PRANK Ku SIKTAY IN UU FASHILMAY AYEEY KU SAMEEYSAY ABDIFITAH IYO MAXAMED YARE SHAADIYA SHARAF...😂

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 818

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 3 роки тому +43

    Halmar aan ku salino xabiibkeena scw ✅😍

  • @ingy-beauty1615
    @ingy-beauty1615 3 роки тому +65

    WLALHY Nabi Maxamed scw wuxuu dhahay ilahy adoonkisa wuxuu cawiya marku adoonku cawiyu walalkisa fadlan soo booqu channelkyga ku soo biirinta ku dhifo ganbareerkna furo aduu mhdsan😭😭🙏🏻😭😭

  • @hodanmowliidhussein4826
    @hodanmowliidhussein4826 3 роки тому +160

    Wllahi manta anoo xanaaqsan iga qoslisay team shaadiyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 роки тому +73

    Shadiyo cabdifitaax maxamad family qurux badan ilaaheey ha idin xafido cadowgiina hajabo

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 роки тому +2

      Wlky please subscribe isar

    • @sahromahdi1609
      @sahromahdi1609 3 роки тому +2

      Cabdi fitaaz shaadiyo maxamed cimrigiina cawagode ilaahay kamadhigo

    • @hoyoxalimo1270
      @hoyoxalimo1270 2 роки тому +2

      The first one is the first one

  • @astaanjaceyl877
    @astaanjaceyl877 3 роки тому +11

    Inta muzalzal cml u sugta prankiga shadiyo is muujiya ☝️🙋‍♀️❤

    • @munoliza9705
      @munoliza9705 2 роки тому

      Kow anaa ka ah walee😂😂😂

  • @popcriminal1432
    @popcriminal1432 3 роки тому +45

    🤣🤣🤣Maxamed yare 👏👏👏Abihii ayu la jiraa 👏👏👏👏

  • @abdirahmanabdullahiali8812
    @abdirahmanabdullahiali8812 3 роки тому +22

    4:09 meeshas ayee sheekada ka bilaabanee hadan ku caawiye like saar

  • @halimoshidane1966
    @halimoshidane1966 3 роки тому +47

    The world's best partner and funniest family mashallah 🇸🇴🇸🇴🥰🥰💯🔥

    • @nastexamaxamed9656
      @nastexamaxamed9656 3 роки тому +1

      😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣wlhi waa fury shadiyo umadena ma ahan

  • @nasibsigalechannel8899
    @nasibsigalechannel8899 2 роки тому +5

    Shaadio yaan lagu gaadin c fatah wa dhaarsanyahay🥰🥰🥰

  • @nuurtofarax9472
    @nuurtofarax9472 3 роки тому +38

    Masha allah famil isjacel Allah ha idin xafido

  • @salahyusufali
    @salahyusufali 3 роки тому +58

    500k coming soon insha Allah guuleysta beautiful family🥰

  • @saara1434
    @saara1434 3 роки тому +16

    Maasha allah alle xaidin xafido adiga iyo maxamed iyo seygaaga ilxun idinma aragto

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 3 роки тому +50

    Masha Allah your little son he's such handsome boy ❤️👍

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 3 роки тому +21

    Shashka abdifitaax pranki wadno xanuun ku soosamee 😁❤️

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +11

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib lik plz 🙏😀😄

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 3 роки тому +76

    Shadiya ha dhihin ilmaha wa marki hooyada kugu danbaysay ay wax ku siiso wllhi wa eray habar ah alle u tobad keen 😭 family an jeclahy wada jira waligiin ❤️❤️

