Biladda Quruxda Sahra By Maxamed Bk HCTV HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 318

  • @walaalka2362
    @walaalka2362 5 років тому +88

    Inta wllshod sahro la dhaho like igu sharfa 🤣😘😍

  • @abdallecade9984
    @abdallecade9984 4 роки тому +59

    Waa ideeqday heestaan sababtoo ah noloshyda ayaa zahro ladhahaa love you qali mcn❤❤❤

  • @saaraosman8336
    @saaraosman8336 6 років тому +82

    Berigaad ii qaday waan yaraaye comment ma qori aqoone hada thankz Bk😍😍😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mahamedwardi2996
      @mahamedwardi2996 6 років тому

      Maad u soo waynaatay

    • @apdirizakaliaymaninamazuul3729
      @apdirizakaliaymaninamazuul3729 6 років тому

      Imika Wd Waynaty Saw maha

    • @abdisalancaydiid344
      @abdisalancaydiid344 5 років тому

      ,,

    • @sabaahgavayte7103
      @sabaahgavayte7103 5 років тому

      saara osman 😂😂😂😂😂

    • @nuuraabdilahi268
      @nuuraabdilahi268 5 років тому

      saara osman þþ 5f5ffksk I f þþ þþ þþ þþ 5TtþÞþttG5tcþ I t yr yr 5t 555rTtt55t55t5tryt I t yr yr t t t t t t t t t t t t t t 0 up with a lot þ 6th we are f ff 5gt t þtt t t t t t t t t t t t t T TtþþtþtC ttry5 þ þ þþ þ ttttt t þþ t iìiii8 I v v v v v v t v TT a tt tt b ttry5 t t t t tt b ttry5 tt t þ þ þ þ þþþ þtþ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ tt tt tt tt t t t t t t t ttry5 t tttt t tþttttttttttttt aa f f f v v v v v v v v v v v vv t t t t t t t t t t t t t t Tþþ þþ I þþ þþ try5 a lot þþ þþ yr þþ þþ þþþ þþ 5f5ffksk I f þþ þþ 5TtþÞþttG5tcþ þtt tt tt tt tt tttt t t þþtþtC 5f5ffksk I f þþ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þþ þþ yr þþ yr tþ5tþ þþ f f þþ 5f5ffksk yr t t t t t t t t t þþtþtC 5f5ffksk I f ya ya ya ya ya ya ya f f f v v I rd þþ 5f5ffksk It's þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þ þþ þþ t þþ t þþ t þþ þ þ þ þ þ þ þ þ þ ttttttþttttþþ tþþþtt ģfggff5g ALF t for for for for for þþ 5f5ffksk I f T t vv vv tvv tþTt I I I tttI tþþþTt þ þ þ 555rTtt55t55t5tryt ttttttttttttttttttttttþþIt I t yr yr t t t t þþþt þtþþ. þþ þþ t þþ tt t þ þ ÞtþttÞtþtt I ya ya ya ya ya ya ya ya ya ya tya ya ya ya ya ya ya ya ttttttttttttt

  • @nimcocali6649
    @nimcocali6649 3 роки тому +36

    Heestan Waa Mid aad umacaan Anoon Xidhiidh waxba Ka Aqoon Ayaa wiil isoo Qoray weliba warQad iigu soo Qoray xasuus Gaara 💕😅🖐

  • @ugbaadismael6673
    @ugbaadismael6673 Місяць тому +2

    Isniin 26 August 2024♥️ wali wan ku dhagaysanaya bk

  • @deeqaabdulahi1010
    @deeqaabdulahi1010 Рік тому +5

    Sahra my dear mam 2015 habeen ban dawanaynay aniga iyo hooyaday iyo wlalahy wakhti tagay 2023

