Eeya caliyow komantiga hoos ku qoran bal akhri waxana gudbisaa codka shacabka reer somaalilaan iyo mawqifka laga qabo jabuuti cidkasta oo ku meeraysata jabuuti gacan bir ah ayaanu kaga shaqaynaynaa
ASCW Caliyow maxaragtacwaziitka Jabuuti ee ku dhawaaqay in magacii loogu yeedho jiray ee Somaliland oo lagu bedeli woqooyi Galbeed waayo isbedel ayaa dhacay. Ta kale Oofwareen oo soo hanjabay isagoo taageerayaa Ina Mooge isagoo yum I Hargeysa. Liibaan oo imanaya .Daawo So News Xaalku meel kha
Jabuuti iyo Somalia waa cawga kowad ayey Somalilad Reer halkasdi ceeb iyo nadacdir ayey reer wadani kala kulmeen wlee.. Cashurta hala bixiyo sidalku ha kushaqeeyo waa runtii weeyi Cali dul dul
Wll Sixirkuna saaxibkii ayu dib ugu soo noqdaa 40 maalmod marku ka maqnaado ayu sida la sheegay ku yidhahada meel I gee, Xaasidnimada Reer Jabuuti na انشاءالله Iyaguu if iyo Aakhiraba Ciqaab ku noqon doonaa oo wax mashquuliya oo Shaadh weyne wareeriso ku rida ayaynu ILAAHAY uga barinay.
Calow ilaacadan kulmiye ha sii ahaato korna waa loo qaadaya idaacada qalin daarka iska ilaali guul Somaliland ❤❤❤❤❤
Garxajis iyo habarjeclo waxa waday hunguri oo meelkasta la galay.
Qaranimadii oo lagu so badashay Nigisyo candho saabyo cali dulduul waa balaayo
Cali waxad tahay muwadin dhab ah lakiin Muse abokor catyda ka da lakii burmadow,Inaxashi iyo inta kasoo horjeda qadiyada Somaliland ba waxay yihiin sheeg waa kugu racsanahay aniga oo a gavadh biciide ah❤❤
Iga wale Cali in aan war lagu gaadhayn waa xogogaal oo wax aanay dadkuba ogayn buu noo sheegaa mar walba.
Caliyow wakhtigayga meel kaleba kuma lumiyo ee barnaamijkaagan sugaa iyo wararkaaga xiisaha leh ee aad siyaasadda gudaha ugu dhuun daloosho 🙌
Yaab reer wadaniyow waxa la idin ka riwaayaay cadawga somaliland😢😢😢hadhwa yaanay idinla xumaan
Wlhi afganbibaan dalkan kubadbadinaynaa wlhi ❤❤❤
Ifafaaladaan Arkayo Dawlada Cabdiraxmaan Ciro WAXAY ku Socotaa WADADII Dawladii Cabdiraxmaan tuur😂😂😂
Garxajis qarankan waxba ka qaadi karaan ceelkiibaa lagu celin
Ali inadeer hubka naga yaree. 😊
❤❤❤❤❤❤❤
Cali Duul’duul Waa Oday Ka Hadla Xaqaaqiqa 😅😢😊
Habar awal waxa ugu jecel habarjeclo
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Maayir Mooge Run Badane Hargeysa Cagaarshe
Allahuma Aamiin Allah qabriga haw nuuro
doorashadan jabuuti iyo soomaaliya si fiican ayay ugu guulaysteen waakaa wadani
Aallaahayaw unaxariiso
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Waa ruunta😂
hhhh cali halkeedaada dhigtay
caawa miyaydaan qayilin tooshka kor u qaada dee
Waa run
Huwanta hursan waa in dalka laga difaacaa.
Hjlada western majority against hjlada Eastern minority.
Qaranka ma Habar Awal kaliya ayuu ka dumayaa. ? Bixin mayno cashuur.
Eeya caliyow komantiga hoos ku qoran bal akhri waxana gudbisaa codka shacabka reer somaalilaan iyo mawqifka laga qabo jabuuti cidkasta oo ku meeraysata jabuuti gacan bir ah ayaanu kaga shaqaynaynaa
Waa si fiican haye indr
Asc waxan idin wadiiya doorashadi ma waxa badiya jabuuti iyo Somalia maxa ka socody inaxamud oo ahy xaga dhibka ayaa ciro oxilsaray rer wadani waa waa shaan
Rag aan dal wax noqda oo ictiraaf hela aan Dan ka laheyn oo ujeedadooduba tahey dhadhamo ayuu dalkii gacanta u galey ee ilaahey hay noo sahlo
ASCW
Caliyow maxaragtacwaziitka Jabuuti ee ku dhawaaqay in magacii loogu yeedho jiray ee Somaliland oo lagu bedeli woqooyi Galbeed waayo isbedel ayaa dhacay. Ta kale Oofwareen oo soo hanjabay isagoo taageerayaa Ina Mooge isagoo yum I Hargeysa. Liibaan oo imanaya .Daawo So News
Xaalku meel kha
Jabuuti iyo Somalia waa cawga kowad ayey Somalilad Reer halkasdi ceeb iyo nadacdir ayey reer wadani kala kulmeen wlee..
Cashurta hala bixiyo sidalku ha kushaqeeyo waa runtii weeyi Cali dul dul
Wadani oo jabuuti udilaalis tagtay bal aan eegnu waxa aye ka keenaan.