    • @shukriaomer186
      @shukriaomer186 3 роки тому +3

      Haa walhi😪

    • @hindasaciidharti463
      @hindasaciidharti463 3 роки тому +2

      abaayo so ma ahan intaas ayan ka naxay wlhi

    • @nimraazdgg5345
      @nimraazdgg5345 3 роки тому +2

      Sax wllhi

    • @ifrahhuseen1883
      @ifrahhuseen1883 3 роки тому +2

      Ereygaas xanuun waaye lkn allaha ulama dhigo ereyada laqwigaa mafiicna

    • @xlincyshaanta5676
      @xlincyshaanta5676 3 роки тому

      @@hindasaciidharti463 ina so jawaba hadalka ba rabay balse wa la xishoday ina ka naxiyo walashay ba la cabsaday wan o ducayay inu Allah laqaw oga nigin Allah ma kala wado sadexdan Naf o adka isku jecal anagana jacel inshaa allah kuwi ubad kale mohamed walal la noqdo waheshdo kaan maxamad ma dibaado afkaga weyn ka yare iyahay wilka abgaal o dashay wa no dashay ha naga habarin ill gadud qushqush

  • @msscaato3976
    @msscaato3976 3 роки тому +19

    Sankaa iisoo korteen waa idin dilqi rabaa kulahaa😂 idin jeclahay lamaanaheyga noloshu idinma ciisho🥰❤😘

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому +18

    0:46😃😁😃😄😂lacagta kuu hartay kuguma filna🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 роки тому +17

    Abdifatah wll timaha sifican ujararo cungan waxada ugu xiiratay siixun hada waxada noqotay Aboo waa wlasha kula jeclahy kharka

  • @ahmadaweys1243
    @ahmadaweys1243 3 роки тому +13

    masha alaah qosol miiran tihiin waa idin jeclahay💕

  • @babymasklyrics6729
    @babymasklyrics6729 3 роки тому +6

    The nicest lady on earth Walhi
    Shaadiya Sharaf You are blessed walhi
    Soo lucky to Abdifatah yare for having u

  • @samiiroabdirisack7794
    @samiiroabdirisack7794 3 роки тому +21

    Inta rabta abdifitah inuu arsado ismuujiya 🔨✌️ it is ur turn abdifitah 😡

  • @faadumoapdiqadirali6159
    @faadumoapdiqadirali6159 3 роки тому +14

    Abdifitax nosobobsi midka arsiga😂😂team shadiyo hdanahy waa sugenahe

  • @libaanmodel6310
    @libaanmodel6310 3 роки тому +31

    Fraxadooda 🥺❤️ masha Allah

  • @ikraanitazaed7741
    @ikraanitazaed7741 3 роки тому +11

    Mansha allah Family gayga Shaadiya wn ku xiisay wlhy ❤❤❤💯

  • @aminamahamudmahamud6360
    @aminamahamudmahamud6360 3 роки тому +14

    masha Allah Allaha idin xafido wad isku nuureysaan

  • @xasandirie6026
    @xasandirie6026 3 роки тому +11

    Keepgoing prank ad iyo ad uquruxbadna noo soo badiya prankiyada

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому +11

    Ma sha Allah tabaarakallh habaryar soo barbaar Mahamed yare Xuruxlow 👑👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍. He’s smart ,he looked Camera .ma sha Allah tabaarakallh waw waw amazing. . Wan garanayay qosol aad qoslidontit keep going sister wan idiin salamaya dhamantin

  • @bahjaabshirbahjaabshir7386
    @bahjaabshirbahjaabshir7386 3 роки тому +18

    M.a family qurux badan ❤️😍

  • @saidadjamaofficial5421
    @saidadjamaofficial5421 3 роки тому +7

    Masha Allah family qurux badan

  • @Error-pp6sb
    @Error-pp6sb 3 роки тому +22

    MashAllah abaayo, beautiful family. Salaam from Atlanta, USA. ❤️🙏🏽

  • @ibnushyaasiinibnushyaasiin9893
    @ibnushyaasiinibnushyaasiin9893 3 роки тому +13

    Asc shadiyo sharaf waakusalaame adi iyo maxamad yare🤣🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 роки тому +5

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib lik plz 🙏😀❤

  • @farxiyociise7765
    @farxiyociise7765 3 роки тому +6

    abayo shadiyo marwalbo wanaka farxisa walhi abayo farxad kunolada walikiin amin amin

