Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 623

  • @Apdalla_Rasta
    @Apdalla_Rasta 6 місяців тому +114

    Heestan hadaa sooradisay legend baa tahay like ha illa dhaafi👍

  • @Sir____88
    @Sir____88 7 місяців тому +66

    Heestan maanta waxan usoo booqdey iney xasuus ii noqoto sababtoo ah Gabadha aan aduunka ugu jecelahay oo aan mudo sannado ah xanaaq ku kala maqnayn ayaa dib iskugu soo noqonay oo aan rabnaa inaan kulano imika waxaanan rabaa inaan gaadhiga ka daaro markey ii timaado si aan u dareensiiyo in aaney jirin cid lamida ama ba se aaney dhalanba
    I can't wait this night👸❤🎉

  • @kawsarxasan1707
    @kawsarxasan1707 4 роки тому +93

    2/December 2019 Monday 😍
    Wixii iga danbeya ilana sanakda cuzub ha iga xasidin liketa adunlee wll lagu yahee😅😅❤

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 3 роки тому +121

    Maalintu waa Arbaco waa BISHA April Sanada 2021 Goor sheegtu waa 1:31 PM , waxaan u Hibeeyay heeskan Xaaskeyga Aadka uqiimaha badan Ruman maandeeq,
    Waxaan Ku Leeyahay Qalbi, "Goortan is hanaan Janadii iFkaba helay" waxaan kuu Rajeynaya Nolol Qurux badan Hortey iyo dabadeyba Macaanbadan❤️👑🥰

    • @rahmaynwa
      @rahmaynwa Рік тому +2

      masha allah isku waara🎉❤😊

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 5 років тому +102

    Waa Heestii uu abwaan xasan Daahir ismaaciil Weedhsame
    Uu ku Amaanay Xaaskiisa Hoodo
    Intaa Fahmaysa uun Baa Wax garada

  • @saidnour3093
    @saidnour3093 Місяць тому +8

    Oyyyy muqaaal hilacleyyy😢 who still listing 2025😅

  • @inacarab1999
    @inacarab1999 9 місяців тому +18

    Goor sheegtu waa 1:10 AM 6-01-2024 Waa saq Dhexe Jabaqi bixi mayso habeenku waa sabti waxan rajayna inad Heestan Midhaha Macaan Dib usoo milicsan doontid adigoo Xiisaynaya (mahamed Bk Legend🤚🏼)Goortan is Hanan Janadii ifkiba helay Nalka Haga naftaydaay Haduu Xabag barsheedu mudo haybinaayay Hirashiyo xilqaadlay hayasimi dulqaadley Hasawe Malableyy ❤️

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 4 роки тому +90

    Habeen khayroon jimce 20/12/2019
    Goobta Lorient France sacada 02:06
    Markad bila jacay tahay ama
    single tahay noloshu mafiicna
    marku guurku kugu xumadana
    kasiidaran intan wali naziip koda
    tijiibin inshaa allah good lucky

  • @Keena-diid
    @Keena-diid Рік тому +18

    Inanta heestaa lagu ammaanay maalin baan burco ku arkay wlhi she deserve it 😊

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 років тому +143

    Saacado Waqti Danbaa Jabaqduna Go'day Baan Keligay Iska Dhagaysanaya Legend bk 21|9|2019 Hadad Iga Danbayso like-ta yar ✌😍

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 3 роки тому +23

    Heestan 2016 ayaa anoo aroos jooga laga shiday waxan ku xasuustaa hbenkaa waxan is baranay jacyl kaygi aan aadka u jeclaa wan markii ugu horeyay een wax jeclaado inantaa in badan ayan jeclaa anago azxaba onan wali jacyl kaygi u sheegan ayaa la guursaday ila imikana wan jecelay calaf wa cajiib heestan xusuus ayay igu leeday aniga 😭❤

  • @hotho-awil
    @hotho-awil Рік тому +8

    Ila hda 2023.7.19 mlin khamiisa wn dhagysanaya wnan jecelahy heestan❤❤ hdad iga danbeyso like isar

    • @fatemabdi
      @fatemabdi Рік тому

      Ana cawaan dhagaysan❤

  • @ilhanxarago9449
    @ilhanxarago9449 3 роки тому +43

    Heestaan anigu as a self love baan udhagaystaa naftayda markaan amaanayo naftaada jecloow si lagu jeclaado ❤️💉🔥. Speciall Thanks wedhsame iyo Bk 2 legend alive I appreciate you so much💎

