КОМЕНТАРІ •

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial 4 роки тому +4154

    Maalintaas Cunto Ma cunin waan aamini waayay inay Prank Tahay ilaa aan ka arko Muuqaalka Lkn waan aarsan doonaa Inshaa Allah Waan idiin Jeclahay My Fans

  • @filsanlaki5284
    @filsanlaki5284 4 роки тому +1262

    Dugsi qur.an a daris la.ah wana bil Ramadan uduceya inu ilahy fanka ka madobeye sxpyal😢😭😢

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 роки тому +166

    *Alla Qalbi Wanaagsana qofkasta Oo allaah U Soo noqda Saanu u Wangsanaadaa wlhi* 😭😭😭😭🙏

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Рік тому +75

    Prank kama daaLo wlhi dhowr mar dawadey 😂 inta 2023 dawaneysa is muuJiya❤

  • @rayaanmohamed3043
    @rayaanmohamed3043 4 роки тому +576

    nebiga kusali scw. kulhaa waxa ku salinayo mlhn. shaadiyo ALLAH ka cabso😥😥😥😥

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +2217

    Hadad Jiif ku daawan Like isaar Walal....😂♥

  • @aashiimohametthussein166
    @aashiimohametthussein166 3 роки тому +191

    Hamblyo 1M
    Inta marko 1m gaare markle fiiirsatay

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 роки тому +270

    Shaadiyo waa walaanaysaa hadii lala guursado waa ano kale😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @princesssumayasumeya683
    @princesssumayasumeya683 4 роки тому +908

    intii shadiyo taagirsan waan arsan,doonaa like ii sara abayo iyo abowe😳😂😨😢😓😠

  • @Ibtisaammoha123
    @Ibtisaammoha123 4 роки тому +418

    9:30 dugsi quraan ba ku ak yaal mash'allah marwalpa ayuu dhagahodu ku dhaca allha idinka madoweyo fanka👏❤

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 роки тому +125

    1 M marku gaaray yaa dawsnoyo hahaha love it

  • @hanad143lyrics3
    @hanad143lyrics3 4 роки тому +212

    14:26 Eraygaan ugu jeclahay Naag Maseersan inaa ka maQlo 😂 abdifatah Walaalkey Waaye😂😂😂😂

    • @munirajamal7253
      @munirajamal7253 4 роки тому +2

      😂😂😂

    • @risalamohamed4617
      @risalamohamed4617 4 роки тому +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Maria_farah
      @Maria_farah 3 роки тому +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому +2

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli 😭💜

    • @caish3987
      @caish3987 3 роки тому +4

      Hhhh haa de haday nag mesha timadaa isla Saacadaas wa wllka waka xaraam cml😂
      Kan mustaqbalka Guursan doono hdan xabado kle ku arko Wllkay wye Isla sacadaas ka socdaa Gabadha wa iska fura e joog hdu dhoho xita Ani le socdo

  • @C-0C0
    @C-0C0 4 роки тому +1222

    Shaadiyo ohinteeda inta ka xun like isaara 🤣🤣🤣🤣my love ❤️ shaadiyo sharf❤️💯

  • @roodaqueen2504
    @roodaqueen2504 4 роки тому +300

    Intaa prank fiirsanayay shaadiyo iyo seeygeeda lee run igala Ah😍team shaaaadiyo😎

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli 😭💜

  • @hamdamoha6067
    @hamdamoha6067 3 роки тому +175

    Hadaad bilaa kabo tahay like saara 😅😅😅

  • @samera5805
    @samera5805 4 роки тому +63

    walahay ilin baa iga timid abdifataxow inanta ha xumayn marnaba waa miskinad daacada oo ku jecel allah ha isku kiin barakeeyo 🥺