  • @Abdikadar-n8p
    @Abdikadar-n8p 4 місяці тому +2

    Xasus 2014 dhageysan jiray old is gold😢😢

  • @Shaakirmaxamed1
    @Shaakirmaxamed1 2 місяці тому +3

    2024 😂 I like bk songs 🎵

  • @miskiinkaalle5460
    @miskiinkaalle5460 2 роки тому +11

    Mucaashaqiintu iyo dhalintu fankaagu wa ku jecel yihiin, adiguna heesaha dareen dhab ah wad uqaaday iyo si muxibo ku jirto.
    Mahadsanid banu ku leenahay Bk.❤️

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 5 днів тому +1

    2024 bk wili wad socota awoowe

  • @zahrahassan39
    @zahrahassan39 9 років тому +17

    Alayacizak bk my brother cimri dheer iyo cafimaad alaha ku siiyo ,made my day

  • @sahrabashiir4285
    @sahrabashiir4285 6 років тому +14

    Duco & faan waaba naga badisee bk love u❤

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow Рік тому +23

    Adaa ku bar baaray bayd wacanoo ❤I can’t stop listening 🙉 you legend ❤

    • @khalidbagato25
      @khalidbagato25 Рік тому +1

      Wali ma dhageysataa 😂

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 11 місяців тому +1

      @@khalidbagato25 ha libaax cawa 23/10/2023 ma nooshay 😂

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Рік тому +7

    Nimco samriye caruuru ma yaqanan 😍🥰

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 3 роки тому +35

    who's listening this song 2021 zahra yiinta like ha ila dhaafina

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 Рік тому +23

    1 Million markuu gaaro kadib hadaa daawatid waa kusalaama saaxiib iyo saaxiibad

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +10

    Nimco samriye i miss u qaali wariye reer magal ah habka wariyaha fahansan nagahan o dhan ku daydan , mana gadhan my song bk music top

  • @MaryanSalad-li4xc
    @MaryanSalad-li4xc Місяць тому +1

    Heestan qofka aan jeclahy baan ku xasuustaa mana garanayo sababta😊😢🎉❤

  • @hamseibrahim9268
    @hamseibrahim9268 5 років тому +29

    Heesta bilada quruxda
    Ereyada : 100%
    Laxanka: 100%
    Music : 100%
    Bk go forwad

  • @ClahiDhiinka
    @ClahiDhiinka Рік тому +4

    Bayan uma arag bidhanto isho dushan ka barto dhagta bogatee ada ku bar baray beed wacano hoyada amarka boqorkii wixi faradko wajiga dadnima kudusheda ❤basarka dumarka bilada dhertahay maria xppu 🎉❤❤

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 3 роки тому +8

    Maxamed bk
    Fanaanki hore qaranka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    😭😭😭😭😭😭😭😭🤨🤨😥😥🙏😖
    Waa lagu xisii doona in badan
    15/2/2021😘🔥big rescept halyeey
    👋🙌🙌🙌🦵✊☝️👌💭💯🙇‍♂️

  • @sahrasagal7924
    @sahrasagal7924 7 років тому +8

    woow esh calaa bk ku tagera
    basarka dumarkaad bilicda dheertahy nice

  • @himilohajihersi
    @himilohajihersi 4 місяці тому +2

    Hooy sahraay😊❤

  • @kadhaaprince8288
    @kadhaaprince8288 Рік тому +4

    Inan labta ka xaragota oo rer diini ah ❤🎉

  • @hodanxuseen7304
    @hodanxuseen7304 Рік тому +83

    2023 still I hear😭😭❤️

  • @IfraaxYaasiin-v7p
    @IfraaxYaasiin-v7p 5 місяців тому +3

    Magca hoyday zahra❤

  • @sahroali4685
    @sahroali4685 5 років тому +6

    ❤️❤️❤️😘😍 Bk Fanan tagero runtii. AFKI BISHIMAHA RUNTEE BARTE

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 4 роки тому +4

    Aapo bk wan kutageera allow alle ohy oh from swedan waayo waayo xusus leh 22/10/2020

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +3

    Ninkan fanaan Buu ahaa❤ abihii Cune

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Рік тому +4

    Still watching 2023 wlhi heestan arooskii walalkey iga weeyn baan ku soo xasuusta ala waqtigu cajibsana💔😭😭