  • @anwaribrahim2826
    @anwaribrahim2826 4 роки тому +67

    Heestan waxa kuso xasuusta gabdh aa is jeclayn.
    Waxaa joognay Dawlad deegaanka, markaasay iso wacday hees ba so baxday oo Hoodo ah oo BK qaadayo ee soo raadi.
    Khadka DDS aad buu u xumaa markaa aa cararay Internet Cafe meel kaso Download gareeyay.
    Aduunyooy xaalka Ba

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 4 роки тому +15

    Cir Kaliil hilaacay
    Hadhac diifta reebaay
    Hiilkii jacylkaay
    Qaryadii haweenkaay
    Wow Amazing ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyanAbdirashed
    @AyanAbdirashed 28 днів тому +2

    Dhamaadka sannadka 2024 iga danbeyow like isaar ❤

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 5 років тому +183

    Heestan Weedhsame wuixuu u sameeyay xaaskiisa markuu arkay ee uu jecladay, Ana waxaan bartay oo la socdo Hoodo oo gaabdh kale oo soomaaliyeed ah, Reer Hargaysa ayan ahay anigu Iyaduna waa Reer Muqdisho waxaanan nahay lamaane jacaylkoodu yahay daacad iyo dareen dhaba waxanan u niyooday isla heestan oon hore u maqlay, Jacaylku ha waaro nacabkiisu ha dhaco

    • @aaminaabdi9088
      @aaminaabdi9088 3 роки тому

      Wll hada jacaylkiina ma dagay

    • @lander5454
      @lander5454 3 роки тому

      Calaf ma isku yeelaten wll

    • @amranahmed9376
      @amranahmed9376 11 місяців тому

      wllo ma iscalfateen mise?

    • @mohauniquetech4410
      @mohauniquetech4410 6 місяців тому +1

      Somali war jaclaa 😅😅 mxa idinka kalay Hadu calfaday iyo hadu wayaba hhh

  • @ikraanitaoffice8972
    @ikraanitaoffice8972 8 місяців тому +10

    😢Wan iska ooya marka hestan maqlo wlhi wayo jecel xanunkesa wata ayan darema ilahow 2024 sanadkan qofkeygi isahal riyadeyda I rumey 😢

  • @mohamedcabdinur6396
    @mohamedcabdinur6396 5 років тому +163

    2019 yaaa dhagaysanaya like yanan la xaasidin asxaaapta

  • @hoodomaxamuud7813
    @hoodomaxamuud7813 6 років тому +14

    Cirka layal hilacaya hadhac diifta reebay hilki jacaylkaay 😍😍😍 goortaan is hananaa janadi ifka ba helay hoodyo 😍😍😍 fanankii fananita bk

  • @jamiilanuux1212
    @jamiilanuux1212 5 років тому +21

    Weedhsama ku amaanay xaaskisa masha allah❤

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 Рік тому +7

    Caawa waa muraaqooday oo maalmo aan dib usoo dhaafay muquurtay waan kacay oo haddana fariistay wlhi heeskaan maalmahayga ugu farxadda badnaa baan ku qaatay erayada cudoon ee abwankaygii weedhsame cod iyo laxan maanka suuxinaya fanaankaygii waynaa maxmed bk runtii dhagahii maqlaa baa muhanaya marar badan inau ku celceshtaan maxaan marar badan heeskaan ku celceshta wakhtigii albunkaan 2016 kii
    Haasawe malableey
    Garashiyo hibsiima leey
    Goortaan is hananaa
    Jannadii ifkaba helay

  • @husseinibraahim2243
    @husseinibraahim2243 5 місяців тому +3

    Still 2024 daawanayaa heestan runtii waa cajiib hadaad iga dsmbayso like ha illaawin legendary 😊

  • @carfoneyyyyy
    @carfoneyyyyy 9 місяців тому +14

    still 2024 am listening her ❤🖇️🫶🏼

  • @zunthusrooma7570
    @zunthusrooma7570 Рік тому +8

    aad ban ujeclhy heestan weedhsame iyo maxamed siciid bk lapo legend❣️

  • @iftinjama2384
    @iftinjama2384 5 років тому +9

    Maxamed bk waxan kacod sanaya hees ah magaca Iftin soo qaad. Fadlan

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 4 роки тому +23

    Yaaa dhagaysanaaya sanadka cusub 1/1/2020 arbaca happy new year 🎊🎂🎂🎂🎂🎉 🎈🎁🍫🎀🍨🍧bk hanti qaran Ku jecliya 🌹🌹🌹🌹♥️✋

