WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALIA/ITOOBIYA + HAREGYSA + GALGUDUUD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + SOMALIA/ITOOBIYA + HAREGYSA + GALGUDUUD
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

КОМЕНТАРІ • 53

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 8 днів тому +9

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 8 днів тому

    Waar zoo daaya anaga nooma socdaaane Anaga Allaah ayaa maceena,ahe waxba na yeelimaayeene❤❤❤Somalia khaladkeedu waa BAD ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL IYO GOBONIMO INSHA ALAAH AQOONSI DHAW

  • @abdifatahindhoindho5692
    @abdifatahindhoindho5692 8 днів тому +1

    Riado muqdiisho haano dhuuman qaadad waan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 8 днів тому +4

    Wariye warka waa kaa qaldanyahay, nimankan waa reer woqooyi shabaab ah waxaana loo soo tababaray muqdisho iyo dawlada somaliya inay qaraxyo ka dhigaan si aan caasimada u degin,ee shabaab ragan uma ay tababarin inay woqooyi qaraxa geeyaan

    • @caliducaale464
      @caliducaale464 8 днів тому +1

      Waxa kaaga fiicnayd inaad tidhaaho maadaama ay hargaysa qarxinayaan kharashka siiya oo ambabixiya

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 8 днів тому +1

    Tolow miinada eysaren iyo dahabkey labaxen iyamabadan somaaliya dhibatada ugu badan iyo hagar damadaba waxakuhaya heyadaha tirabelka ah kushaqeysta somaaliya ayaan waxtareyna biyana sacabadada ayalagaga dhargaye gacankale waligaakuma haraadbshid e somaalaay anwaxqabsano insha alaah

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 8 днів тому +3

    Asc HBN Online TV Somalia guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 8 днів тому

    Geesi , Halyeey ...Professor md hasan sh difaaca dalka

  • @PahserMohammad-oc3uc
    @PahserMohammad-oc3uc 8 днів тому +1

    Umada soomaaliyeed waa in ay biyaano canshuurta
    Wayo waa Dhismaha
    Dalka jamhuuriyada
    Soomaaliya

  • @ismaciilmaxamed3102
    @ismaciilmaxamed3102 8 днів тому +2

    Hbn dhagaysan mayno mardambe

  • @NaseihaDiini
    @NaseihaDiini 8 днів тому

    Guul

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 8 днів тому +2

    Guul Somaliland iyo Ethiopia inshaAllaah

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh 8 днів тому

      Soomaaliland guul udiidimaayo laakiin itoobiya guuldaro ayaan urajaynayaa iyo ceeb iyo fuulxumo adiguna waxaan tahay damiir laawe ah oo meel dhow wax ka fiiriya

    • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
      @CabdirahmanxasaXasanmankey000 8 днів тому

      Dhaqankaan yaan lagu sirmin cawaan waqooyi jooga cudurka hayaa hadaan lala qaadan waaguushoda balse hadii isku cudur LA noqon waa lagu daalayaa iyaguna wey siifogaanayaane xumaan xumaan ayaa lagu dhaqaa

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 8 днів тому

    Xassan sheikh hoyadda Waas heshiska konfour maquseyso itobiya baada Somalilland waa lasinaya caar hadaad niin tahaay Hargeisa, Berbera ama Burco kaleey hadi aad xukuntiid caar kalaay

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 8 днів тому

    Xàsan garguurteh dhiqo waa fashilmay dr abiye ayaa China kufashilayey Wlee

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 8 днів тому

    Baahiyaha beenta iyo khuraafaadka geeska afrikaad= HBN TV.,

  • @AbdulahiMuktar-z1v
    @AbdulahiMuktar-z1v 8 днів тому

    😮 shkse
    2:33

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 8 днів тому

    OK DAWLADA IMAARAATKA AYAA METELWYSA ITOOBIYA OO KA DAMAYSA DHIBAATADA IYADAANA MAALGELINAYSA MASHRUUCA LAGU BOOBAAYO BADEENA EE XIRIIRKA HALOO JARO HADUU MADAXWEYNUHU DAACADYAHAY

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 8 днів тому

    Waryaaye 0romada qaaqaawan caqli xumaa waa wax lagumaysamjirey addoon waa addoon.

