- 251
- 989 265
Kaltun kaafiya
Malaysia
Приєднався 12 кві 2021
Waxaan soo gudbiya waxkasto isdhaho waxba lagafaaidaaya.
Bulshada iguxiran oo markasto i dhiirigalisa waligay wan idin xasuusanaani doona mahadsanidiin❤️👈
Hada rabtit Ina ilasoo xariirto igala sooxariir Snapchat keyga waa Kaltunkaafiya sidokaleto social media hayga oo dhan waa kaltun kaafiya
Fadlan Saar subscribe like iyo cmment
Відео
JADWALKENA SUBAXDI IYO QAABKA OOGU FUDUD CALOOSHA ISKAGA JARI KARTIT
Переглядів 9463 місяці тому
JADWALKENA SUBAXDI IYO QAABKA OOGU FUDUD CALOOSHA ISKAGA JARI KARTIT
SIDEEN ISKUCAATEEYA IYO MAQAARKA HADUU KUJILCAY?JAWAABTADA HOO
Переглядів 2,9 тис.3 місяці тому
SIDEEN ISKUCAATEEYA IYO MAQAARKA HADUU KUJILCAY?JAWAABTADA HOO
JIRKAGA KUMASHQUL CAFIMAADKAGA KASHAQEE FADHIGA KAKAC
Переглядів 1,8 тис.3 місяці тому
JIRKAGA KUMASHQUL CAFIMAADKAGA KASHAQEE FADHIGA KAKAC
7 BARI GUDAHEDA 2 KG AYA ISKA RIDAY CHIA SEED INABA CAADI MAAHAN
Переглядів 2 тис.3 місяці тому
7 BARI GUDAHEDA 2 KG AYA ISKA RIDAY CHIA SEED INABA CAADI MAAHAN
JADWAL DHAMESTIRAN OO ISCAATEEN AH QAADO AMA KATAG 🫤
Переглядів 2,1 тис.3 місяці тому
JADWAL DHAMESTIRAN OO ISCAATEEN AH QAADO AMA KATAG 🫤
MY MORNINING ROUTINE / JADWALKEYGA SUBAXDII
Переглядів 1,3 тис.3 місяці тому
MY MORNINING ROUTINE / JADWALKEYGA SUBAXDII
CABITAAN XEERTA CALOOSHA KAASHIILAYO 7 BARI SOTIJAABI
Переглядів 7093 місяці тому
CABITAAN XEERTA CALOOSHA KAASHIILAYO 7 BARI SOTIJAABI
BARUUR SHIILID JIMICSI IYO CUNTO ISKU DHEELI TIRAN YES YOU CAN lOSS WEIGHT
Переглядів 3,1 тис.3 місяці тому
BARUUR SHIILID JIMICSI IYO CUNTO ISKU DHEELI TIRAN YES YOU CAN lOSS WEIGHT
SIDEEN ISKU CAATEEYA OO MAXAAN CUNAA CABBAGE ISKU CAATEE
Переглядів 2,4 тис.3 місяці тому
SIDEEN ISKU CAATEEYA OO MAXAAN CUNAA CABBAGE ISKU CAATEE
SHACIIR CUNTADA ISKU CAATEENI KARTIT/EASY WEIGHT LOSS MEAL PLAN.
Переглядів 8 тис.3 місяці тому
SHACIIR CUNTADA ISKU CAATEENI KARTIT/EASY WEIGHT LOSS MEAL PLAN.
XALFADA DABAAL DAGA ADNA CHANNEL 1 MILLION SUBSCRIBERS MASHAALAH
Переглядів 11 тис.4 місяці тому
XALFADA DABAAL DAGA ADNA CHANNEL 1 MILLION SUBSCRIBERS MASHAALAH
ISKU DIYAARINTA XALFADA ADNA CHANNEL 1 MILLION SUBSCRIBERS
Переглядів 3,3 тис.4 місяці тому
ISKU DIYAARINTA XALFADA ADNA CHANNEL 1 MILLION SUBSCRIBERS
AMAL BAQARE UURKEDA MAXAA ISKA BADALAY
Переглядів 15 тис.4 місяці тому
AMAL BAQARE UURKEDA MAXAA ISKA BADALAY
AMAL BAQARE OO MATAANO UUR AH LEH IYO MURUGADA JIRTO
Переглядів 40 тис.4 місяці тому
AMAL BAQARE OO MATAANO UUR AH LEH IYO MURUGADA JIRTO
KIRRADA GURYAHA MALAYSIA VS SOMALIA NALKA BIYAHA IYO INTERNET KA….