  • @ayeyokoris4810
    @ayeyokoris4810 2 роки тому +5

    Bk saaid ban ujecla wlhi alhuma barik heestan waxan dhageysana anigo baris cunaya😫😂❤️❤️❤️❤️❤️much love bk

  • @F13500
    @F13500 5 років тому +6

    Bk qosol kiisa markan arko wan iska farxaa dadka bk caaya ama qofxun ka dhiga iyaga xanunsan wlhi ❤

  • @miskiinkaalle5460
    @miskiinkaalle5460 2 роки тому +5

    Anigo yar ban dhageysan jirey , Xasuus iyo waayo hore ban galay.
    Allow jacyelka no dhowr, cimrigana no barakey.❤️

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 років тому +13

    heestaan ugu jecelahay heesaha bk qaado runtiina aan ku raaxaysto dhageysigeeda

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 роки тому +3

    Nin abwaana marku ku jeclaado waa sidan 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 weedhsame af somali buu ilahay ku deeqay

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +3

    Axyaa Bk-ooow!
    Heeskii ugu horreeyay ee aan qof u hadiyeeyo ayuu ahaa.

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Місяць тому +1

    Yaa salaam Axsan Caleeg What A Memorise

  • @napilahmed4411
    @napilahmed4411 4 роки тому +22

    yaila dawanaya 1 11 2019dhamadka 2019 alle qabriga ha u wasiciyo taliye sareye gaas c/laahi fadal iimaan qof fican ayu aha oqarankisa uhawl galau

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +15

    Weedhsame heestan wad ku amantay xaskaga wa top inadeertay aman bad kala duldhacday

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 Місяць тому +1

    Isodociya insha allah sanad guur halal guri ku daqo helo please 🙏 😢❤

  • @aarmaarke7440
    @aarmaarke7440 2 роки тому +10

    Alla maxan gabar ku sirey heestan. Afkaaga cano lagu qabay, janada Allah ka waraabiyo

  • @khadarhaibe6706
    @khadarhaibe6706 Місяць тому +1

    11:55pm September 3 2024😂
    Anaa isu reebay commentigan waa laga yaaba inan markale dib u daawade🥰

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 2 місяці тому +4

    2024 who is listening

  • @amiishanalka998
    @amiishanalka998 4 роки тому +9

    Yaa ila dhageysanya 2020 farta taag like isar

  • @hoodoupdy1532
    @hoodoupdy1532 Місяць тому +1

    Meeya kii heestan iqaadi laahaa Hoooodoyyyyyyyyyy😢❤🎉

  • @hamzeharagohaaji4879
    @hamzeharagohaaji4879 8 місяців тому +4

    2024 bisha kowad yaa dawan oo so radiyy hestan❤❤😢😢😢😢😢

  • @sahalmoumin7947
    @sahalmoumin7947 Рік тому +4

    Bk my favorite artist from Djibouti 🇩🇯

  • @kingmohamoutt9793
    @kingmohamoutt9793 Місяць тому +1

    Heestan xasuus badan ayaa ku xasusta still here 2024

  • @abdisamad4424
    @abdisamad4424 3 роки тому +10

    Hesku jacayl ayuuba igu riday wxn jeclahayba grn mayo wn iska qoslayaa yaab legen weedhsame 🙏

  • @asmaahmedabdilahi5020
    @asmaahmedabdilahi5020 10 місяців тому +9

    I fall in love with this song ❤ one day my future husband will sing for me IA

    • @ironside0429
      @ironside0429 10 місяців тому

      Am coming ma soo duuba cod 😮😅

  • @hothoadam2597
    @hothoadam2597 2 роки тому +127

    On behalf of all the Hoodos we are so glad that weedhsame’s wife shares the same name as us❤️😅

  • @mukhtarali1267
    @mukhtarali1267 5 років тому +42

    7 october 2019 ayan dhagaysanaya heestan hees agtyda micno gonia kuleh

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 5 років тому

      Waa aniga dhageysanaya huno lkn taaariqda wa 24 oct wa ereyo mug leh mshallh ah

    • @idmanahmed6089
      @idmanahmed6089 4 роки тому

      Wwwmaxmed bk

  • @abdizamethomer1477
    @abdizamethomer1477 5 років тому +6

    2020 yaaa ila daawanaya from canada

  • @HoodoAHMED-g5n
    @HoodoAHMED-g5n 10 місяців тому +1

    Ila markay soo baxday ilaa hada kama xiiso dhicin wlhy thnks bk ❤❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +10

