Daawo Xildhiban Gobsan Ogaden Waa Kilalka5aad Fadaraalkana Waa kamid E Somaliland marka maqashaan Ma

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 89

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 22 дні тому +3

    Ogaden waa Somaligalbeed waana 🇸🇴. Mid iidoor ee kilalka dagan Waxad u taqana Somalilander.

    • @omar7396
      @omar7396 22 дні тому +1

      May saxiib waa Ethiopian ama sogaletii 😅😅😅😅

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 22 дні тому +1

      Haday arintaasu run tahay. Muuse Bixi madaxwayna nimada ka qaad iina soo celi. Waa muwaadin reer Ogadeenya ahe 😂

    • @XasanAhmed-og4qf
      @XasanAhmed-og4qf 18 днів тому

      Adeer cagdheertu siyaasad waxba kama taqaano ee bal horta iyagu ha is xoreeyaan oo axmaaro iyo sanwaynba kala haysta markaa oo waad ogtihiin 1977 dagaalkii logu hiilinayey somali gal beed oo dad gaar ah looks doonayey dhul way Socon wayday ta kaleh cag dheer ma rabto marabto in ay xoroodo iyaga oo ismaamul hoosaad la siiyey bay hadan qolyo nabadiid ah samayeen oo isla cagdheerta ah hayeh onlf cidaan cag dheer ahayn ma gasho oo ogaadeeniya ayaa la wataa guulna ma keento dhibkuna waa idinka ee isaaq waxba idinkama rabo jaalayaal xasad iyo colaad baa cuno ka dhigataan.

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 18 днів тому

      @@XasanAhmed-og4qf
      “Iidoor Sal fududaa wuxu sugayey muu dhowro”
      Waxan ka hadlaynay oo dhan Waad garab martay. Malaha badh go’ baad ahayd

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 22 дні тому +3

    😂😂😂😂😂 Bismilaahi
    Ogaaden miyaa maanta
    Dhalasho loogahadlaya
    Ogaaden soomaali ugamabaana ilaahey baa meelkasta dejiyay meelkasata power kusiiyey
    Rabigood baa sharfey odeyxun oo qabiileysta waa kaweynyihiin Masha allaah tabaarakalah

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 21 день тому +2

    ogaadeen xabashi meel hayga soo ordaane raadinooyaan laakiin xamar unakaa leh

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 16 днів тому

      OG XAYATEY KU NOL YIHIIN E IDINKA MA XAYATA KU NOSHIHIIN
      IDINKAABA ADUNKA ISKU CADAABAYE

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 22 дні тому +2

    Dad soo shaqa tagay inay Somalia kagoostaana raba...
    Ogaden ma khiyarkiisu ku maqan yahay mise xoog baa lagu haystaa?
    Suashas halawaydiiyo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 22 дні тому +1

    Karti kabadan dabaq gabar dhisto saran aba sareyso qalb lagu goglo

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 22 дні тому +2

    AGAA EEGADA OGAADLAND ISAAQLAND SOO DOONI HARTILAND WAALI KUGU SHEEGAY MIYAAD KA BAGSOOTE HUUNO 😂😂😂 AWOOWGAA LA JANEE QURUX INKAARANAA AABO FANAX MAS QOF AH

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 22 дні тому +3

    Tani wa mid balwad leh ugu yaran way qayisha wana khaimad cadifad ka buxdo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 22 дні тому +1

    boqolkiiba eber dumarka ha la siiyo si ay guryahooda ugu noqdaan oo ay ubadka dayacan u korsadaan. Is dhaxyaac iyo musiiba ayuu dalku ku sii socdaa waxaana sabab u ah waa naagaha carabka dheer iyo raga garaadka yar ee Parlamaanka
    laysugu keenay ee Parlamaankan ha la kala diro awalbuu wax wanaag ah soo kordhinayn.