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 3 роки тому

      Suuraha bal day ilin iga timid kulahaa hhh

  • @asumaabdikadir7016
    @asumaabdikadir7016 4 роки тому +589

    Inta ila sugaysay inuu aarsado like 🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 4 роки тому +468

    cabdi fatah waa fanaan yar inta ila aragtey codkiisa mcn like meee

    • @samsamahmed2412
      @samsamahmed2412 4 роки тому

      Fanan wuu yahay wll

    • @hadiyocrisaaq4693
      @hadiyocrisaaq4693 3 роки тому +1

      Fanaan Wuu Yahay Cod Axsan ah iga Dheh

    • @SWEETSANDSPICES
      @SWEETSANDSPICES 3 роки тому

      wallal subscribe iyo like igu caawi illahey dartiisa cotsigeyga iifuli 😭💜

  • @haldhaadiamond8076
    @haldhaadiamond8076 3 роки тому +100

    Intaa dawaneso marki 1m garay like isara😂😂😂

  • @cismaancabdulaahi6672
    @cismaancabdulaahi6672 3 роки тому +53

    2021 aan daawanayaa😭

  • @rahmoahmedsheikh9241
    @rahmoahmedsheikh9241 4 роки тому +110

    Wiilkan maskiin wllh ama wax ku ogtahy kulaha qoys qurux badan hadi an muqdisho jogi laha wllh wan idinso boqan laha love you idinku ahy

  • @Durwaa
    @Durwaa 4 роки тому +127

    Nin la jecelyahay ayaa loo maseeraa waxaas waa jaceyl cadeeynta love ka

  • @deeqsanyusuf199
    @deeqsanyusuf199 2 роки тому +3

    Wlhi inaan ku salineyn subxanallah scw scw

  • @sacdiasss8454
    @sacdiasss8454 4 роки тому +89

    Dugsiga yeeraayo ya ila maqlaayo 😂😂

  • @omaraqiila9066
    @omaraqiila9066 4 роки тому +151

    Shaadiyo seriously ayeee ka aheed team shadoya love❤❤❤ Saar waaa aarsan doonaaa

  • @najmaciise5038
    @najmaciise5038 4 роки тому +244

    Fitaa walaaal
    Shaaadiyo raaali gali
    Oo waxy ku r
    Faraxdo ukeen annaga horteena ku siiii
    Inta ila qabto like ku muujiya

  • @hodanomar1948
    @hodanomar1948 3 роки тому +111

    Inta aragty in shadiyo kac farisi ku wa latay masayr darti🤣

  • @sahrujahaji6058
    @sahrujahaji6058 3 роки тому +55

    Muuqalkan prank inuu yahay inta ku qancday like sara wan ku ceahta 😄

    • @aaminosuheer1021
      @aaminosuheer1021 Рік тому

      Windswept the first time since I have to 😅the 😊to the first time since I 😅

  • @israaxmed6487
    @israaxmed6487 4 роки тому +143

    Nin aarsan uur hooyadii buu ku jiraa😂team shadiyo

  • @sharmarkejama3367
    @sharmarkejama3367 4 роки тому +36

    Wlhi shadiyo sharaf wa gabadh dhiig leh ninkeda way ilashanaysa thnks keep going 😂😂😂😂😂😁😁😁🖐️

  • @farihaniman9829
    @farihaniman9829 3 роки тому +15

    Inta 1sanno kadib dawanaysa sidayda like isar🤣😅

  • @Ilyaas_Totti
    @Ilyaas_Totti 4 роки тому +40

    nin naag qaba saqiiruu igayahay kkkkkk 😂😂

  • @souadsaban3855
    @souadsaban3855 4 роки тому +42

    Shadiya sharaf waxan jecladay kalmada qof lajecelyahay aya wax laladoba ee maxad ii ciririnaysay inta hhhhh mash allah like ii sar asaxabda sharafda badan

  • @durdurmuhidinali6231
    @durdurmuhidinali6231 4 роки тому +286

    Naag cadawgeeda waa naag kle wllhi 😂😂🤣🤣🤣

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 роки тому +7

      Beenta ma aha sun haloo qasee

    • @sumayomaxamuud1745
      @sumayomaxamuud1745 4 роки тому +3

      Runta waaye suuxdada

    • @caliya-qurux808
      @caliya-qurux808 4 роки тому +3

      Haa wllhi ka xanaqa naag haday la hadasho niinkayga 😱

    • @deeqacaligeedi4614
      @deeqacaligeedi4614 4 роки тому +8

      Naag kama cabsado waxlaqebsi Wan ogalahy Nin cabud MI ihin 🤣🤣🤣

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 роки тому +6

      @@deeqacaligeedi4614 hhhh maseyrka ma aha nin cabud walshey wana wx dumrka ku abuuran hadad is ledahy dumrka ku cebeyn waka qaldantahay maseyrku wa arin dabiiciya oo ALLAH Ku aburay gbdha mour nin cabud wxla yira ma jiran

