Ibrahin-caydiid Oo bakhtiga ka dhigay wasiirka Arimaha-gudaha Somaliland Oo Xadhig Ugu Hanjabay....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • Ibrahin-caydiid Oo Kashifay Cidii ilalada Muuse-Biixi ka qaaday Wasiirka amniga Oo Uhanjabay....Ibrahin-caydiid Oo Kashifay Cidii ilalada Muse Biixi ka qaaday Wasiirka amniga Oo Uhanjabay Waatan xaqiiqdu... #isaaq #somalia #somaliland

КОМЕНТАРІ • 16

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 5 годин тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedyuusuf9008
    @axmedyuusuf9008 7 хвилин тому

    car abo muse 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SahraHassan-r2c
    @SahraHassan-r2c 5 годин тому +1

    Yaa illaahay yaqaan maxaa ka qaldaan dawladan ninkan khadar laleyahay xilka ha laga qaado waayo madaxwaynah uu fashilinaya ninkani waa ku dheraad xukumada ciro

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 4 години тому +2

    Sanadheera waa huwan waliba beenaale sideee dadka qaranka loogu aaminaya wadani xaalkoodu waa doofaara abidkii ma daahiro

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 4 години тому +1

    Waa yaab subxaan yay la shaqeeyaan ragani miyaanay somaliland daacad u ahayn alaa jira

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 6 годин тому

    Adeer xaalad anuurka joojiya.
    Muuse wax laga ilasliyo iyo wax lagu falayo ma jirto.
    Idinka ayaa raba attention.

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 2 години тому

    Ibrahim Caydiid waa runsheeg Wisir ABDALE hada dhukuro ha qaato Cidamada ilalada mw Bixi.
    Anaga kenayina Cidamada medeniga ah oo kabadan inta joogta hada

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 4 години тому +2

    Warka uu sheegayo cabdale sandheere waa beentii isagaa gacantiisa ku celiyay ciidanka ilaalada hadaba muxuu uga jeedaa wasiirku beenta miyaanu iimaan lahayn waa doqon

  • @mrhirsiothmanabdullahi
    @mrhirsiothmanabdullahi 3 години тому

    Khaniis gaashaan family abaarso khaniisiinta soomali

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 2 години тому

    Suma walaahi suma walaahi kan haddii aan dalka laga qaban bartuu joogo ayaanu ku tooganaynaa

    • @Opp_Man
      @Opp_Man Годину тому

      Truth hurts somaha 😂😂

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 6 годин тому

    Miskiin quurbahaa kuu dhadhamaay ayaa tahaay. Waadaanka aad joogtiid orood shaaqoo taag oo caashuur bixii.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 години тому

    Waad dheeraynaysa ina caydiidow deb uga baxa halkad qodaynaysa waad ku gubane

  • @mohumadhusseinbarqadle803
    @mohumadhusseinbarqadle803 3 години тому

    War waa ehelunaar kii ina caydiid munaafaqa spomasliland namiimeye waa ehelunaar