    Xasus bay iiladahay hestani😊❤

  • @kafiyaabdilahi9681
    @kafiyaabdilahi9681 4 роки тому +17

    Dhamdka sandka 2019 ayan dhagysana taarikhdu waa 23/12/2019😢

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 19 днів тому +1

    "Fadad sagal hagoogtaay
    Nalka haga naftaydaay
    Hanku xabagbarsheed uu
    Muddo haybinaayaay".
    -Bk
    Waxan sameyay heesta abwaan weedhsame
    Farshaxan cadiya weyi❤ wa idin salamah 2:44

  • @AhmedAamiin
    @AhmedAamiin 6 місяців тому +3

    Malintu waaa habeeen ay axadi soo galayso bishuna waaa march 17 sandkuna waaa 2024 goorsheegtu waaa 1:54am waaa habeeen saqbadh ah kaligay ayaaaan necawada nuugayaaa waxa aaan halkan uga salamayaaa jacaylkayga (niciima clraxmaaan yusuf dhinbiil) run ahanti waaa qof aaan aaad u jeclahay 🥰🥰

  • @hamdiali7921
    @hamdiali7921 Рік тому +3

    Xasuus wallàhay mcn Bahay ahayd 2015😩 aduun xumaaaday ayaay nu jooognaaa hdaaa 😭😭😭

  • @jamaadahmed7990
    @jamaadahmed7990 Рік тому +6

    Hoodiyo ayaanley
    Haybadiyo hanaanley
    Hooshaar haldhaaley
    Muqaal hilaacley
    Hogashiyo xishoodley
    Maan arag erayo ka haboon oo gabadh lagu amaano shakhsiyadeeda.
    Mana arag Bk fanaan ka wanaagsan xita kuwa hore isaga u sitay.
    31/12/2022 saturday 02:58pm
    Illahy sanadka sanadkiisa nabad iyo caafimad ha inagu gaadhsiyo.
    Happy new year 🎊

  • @rodriguezcastro6404
    @rodriguezcastro6404 9 років тому +16

    Maxamed BK Global star .finest of all .Indeed'' Africa'' GO GO GO

  • @khadarbaabaa115
    @khadarbaabaa115 4 роки тому +21

    Wednesday 01.01.2020 Ayaan dawanayah like ta ladhaca

  • @cabdihasan8237
    @cabdihasan8237 9 років тому +5

    Gortaan is hanaan janadii ifkaba helay
    Yaa salaam yaa salaam xasan waadhsame
    Eryada aadsamaysay waa eerayo macan
    Waxaa kadan cadka macaan ee uu ku ladhay maxmed bk

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 4 роки тому +6

    Hoodo iyo ayaanley
    Marwada abwaanka heesta leh
    Xasan daahir ismacil(waadhsame)
    Goortaan is hananaa janadii ifka helay❤

  • @Aftahino
    @Aftahino 7 місяців тому +4

    Heestan Marka Dhagaysanayo waxa Hortayda Timaada Inan aanu Wakhtigii Primary'ga Isu school Waliba Isu Glass ahaan Jirbay Oo Lagu Magacaabi Jiray Hoodo grade 4 ilaa 8kii ayaanu Ahayn Asxaab ixtiraam Iyo Walaalnimo Guud ka Dhacayso Balse Aniga Wax intaas Dhaafsan Ayaan u hayay

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 3 роки тому +3

    Abwaan xasan weedhsame aad baad u amaantay marwadaada..waana mudantahay in la amaano.
    Nabad ban idiin rajaynayaa ..
    Fanaankuna waa mahadsanyahay ..
    Forom.bosaso.puntland ...

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 6 років тому +21

    Yaa ila jooga caawa 6/10/2018 the the day Sunday time 23: 53 pm habeenimo from Swedan like please me

  • @yacquubmashaallaah5381
    @yacquubmashaallaah5381 6 років тому +7

    Waaw masha allaah anaa kula dhagaysanaayo wll

  • @daganaxmed890
    @daganaxmed890 5 років тому +39

    Sat 5 October 2019 yaaa dawanayah like ta la dhaca

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka Рік тому +3

    Hada sagal hagoogtaa nalka haga nafteydaa hanku habagmarsheydu mudo heybinayy ❤
    Bk wlhi duul kle aya thy waxan kugu tilmamo ma aqan appe😢🎉❤❤

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 Рік тому

      Aan kuu saxo ereyada, sxb. Waa ereyo yara adag.
      Fadad sagal hagoogtaay
      Nalka haga naftaydaay
      Hanku xabag-barsheedduu
      Muddo haybinaayaay.

