Maasha allaah tabarakallaah qatar kabax reer baruur baruuta iska Shiila ma fiicano ma qurux badano cafimaadka uma fiicano keep going xbbti soo badi u faa iidee walahaga somaliyeed
Thanks xbbti wan waday iscataynta inshlh markan garo misanka rabay ayaan kula so wadagaya hadu alle nafta no dayo abyo iso duceya adiyo asxabtada alle amuuraha inuu I sahlo
Xanuun hadaad qabto sida sonkorta ama dhilkarka
Haddii aad diyaar u tahay inaad bilowdo barnaamijka misaan dhimista, la hadal dhakhtarkaaga. Isaga ama iyada ayaa soo jeedin kara gorshayaal cunto oo wanaagsan. Waxaa laga yaabaa in dhakhtarkaagu kuu
arko dhakhtarka cuntada. Tani waxay kaa caawin doontaa inaad hesho tilmaamo iyo caawinaad
faahfaahsan.
Maasha allaah tabarakallaah qatar kabax reer baruur baruuta iska Shiila ma fiicano ma qurux badano cafimaadka uma fiicano keep going xbbti soo badi u faa iidee walahaga somaliyeed
iscaateen free Ah kusodhawaada Waxaa idinkutalo gashay Walaashiina Kaltun Kaafiya🎉
Masha allaha xabibti shukran nooso badi 👌 💋 ♥️ 💯 🤲
Mahadsanid xili fican so galisay video ❤
Shukran abaayo❤❤❤❤❤
Thanks xbbti wan waday iscataynta inshlh markan garo misanka rabay ayaan kula so wadagaya hadu alle nafta no dayo abyo iso duceya adiyo asxabtada alle amuuraha inuu I sahlo
Asc kaltuun wan kusalame mansha allah reer baruur soyaca hee ankujiro
Masha allah tabaraka raxmaan
Waxii Rabo inu iscaateeyo sooyaaca ❤
Maasha alh abaayo noso badi❤
Thanks abaa waan samena ❤
Waxaa fiicneed inaa sifiican nogu sharaxdo quraac qado casho waxyaaba aad kala cunto
88 baa ahaa 2022 dii go,aan baa qaatay hada 70 kg baa ahay alx markaa iscaataynaysid waa adag tahay lkn dulqaad baa lagaa rabaa
Haa aad iyo aad
Midka qamadiga u eg shaciir ma dhahdy kaas soo sawir abyo
Qamadi lee waaye
❤❤❤❤
mhd sanid abaayo qaali noso badi
Huno je besoin 148klio. Le medecin a dit on operations
are you 148kg
Ha walhi😂
Kaltuun meeqa bil kugu qadty abyo
sanad camal