Document oo ay CIA banaanka keentay ayaa lagu qoray xogo xasaasi ah!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Document oo ay CIA banaanka keentay ayaa lagu qoray xogo xasaasi ah!!

КОМЕНТАРІ • 283

  • @HusseinJama
    @HusseinJama  3 місяці тому +2

    Qofkii doonaya Document ga waxan so dhigay telegram kayga 👉🏾 t.me/Husseinjama2024

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 3 місяці тому +1

    ASC runtii wax aad u Wayn oo muhiim ah oo waxna Ayaad KU soo kordhisey oo xaga khayraadka KU saabsan. ALLAH HA KU XAFIDO WALAAKIIS AMIIN

  • @futuresomalileader
    @futuresomalileader 3 місяці тому +8

    Thanks for sharing this valuable information

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 3 місяці тому +4

    Walaal keep going wax badan ayaa dhalinyarada ku dhegaystan ka faa,idan 👍ماشاءالله تبارك الله 🙏

  • @darwiishadanguul8552
    @darwiishadanguul8552 3 місяці тому +1

    Mahadsanid Sxb runtii wax wayn ayaan kaa faaiiday maanta 💪🇸🇴💪

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 3 місяці тому +10

    Alto juba wa from afgoye gobollada
    Bay iyo bakool xaruntisu baydhabo ayey ahayd basso juba waa from gedo to jubada dhexe ilee jubada hoose xaruntiisu bu'aale ayey ahayd mahadsanid hussein jamac bro God bless you alle haku barakeeyo wana sax wakhtigii gumeystaha 8 gobol bu aha wadanku sool iyo sanaag ilaa ila togdheer gobol ayey kuso ahayeen xarintiisuna burco ayey ahayd

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому +6

    asc wllo hussein allaha ku nabad yeelo somaliyana allaha nabad yeelo muslimiin tana allaha nabad yeelo aamiin yaa allaah🤲🤲❤❤💘💞😍🥰💜💙💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 місяці тому +5

    ALLOW ADIGA KA MAGAN GALNEY JAAHILNIMO IYO XASIDNIMO

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 місяці тому +8

    Baarakalah fiikum ❤❤❤

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g 3 місяці тому +5

    Hhusei jama.
    Fisrt and foremost thank you so much for providing the crucial history of somalia.
    Infact the young people wil get advantage about this history.
    M

    • @hersijama6742
      @hersijama6742 3 місяці тому +1

      Asc.inta qabil lagu tartamaayo, wax horumar ah la gaari maayo.
      Qabiilna meel uu ku dhamaado ma leh.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому +5

    Soomaaliyeey Qabiilka Hala Iska Daayo Macdanta Dalkiina Ka Buuxo Ka Faaideysta Markii Oo Leysku Kiin Diro Ayaa Laidinka Faaideystaa 🙏🇸🇴👮

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 місяці тому +2

    Good job Brother

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 місяці тому +5

    Kuwas sidas uhadla waa kuwa burburinta soomaaliyed lo shaqalay siyey waana caloshoda ushaqayistayal. Rabbiyoow naga filnow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda Aamiin yaa Rabbi.

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 3 місяці тому +1

      Asc.walaale hussein jama ilaahay haku xifdiyo aduunyo aakhiraba hana kaa ilaaliyo cadowga cad iyo cadowga madow allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @nuriamahmoud3034
    @nuriamahmoud3034 3 місяці тому +1

    Mansha allah brother waxad ufidaynsa dhamaan Somalia oo dhan

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 3 місяці тому +1

    Libaax aqoonyahan lumino haliicin ❤dalkeenu hogaan adagbuu u baahan yahay waana adigee ku dadaal inaad madaxweyne inoo noqoto ❤

  • @CMG0607
    @CMG0607 3 місяці тому +2

    Well done HUSSEIN

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 3 місяці тому +10

    GAALADU INEY NA KALA QEYBISO TIRADEENANA KA DHIGTO MID YAR. WAXEY ARGEEN DACIIFNIMADENA, ETOPIANA WAA 100 ML ANAGAN DHOWR 10ML,YAAN CAQLIGENA LAGU CIYAARIN WAXAN NAHEY 70ML INTA XORTA AH 50ML WAA NFD IYO S.GALBEED. , WALIGA HA RUMEYSAN SANCADAALE WAA CADOW.

