Laata iyo cuzaa quraysh baa caabudi jirtay xisbullahna quraysh ma aha waxaa iska cad inaad tahay dadka wahaabiyada sicuudigu dalka u soo dirtay ay maskaxda ka dhaqeen ee lagu abuuray nacaybka shiicada balse xisbullah waxay ka sharaf badan tahay boqol jeer xisbu shaydaanka ree sucuudi iyo imaaraadka
Asc wll maxamed waxajira dhalinyaro somali yed o ku xidhan xududa turkiga iyo iraan hadi ad awodo laxidhidhi safarada somaliya iyo wixi kala e ad ka win karto maclumad koda waxad kaheli karta ck janalkisa mahad sanid
dee sxb waad igu kala gowsey qisada. Hahahahahahahahhahah Waxan islahaa waa mowduuc dhameystiran. Balse sxb aad ban kuu taageeraa . (Wax korarso walaladana u kordhi.)
Maracadde hala gaadhsiiyo 100k subscribe si deg deg ah wax yar ayaa ka dhiman keep going bro
first view noqday maanta team maracade igu tuura cimaamada
Abdi joog magalada borama
Mahadsanid sxb maracade.waxan kaa codsanlahaa inaad so dhigto barnaamijyo FBI da ka hadlayo.
Macluumaadkii Siyaasadeed aad Soo bandhigtay Wa Midkii ugu Weynaa uguna qatar sanaa 👌
Mahadsanid sxbkey Maxamed maracade show aad ayaan u xiiseeyaa war bixinadaada kusaabsan dhanka sirdoonka aduunka
Sxp sare maxamed
Keep going
MARACADDE SHOW 👌
Hargeysa
Mhdsnd sxp maracade show wan kaga mahad cilinaa waqtigada ad noo hurtay ❤❤
Nin diyarsan ayaa tahy bllhi sxp sare keep going legend 😍🙏🙏🙏
Mahadsanid wll maracade جزاك الله بخير
Thnks A lot Mr Maracade Sida Hufan o ad War bixinaha Tayada Leh Nugu So Gudbiso
Wcww sxb maracade muuqaalo kale iyo magaalooyinka meelaha ugu quruxsan noogu soo dar
.maansha allah waa sheeko qibrad laga faidayo.
book hadii laheli karona ii soo sheeg
Mahadsanid maracade macluumad fiican aya nofududeysa
masha Allh mahadsanid maracde
aadban utaageera arimha basaasnimda
Legend maracade keep going zxp
Thanks sxb sirdoonka Iran warbixiin noogasoo diyaari
Maracade Show the best youtuber
Masha Allaah
Waad mahad santahay sxb maracadeshow Mombasa kenya
Mahadsanid sxb mr maracadde
SOOMALI WEYN 100 QOF OO SUBSCRIBE IISARA FANSKA MARACADDE SHOW.
Haye sxb
wan Ku Salaamay MR Maracadde Show🖒🖒🖒🖒🖒
maracade mahad hakaa gaaro sida hagar la,aanta ah ee aad nala wadaagto
Maashaa Allaah
Wllhi biryahan maba arkin SUBSCRIBE iyo like isar wllha qaali ah hadii aad jacesahy soomalinimada isar SUBSCRIBE iyo like
waan kaaga mahad celinayna wllo hore u soco
Markasta wxu sugnaba wa ...Barnamijyadada......welcome bro
Arc dhaman Bahda maracade show hallway kasii Wada dadalkina
Waaa ikanaa sxb sare qofi iga ma horeeyo saan usugahayay ayay iso dhacday hambalyo sxb
Keep up my brother Masha allah
Thanka you maracadde show
Woow qiso aaad uxiso leh😍😍😍
Wcs Zxp #MARACADE__SHOW 🙏plz Codsi Sirdonka #Iraan Qabka Ay U Shaqeyan war bixin Inogu Sodiyari Tnx💯
Yaa marace show thanks yuo
Aaway qeybti 3aad
Dalkayga aad Ayaan u jecelahy naftaydana waan u hurayaa allow Dalkayga noo midee
O
maracade sxiboow qeebtan waxbadan baaigala qaldan dabagalka naada lugu qabtay iyo maxkamadenteda waxaa larabay inaad kahormarisid qaabkee shaqada basaasnimada kubilaawday nada iyo shaqada qaabkee kuheshay lkn dhamaad ayaa nooga bilaawday sheekadaan
Mahadsanid Maracadde Show
Keep going sxb share noloow
Guulayso maracade show
Aad baad u mahad santahay sida aad noogu soo gud bisey
kamaal axmed cali sheekoyinka uu qoraa way macaan yihiin
Masha allah thank you 🙏
Thanks bro shaqa wacan
Keep Going wll💪
Wow she very smart lady
Good job sxb
Nice story very interesting story
Macalin mahadasanid
xisbullaah ka daay sxb ee ku badal xisbullaata
Mxa dhacay
Laata iyo cuzaa quraysh baa caabudi jirtay xisbullahna quraysh ma aha waxaa iska cad inaad tahay dadka wahaabiyada sicuudigu dalka u soo dirtay ay maskaxda ka dhaqeen ee lagu abuuray nacaybka shiicada balse xisbullah waxay ka sharaf badan tahay boqol jeer xisbu shaydaanka ree sucuudi iyo imaaraadka
Excellent story
such great woman
Maracade thnks
Sxb waxaad kuhaboontahay in lagaa dhigo macalinta sirdoonka somalia
Qofka ugu horreeyey like bash
Waaw waaw maashaa allah
*keep going*
Mahadsanid
Maracde thank shp
Wllo adoo Raaliya Ha Ila dhaafin subscribe ta 🙏🙏🙏🙏🙏
wll waakuu saaray iisaar adoo mahadsan
thakis
Asc wll maxamed waxajira dhalinyaro somali yed o ku xidhan xududa turkiga iyo iraan hadi ad awodo laxidhidhi safarada somaliya iyo wixi kala e ad ka win karto maclumad koda waxad kaheli karta ck janalkisa mahad sanid
Thanks brd
Aadbaad ugu mahadsanahay sida tifatiran ee aad noogu soo gudbiso.
Waxaad kale oo aad noosoo tabisaa dagaal kii Israel iyo Masar 1967 iyo 1973
Asc
Meelkastaa joogto
Good lucky
dee sxb waad igu kala gowsey qisada.
Hahahahahahahahhahah
Waxan islahaa waa mowduuc dhameystiran.
Balse sxb aad ban kuu taageeraa .
(Wax korarso walaladana u kordhi.)
wan kula socda moalim
Waad kumahadsantahay barnaamijyada aadka uxiisaha bdn
sir Haweenay lagama sal gaadho..xariifad ayay ahayd
111
1
Maamule sodhawaw
Waar soomaliyey MA ururkaasan ka liiddannaa
Nin rageed mahad sanid
mahad sanid
Mahadsanid
1