Переглядів 1,5 тис.4 місяці тому
KIRRADA GURYAHA MALAYSIA VS SOMALIA NALKA BIYAHA IYO INTERNET KA….
MA AAMINESIN INE SOMALIA EE MALAYSIA KA……
Переглядів 1,3 тис.4 місяці тому
MA AAMINESIN INE SOMALIA EE MALAYSIA KA……
IFRAH QALIIF OO CABSI DARTEEDA FIIRINI WEESAY
Переглядів 1,1 тис.4 місяці тому
IFRAH QALIIF OO CABSI DARTEEDA FIIRINI WEESAY
CALANKENA MIYEY GARTEN MISE MAGARANIN MALAYSIANKA GUESS THE FLAG
Переглядів 5055 місяців тому
CALANKENA MIYEY GARTEN MISE MAGARANIN MALAYSIANKA GUESS THE FLAG
MAXKAMADA CHINA AYAA DIL KUXUKUNTAY AABO IYO SXBTISA SABAB
Переглядів 5495 місяців тому
MAXKAMADA CHINA AYAA DIL KUXUKUNTAY AABO IYO SXBTISA SABAB
30 DAQIIQO IYO ANIGA MAXAA NAKALA QABSADAY || 30 MINUTES AND ME
Переглядів 8845 місяців тому
30 DAQIIQO IYO ANIGA MAXAA NAKALA QABSADAY || 30 MINUTES AND ME
RAMADAN WA TAGAY MIDKA KALE NABAD ALLAH HANAGU GAARSIIYO AAMIIN.
Переглядів 3635 місяців тому
RAMADAN WA TAGAY MIDKA KALE NABAD ALLAH HANAGU GAARSIIYO AAMIIN.
XANUUN BADAN KADIB WAA LASOOWADA SAARAY ALXAMDULILAH
Переглядів 1,9 тис.5 місяців тому
XANUUN BADAN KADIB WAA LASOOWADA SAARAY ALXAMDULILAH
JADWALKEYGA MAANTA// MY ROUTINE LAST FRIDAY OF RAMADAN
Переглядів 1,9 тис.5 місяців тому
JADWALKEYGA MAANTA// MY ROUTINE LAST FRIDAY OF RAMADAN
AFUR WANAAGSAN RAMADAN ROUTINE DAY 17
Переглядів 1,4 тис.5 місяців тому
AFUR WANAAGSAN RAMADAN ROUTINE DAY 17
ROUTINE IYO DUCO AYAD QURAN AH.WAXAAD DAAWATO WAX KAFAAID
Переглядів 9465 місяців тому
ROUTINE IYO DUCO AYAD QURAN AH.WAXAAD DAAWATO WAX KAFAAID
AMAL BAQARE YOUTUBE MAXAY KUNACADAY MIYAA LA ……..
Переглядів 7 тис.5 місяців тому
AMAL BAQARE UA-cam MAXAY KUNACADAY MIYAA LA ……..
