaan......

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 2 місяці тому

    Jamacow adegso magaca gobolka marodi jeex & toghderr

  • @Filbirri8
    @Filbirri8 2 місяці тому

    Jaamacow dadka hawwalin dawladu waysaxantahay

  • @aaminaa341
    @aaminaa341 2 місяці тому

    Jaamacoow, Double down your crocodile tears!

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 2 місяці тому +1

    reer waqooyi uma dhameyn in soomaaliya laga go,o ee reer baa shiray go,aan kaana qaatay markaa jaamacaw iska hubi halkaa

  • @adamjyusuf2945
    @adamjyusuf2945 2 місяці тому

    war ninyahaw adigu somali ma tahay
    hadaad somali tahay maahan sideedaba inad isticmaashid magaca somaliland.markaa waxad wado iyo sidaad hada u hadlayso waad ku khaldan tahay.nin dhahay shulka iyo bada ayaan gadanayaa maahan in asxaandanbe loo sameeyo.waad ogtahay waxa itobiya naga dhexeeya adigii ku dhex shaahay ayaa ka cararay meshad u dhalatay iyo dalkaagii waxaana uga carartay waa gumeysiga itobiya

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 2 місяці тому

    Waar naga aamus neef baa tahaye

  • @fanaxcumar6790
    @fanaxcumar6790 2 місяці тому

    Xasan shekh ba lacag ka dhex radinaya ganacstada