  • @mohamedosman1986
    @mohamedosman1986 22 дні тому +1

    Barlaman kushegan maqaar saarka ah waxaa kabuxa carur an waxba garaneynin ogaadeen maxuu yahay xaguuse leyahay somali galbeed mad dhahdaan

  • @akhalif579
    @akhalif579 22 дні тому +1

    Ma paltalk gii ayey xildhibaan ku qaadatey? Salaamaad wadanku waaba sii qarimayaa, bloody hell😂

  • @user-ep6ns8jb5m
    @user-ep6ns8jb5m 22 дні тому +1

    Waxan dhihilahaa rag qiimaleh halakeeno meeshan gabdhahena ankamid ahayna guryahayaga an ku ekano oo ubad taya leh soosaara

  • @sulubabdullahi5383
    @sulubabdullahi5383 22 дні тому +1

    Wariness maxaad wareysanaysaa manin sirqaansan mawaxaad sugaysaan

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 21 день тому

    Manta ogadeen aad iyo aad ayee ugu gafeen ee somali nimada waxaa wanagsanalahaa reer xamar iyo dadka somaliye jareer weeyne miidganka garaha dadka waaysan xilka dalka xaaqdarada e ku waayen lasiiyo dadkas ee dadka ogaden iyo isaaqa laga saro

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 22 дні тому +1

    Waa ayakaaa sii dhiirglinaaayso somaali layn

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 22 дні тому +1

    Deganada somalida garisa iyo jigjiga wey tageene Tena anu katashano

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 22 дні тому +2

    Gunsaney , mataqaanid somalia meelaha laka dago soo baro,

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 дні тому +1

    Somali waa somali

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 22 дні тому +1

    Carabi halzgasaaro dastuurkz ee wadanada carbtu af somali kumoqoraan dastuurloda
    Takalee ogaden itopia bay kayirszntaha ilay wali macaroni. Incha'Alah malintay xorowdo bay d'Oran in ay somaliya kubiri ama wadannoqon. Somalilan isaq balabaxay magacano oo daga 3sadex magaalo: hargeysa burco barara somaliya ayeey katirsantahay ee ogadeniya hakuusoo d'humanité idooland

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k 22 дні тому +1

    OGAADEEN WAA SOOMAALIGA RASMIGA AH EE U DHASHAY SOMALIA GUMEYSTIHII SOMALIA KALA QAYBIYEYBAA ETHIOPIA U DHIIBAY OO BOQORTOOYO AHAAN JIRTEY DAGAALO BADAN NA SOO DHEXMARAY KANA DHIIDHIYEY INEYHOOS JOOGAAN ETHIOPIAN XUN AMA LUQADOODA BARTAAN BAA MAANTA IDINKOO XORNIMO SHEEGANAAYEY IDIN HEYSTAAN OO CIIDANKOODANA ISKA SAARI KARIN MAALIN WALBANA KU HAYO BADDA SAYLACNA ANAGA ISKA LEH OO HUBKOODII MAREEXAAN U SOO GELIYEY MEELAY DEGAAN IYO SOOMALIDA WOQOOYI GALBEED AY RABTO KU DARSATO ETHIOPIA HADABA MA HADAL BAA IDIN BANAAN SHABAABKANA AYAGA AYAA KA DANBEEYA SI SOOMAALI LOO BAA'BIYO DHULKANA ULA WAREEGAAN WAXAAD TIHIIN IKU MAQAN LGUSOO MAQAN YAHAY AFKII SOOMAALIGA LOO BARTEY SIXIRNA LALA DABA TAAGAN YAHAY MARKA BARAARUGA OO INTA SOOMAALIGA DHABTA AH TASHADA KA XOREEYA WADANKIINA GUMEYSTAHA DADBAN EE IDINKU LAMAANAN AYDAAN OGEYN AMA IDIN MUUQANIN KA HORTAGA MIYIR YEESHA FADHIGA KA KACA EMIRATESKA AYAA UGU HOREEYA MARABAAN IN BATROOL LA SOO SAARO XALANE ETHIOPIANKA AYAGA DABADA KA WADAAN CIIDAMADAAN SHISHEEYE AYAGAA MEESHA KU NAAS NUUJINAAYA MACNAA WADANKA MA'AHA WADAN ISKII ISKU MAAMULI KARO WAA WAQTI DHEEREYSI WADANKA LAGUSII BAABIN'AYO DHAQANKIISA IYO INEY ETHIOPIA KU WAREEJIYAAN MARKA WAA IN LAGA TASHADAA OO DHULKEENA DIFAACANAA....