    • @libaaxaleertajiifo3211
      @libaaxaleertajiifo3211 3 місяці тому +1

      Saas waaye mhdsanid mudane adaan kuwataa❤ waligeyba xita kuma fikirin inan 20 ama 30m nahay inan ka badannahy wan ku jiifa tirintiisa anaga ayey notallaa ee kudhaqaaq nio

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 3 місяці тому +1

    Thank you so much geesi qaran Hussein jamac waa information was important ❤❤❤❤

  • @mohamedsugow1139
    @mohamedsugow1139 3 місяці тому +1

    Well done for your thorough research

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 місяці тому +4

    Waa neeshaas meesha xassan iyo sanbalooshe ay waxa ay wadaan ka keenen

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 3 місяці тому +6

    Hussein you miss one thing to mention which is CIA counted only Darood inside Somalia only, but didn't count the Darood in Kenya nfd or Ethiopia ogaden region.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      all the somali people live in ethopia and kenya daarood only to live sir

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      ​@AhmedDaariq
      Majority are Daarood

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 місяці тому +6

    Maansha allaah soomaaliya guuuuuuul insha allaah ❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому +2

    Thanks 🙏

  • @mustafa19_90
    @mustafa19_90 3 місяці тому +9

    Kkkk Haweye laba qobol bu degaa 😂 Raxaween baa idin ka badan

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      canada wa wadanka aduunka ugu weyn waxaana ka dad badan hindiya oo afar jibaar dhul ahaan canada ka wayntahay !! kkkkkkkkkkkkkkkk jaahil dhul iyo dad tiradood iskuma xidhna meel wayn ayay dad yari kunoolaan karaan meel yarna dad badan

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 3 місяці тому

      ​​@@AhmedDaariqIndia 🇮🇳 waa qaarad dhan waana dad labaad aduunka ugu badan dadka iyo dhulkooda waa is leeyihiin sida loo kal dhul badan yahay ayaa loo kala dad badan yahay

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 3 місяці тому

      Adi meshaba Kuma xusnid oo digil iyo mirifle gaaladaba ma qorin hawiye ugu bdn somaalida

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 3 місяці тому

      Hiiraan
      Galguduud
      Banadir
      Shabelada dhexe
      Shabelada hoose
      Jubbaland
      Meqaa IGA heysaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому +1

      ​@@mohamedhassan-yc2cwjuba aaaa 😂 astaqfuru allah

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 3 місяці тому +1

    Many thanks brother 👍

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 3 місяці тому +1

    Waan kusalamaya wall nollow wadani somaliyed nollada ❤

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 3 місяці тому +2

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @shaykhmaxamedsayid2386
    @shaykhmaxamedsayid2386 3 місяці тому

    Husein khayr hel'e ila soo xiriir,aan wax badan kuu fa'ideye.thank you

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 3 місяці тому +1

    Waa xog fiican oo la rumaysankaro

  • @bby6
    @bby6 3 місяці тому +1

    Rag iska celi iyo rabi kacabso meel mawada gasho brother wa runta

  • @lifeasyouwouldwantto9465
    @lifeasyouwouldwantto9465 3 місяці тому +2

    Qabyaaladiista qurun kabuuxaa tahay xuseenoow.