Soogo sixirkii danakilada oo jabuti laga cabsiyay xusbigii wadani aynu eegno caduwgii jabuti halku ina dhigo waa ina sitaye
Wll Sixirkuna saaxibkii ayu dib ugu soo noqdaa 40 maalmod marku ka maqnaado ayu sida la sheegay ku yidhahada meel I gee, Xaasidnimada Reer Jabuuti na انشاءالله Iyaguu if iyo Aakhiraba Ciqaab ku noqon doonaa oo wax mashquuliya oo Shaadh weyne wareeriso ku rida ayaynu ILAAHAY uga barinay.
Xaji Caliyow Aan idin Xasuusiyo adiga iyo wiilka ku waraysanaya in Wakhtigi Doorashada golayaasha Maxamed Kaahin Aanu joogin dalka oo wakhtigaa uu Qalliin ku galay oo jiifay Dhakhtar ABU DHABI ah e odayga idiin Abtiga ah ka hadha.
Samane iyo Mhmd Isku xidhan, Cimran Curadka duriyada, Sanbur, Toljecle, dod-daoud.
Calaw halkaa waxaa ka soo socda waa fashal ruuntii
toobab iyo nigisyo ayay jabuuti kakeeneen cakuuse iyo garxajis cali xaamudna awalba dawarsigu xagooda ceeb kama aha
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐓𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐢 𝐠𝐚𝐫𝐱𝐚𝐣𝐢𝐬 𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐲𝐬𝐚😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Cali jabuuti ama cali duul duul ama cali quuriya ama cali ismail carab wararka iska hagaajiya saaxiibayaal
Wadani waxay noqonaysaa faqssh kalkaaliye miyaaa?
😂😂
Haab kkkķk😂😂
Tolow odaygan ma inantisay garciyen muse Abokor yaa cajus kajedi afkga uray muse Abokor
Cali waa wargaleen
Omer iyo Musa Isku xidhan.
Odaygan package naga qabta
Cajab reer wadani anigiibaaba imika ka shakiyey-?!! Wllhi iga ciyaarmaahee halayla fiirsado xisbigaygii malaha isbahaysiyadaa wax kuso kordhiyee...!!!?
Maxaad kula fiirsanaa daadkaa ku hoos marayee
Anoo habarAwala ayaa leh hadunto Somalilan Allo kusalid reer Somaliland Faqshtii birigii oo kale anoo yar baan kaqatay Allow wixii oo kale tus diyaarado hubka culus iyo bam iyo miinaba ku salid Amiin
Dad siyaasada Laangaab ka ah ayay taladii u gacan gashay oo iskukeen dul haysta.
Lacagihii laga soo ururiyay dalal kala duwan ayaa Jabuuti loo dhiibay si ay ugu khalkhaliso madaxbanaanida Somaliland
Waar caliyow cukuse ma islaanta ayaa ka aradneyd.Ileyn in badan Bay bisaradu ku ragteye
Qabiilka laga hadyaa waa dib u dhac. Akhas qofka magciisa iyo magaaladiisa sheega. Waa maxay badawnimadani
War caawa sawdigaa ku fogaaday rerr wajidkii bariga
ABWAAN CALI CODKII TIMACADE WUU LA KEENAY
Ee Hudheel kaagii Orod Ka Shaqeyso Ha Iska Soo Gelin Waxaanad Shaqadaada Ahayne
Cali yaw Anigu MAHMED odhan maayee heestaa hasoo qaadin waxii kaaraacay waad ogayd
Kkkjkk
Noso qoora Alan baarkacali
Waar shaydaanka iska nara oomeel wanagsan ayad wadane wadA Howsha wada
Cali xaariif
Waar cali annaba sawtaanu lixdankii xildhibaanada lahayn maxaad noo xaqiray.
Abaan cotka kor u qaad
Odaygan cadhuufta tufaya
Nacas baad tahay ee kala qaadin habar jecelo anaga cumar ah baa ku kharijin
Dhakh dakh iyo Cumar. Ma Adigaa Cumar ah? Waar xishood oo reerka magaca u dhig.
Calow Muuse waa muusihiisii annagu Maxamed odhan mayno ee marya madowda Solomadoweey taa midh yar baa lagaa yidhi.. milgihii colaadeed waxa tahay maqaamkaa meermeera tuulada ee hadba marada sii taal iyo madhaxa reerka kala baxa..
Waar caiyow dadka runta u sheega.wadanka dib u xurayn ayuu u baahanyahay. Dhiig lashubo ayaa loo baahanyahay. Faqash ayaa dib inoo qabsatay.
Waar calow muuse waa tole haku fogaan
Cali beenmasheege ruunta ayaa loguyimada
Cirjidhow tee Allah ku dar iyana wakhtegan kale guurka ah.
Lol kkkk watch out your outspoken Sharp tongue against the others hjlada G4 woqoye galbed.
Waar meeshu ilaa xalay waa yaabane ma idaacad habarr jeclaad u badashay
Ma caay baad doonaysa isa soo sheeg cidaad tahay hhh
Cali oow maadoo solamadow ah oo tuugata habar jecala ayaad maalinba qolo caadaa horta usherg dadka histeriga sola madaw sidee adoo tuug kuab tirsada dadka u caaydaa
Caawa barmaamushku ma habarjeclo ayuuku dhamaaday