Full Routine buuq badan🤣 Aniga iyo Lilyaan yarisey Subaxdii ilaa galabtii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @ZahuurHassan-p2r
    @ZahuurHassan-p2r 4 місяці тому +2

    Masha allah umul udkon ani iyo inte eh allah kadhigo inta hesan allah siyo

    • @hafsamohamud7238
      @hafsamohamud7238 4 місяці тому

      Aamiin abyo Allh ku barakeyo iso ducey aniga neh ❤

    • @ZahuurHassan-p2r
      @ZahuurHassan-p2r 4 місяці тому

      @@hafsamohamud7238 Amiin waxa jeceshay allah kusoiyo oo salix eh wll mcn

    • @luulomar1467
      @luulomar1467 4 місяці тому

      Ana isoduce abayo owlad salixa🤲🤲🤲🤲

  • @nimcoisaq3674
    @nimcoisaq3674 4 місяці тому +1

    Masha alah walal ilahay hakubarakeyo adi iyo caruurta

  • @shabanibrahim1354
    @shabanibrahim1354 4 місяці тому +1

    Waxan rabaa safar galo bish June 12 insha Allah lkn uur bil ayaa leh ila so hadal talo ayaa raba

  • @hawasoulemanhawasouleman-8262
    @hawasoulemanhawasouleman-8262 4 місяці тому

    Asc abayoo qaaya siman waxan Joga Djibouti telefoon mufataxa ISO shege abayoo ❤❤❤❤❤

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 4 місяці тому

    Masha allah ❤

  • @sumeyalulchanel2991
    @sumeyalulchanel2991 4 місяці тому

    Apyo tuboyinka aya kuxiran aya lidahe wax ufican isheg

  • @azizabdull-eh3wu
    @azizabdull-eh3wu 4 місяці тому

    Abyo hoyada nujineyo green tea macabi karta

    • @UmuAsiya04
      @UmuAsiya04 4 місяці тому

      Yes abayo is no problem

  • @hibo6578
    @hibo6578 4 місяці тому

    Masha allh

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 місяці тому

    Ma 2 hablood miyaa dhashy😊

  • @hamdimohamed-to5gi
    @hamdimohamed-to5gi 4 місяці тому

    Abyo bataadiga malagu cayilaa aniga ilmaha caado ayey iga noqdeen wlh

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  4 місяці тому +1

      Haa abaayo waa lagu cayilaa

    • @hamdimohamed-to5gi
      @hamdimohamed-to5gi 4 місяці тому

      @@qaayasiman4545 masha allh mahadsanid abyo wan u raadina somaliya lacagtiisa aad uma badno kiilada dhan marki igu danbeysay o waliba ramadaan ahay ayuu ahay 10kun silin somali wa nusdolar kayar marka wan kudadala i.a

  • @fali8070
    @fali8070 4 місяці тому

    Abaay gaariga dhankaad kawado isoo jeedi saad babygaga u aragto sidaas ayaa logu tala galay koleyto inaad ogtahay ayaan umaleynayaa dadaale iga tahay

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  4 місяці тому

      Haa abaayo waa ogahay mar kasta waa ujeedi karaa hada waa rakibaayi bes Mahad sanid abaayo

    • @mumtazqurux8814
      @mumtazqurux8814 4 місяці тому

      @@qaayasiman4545qaaya qaali uur 5bilod leeyahy dhawar dhawar ma useexan karaa