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 4 роки тому +25

    Inta Rabta shaadiyo inay aarsato
    Ismuujiya team shaadiyo😋😋😋😋

  • @tawakalbashir9848
    @tawakalbashir9848 3 роки тому +18

    Ala majeclen yaqey inaay oyso walaashey shadiya sharaf have less worry adbe abdifatah watanu jilbahaga ku ooyaye. Idin jeclahay shadiya Iyo seygeda abdifatax yare❤️🌹

  • @ayanbashir7486
    @ayanbashir7486 4 роки тому +63

    Pranka markaa maqlo saa uu soo ordo wllhi io billahi shadiyo inlaga aarsado saan uu jclhy inta ila mida ah liketa Saar shaadiyo c/fitax keep going

  • @fatuushyacquub9349
    @fatuushyacquub9349 4 роки тому +66

    Ilmaha yar kow Allah ha ukeeno kulahaa team shadiyo😂

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 4 роки тому +44

    CUNUG AAN MOHAMED AHEYN MAAD RABTAA😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @fartuunmahamad7958
      @fartuunmahamad7958 2 роки тому

      🤑😜😜😜😜😜😜😜😜😜🤑🤑🤑🤑😜

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 3 роки тому +26

    Shadiyo dhiig kar aa kukacay waa lamaaane qurux bdn noolaada prank aan caadi ahayn 🤣🤣

  • @haliimomohamud3136
    @haliimomohamud3136 4 роки тому +180

    Inta prank jaceel la soo oroday like I saara 🤣🤣🤣🤣

    • @ifkabbeqaali9936
      @ifkabbeqaali9936 4 роки тому

      Asc wllky c/ fitax yare shadiyo sharf tagero ayan idin ahy wn idin jcylhy wx soo dhagtin ima soo dhafan wn soo dawad wn isk jcylhy isku waar wllky ❤❤❤❤

    • @YACQUUP--__--DIMAARIA
      @YACQUUP--__--DIMAARIA 4 роки тому

      shaadiyo.waaxanaqday.abaayo.wamakaagii.wataka.c.faatax.malitii.waabooway

    • @YACQUUP--__--DIMAARIA
      @YACQUUP--__--DIMAARIA 4 роки тому

      iskadulqaado.abaayo.kujeclaga

  • @ikraniithbbeofficial6087
    @ikraniithbbeofficial6087 4 роки тому +130

    😭😭😭😭 c/fitax way nuutalaa nin aanarsan uurka hooyo diis ukujiraa shadiyo nuuar wa cudsi 🙏🙏🙏💋💋❤❤❣❣❤❤💋💓💓💓💓💓♥️♥️♥️💞💞💕💕💕

  • @sahrasiman4533
    @sahrasiman4533 4 роки тому +11

    Shaadiyo wlhi abyo waa kula oyay😭 wlhi marka ilintaada
    Shaadiyo abyo arso abdifitax mel iska saar

  • @seinabhassan165
    @seinabhassan165 4 роки тому +28

    Prank intii Somali samaysay kan ayaa ugu jeclahay. Maba dhaafo more then 10 times ayan dawaday amazing walahi wan la ooyay. Markay ooysay anoo og inuu prank yahay lol

  • @haawoibrahim5316
    @haawoibrahim5316 4 роки тому +115

    Anag hadi dumrnahay nag nag m maqlikarno sah like

  • @minaahassan4127
    @minaahassan4127 4 роки тому +79

    Anoo maanta idin fiirsanaayo prank soo dhece 🤣 waa Soo roore wlh 😁💕💕 Amee gabadha wax ku hubtaa waxaas cml ilmaha wee kusoo dilmaan kulahaa ninka suufi sanaaa 😂😂😂😂😂

  • @Ajlyrics247
    @Ajlyrics247 3 роки тому +9

    Hadad Muslimnimo kufanto Like ii saar👍✍🙏

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 роки тому +21

    Shaadiyo waa iney Abdifitah Prank aamsunaan ku sameeso 😜😜😜 shib Aa i jaran cml lol

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 4 роки тому +24

    family fiican ayaad tihiin prank joojiya waa dhaqan ciyaal. Raalina iga ahaada awoowe Abdifatah maadaama aad reer gubta tahay.