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 22 дні тому +1

    War doqonkan ayaa Naga aamusiiya

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 22 дні тому +3

    Caku siyaasi daciif ah allow hogaan adag oo wanaagsan na sii

  • @leban9958
    @leban9958 21 день тому

    Aragtideeda gaaban halyaabiin qaxii bay dhalatey isbaaro ayey shahaado kasoo qaadatey oo xildhiban kunoqotey

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 22 дні тому +1

    Xaquuqda naagaha waa salaadda cisho ka dib iyo sariirta xaqeeda runta ah

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 22 дні тому +1

    Waadadka lagusoo dhex
    Tuuray soomaliya akhlaaq
    Malaha yaakuubaneeyey
    In aad dhex fadhido
    Takale yaytahay markay
    Leedahay kililka 5naad
    Isaaqbaa dega oo aad
    Kanidtahay adeerkaa
    Muuse juudaan somaliba
    Baaha xanuunka ayqabto
    Waa sheegaysaa

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 21 день тому

      runteed waaye kuwa kilalka xaa xamar keenay xamar cidaa leh

  • @mussefarah3550
    @mussefarah3550 22 дні тому +2

    Gabadhan xuquuqdeedu wuxuu ahaa inay gurigeeda, Ninkeeda iyo caruurteda u qidmayso oo shaqadeeda ku qaybto mana ahayn inay boqolaal rag ah kadhex dhawaaqdo

    • @samirr546
      @samirr546 22 дні тому

      Hadii mid hada qabana raganimo beel dheh,hadii guur laga damacsanyahayna waa in ninkeedu ka adkaado oo aan dib loo arag.
      Ma aha in dumarku indho adagyihiin oo dhego adagyihiin ee raganimadii baa dhulka gashay ka dib cidii xerada ku jirtay baa debeda u soo yaacday!!!!

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 22 дні тому

      Sax

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 22 дні тому

    Inantii siday ibnu xalaal u ahayd ayay ibnu xaaraan isku badashay balo idin qaadatay yarab🤲🏼

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 22 дні тому +1

    Xaquuqda ka maqan ee 50 ah dumarka ilaahay ka sokow raga ayaan ku leenahay

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 дні тому +1

    Waxa kale ruwaayad

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 22 дні тому +1

    Qofaka somali ah Eedabada jira ah Maahane Muwaadin ilaa somalia Dhule keeda Soo dagayo

  • @seed3966
    @seed3966 22 дні тому +2

    Sheegadani mar hore yaay aheyn inantani war af carabiga numbarka wan dhaha hoow 😮😮😮😮

  • @MahamedAmiincabdi
    @MahamedAmiincabdi 17 днів тому

    Guuuuuuul iyo gobanimo

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 22 дні тому +1

    😅😅😅 gabdhaha somaliyed haxishiodan
    Gawadha abaheda fadhiyo o abtigeda fadhiyo o aderkeda fadhiyo o walalkeda fadhiyo o ninkeda fadhiyo o wliikeda fadhiyo kotada kamaqan oy radini maqaano wa waxan Mel lagari lanahay gabdhan kuqancila diintooda

  • @4ktsalah
    @4ktsalah 22 дні тому +2

    Qoftan muuse biixi u geeya way af dheeraatay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 22 дні тому +1

    Hadalkan gabadhan wa mid hore e Abfac wa iman lawe tug ah waxana la dhaha Guled Afwayne Tulo shilabo u dhow ayu shaha ka shubi jiray jamac galad aya nayrobi kenay

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 22 дні тому +1

    Waar naagtan bilaa xishoodka ah ee waalan yaa Soomaalida ka qabta?