  • @laytalkhadar341
    @laytalkhadar341 3 місяці тому +4

    2024 still here😢

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому +5

    Furinle Ada Musicada Dhalay Sxb Gacma Dahable Waaaaaaaw🎹🎹🎹🎹🥀🙏❤

  • @rahmacookingandbakery8196
    @rahmacookingandbakery8196 5 років тому +16

    Alla nimco samriya waan kuuxisney kusoolabo wariya nimaadi ala maxaan kutabaya2019/4/10

  • @jashka-samjf-cuncun
    @jashka-samjf-cuncun 5 місяців тому +6

    8 may 2024 Who is here

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 Місяць тому +2

    Team 2024 like ❤

  • @ridwaanbashiir2091
    @ridwaanbashiir2091 5 років тому +5

    Waqtiga badankiisa baxnaano rajee libtana beegsoo badhaadho ku waar ❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍💯allaah haku sharfo maxamed bk

  • @Pets-x9e
    @Pets-x9e 2 роки тому +3

    Waagii ay soo baxdey waxan ahaa 7 ee primary school waxan jeclaa in aan indhahyga ka jeclaa balse gabadh kale oo ii jecleyd bay zxb ahayeen anna waan ka xishoon jirey oo uma sheegan jaceylka hadeer weli waan daremaa jamacad bay dhigata anna hada ayaan from four ka baxayaa xusus wlllhi 😍

  • @queenfahima3996
    @queenfahima3996 8 місяців тому +3

    Nimco Samriye iyo BK yaa u xiisay❤

  • @caliqanciye337
    @caliqanciye337 4 місяці тому +3

    still 14 /5/2024

  • @suubansidiihoyadeedmacaan1074
    @suubansidiihoyadeedmacaan1074 5 років тому +3

    Mansha allah bk si wacan baad inoogu duceeysay iyo aaaman

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. Рік тому +2

    Old is gold 😊hestan wa ideqday midan dunida ka dortay sahra cabdiraxman❤ baraare ku waar abid❤

  • @abdulkadiriidle2811
    @abdulkadiriidle2811 3 місяці тому +2

    Still listening 2024.

  • @mondomigliore7607
    @mondomigliore7607 4 місяці тому +2

    Ho is there 2024😊

  • @apdirahmn
    @apdirahmn 2 місяці тому +2

    2024 still I hear😢🥺❤

  • @sahramohamed2417
    @sahramohamed2417 7 років тому +17

    nice songs😍😍😍🌷⚘🌷⚘🌷⚘🌷⚘🌷adaa kubarbaray band wacan ohy sahray woow ⚘🌷⚘🌷⚘🌷⚘🌷⚘🌷⚘🌷

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 4 роки тому +5

    Maxamed Siciid bk walee Waa fanaan Qaran Sxb adiguna like igu cimaamad

  • @sahalsuleiman1166
    @sahalsuleiman1166 4 роки тому +6

    Heestaan waa ideeqday Sahroy ❤❤

  • @gobdeeq2717
    @gobdeeq2717 6 років тому +10

    Hees aad umacaan midhaha kujira sahra😘😘😘😘😘😘

  • @Muniiroabdlla
    @Muniiroabdlla 2 місяці тому +2

    Waqtiga badankiisa baxnaano rajee
    15/6/2024 🥹

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 28 днів тому

      @@Muniiroabdlla Adaa ku bar baaray bayd wacanoo 😮 I can’t stop listening 🙉

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Рік тому +5

    Qof aad jeceshahay waan hubaa inaad ku dhahaysid
    Wakhtiga badankiisa
    Baxnaano rajee❤
    29 may 2022 2: 07 habenimo

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 3 роки тому +18

    2021still hear👂😭

  • @Igawaal33
    @Igawaal33 5 років тому +17

    Sahro i love u Queen
    Waa ku jeclahay macaanto dhigaa u sharaf badnaaw sharafeey gabdhahii laga bixin jiray 100-ka geel adaa ka haray xabiiibti wa ku jeclahay❤💘💘💘