  • @khadijahassan7058
    @khadijahassan7058 4 роки тому +136

    Dadkan ka yabe Ben wyeh ayey ku heyan ajanibta markey prnk sameyn Ben wye wx dhahayo lma argayo hadu Ku anfaco firso hdikle shib dheh wuxu yahay anaga ku rabne🙏🤐family wn idin wata anih👏🥰

  • @rahmuujaali7339
    @rahmuujaali7339 3 роки тому +10

    Yaa ila arke 1million inuu gaare prankign 🥰

  • @sihaamabdirisaq2204
    @sihaamabdirisaq2204 3 роки тому +24

    Shadiya kulahaa waan xnunsanyaa yaan laygu cayaarin😂

  • @Jokar001
    @Jokar001 4 роки тому +35

    Shaadiyo kulahaa Furaha iiga qaad Koormee gaari noqotay🤣🤣

  • @jamaalmahamed4
    @jamaalmahamed4 4 роки тому +28

    Waar ninkan naagta ilaasho prank iyo film lahayne waxasoo nina waitingka ugu jiree naagbaad hysataa dhan walba ka dhamystirane Alle hysku kiin daayee

  • @qalinlechannel2962
    @qalinlechannel2962 3 роки тому +6

    Prank iska Daaya reerka wuu idinka burburinyaa talladaas qaata Aduunkan inaad reer qurux badan haysataan waa arin qaaliya Alle haydin fahan siiyo Mahadsanidiin.

  • @sidraabdallah9652
    @sidraabdallah9652 4 роки тому +11

    Xuseen abtigey wayeh abti mcn inta ka salame💪✌❤

  • @sahroabdulkadir8657
    @sahroabdulkadir8657 4 роки тому +45

    Inta shaadiyo taageersan waan aarsandoonaa inshaa Allah shaadiyo haooyin

  • @nimcuusha-niyadsanofficial925
    @nimcuusha-niyadsanofficial925 4 роки тому +35

    Ee raja igamaba lihide maxaa ii cariiri hee kulahaa😀shaadiyo keb going quruxy💋💋

  • @Shamsayid
    @Shamsayid 4 роки тому +16

    Xamilo xaa iga gale ani maa uureye🤣😂🤣😂 shaadiyo

  • @hanaanquruxbaby1381
    @hanaanquruxbaby1381 3 роки тому +19

    Inta soo boqty marki 1m kaarey

  • @amaalali3023
    @amaalali3023 4 роки тому +43

    Maskin walahi ax Shaadiyo waan oo naxiirstaa walahi 😢😭❤️ love you Shaadiyo

  • @jamaalmahamed4
    @jamaalmahamed4 4 роки тому +33

    Waar ninkani waa nasiib badan yhy SHADIYO GABAR KA YAR TOLOW MA JIRTAA😂😂

  • @sugowaffey6933
    @sugowaffey6933 3 роки тому +20

    Abdifatah you have really hurt shaadiyo.This prank is not a good one.This woman loves you so much and i really feel for her.

    • @buuqmarabo2778
      @buuqmarabo2778 2 роки тому

      camera isha ayeey ku dhifutay. matalaadeeda caadi ma'aha

  • @Lisa_volgsudhdveu
    @Lisa_volgsudhdveu 4 роки тому +10

    Wlhi waa prank habeysan shadiyo wllo qof adag bad tahay naga ilaali 3xeeye ❤❤❤❤

  • @sucdiabshirmoha4035
    @sucdiabshirmoha4035 4 роки тому +44

    Ramadaan ka beri waye insha alah si qeyrqabo alow Nagu dhamee aamiin

    • @zahrasiman6348
      @zahrasiman6348 4 роки тому +1

      Aaaamin yarabi

    • @nasrahaibe9484
      @nasrahaibe9484 4 роки тому +1

      Sucdi abshir Moha Ameen yarbi Ameen 👏

    • @mariizaruun6108
      @mariizaruun6108 4 роки тому

      Ilmaha Yar kaw allaha u keeno kulaha 😂😂😂😂😂😂

  • @sihaambbe7825
    @sihaambbe7825 4 роки тому +33

    Anaa ugu horeeyo team shadiyo idin jeclahay wlahi❤❤❤😜 wan arsaneyna team shadiyo 🙏🤪

  • @abdihakimmahagrade8229
    @abdihakimmahagrade8229 3 роки тому +7

    Subxaan Allaah wllow cabdifataax aarmay gabadha ku cawridaa iska dhaafa prankga noocan ah waa iga talo dad aan jeclahay ayaa tihiin wada joogistiina iyo reerkiina