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 3 місяці тому

    Hussein waddan baa tahay.Ilaahay ha barakeeyo waddaniyiinta

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 місяці тому +1

    Manshallah brother

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 місяці тому +1

    Mahadsanid

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 3 місяці тому

    Waligaa ha’aaminin CIA waxay soo daayeen waa waxyaalaha ay iyaga abaabuleen waana wax ay shicibka isugu fogeeyaan si aynu isugu khilaafno walahi sxb 🙏🏼 Waxaad sheegtay imika waa wax sax ah oo mudan fahamka aqooneed iyo wadaniyad meeshuu gaadhsan yahay inkastood indhaha iska qarinaysaan ood qiiq isku qarinaysaan laakiin xagga fayow aan kaaqaato maanta InshaAllah 🙏🏼 Waxaannu idinku boorinaynaa waana hadii daacad laga yahay wadankeena dhul iyo badeedba oon sirdooonka Cadowgeena loogu adeegayn waxuu idiin soo dhiibo aan lagu gambanayn waxyaalaha basiidka ah si loogu qariyo qadiyadda GUUD oon aan aragno walahi waxba nagama qarsoona alhamdulillah WADANKANA WAAN KA DIFAACAYNAA CADOW WALBA OO DAMCA INSHAALLAH ama Alshabaab Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ma soo maalgaliyaan oo shicibkana been halagu akhriyo waxaa lalal dagaalayaa Cadowga wanaa cadowg u adeega cadowga soo jireernka ah oodna ogtihiin kulligiinu sabab waad kamidtihiin kuwaas qarinaya xaqiiqda dhabta ah subhannallah.
    Waxaan ku boogaabinayaa oodna ogtahiin qaawlayaashiina badankiina yutuberradiina ah in Badeenii LAAMO uu Ethiopianka 🇪🇹 soo caga dhigtay oo uu joogay Hamza maalintii lafurayay si qarsoodi ah lagana saxiixday Hassan iyo Hamsa in badahaas loo aqoonsado in Kenya 🇰🇪 ay maamulato ayna maalgashato iyadoon ognahay in maxkamadii cadowgeena ay 25% Kenya 🇰🇪 siiyeen laakiin baddaas LAAMO Somaliya loo xukumay waana nasiib darro in maanta ay markab Ethiopian ahi soo caga dhigato iyadoo Madaxwaynaha Kenya 🇰🇪 uu ka’lhudbadweyey oon waliba Idaacad Somali ah ay leedahay ka hadlin waana nasiibdarrada nagu habsatay in Idaacadaha 99% ay Cadowga hoos yimaadaan iyagoo iska dhigaya wadani Somali ah 😔 shicibow aan diyaar garowno Madaxdeenu waa adeegaha sahnuuniyadda walahi dhulkeena iyo baddeena ayay beecayaan oo dhiig Somali malaha yaan lagu eegan Mujaahidiinta waa diyaar walahi qofna nagama xoog badna shicib ahaan walahi aduunkoo idil ayaan baa’bi’in karnaa haday isbaheestaan alhamdulillah ilaahayna aan aamino gacantana aan is qabsano walahi inta maqan ayaan xoog kusoo celin karnaa oo Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 waxay isku halaybayaan Yuhuuda iyo ReerGalbeedka calankoodu sii dhacayo aan xiniiyaha lahayn walahi waan aragnay fulaynimadooda oo dhalinta ku dhexjirta ayaa wadaniyiinta ah si aan cadowga u ogaano dhaqdhaqaaqiisa meel walbana waxaa ku ilaaliya dhalin Somali kulligooda oo 10 jurk erna iyo geeljiraha ayaa ka’adag walahi alhamdulillah 🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴🤲🏼 Ilaahay cadowga Somaliya Iyo Somalida dhulka afka ha’ugaliyo yarab iyo kalkaaliyahooda yarab Aamiin ilaahow🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому

    Masha Allah falanqeeye sare Mudane Jama

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 3 місяці тому +2

    Banaadir waxay kakoobneed
    3dex, Banaadir, Sh/hoose iyo
    Shabelada dhexe(jowhar).

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому +1

    Illaahay habarakeeyo D5oo ama haraftan ama ha is waalaan waala ogyahay sida lookala deganbadanyahay dhalinyarada somalia ilaa zenjibar ayay lagahelaa

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 3 місяці тому +2

    Daarood iyo hawiye iyo iidoor
    Ayaa halkaan Somalida dhigay
    Dhagax iyo ciidba waa la goran.

  • @farhandhako9005
    @farhandhako9005 3 місяці тому +1

    Magaalo wayn oo daarood gaar uleyahay kuma jirto magaloyinka wawayn ee somalida sida Muqdisho" kismayo" baladwayne" galkacayo" baydhabo" Hargeisa" burco

    • @user-cf2cw6xd7g
      @user-cf2cw6xd7g 3 місяці тому

      Hhhhhhhhhhh iskaba dhaaf somaalia dhul makala lahane koley somaalia wall ayaan u arkaan

  • @abdirahmanosman6944
    @abdirahmanosman6944 3 місяці тому +2

    Buuga goormaa laqorayna waqtigee

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 12 днів тому +1

    Hawiye indhoo adeg ku socdan 😂😂😂😂

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 3 місяці тому

    waad mahad santahy wll somaliyeey aan caqliyeysano❤

  • @cabeeytaakow4926
    @cabeeytaakow4926 3 місяці тому +1

    Dadka xoolo dhaqatada ah miyuu tirakoobkan ku egyahay mise waa tiro koob guud macnaha hawiye intaas ayaa xoollo dhaqato ah daarood intaas ayaa xoolo dhaqato. Ah

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 місяці тому +3

    Gypsum waxa loo akhriyaa (jibsam)

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 3 місяці тому +1

    Daarood waa neeshin qabiil maaha

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 3 місяці тому +3

    Aniga waxaa iga yaabiyey: waranle iyo wadaad!!!