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 22 дні тому +1

    Hadalka mid hore weye e Guled Af wayne maxu mid cusub oga dhigaya o u ogu so ciyay

  • @alshifa2673
    @alshifa2673 22 дні тому

    iidoor ragooda cuqdadaqabee dumar koodabakadaran naa🎉 xishooda ogaadeeniya idoor Martin ede lahaa noqo ogaadeeniya laandheere daarood ismaaciil cl raxmaan meheri

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 20 днів тому

    ogaadeen dee waa daarood saa daarood maad soomaali kasaari adoo soomaali diida

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 15 днів тому

    Soomali galbeed ama Ogadenia wa gobol kamid ah Ethiopia. NFD waa Kenya. Somaalia waa Soomalia. Sheekadha kilinka meesha kadaaya.

  • @user-ep6ns8jb5m
    @user-ep6ns8jb5m 22 дні тому

    Waxnmiya barlamaanka laguhayaa soomaali ale hamideeyo

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 21 день тому

    Waa waali in abti

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 22 дні тому

    Soomaaliya waxay u baahan tahay dad aqoon leh bal fiiriya dadka mikirifoonka loo dhiibayo iyo aqoon la,aanta haysa ilaahay baa u maqan soomaali.

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 21 день тому

    HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. HADDII. AAN NAHAY. QABIILKA CIISE. EE . IISKA. LEEH. GOBOLKA ZAYLAC IYO. LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 22 дні тому

    Somaliland ma jigtid miyaa

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 22 дні тому +2

    Isaaqa itoobiya haysato waa Somalilander
    Ogadenku miyusan Somalia aheen markaas 😂😂😂

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 22 дні тому

    Dhldn Iidoor khamri noocee ah bay Soo cabtày?

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 22 дні тому +1

    Ogaaden meel walba oo hay joogaan waa Soomaali Isaaq waa Insecure Qabiil Aduunka oo dhan bay soo mareen Isku Aabo ayaan nahay Qabiil walba waa diiday waxay Iska qaadeen DNA waxay galeen reeraha darifyad Gaalnimo iyo Khaniisnimo ayay u badheedheen ugu danbayn waxay noqdeen Nafta Nagaa.

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 22 дні тому

      Saxweeye soomaaliya qabyaaladu iyagey katimi
      Markay dadkii soomaaliyeed
      Baabiyeena Ethiopia sheegten
      Gaaley dabada udhaqan Acuudu bilaahi minashedaani Rajim Acuudu bilaahi minashedaani Rajim

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 22 дні тому

      LAKIN ISAAQ SOMALIADA XORTA WAA KA KOW WALI OGAADEN XOR MA AHAA

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 20 днів тому

    nin iyo naag meelkastey joogaan waa qalaadayaan caac somaaliland caac anagaa sameyne caaa matagi karto meeshey uhadleyso caac ma ogaadeen bey gartaa dad qarxiyen ,wax dhaceen wali magaca ay sugayaan mey helin caac idoor orod hargeyso tag abaarbakatagan

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 21 день тому

    GEELOO. DAHAAQ. DHAAQOO .MAR KAA AAD. GUMEER. DHAAQ DOO. AYAA LAGUU. YABAA

  • @NajiibMahamed-e7f
    @NajiibMahamed-e7f 14 днів тому

    Mafahmin

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 20 днів тому

    Meel kasta waxay la taaganyahiin igariis waxaan muuse u dira waa isqaa land 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanIBRAHIM-b8s
    @HassanIBRAHIM-b8s 21 день тому

    Naga taga halkan bad kaqosqosleysan dadki shabab ayaa madhneysa fikira ama iskaga taga somaliyeey mesha .

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 21 день тому

    Qasiin hilowle ayaa leh heesta qaranka tugo

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 20 днів тому

    Kulis.darood

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 21 день тому

    XILDHIIBAAN. GOBSAN MOHAMED. ANIIGA. OO. KU. NOOL. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. AAD IYO. AAD . AYAN. UULAA. DAHCEEY. XILDHIIBAAN. GOBSAN MOHAMED. HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. HADDII. .AAN NAHAY. QABIILKA CIISE. EE. IISKAA. LEEH. GOBOLKA. AWDAL. STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 22 дні тому +1

    5 SOMALI WAA LAGA TAGAY
    WAXA LOO GUURAY STATE
    GEOGRAPHIGA HALA BART

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 21 день тому

    Bada ya iska leh waxa iska leh Jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland marakiibta ugu bahaan waxay maraan soomaaliland diyaradaha ugu badaan waxay maraan waa Soomaaliland guuuul Soomaaliland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @MoudDara
      @MoudDara 21 день тому

      Somaliland waa somalia

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 22 дні тому +2

    Waar tan yar way waalatay

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 22 дні тому +1

    Reer Koonfureedku may garan Naagahan waa yaab caadi stay ugu cadaysatay umana jawaabi karaan Baajuunta Koonfurtu.