  • @wr34419
    @wr34419 2 роки тому +5

    This is one of the best prank I have ever watched keep going guys I wish you the best

  • @samiyoismacilmaxamud261
    @samiyoismacilmaxamud261 4 роки тому +20

    YESSSSS TEAM CABDIFITAX HADAA NAHAY WAN ARSANAY 😂😂😂😂😂

  • @zahracadeey143
    @zahracadeey143 4 роки тому +37

    Sorry shaadiya😭 waan ka aarsan doonaa team shaadiya hadaan nahnay 💪

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 роки тому +10

    INTA DAAWANAYSO 1M KADIP LIKE SAAR
    👇

  • @zakariaabdirahman9517
    @zakariaabdirahman9517 3 роки тому +6

    Congrat 1milly hada ika dambeyso like iska saar lacag maahe

  • @xamdiabgalow589
    @xamdiabgalow589 4 роки тому +82

    wlhi blhi tlhi waan oyaya wana qoslay inta igu racsan like 👌👌👌😍😍

    • @sacdiyoabdinuur7434
      @sacdiyoabdinuur7434 4 роки тому +1

      Ani walahi😂😭

    • @gomeyre6320
      @gomeyre6320 4 роки тому

      Xamdi abgalow walaal subscribe igu caawi plz

    • @gomeyre6320
      @gomeyre6320 4 роки тому

      @@sacdiyoabdinuur7434 walaal subscribe igu caawi plz

  • @ramlamaxmed9617
    @ramlamaxmed9617 4 роки тому +118

    Team shaDiyoH hdaan nahay waaN arsaN doNaa Intii Igu RacsaN Like isarah😍

  • @jaamacali2358
    @jaamacali2358 3 роки тому +1

    Wlhi waad iga qosol sii seen alle ha nii dhowro aamin yaa rabi

  • @munamukhtar4818
    @munamukhtar4818 3 роки тому +3

    Inta hada dawanaus like iguqabta

  • @nazradaimond969
    @nazradaimond969 4 роки тому +22

    Shadiyo iyo Abdifitax wlhi xalay wn idinku riyoodaY ilhy ha ikiin daayo 😍❤

  • @shamsaali7451
    @shamsaali7451 4 роки тому +48

    Kkkkkk cunug aan Maxamed eheen maad rabtaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yoo___man_official9844
    @yoo___man_official9844 2 роки тому +4

    Inta comanti aqris usoo gashay like dhac kusiii 👍

  • @toosanmohamed7162
    @toosanmohamed7162 4 роки тому +12

    Omg waan oyay walhi 😭😭love shadiyo sharaf

  • @maaidasheikh5551
    @maaidasheikh5551 4 роки тому +28

    Waa legya so horeyay 1 minute 46 comments man sha Allah

  • @khadijaabdikarim3273
    @khadijaabdikarim3273 4 роки тому +32

    Mxa ii cariirinese kulaha🤣🤣🤣shadiya wlhi wa qosol miran cunuga hku dhex dhinto mohamed baakad miya🤣intazpa ad pan ugu qosle

    • @abshiralimoumin9687
      @abshiralimoumin9687 3 роки тому

      shadiyo hada nahay tem
      aabdu fataax anagoo
      akhayaar ah ayaa noola
      timid prank baas iska dulqaado
      ciyaarta wa 2 & 1 halka wa qofka xanaqay waa uqabnaa hada nahay tiim abdu Fatah
      waxaana jeclnahay daacada

  • @maniishhassan5114
    @maniishhassan5114 4 роки тому +7

    Abayo dad duunyo agonyar u dabaalsan ha na dhihin wanba naxaye wuuw🤣🤣

  • @cabdicasiis3074
    @cabdicasiis3074 3 роки тому +4

    wlhi shaadiyo isma naqaano lkn ruwayadaheeda oo dhan waa superhit waana qof calool jilcan runtii aad ayaan uga xumaadey😭😭😭😭😭😭😭

  • @Kindlyy99
    @Kindlyy99 4 роки тому +31

    Naag nool anaa baxaayo ay dhahdy barakooba abid my couple ❤️❤️🇸🇴🤞🏽 cadawgiina hajabo 200k coming soon