RAMADAN ROUTINE IYO DUCO WADA SOCDAN
Переглядів 8755 місяців тому
RAMADAN ROUTINE IYO DUCO WADA SOCDAN
Abayo iso boqo xbbti ❤❤
abayo xagee ka helaya alabtan isoo jwab adigu mhadsan
Qalbiyey mida bacda iyo midkan mexey ku kala duwan yihiin isheeg plz Xppt Kaltuuun❤❤❤❤
waxbana makukala duwana
🤲🤲🤲🤲
😂😂😂😂
Xapipti hooyo nuujis maisticmalikrata
haa waba kuuficanyahay
Jigjiga
Wxn joga kismayo kafiso❤
Maua
Abayo umusho meyaisticmali karta
Haa
Kkkkkkk
Keya
Walaahay xasuus qurux qosolkaa iga dhamaaday
Abaayo jijgo ayan kadawanaya chie seed ka ayan sokatay faidada uu leyaahy ayan radinayy qof sifcn igu shego ogu danbeyn adigan ku arkay wna idaweysay sida qurxan Ed igu sharaxday abayo wx kudhipo alle kuma tuso manta lGa bilabana chenalkaga kuxirnana I,a❤
Manshaallah shaqada sharaf leh ❤❤
Allah ku kaso inaan tagto USA lnsha Allah
Amiin dhmntn USA 🇺🇸
Amiin
😂😂 10:44
30k mxaa lagu hasta 😢
lamagaranayo 😂😂😂
shukran xbbti Allah ku xifdiyo❤
Aamiin dhamaantenaba
M.allh abyo qalbi wanaag furfurnaan dhiiro galintada aad ban u jeclahy ❤ 100k coming soon
Mahadsanid abaayo 100k oo qof ah adiga oo saan ijecel aya iga qiimo badan Thank you❤️
Yaab 30k kun maxa kudhacay dadka maxa kakhaldan war fadhigakakaca 100k sidegdega an kugaadhno
😂😂😂makaayaabtay ani xitaa waanyabanahay balse wan iskasugeena 🤥
❤❤❤❤❤❤❤❤
Subscribe gabadh usaara wey dadalaysaa
M.allh abyo keep going ❤❤
Masha Allah❤
Xabibti nooso badi shukran 💯💯💯♥️💋
Byo ani biyaha wn ku cayilah
Ana saas ah biyaha waku cayila 😂
Manshaallah 👌
Abayo ani waan dhimi la ahay wan kudaay dhirirkeygu waa 1.56 weight 77kg mxaan sameyaa extra weight seen isaga ridaa yarabi xasaasiyad iyo gaas baa idhibay markaa week wado waa xanuusanaa gaska adunka😢
Walahay waan qoslay adigoo buuran ha boodin hadiikale jirkaaga baaqa kkkkkkkk dadalaa waa gaadha xaji cabaas dadka raba in ee iscateyaan dadaala hilib dhimis qurux raaxo kuma helesaan waxa kasta ood jacaylshahay waa in aad joojisaa dhib daal xanuun badan aad u soo marto iyo baahi waa gadheesan guushiina kaltun taladeedan qaata walahay waa muhiim waadan ku faa iidesin
Calosha noo soo gali
Caloosha qabka Ugu fcn wxa waye inaa xirtid abayo walibo xiro suun wasac ah si kilyaha aysan kuu xanuunin
Suaal kaltumeey dhererkygu waa 1.65 culeskyguna waa 57 saas ee tahy culeeskyga intan in uu yahy igama muuqato calool yar ayaan leeyahay hadan intan kasi caatowbo meesha ugu horyso an ka catowbo waa wajiga mana rrabi ina wajiga ka caatobo mxa talo ah oo an calosha ku jaraa😢
Abayo suunka caloosha xiro intaad Soo jeedid isticmal suunka Wajiga hadadan Rabin inuu caato Kaa noqdo dhinacyada wajiga ha usexanin wayo barkinta dhinacyada qabaneeso goomaha Soo baxayan
Abya normal thy maba cayilimid BMI wa normal abya
@@muniiroali abyo khyr allha ku siiye gooman waaba leeyahe dhabar dhabar hdan useexdo goomanka ma iga ba'ayaan
@@Cayni123abyo calool yar ayaan leeyahay wajigana cataa ka ahay
@@mssqosol haaa sx abya
Halaiscaateeyo ceeb miya qof kujecel unba kudhaho is caateey walaal❤
woow wasuaalo wanagsan oo loobahna balse abaayo wanaga qoslisay markaad dhahday haboodin hadi kale jirka buq buq ruq kudhihi 😂😂😂😂😂
Masha allaah abyo
Muqdisha ❤abyo
😂
Xama
Abaayo jirka marka baruurtu ka baxdo ee u jilco mxaa lagu adkeya maqarka
Soomaali😂😂😂 waaku ure walaaley😢😅