  • @ahmedfarah8453
    @ahmedfarah8453 21 день тому

    Soomaaliyey markad dhexdiin heshiisaan ayaad iska dhicin kartaan Ethoipia otherwise Ethoipia will capture Soomaaliya sea/beach

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 22 дні тому

    ❤😢😂😂😂😂😂❤

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 дні тому +1

    Been bahbah

  • @ShukriAhmed-z7l
    @ShukriAhmed-z7l 21 день тому

    Kkkkkkk

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 21 день тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. YAAAAAAAAAAAAAAAAAAX. WALAAHII. GUEESII YAD. GUEESII D. DASHEEY
    HADDII.AAN NAHAY. QABIILKA CIISE. EE
    KALAA DEGAA. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. SOMALILAND. WOOOW. DALKA JAMHUURIYADDA. 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 . IYO. QARANKA SOMALIA GALBEED. AMAA
    OGADENIA. 😅. XILDHIIBAAN. NAAD. QARAN. MARAA. WAHIID. WA. ZABIIB. 😂😂😂😂😂😂😂. QABIILKA CIISE. EE DAGAA. WAQOOYII DALKEENA SOMALIA 🇸🇴. TAGEERO. QABIILKA CIISE. EE. IISKAA LEEH. GOBOLKA ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. 💯 KII. BA. 💯. XILDHIIBAAN. NAD. GUEESII. AAH

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 21 день тому

    SALAAN. GOBEED. XILDHIIBAAN . GOBSAN MOHAMED. OO. NAGUU MATAASHAA. GOLAHA. PARLAAMANKA. BFS. EE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. HADDII.AAN NAHAY. QABIILKA CIISE. EE
    IISKA LEEH. GOBOLKA. ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅. GEEDO. DHAAQ. DHAAQOOO. MAR KAA AAD
    GUMEER. DHAAQDOO AYAA LAGUU. YABAAAAAAAAAA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 22 дні тому +1

    Hadii muwaadinimada Somalia-Italia lagu saleeyo Dhiiga, waa muwaadun noqonaya:
    - Hindi, Arab, Hebrew, Tanzania, Kenyan, Ethiopian, Eriterian... caalamkoo idil, naadaamo oo ay gogol dhaaf badntahay naagta Somalia.

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 22 дні тому

    Aslcaleykum af soomaaliga ha lugu hadlo weeyi soomaaliga iyo soomaaliland cadawgeena ilaahow jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta

  • @AbdillahiMoxamedangry
    @AbdillahiMoxamedangry 22 дні тому +1

    Gobsan ❤ horowsoco wane ku jecelnahay runta raadìya qarannimo 50%woman 50% man good hambalyo edit card électronique identification somalian UNION SOMALI OF AFRICA(U.S.A) 🔊 STAR TIGRE 🔣

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 20 днів тому

    dayuused af xun

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 22 дні тому +1

    Qofkaan waa wareersantahay.
    Kooxdii farmaajo quuq iyo qaaq kamadhammaado.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 22 дні тому +1

    Waa run ogaadeen ma aha mawaadiniin ma aha waa qaxooti.inta değen Afmadow oo Cawl yahan ah.

    • @ShukriAhmed-z7l
      @ShukriAhmed-z7l 21 день тому

      Tani waa qayishaa balwad bayleedahay

    • @ShukriAhmed-z7l
      @ShukriAhmed-z7l 21 день тому

      Kkk kuwaalo ogaadeen waa qomiyad layaqaano soomali naceeb yaaa huuuu yaahuu yaahuuu