  • @ubax3018
    @ubax3018 3 місяці тому +1

    Qof soomaaliya xataa haduu waxbarto qabiil baamadaxiisa buuxo marka waa aafo wadnaha
    Najartey qabiil

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 3 місяці тому +1

    Adiga iyo odayga isma dhaantaan oo ninba reerkiisa ayuu sheegaayaa inuu badanyahay. labada warbixinba waxbaa ka maqan. Soomaali 2 million way ka badantahay 4 reerna way ka badantahay marka xooga aan saarno inaan dowlad shaqaysa oo sharci ku dhisan oo loo simanyahay oo tirakoob rasmi ah samaysa aan ka shaqayno sidii loo heli lahaa.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 22 дні тому

    WAA INTII TALYAANIGU GUMAYSAN JIREY BARI ILLAA MUDUG

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 3 місяці тому +1

    Sideeda gobal laba waa waqooyi Lix konfur sida bay kala ahyeen

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +2

    Waa sababta uu Maraykanku u daganyahay Bali doogle

  • @user-cf2cw6xd7g
    @user-cf2cw6xd7g 3 місяці тому

    ❤ iska dhaaf qabiilka somaalia soomali baaleh

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 місяці тому +1

    INEY BEENDOOD TAHAY WAAD FAHMI KARTAA ILEN DADKA CALAMAD KUMA QORNA SIDEY DADSOMALIYED LOSOTIRIYAY MIDA LABAD CIDA AMA QABIILKA YELAYA INU YIRAAHDO ANIGA YAR WEXEY U BADANTAHAY INEY DAD UUN U SHAQEYNJIREN DAD SOMALI AH SOMALI AYAGA KALA GOYAY AXAAAN UMA HAYN ADIGA WARKA HADA AAD WADO NIN GAAL AH WAR UU QORAY AYAD SHEGEYSAA DHULKA AAD SHEGEYSO QABIILKASTO SOMALI AH AYA LADAGA

  • @MogMedia-mu2mb
    @MogMedia-mu2mb 3 місяці тому +2

    War been weye book daroood ayaa quray mareynka u dhiibay

  • @dargo114
    @dargo114 3 місяці тому

    Fahamka Somalida ayaa kaa qaldan. Jeneraalku wuxuu kahadlay Jamhuuriyada. Waxaana cad inaadan fahamsaneyn macnaha Jamhuuriyada.

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 3 місяці тому +1

    Waa sheeko Turjumaan majeerteen, haduu mareexaan yahay wax bay ahaan lahayd

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 3 місяці тому +2

    Darood land is large but mostly is empty!

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому +1

    Aniga waxaa iga yaabiyay 38 waa hawiye 18 waa daarood hashu maankayga gadaye ma miisaar ayay liqday 😂

  • @haashimiabdiduale3509
    @haashimiabdiduale3509 3 місяці тому

    ANİGU WAXAAN AAMİNSANAHAY AMERİCA WAA REER YURUBA ,kolay xogtaan kama marna reer yurub dabcan ayagaana Badankooda Africa guumaysanayey.
    Mahadsanid sxp huseen

  • @zahranuur128
    @zahranuur128 3 місяці тому +1

    Ninyohow xoolaha xaggee laga keenaa .
    Raxaweyn waa labadaba Xoolaley iyo Beeraleey. Waxa aad akhrineysa waa wax qabiil iska qorey.waxa ni kan sheegayo iyo waxa adiga aad akhrineyso waa beencla qorey

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 місяці тому +1

    Cia yay utalisaa ma mareexaanbaad istiri

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 місяці тому +1

    Everything know the darood are number 1 of somali

  • @osmanmoalin7771
    @osmanmoalin7771 3 місяці тому +1

    Alta jubba been baad ka sheegtey waxay ka koobneed 13 degmo suyaad barre wuxuu ku dhashey wardheer iyo walwaal hooyadiisuna waa makaaiil, waxa geddo loogu duugey in dhulka la yeesho, adan cabdullahi nuur wuxuu ku dhashey garisa waxa lagu aasey buaale si lahaanshaha dhulka loo yeesho 1973 somalia waxay aheyd 8 gobol alta jubba xarunteedu baydhabo ayey aheyd, basa jubba kismaayo,burco togdheer, hargeys nw,huraan beled weyne, banaadir muqdisho degmooyinka kuu sheegi maayo waayo nin aan runta sheegin baad thy meelkasta ka soo xiggo, waa la dagaalami doonaa resultiguna dagaalkaas ka dib ayuu dhacayaa