  • @hamzekassim2359
    @hamzekassim2359 5 років тому +30

    Heesta wxan dhagaysanayaa August 29 2019 sido kle wxan chat kala hadlayaa QN Hoodo Ayaan 😍💓❤💖

    • @mohamedjamaahmed9575
      @mohamedjamaahmed9575 5 років тому

      waar ana maalin ka dib baan dhegeysanayaa. sharafi korkaaga ha ahaato

    • @badrudiinibraahim9968
      @badrudiinibraahim9968 5 років тому

      Ana sido kale isla hada oo aan wx qorayo Airpnka wxn kula hadloya nimco ayanley janadi ifka🤣✋

    • @arliyaanwar2350
      @arliyaanwar2350 5 років тому

      aniguna maanta wll qaali 4 bishi 9

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 років тому

      Kkkk Ana 16 sep 2019 mon duhur🤣 cidna lama hadlayee BK ila jooga wan ku qadayn

    • @ahmednurgele4356
      @ahmednurgele4356 5 років тому

      Hamze Kassim yaaaba ka daga dhagaysideeda heeestaaan 🔥🔥🔥

  • @eng.abdishakurahmed5947
    @eng.abdishakurahmed5947 6 років тому +9

    wali waan waan dhageysanyaa heestaan

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Рік тому +5

    Maalin talaada ah 30/may/2023
    wxan dareemaya cidla+Busaarad+niyadjab+dagaal+jacayl laiiga baxay🥺😥
    iso duce wll hadad akhrisid qoralkayga in ilaahay qalpiga ii qaboojiyo🥺😥😓

    • @SOOMAALIY-1960
      @SOOMAALIY-1960 Рік тому +1

      Allah ha guu qaaboojiyo Qalbiga 😢

    • @SOOMAALIY-1960
      @SOOMAALIY-1960 Рік тому

      Waan dareemay qof jacal ku Dhacaay😢

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi Рік тому

      @@SOOMAALIY-1960 aamiin wll

    • @certifieddinar3648
      @certifieddinar3648 Рік тому +1

      nio bil ka dib baan arkay commntigaaga ilahya farsh khayar qaba ha kuu furo my bro eeba bahsha bixyee jecylku waa meel soke lkn busaarad wallhi wax ka xumi ma jirto cafimaadka ugu mehiimsan aduunkan lkn bahsha aw bidaarku waa noloasha ilhay adigaa ha kaa saaro intaa hayzatana ha u siyaadiyo yaa rabi 😌

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi Рік тому

      @@certifieddinar3648 aamin sxp ilaahay faraj khayr qaba hanoo furo dhamaanteen😆

  • @sihamhassan7081
    @sihamhassan7081 4 роки тому +38

    I just love this man everything that he says makes the most sense

  • @zakiabdi6144
    @zakiabdi6144 4 роки тому +3

    2020 yaa ilaa dawanaya bk❤👆✌

  • @dagancadey9250
    @dagancadey9250 4 роки тому +5

    hees tan marka maqlo xasusu gala wlhi waqtiga wa cajib 😥😥😔

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 2 роки тому +2

    Hestan kama xiso dhigo qiso aad igu weyn iyo jecylki igu horeyay en daremo ayan ku xasusta inkastu bk hesaha dayay hadana ma dayn karo hestan

  • @ashrafkaize1872
    @ashrafkaize1872 9 днів тому

    Goortaan is hananaan janadii ifkaba helay😢❤

  • @sadiasaid5409
    @sadiasaid5409 Рік тому +3

    12/2/2023 wili waa dhagysana😫❤

  • @najmacabdullahi8416
    @najmacabdullahi8416 6 років тому +6

    Yaa salaaam eshacalaa hees hore u soco

  • @conormcgorgemikiy3737
    @conormcgorgemikiy3737 Місяць тому

    Heestan xasuus badan ayaa ku xasusta😢😢😢 still here 2024 août

  • @xamseaxmed7188
    @xamseaxmed7188 4 роки тому +2

    Berigii tvgu tvii ahaaa imika ciyaal ayaa la wareegay

  • @housnimoussa204
    @housnimoussa204 6 років тому +11

    bk all u songs is wonderful keep going you are the best king of somali songs love it