  • @kassimabdimohame4381
    @kassimabdimohame4381 4 роки тому +51

    Abdi fatax: hee nagtaaa uur waye 😳😱
    Shardia Sharaf: mA anaaaa uureeye🤷🏾‍♂️
    Hadana Shadia: Uraaa shegeye hadhimato kulahaa😂😂😂😂

  • @dalxa1436
    @dalxa1436 4 роки тому +9

    Xooga dumarku waa
    Ifur iyo dalaaqdayda yeeri.
    Hhhhh

  • @laylodhamuke2173
    @laylodhamuke2173 4 роки тому +5

    Shadiyo barankiga lugusameye qosalku iga dhameye 😀😀nsg kulaha iskaceli cabdifatax cagta cagta USAR waxan rajena rerkin in usodhaxgalin nag. Iyo nimba imsha Allah👌❤

  • @fatoudagan8060
    @fatoudagan8060 4 роки тому +66

    Team abdifatah like ta ha iladhafina

  • @zowdaahmetqueen4639
    @zowdaahmetqueen4639 4 роки тому +38

    Dugsi quraan miyaa daris kula ah shaadiyo🤣🤣

  • @maxamedqafar3768
    @maxamedqafar3768 3 роки тому +9

    😂👍 good ! taasi runti waa kaftan, ilaa qofku ooyo.

  • @fatumomohamed2529
    @fatumomohamed2529 4 роки тому +3

    Ayadoo xanaaqsan ee wali funny tahy shadiyo kulaha Rajo I gama lihide xaa. Ii cariirihee😂😂

    • @ugasoamah5200
      @ugasoamah5200 4 роки тому

      😂vidoe ku ceshanayay hdlakaga ku qoslay sxpy

  • @najubbe8193
    @najubbe8193 4 роки тому +14

    rajo igama lihid xaa ii cariirineesay😂😂🤣shadiyo cdey waa aarsanena😂😂abdifitah is diyari🤣🤣

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +80

    Labo is jecel oo is qabto waxa kala geeyo Naag Narta Allaha giliye🙄😣

    • @lakimatan6176
      @lakimatan6176 4 роки тому +4

      Yasmin Ali Amiin yarabi

    • @hafsaosman169
      @hafsaosman169 4 роки тому +4

      Amiiin xbbti naag whyu waa quma inaa goodhan maha waa tii lamahana sodhexgasha waayo inaguba waaa nahay kkkkkk

    • @zaraaahmed3518
      @zaraaahmed3518 4 роки тому +3

      Amiin ya arpi

    • @ikrand2991
      @ikrand2991 4 роки тому +1

      Amiiiin zamhariira hagalan waliba

    • @miskibirimo654
      @miskibirimo654 4 роки тому +1

      Wlh Beent na ahn narta ilah ha geye mucjisada

  • @dumokhaalid6508
    @dumokhaalid6508 3 роки тому +25

    Omg I like her ❤️❤️👑👑👑❤️😂😂😂 she’s the best 😭😭

  • @dhemaniyoluul407
    @dhemaniyoluul407 3 роки тому +2

    Inta shadiya la oyday like dhac
    😢😢

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 4 роки тому +13

    Shaadiyo Walhi anigoo og inay prank tahy Aaa ilin iga imatay walhi Shaadiyo Walhi qof Qalbi Wanagsan Waye halaga leexdoo 😥😥❣❣❣❣❣❤💯💯

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +109

    ᴛᴇᴀᴍ sʜᴀᴅɪʏᴀ sʜᴀʀᴀғ ɪɴᴛɪɪ ɪɢᴜ ʀᴀᴄsᴀɴ ᴡᴀɴ sᴏᴏ ᴀᴀʀsᴀɴ🙏☝️😒😢𝑖𝑛𝑡𝑖𝑖 𝑖𝑙𝑎 𝑠𝑢𝑔𝑎𝑦𝑠𝑎 𝑙𝑖𝑘𝑒🙏🤔

    • @clqaniyassen3527
      @clqaniyassen3527 4 роки тому

      haa wan arsaneyna lkn shaadiyo wcan lenahey dee adkeysi lahow wacna hubso ileym prankiga adiga bilabey

    • @adnoasad2996
      @adnoasad2996 4 роки тому

      team abdifitaax ahay yawey 🤣🤣🤣💯💯✔

  • @im________hero4288
    @im________hero4288 4 роки тому +6

    3 xda hayeeriyo inta ila maqashey like hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH 4 роки тому +9

    The best prank I have seen so far