  • @shucaybyare1661
    @shucaybyare1661 3 роки тому +7

    abdi fitaax pro waad u qalantaa aabanimo wlhi
    cunuga kurkiisa maa nogo eryee 🤭 geezi 🥰
    team shaadiyo waa kabaxay😂😂
    abdi fitax teamkis ahay🥰

  • @Peysoney
    @Peysoney 3 роки тому +19

    Shaadiyo sharaf abayo macanto igu salam Mohamed yarisow ❤️❤️❤️❤️

  • @jamacmohamudhirad5230
    @jamacmohamudhirad5230 3 роки тому +13

    Masha Allah family Ad ufcn baad tihiin lkn prank iskadaaya farhan iyo rasmi Ray's bartuu dhigy soofiirsada hada rasmi prank xitaaa mamaqli karto

  • @beenmasheekto6807
    @beenmasheekto6807 3 роки тому +14

    maxamed masha allh😁❤😘

  • @Beelosaajin143
    @Beelosaajin143 3 роки тому +6

    Wcs masha allah shadiyo wa ku xisnaay wale keep going sister

  • @fali2695
    @fali2695 3 роки тому +24

    Mash allah 😍😍😍

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf 3 роки тому +38

    Ala Shadiyo SaaS hadhihin irayagasa ma ficno waa maraki ugu danbiysay 😢

  • @Fatimadahir6042
    @Fatimadahir6042 3 роки тому +37

    Shaadiya qurux ❤

  • @sacdiyomaxamed548
    @sacdiyomaxamed548 3 роки тому +4

    Masha allha walhi wan idigu farxa shadiyo mcnto nolada adig iyo familka amiin yarabi🤲♥️♥️

  • @saladomohamed4081
    @saladomohamed4081 3 роки тому +49

    Mashallaah beautiful family ❤️❤️❤️👍

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 роки тому +10

    Kkk keep going shadiya shareef

  • @zuhuurmaxamedchanel7117
    @zuhuurmaxamedchanel7117 3 роки тому +4

    INTA TIKTOKA KU SOO ARAGTAT SIDA ANI CML IS MIJIYA😅🤣🥰

  • @ahmedyarenurowomar9432
    @ahmedyarenurowomar9432 3 роки тому +4

    Shaadiyo wlh Abdifatah wad karaaysey haduu iskudeyo inuu wax kugu dhufto wakala hormariiii😁😁sidhuu kagaa istago...One family💘quruxbadhan

  • @simaneymohamed3437
    @simaneymohamed3437 3 роки тому +17

    M.a shaadiyo shactiro iyo wilkeena Allah haidhiin xafido abid I.a

  • @aliissak7243
    @aliissak7243 2 роки тому +7

    I always support you my couples ❣️

  • @hoyoxalimo1270
    @hoyoxalimo1270 2 роки тому +7

    Greg has been working with the company 👏q

  • @farahabdiqani8066
    @farahabdiqani8066 3 роки тому +6

    Love you my family♥️♥️♥️♥️

  • @haniabdiadan4514
    @haniabdiadan4514 3 роки тому +5

    Masha Allaha my sista 😍❤❤❤❤

  • @hudaahmed2275
    @hudaahmed2275 3 роки тому +17

    Shaadiyo Mobile ka lacag nagaga shub 😂😂

  • @kowsarahmed3368
    @kowsarahmed3368 3 роки тому +3

    Ereygaas ha dhihin nuunaha my family Allah barakeeyo

  • @alizaayeeyokoris3981
    @alizaayeeyokoris3981 3 роки тому +3

    Shaadiyo cadey gar iyo gardaro waa ku wataaa😍🔥

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 3 роки тому +5

    Mash allha lamanaha ilhy hysku kiin dayo 🤲

  • @haawasharaf4822
    @haawasharaf4822 3 роки тому +26

    Marka ugu dmbese hadhihin abayo wani jclhy adi iyo wilka iyo aabihis Allah nii xifdiyo guuul marwalba