  • @fuadgele6918
    @fuadgele6918 5 років тому +101

    2019 September who is still listening this cute voice of BK

  • @Ur.rolando1
    @Ur.rolando1 3 роки тому +2

    2020 dawaya bk fanan jira fanku waa ku xusidoona

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 Рік тому +3

    25/02/2023
    Heestan Boqoradi u qaadi laha allah ii sahlo💞

  • @abdirisakar7608
    @abdirisakar7608 2 роки тому +1

    My favourite song waaye .....Runtii 2016kii iyo wajeer(Kenya) soo xasuustay.

  • @mawlidaden3074
    @mawlidaden3074 Рік тому +1

    Goortan ishanana janadi ifkapa hely mawliidaw ilhy igusimay inan wada dhagaysanl ❤🎉

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 місяців тому +1

    Waaaw heees ad umaacaan bk nolow❤

  • @hoodoupdiasis6283
    @hoodoupdiasis6283 5 років тому +6

    Haasawo malapleey😊 ❤️❤️

  • @mohamedwardi2163
    @mohamedwardi2163 4 роки тому +2

    Waxan dhegeysanaaa iyada oo Legend Mohamed bk Ku dhaqay inuu fanka joojiyey 18oct2020
    👆🏿

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO 3 роки тому +2

    Hoodo inaY TaHy xaaska abwaan weedhsamE inta og like ta

  • @Asal-real-estate
    @Asal-real-estate 2 місяці тому

    Hirashiyo xilqaadleey
    Hayosami dulqaadleey
    Hindo samo gobaadleey
    Hasaawe malableey
    Garashiyo hubsiimaleey ❤😮

  • @haliimoabdi2236
    @haliimoabdi2236 Рік тому +1

    Goortan ishanana janadii ifkaba helay boqorkaygii ❤😢

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse3105 5 років тому +12

    Wll igu qaliya ku xasuusta hestan yaa ila mida oo dabaday dhagyzanaya

  • @rayaanabdulahi2998
    @rayaanabdulahi2998 Рік тому +2

    GortaaN is aragnaa janadii ifkaba helay mudalib 😭🫂🤴🏻🖤

  • @mowliidofficial463
    @mowliidofficial463 2 роки тому +3

    Malin Axad ah waqtiga uu yahy 2:16 minute tariikhda 14/02/2022 malinta jaceylka aduunka inta is jecel Ha waaro jaceylkiinu ayaan leeyahy adiga aqrisanaya qoralkyga like iso dheh ❤️❤️❤️

  • @ParwaaqojamaApdilahimahmed
    @ParwaaqojamaApdilahimahmed 11 місяців тому +2

    Hoodo maxmuud Ahmed hoodiyo Ayaanley wllshey

  • @daweeyeofficial2086
    @daweeyeofficial2086 11 місяців тому +2

    20/10/2023 ilaa Hada Waan Dhagaysana OLD IS GOLD Hadad iga Danbayso Like isar😢

  • @rodriguezcastro6404
    @rodriguezcastro6404 9 років тому +12

    Really looking forward President Silanyo will facilitate next 18 May BK visa'' to rock Western Europe

  • @Ardo270
    @Ardo270 3 місяці тому +3

    Still listening 2024

  • @fatuzhqali8683
    @fatuzhqali8683 5 років тому +14

    2019/October/2 who can watch like me 😍

  • @deeqaabdulahi1010
    @deeqaabdulahi1010 Рік тому +3

    18/9/2023 Malin isniin ah sacadu tahy 9:56am hees qaliya ilahow inta is jecl isku daa anigana xajigyga isukaya daa ilamahena curdna nabad adunka nogu keen ya raabi

    • @nadramohamud5265
      @nadramohamud5265 Рік тому +1

      Rabi hysku kiin dayh mcnto adyh bbygna cfmd hydin ku kla.keno nlol frxd bdn ku nolda 🤲🥰

    • @roodadaahir5578
      @roodadaahir5578 Рік тому +1

      Amiin ilahay qlbigyda kala fog hysuso dhoweye I.a afar indhood oo nbd qaba soo dhalo maami adoo nabada🤲🤲🤲🤲