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 8 днів тому

    Asc madaweeynahaa ku andacooday markaad leedahay walaaloow waxaa kahaboon yiri . Hadalka wanaagsan waa sadaqo xasuus thanks bro

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 8 днів тому

    Three an identity crisis separatist regions joined to change international law. Taiwan region of china 🇨🇳 somaliland region of Somalia 🇸🇴 and oromia region of Ethiopia 🇪🇹

  • @SherriSpencer-f7w
    @SherriSpencer-f7w 8 днів тому

    Perez Steven Gonzalez Jason Garcia Michelle

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 8 днів тому

    Muqdisho iyo hateeraheeda sida hiiraan labada shabeele galgaduud mooye meel kale ma jirto oy qarxiyaana waa iga talo dhagta dhiiga haloo daro xitaa haduu qarax dhaco wixii waqooyi oo jooga yowmid ka baxsan hadii kale dad badan wey dhiman oo dayac lagu dilay maalintas ayaa lahelayaa nabad waa rayigeyga

  • @BnmFgh-r8q
    @BnmFgh-r8q 5 днів тому

    Hall Mary Moore Eric Williams Angela

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 8 днів тому

    QARAMADA MIDOBEY MIINO INEY BAARAN RUN KAMA AHA QAYRADKA DALKA AYEY SIDAS KU BARANAYAAN SOMALI LOO RABABAREY HABKA MINO SAARIDA HALOO YEELO ETHOPIA INEY MA MADA DAALISO IYADOO DHEXDEEDA HOLCEYSO KA DIB QEYRADKA SOMALI LA LA SOOBAXO DALKA WUU DAYACAN YAHEY RABI HA DHOWRO INSHA ALLAH

  • @CareySimmons-n5f
    @CareySimmons-n5f 8 днів тому

    White Amy Young Jason Hall Barbara

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 7 днів тому

    XASAN. DAMAR. WALAHl. RIYO. AYU. KUJIRA. XASIDNIMAD. IYO. DOOQONI. MAD. KABADATI. XASAN. QASARA. MUQADISHO. HOORATA. HAKA. TALIYO. MARKAS. AYU. SOMALILAD. SHAGANI. DOONAYE

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 8 днів тому

    Hooyada waqooyiba wasa nanabad gali Hooyada ciilanad wase

  • @JonathonAgnew-v9o
    @JonathonAgnew-v9o 8 днів тому

    Wilson Sarah Wilson Sharon Lewis Carol

  • @KimberlyMessner-l1y
    @KimberlyMessner-l1y 8 днів тому +1

    Gonzalez Angela Hernandez Susan Lewis Jason

  • @user-cd8xt3jx4j
    @user-cd8xt3jx4j 8 днів тому +3

    WAXATAHAY. BEENAALE. SHEEKADAADU. WAA. DAAROOD. BANAALE

    • @HaredDuale
      @HaredDuale 8 днів тому +1

      INTAAD QABIIL KA HADLEYSO HORUMAR IYO GOBANIMO CIRKA AYEY KUU JIRTAA
      DAAROOD SOW KUWII SOOMAALI GUMEYSIGA KA DIFAACAY MAAHA
      MA ILOWDEY SAYID MXMD IYO AXMED GUREY IYO JAALE SIYAAD IYOCOL CLHI YUSUF IYO XABIIBU MALAAYIIN FARMAAJO
      BALKEEN RAG UDHIGMA LIBAAXYADAAS DAAROOD OO INA DIFAACEY HHHHH YAA MISKIIN

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 8 днів тому

      ​@@HaredDualeFIDNO AAN DAAROOD AHAYN SOMALI MA LEH!!!!.