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 3 місяці тому

    Thats just common basic things,we know more about them then they know about us,

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 3 місяці тому +2

    Somalida waa dad jahiliin waxba ma aqriyaan dad muranka kalya ayey yaqanan hadii ay ku dayan la hayeen ummada wax bartey horumar ayey gaari la hayeen

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 місяці тому

    Tirada migiurtinia waxaa waaye 104.000 tirada banadirna waxaa waaye 488.000 qofood.

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 3 місяці тому +1

    Caqliga wanaagsan baa diidaya waxaad kuhadlayso daarood oo hal nin ah markuu imanayay somaliya hawiye iyo dir ba wayjoogeen ayagoo badan😅😅😅😅😅

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому

      Hadaad daganthy maad somalia ka muuqatid darood majority weeye

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому +1

    Midkani waa CIA 😍 Midgaankani

  • @abdirizakibrahim6015
    @abdirizakibrahim6015 3 місяці тому

    Warka general galaal ayaa sax ah

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 3 місяці тому

    MashALLAH

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 місяці тому +1

    su,aal baa madaxayga ku jirta.
    maxay tahay sbbta mareekanka uu mudo tobonaan sano ah u joogaa Gobolka bari gaar ahaan Buuraha Bosaso isagoo adeegsada calooshiis u shaqeestyaasha ilma diyaano ama waxa hada loogu yeero psf ... hawshaas hala baaro !

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 3 місяці тому

    ❤❤

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 місяці тому

    Analyse aad sameeysay waa qalad. Dadka xoolo dhaqatada oo firirsan ma degeno somalia kudaheeda ee waxay degen yihiin dalalka deriska ah.

  • @fatimasagal1584
    @fatimasagal1584 3 місяці тому +1

    Osaygan qabil baa ka dhex hadlayey waagaas lol

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 місяці тому

    Waa intii aan Soomaaliya laqeybin Buugaag

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Macddanta konfour uun kahadaal Somaliland macddanta kujirta Somaliland baa iskaale shuquul kumalaha konfour

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 3 місяці тому +2

    Been cad ayu sheegey Galaal Caadifad iyo Naceyb ayaana ugeeyey inu sidaas uhadlo

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 місяці тому

    Tirade dadka rasmiga ah wuxuu ku cad yahay tirooyinka ku qoran 8 gobol(regions) ee soomaaliya u qeybsaneyd. Tirada dadka mujeertinia waxaa lagu sheegay haddaad si fiican u fiirisid 104.000, tirada banaadirna 448.000. Haddii laysku daro banadir, mudug iyo hiran wuxu popolationka ku dhawaanaayaa 1.000.000 oo qofood.

  • @CaliJama-ee6hu
    @CaliJama-ee6hu 3 місяці тому +2

    Scww walaal aniga ra'yi ahaan waxaan qabaa xataa hadii ay majoraty yihiin tayo maleh maxaa yeelay 1992 wixii ka danbeeyay ilaa maanta 2024 ma aynaan arag majoratidii oo wax hogaaminaysa oo hogaan fiican oo loo xiiso leh markaa tayada uu sheegayey ma bililiqaa waxkale ku ma aanaan arage scwe

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому

    Odaygaan Hawiye Wuu isku Hunqaacay😅 Hogaanba kacararay, walle Sidaas Kursi laguma hello, Subxaanallah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 місяці тому

    Ws wr wb Husen wll aad aya u mahadsanid

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 3 місяці тому

    Asc brother xuseen halyeey somaaliyeed aad ayaan kaaga mahad celinayaa shaqada iyo wacyi galinta aad dadka somaaliyeed u hayso mahad sanid my brother

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 місяці тому

    Afrikaanku waxay mudanyihiin in lagumeeysto siiba soomaalida oo marnaba aan ka fikireeynin in waddankooda. Sidii ay u horumarin lahaayeen iyaga unbaa is ujeeda oo isxasdaaya caqligooda kama korayo qabyaalad iwm.

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 3 місяці тому +1

    Qarnigee daarood imillion ahaa hawiyena 500kun?