  • @asiyasaleban6052
    @asiyasaleban6052 3 роки тому +4

    Mohomet baa lagu dhuumanyaah prnkiga 😂😂😂wiilka qaylada badan kulahaaa 😂😂shaadiyo love you 😂❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @musaahmed3432
    @musaahmed3432 3 роки тому +2

    Mashallh my familys keep going

  • @ifraaxabdullaahi2852
    @ifraaxabdullaahi2852 3 роки тому +10

    shaadiyo abayo waku jclahy ani iyo cruutey

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому +4

    My family an jeclhy tihin mashallah farxad igu nolaada

  • @najmocaseyrofficial7913
    @najmocaseyrofficial7913 3 роки тому +29

    Masha allah ilahey ha idiin xafido mcnto famil qurux bdn tahiin

  • @athareymamalito6173
    @athareymamalito6173 3 роки тому +4

    Mnshallah best couples adunka ug jcly

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 3 роки тому +3

    Wllaashey erayada laqwiga ah iska ilaali oo illah danbi dhaaf weydiiso sida ugu dhaqsiyaha badan erayga aad ku tiri ilmaha yar wlhi waan ka naxay ee wax yaabahaan oo kale ha dhihin Wcs.

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 3 роки тому +6

    WllHi Qosolaan ku dhamaystay 🤣🤣 Kurbo Yaroo Gaapanaa Faraqa Ugu Riday 🤣🤣🤣 Asna Isma Waalinee Qosol Ayuu ba kaga baxay 🤣🤣 prankigaan Waa laga Badiyey sister 🤣🤣

  • @najmaqurux1919
    @najmaqurux1919 3 роки тому +10

    Shadiyo tu ama ahan wallhi 🤣😂😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +14

    Shadiya👸🏻😂

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 3 роки тому +5

    My famly aan jeclahy wllahi

  • @xafsomohamed3442
    @xafsomohamed3442 3 роки тому +2

    Shaadiyoy ilhy haku deysto wlh isku dabeecad nahay si kasto uxanaaqo wlh qofkii an uxaaqsanaa anoo iska qoslaan arkaaa🤣🤣🤣 love u mcnto

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +52

    {masha allah wlhi horey usoco qof fiican aad tahaye❤❤❤❤

  • @C-risaaq-Rio
    @C-risaaq-Rio 3 роки тому +5

    ereygaa dhahday ilahay kama dhigo mid aad ku qooma mayso markii igu danbayzay ee hooyada wax ku siiso wye waa habaar wlhy

    • @jefftiydk4332
      @jefftiydk4332 3 роки тому

      Wlhi bilaahi jirkaa I dubaaxiyey shadiyo markey ereyadaas dhahaysey subxaana laah

  • @hyemaxamed7753
    @hyemaxamed7753 3 роки тому +1

    Ilah idn barkeeyo wlhi famil fanny ah tahiin si daacd ugo dheehanthy wlhi yutubka ❤💋

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 3 роки тому +13

    Familly💍❤️

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 роки тому +6

    Shaadiyo lacag la'aanta waa maxay lacagta kugu ma filna 😂😂

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 3 роки тому +6

    My family💗💗💗❤💯

  • @fatuushbbe3902
    @fatuushbbe3902 3 роки тому +19

    Maxamad yare wuu nafashili gare😂😂

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +30

    waan idin salaamey somali maxamed

    • @faadumoapdiqadirali6159
      @faadumoapdiqadirali6159 3 роки тому

      Wn kaqdny fananadena anjclnhy❤💋

    • @hibodahir7161
      @hibodahir7161 3 роки тому

      @@faadumoapdiqadirali6159 ayada ma aha ee walugu qaraabanaa

    • @faadumoapdiqadirali6159
      @faadumoapdiqadirali6159 3 роки тому

      @@hibodahir7161 ocdaa abeynakalah

    • @hibodahir7161
      @hibodahir7161 3 роки тому

      @@faadumoapdiqadirali6159 haa sababtoo ah hadii aa chanelka ku dhufatid laba bilood kahor uu qofkaan soo Galay views na ma haysto kansaxda ah ee malyuun waa sanad kahor views keedana wij yarabadan yahay