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 8 днів тому

    Dalhureye guleysa waliga jiiro joog

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 8 днів тому +1

    Ethiopia iyo Somaliland wada walalo aha Somaliland 2 aha Somaliland Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia Ethiopia ❤❤❤❤

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO 8 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedXuseen-x4p
      @MaxamedXuseen-x4p 8 днів тому

      Spomaaliya.iyo.waxaakalaxadeeyay.u.n.iyo.dalalkii.soomaaliya.maamulijiray.sida.talyaaniga.iyo.ingiriiska..anagu.hadaan.nahay.sppmaali.islaam.ayaan.nahay.islaamku.waa.walaal.meeluujoogaba.xudud.maleh.laakiin.deegaan.ayuukala.leeyahay.itoobiya.xuduud.beenaad.ayaanlaleenahay.wixikakhaldan.maxkamad.ayaakadhaxaysa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 8 днів тому

    Weriyasha hargeyso mad wareysatid in xukumadda hargeyso shegen muddo dhow ee la so dhafey iney ciidamo somalilend lagu tababarayo itobiyo tasna ay been noqotey waxa la shegey iney yirahen haddana tababarkii wu u so dhamadey ciidamadii la so celiyey ay noqden ciidamo itobiyan ah lakiin dharkii askarta somalilend ay so gashaden lakiin markii xerada la geyey isla markiiba dyarkii wey bedeshen waxa la shegey iney lama mid u socdan in ciidamada somaliya la dagalan ama ay u socdan iney dorashada muse biixi xoog lagu so dorto sida gobaha dorashada in sanduqyada la bedelo waraqo falso lagu bedelo ama la dhigo sanduqyo isu eg sidii siyad barre haa iyo maya ku rid waraqda haa haddii kale xamsi ba ku sugayo mandhera in lagu geyo dadkuna si qasab ah muse biixi ugu codeyan guddiga dorashada 6 ugu jirto muse biixi itobiyo ku qasbi donto iney dortan muse biixi wararkan waxa ii so dirtey dadkena hargeysa degen wa in la bahiya warkan

  • @AbdikarimAliOsman-c8w
    @AbdikarimAliOsman-c8w 8 днів тому

    A

  • @HewlettBetsy
    @HewlettBetsy 8 днів тому

    Anderson Laura Davis Jeffrey Jones Timothy

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 8 днів тому

    Ilahay ku bireeye dadka Beenta Ka daa

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d 8 днів тому

    😂😂😂Beenaale Dad baa Subscribe kuu ah ka xishoo dadkaa Qoslaayaa diiday kulahaa waar oromkaa diiday Lkn Gus soomaliland macn Meydaan ka hadhi karaynin

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 8 днів тому

    Waar ethiopoa ayaa diiday

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 8 днів тому

    Beenle beenle dhalay

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 8 днів тому

    Wax soomaaliya la yidhaahdaa ma jiraan

  • @maruubie
    @maruubie 8 днів тому

    Ale idiinma calfo oo cudur ka qaada xalda lagu jiro wey ogyihiin meelwalba biyo wasaqa ayaa fadhiya maxey ku qabtaan qaaxo ka qaada Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 8 днів тому

    Nagadaaya beenata aL shabab na maydana qabanine.😅😂

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 8 днів тому

    HBN warka ah HSM in uu diido wadahadalka Abiy Ahmed khasatan Ina Cumar Gelle wali masugno,Abiy waa tuug HSM waa munafaq hostaga ina Cumar Gelle, HSM waxa dan u ah in dalka Shacab iyo mamulada uu mideyo,Gogol nabadeyd uu tuulo degmo Gobol uu hormuud kanoqdo,3 sano iyo dheeri ayaa Somaliya dib u dhac nidam daro hogamineyd,Abaabulo dagaal sokeye iyo in dalkii uu kala tago.

  • @xasannoor487
    @xasannoor487 8 днів тому

    xaar talyaani walee cadaw somalilaand ayaad tihiin munaa faqiin

    • @AliAli-yl5rh
      @AliAli-yl5rh 8 днів тому

      Ma iidoorbaa dawlad noqon Kara samaroon waa soomaali, dhulbahante,warsangali gabooyo intuba waa soomaali fiqishini waa soomaali ma habar magaalo iyo habarxabuusho miyaa dawlad noqon kara