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 3 місяці тому

    xaduudaha qabilada magacyada qabiilada dhulka logu yero waa waxyabihii gumeystahu uga tegay umadihii aygumeysteen waana dhib wali jira

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 місяці тому +2

    Iron ama xadiidku ma aha macdan dhulka ku duugan,waa macdanka keliya ee ka yimi space ka ama cirka sare sidii buuro ayuu dhulka u yaalaa lkn ma aha macdan dhulka ku duugan waxaa sheekooyinku oranayaan wakhtigii nabi saleebaan ayaa Iron dhulka lagu arkay....

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 3 місяці тому +2

    Badi Waxva ma tarto? Tayda ayaa Muhiin ah.
    Waxaan ka xumahay Odayaasha Somaliyeed ee Daljana Wax ka soo noqoday in ay Hadal Caadifad abuuri kara ka tagaan. Somali hakala badnaato ama ha kala yaraato. Somali waa Somali Dalkaana ka dhexeeya. Dhalinyarada maaha in ay Odayaasha kala dilata dhegeystaan.

    • @libaaxaleertajiifo3211
      @libaaxaleertajiifo3211 3 місяці тому

      Wa sidaas wll waxa muhiim inan u aragno kan badan inu u badanyahy kan yar ka yarna uu u yaryahy kan badan oo uun lawada yahy qoys qura
      Ilen qoyska wa kala weynyahy wana isku xiranyahy ceebna maahn in yaraan uu jiro ilen ka weyn ba uweyne

    • @yusufsamatar1374
      @yusufsamatar1374 3 місяці тому

      Soomaalidu laandheere ayaan ahay iyo inay is cunsuriyeeyaan waxay iska dhaafi doonaan markii ITOOBIYA iyo kiinya kala qaybsadaan

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 3 місяці тому

    Alle yaa arxamu

  • @hawadleshow3022
    @hawadleshow3022 3 місяці тому

    Gypsum looguma dhawaaqo geeysam ee sheekh aan ku saxe waxaa lagu dhawaqaa jibsam waana macdan laga sameeyo jabista guryaha lagu xidho sido kale wax yaabo kale oo badana waa laga sameeya

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 місяці тому +2

    Allaha u naxriisto. Lakiin Rag is celi & Allaha awooda badan ka cabso meel ma wada galan. Ayaah qabsatay

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 3 місяці тому +1

    Warqadan waben abur midadherna waradineysen nasibdaro warqadu wafeg

  • @MohamedAli-ko4sm
    @MohamedAli-ko4sm 3 місяці тому

    Anyone who claims Darood to be a minority in Somalia is someone who is full of darood naceyb iyo cuqdad.

  • @AliAhmedMohanedAliuncas
    @AliAhmedMohanedAliuncas 3 місяці тому

    Bro burtaas burhakaba waa ay jirtaa xiligii turjubaan baan u ahaa wanna ay godijireen waxa aan kaqaban kareyna majirin

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 3 місяці тому

    Saan diin,af,qoomiyad, u wadaagno waan wadaagi karnaa xukunka.
    Laakin waxaan ubaahanahay Qof Hal qof ah haddana qofkasta ah,
    Yacni qof qabiil ah hadana qabiilkasta ah
    Yacni qof muslim caadil ah dadkuna usimanyihiin

  • @user-mh4bb4er5u
    @user-mh4bb4er5u 3 місяці тому

    Harbour layirado Buur gulow magalada Buur Udhaw Ayaamihii maraykanka iyo caydiid ayaa ladheyay dhulkaa lalasimay mareykan ayaa rartay

  • @HdJd-gk6ml
    @HdJd-gk6ml 3 місяці тому

    Waa buurta ladhaho banoodo weey rarteen 1994 ugu yaraan 10 babuur

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 3 місяці тому

    Hueien dhagaxaan buurhakab armuu xasan qabyo iibsaaa

  • @AliGuled-gi5sm
    @AliGuled-gi5sm 3 місяці тому

    Waxaad ka tagtay oo aadan soo hadal qaadin Hawiyaha beeralayda ah oo uu ku sheegay bogga 54-aad. Qaybta aad ka hadashay waa qabaailka xoola dhaqatada ah oo uu uga hadlay bogga 43-aaf

  • @ubax3018
    @ubax3018 3 місяці тому +1

    Daarod haduu malyan yahay
    Maxaa loo dhahaa og waa dhor malyan hhhhhh ok soomaali dhanbaa 5m