    • @faadumoapdiqadirali6159
      @faadumoapdiqadirali6159 3 роки тому

      @@hibodahir7161 haa wlhi hda arkg

  • @rahmaabdirisaq8076
    @rahmaabdirisaq8076 3 роки тому +3

    Qofkii u horeyay ahay xaqayga isiiya 😁🎉🙈

  • @luulu1moxiidin680
    @luulu1moxiidin680 3 роки тому +17

    Shaadiyo horey usoco masha Allah 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 роки тому +6

    Aallah kucaafiyo dhamaantin

  • @sagalartis5790
    @sagalartis5790 3 роки тому +3

    Masha allha sadiyo qurux ban

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 3 роки тому +5

    Shadiya in naba caadi matihid ,maad jogtid cabdi fitax parnk xanun badan buu ka arsanaa kkk

  • @Anne66898
    @Anne66898 3 роки тому +2

    Ilaah kagama dhigo halka mar wax siiso maxamed yare allaha isku kiin dhaafo alle kuma aqbalo hdlkaas abyo hdlada qaar xogaa ka fakir hada nolosha ugub u thy ha is haabaarin my boqoradeyna shaadiyo 🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐

  • @gabargalmudug4869
    @gabargalmudug4869 3 роки тому +4

    Aniga ugu so horeyay shadiyo sharaf paranki wan ku hestaa

  • @hanadeeqsan2734
    @hanadeeqsan2734 3 роки тому +2

    Afarta mitir😂😂😂 shaadiyo Sharaf ku jeclahay qli💋❤

  • @qaaliqueenqaalimxamed9453
    @qaaliqueenqaalimxamed9453 3 роки тому +5

    Alla way isla ogyihiin ☺☺

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 3 роки тому +5

    Shadiyo safar Fashila kkkkk💐💐💐❣️❣️

  • @abdisalanaadan5113
    @abdisalanaadan5113 3 роки тому +6

    Shaadiyo wee ishawaarte wlhi markii kugu dambeysay ee hooyada wax kusiiso wye kulaha

  • @ayanabdalla5006
    @ayanabdalla5006 3 роки тому +3

    Wlhi daacad iiga qoslisiiseen farxad waarata my fmly😘😘

  • @jamilamohamed4541
    @jamilamohamed4541 3 роки тому +21

    Masha Allah team shadiyo😍🤩😘

  • @cabdifitaxcade1291
    @cabdifitaxcade1291 2 роки тому +3

    1m coming soon insha.allah

  • @ruuneeyapdalla4339
    @ruuneeyapdalla4339 3 роки тому +20

    Shaadiyo ilka birey ku xiisny wlhi😹❣

  • @xamdamaxamud8728
    @xamdamaxamud8728 2 роки тому +2

    Manish alaah shaadiyo💋❤❤❤❤❤❤

  • @sumayohassanyuusuf8387
    @sumayohassanyuusuf8387 3 роки тому

    Inta rabto shaadiyo iyo nadiiro in ay hishiiyaan like dhac igu sii ck iyo dirisle cml 🤩

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 2 роки тому +2

    Walhi waa qoslay haragaga kuguma filna aaah😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jamilohassanmoalim7467
    @jamilohassanmoalim7467 3 роки тому +3

    Masha Allah walal macan

  • @haliimohirsi58
    @haliimohirsi58 3 роки тому +5

    Caruur maa noomaleeseen dulqaad aaan kudaaawaneena

  • @hanilee1953
    @hanilee1953 3 роки тому +1

    Kkkkkkkk masha allah farxada alle heydin siyadsho

  • @quruxdumar9816
    @quruxdumar9816 3 роки тому +28

    Masha allha my family 👪 ❤ ♥ wllhi waa nii jacelahay wllhi family 👪

  • @aishamohamed6534
    @aishamohamed6534 3 роки тому +9

    Shadiyo wlhi wad iga qoslisay