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 5 років тому +17

    Ninkan heezihiisa sixir baa ku jira hhhh hees ka dhacda male hhh

  • @salmanmustafe6540
    @salmanmustafe6540 4 роки тому +10

    Bk fanaan Somaliyeed 2020 hadaad daawanayso like iisaar

  • @abdulkadirhashi6146
    @abdulkadirhashi6146 6 років тому +10

    BK fanaan jira fanaaniinta hada jirta adigaa usitaa runtii biladsharaf Ayaa mudantahay

  • @madarhashi767
    @madarhashi767 Місяць тому +1

    Habeen axad ah 17-08-2024 . Heestan ilaa waxaan dhagaysan jiray 2015 aniga oo markaa ah 14

  • @faacuulyare9535
    @faacuulyare9535 2 місяці тому +1

    2024 Bk 😢

  • @ugbadmaxamed9622
    @ugbadmaxamed9622 6 років тому +4

    Mansha alaah alle codka hakuu daayo aamiin aamiin insha alaah

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 місяців тому +2

    Yaa salaam alla maxaa wakhti tegay
    Durtaba 8 sano ayaa kasoo wareegtay
    CAJAAIB.OLD IS GOLD MEMORIES 😊

  • @moxamudmudy1730
    @moxamudmudy1730 5 років тому +4

    Mohamed Bk big respect a living legend..

  • @NourizhaEsmil
    @NourizhaEsmil 2 місяці тому +1

    13/7/2024 Still 💔🥹hdii aad agrto Qorlkygah i so duce wlalalyal 🖐🏽🥺

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 2 роки тому +3

    War waxan music lama dhihi karo wa wali nio furrinle maxa khibrad ku jirta like hadad iga dambeyso dhac igu sii o ad soo booqatay heestan 2015kii ah😊

  • @عبدالفتاح-د4ز
    @عبدالفتاح-د4ز 8 місяців тому

    Dadaalka ku baanoo
    Beylahda noloshoo
    Waqtiga badankiisa baxnaana rajee
    Libtana beegsoo baraare ku waar.
    BK adduun & aakhiraba ilaaheey ha u naxariisto.

  • @updishakurbritish473
    @updishakurbritish473 Рік тому +3

    11:00 pm 14/02/2023🥀
    Jcylkgn heestn kso arky sida awged youtupka in an ka fiirsado ayn jeclystay iyado dhmys ah.

  • @hamseosmaan
    @hamseosmaan 5 місяців тому

    Bk inta kuu soo laabatay 2k24 best song❤

  • @sucaad3425
    @sucaad3425 Рік тому +2

    İ'm still watching i watched 7 year's ago on horn cable tv i was teen and big fan with nimca samriye and hidigaha geeska it was a day. Dib miyay uso noqon malmahaa
    15 Feb 2023

  • @abdirahmanmohamad9818
    @abdirahmanmohamad9818 Рік тому +7

    2023 BK badalkiisa lawaa 😢

  • @fowzimohamed7882
    @fowzimohamed7882 6 років тому +16

    Zahra waa magac aan aad iyo aad ujeclahay

  • @ismailhero1
    @ismailhero1 Рік тому +5

    Wakhtiga badankiisa baxnaano rajee
    Libintana beegsoo baraaro kuwaar.✌️🤞

  • @abdifitahtube5322
    @abdifitahtube5322 4 роки тому +4

    Yaa dhagesanaya hestaan iyado lockdown lagu jiro 27-5-20 bilada Codka hala siiyo bk

  • @Sahraaxmed-ob7md
    @Sahraaxmed-ob7md 11 місяців тому +2

    Zahra 🥰

  • @abqanisaleban9272
    @abqanisaleban9272 4 роки тому +14

    Sahra my dear mom and aunt

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 2 роки тому +1

    Wariyihii qarniga geyiga somaal soo marey masha Allh.2022 qofkii daawanayo like ta igu qabo.

  • @abdirahmaanxashi8258
    @abdirahmaanxashi8258 24 дні тому +2

    11/9/2024 jabanaan ku dhagysanayaa

  • @najmomurzal4616
    @najmomurzal4616 2 роки тому +2

    Bk inta naga washay ba dhahaysa wn tobad keenay waleee kama yeelo shiikh bk😂😂

  • @foreversomaliproducts4588
    @foreversomaliproducts4588 3 місяці тому +1

    18 07 2024
    Wali yaa dhagaysanaya🤚

  • @sahraahmed1883
    @sahraahmed1883 5 років тому +3

    Magacga zahra mhd zxp respect pro

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +2

    My young sister sahra nlow the best song

  • @MrBulshaawi
    @MrBulshaawi 8 місяців тому +1

    Maxa jira wan ku so qabanay waa no hadhow Linda habenimo ❤❤😂😂🎉😢😮

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 Рік тому +2

    Ilwaad la.aanta aniga nolosha wan nacey
    Waxan rajeyn inan iska nolaado mar hadan ku wayey
    Balankina waan oogiyey lkn adi guri kheyr qaban ku rajeyn insha Allah

  • @sahramuse1898
    @sahramuse1898 5 років тому +3

    Eesh cala hees👏👏👏❤

  • @niimaofficial7876
    @niimaofficial7876 5 років тому +1

    Hees ta any iga hadlayzaa thnks mzl Bk

  • @sahralam9866
    @sahralam9866 Рік тому +2

    Sahraay❤❤❤❤❤❤

  • @sh.mahrez8934
    @sh.mahrez8934 6 років тому +2

    Maxamed bk Fanaan Jira

  • @cadnancumar9984
    @cadnancumar9984 2 роки тому +4

    1.2 16 june/2022 maalin xasuusa 11:00Am
    Wakhtiga badankiisa baxnaano rajee!!❤❤

  • @lukmamy6655
    @lukmamy6655 5 років тому +4

    Waan ku jaclahay moxamed bk my prince😘😍

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 9 місяців тому +1

    Dhamadka 2023 lising😢

  • @mupaarikaxmed9437
    @mupaarikaxmed9437 2 місяці тому +1

    Still wa goaT ❤😂

  • @kaamilk8863
    @kaamilk8863 4 роки тому

    Bk kabaxa waah waah hees iga dheh waa mahadsantahay walaalkay maxamed.

  • @asmaaragsan9722
    @asmaaragsan9722 4 роки тому +6

    heestan kama daalo dhagrysigeeda yaadawana 16/11/2019

  • @AbdullaminChichi
    @AbdullaminChichi Рік тому

    Am 50 of age when here this song I dance great more than 20year man ...big up man bk

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 5 місяців тому +1

    Who's listening to this song, 2024/04/12 Friday❤

  • @caytocayto6894
    @caytocayto6894 9 років тому +3

    Alfanaan mahamed sicid abdi bk adeer ka daya cawrida waa fanaanka qarniga ee la lodin wayay adeer duco iyo habartona inigama bahna

  • @CaliAbdarahman-l6v
    @CaliAbdarahman-l6v 2 місяці тому +1

    1/8/2024 sacadu 11:7 pm🎤💔

  • @geesahaye
    @geesahaye 5 років тому +1

    Kkk sawkuwan sahra oo dhami soo xadiray welcome sahrooyinka

  • @zahrakhaliif9119
    @zahrakhaliif9119 5 років тому +2

    My name💖 thanks Bk😍

  • @bashirsomo4371
    @bashirsomo4371 Рік тому +2

    I love this 🎵 🎶 🎵 so amazing ❤

  • @sahalmahamedabdullahi1945
    @sahalmahamedabdullahi1945 Рік тому +3

    Still 2023/3/16 I can't stop listing

  • @hassanabdi6367
    @hassanabdi6367 6 років тому +1

    Bk axyaa fanaan full respect

  • @saaxibulqaraam5848
    @saaxibulqaraam5848 2 місяці тому +1

    Heestan kama xiiso dhaco nimco oo ruugcadaa ahayd iyo bk oo madadaaliye wayn ahaabaan meesha ku hayaa