Sheekadaan waxaan ka fahmay si kastaa oo aad u xoog badan tahay u feejigantahay hadana dhagarta dadka kaa fog iska daaye kuwa kugu hareereysan ay ku maleegayan way adag tahay in la fahmo🤔Cajiib!
أستغفر الله أستغفر الله أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلاهو الحي القيوم وأتوب إليه من جميع ما يكرهه قولآ وفعلآ سرآ وعلانية حاضرآ أو غائبا. اللهم اني أستغفرك لما قدمت وما أخرت وما أسررت وما أعلنت وما أنت أعلم به مني أنت المقدم وأنت المؤخر وأنت على كل شيء قدير. اللهم إني أستغفرك من كل ذنب تبت منه ثم عدت إليه...
Hhhhhhhj Bilal wll not bad that is that good work ka fiirso but we wna now which county or which shop or who are you working with Somali mise wadankale ayaad basas utahah mise Somalia
Arimaha aa i waydiinaysaan aqyaareey waa arima sirdoon mana haboona inaan halkan kaga sheekeeyo la dhimo ayaa la i dhahay sirta markii tababarka koobaad la iigu qaaday Talaabiib😂
aqoon badan ayaad ii faa'iidaysay anga iyo dad badan oo kale.ilaaheey waxaan kaaga rajeynayaa caafimaad iyo kheyr badan. aamiin
From Pakistan and First to Watch.
Dad badan oo joogo Pakistan aan anika ka mid ahay illeen war bixinadaan weey quutaan
Somali hadey ahaan lahayd wey qiyaameyn laheyd wadankeda waa wax caado u ah somalida hada jirto waxay sharaf u raadsan laheyd dalka uu jinsiyada u haysato waa dhibta hada na heysato
Thanks maracade
Thanks
maracade show wanku mahadnaqeyna inta umadayna ad uga faideysey shaacabka somaliyed
*Ilhay danbigiina hadhaafee iisaar subscriber*
Thanks maracadde show saaxib aad baa kuu ku mahad celina
Good Job Bro
MARACADDE SHOW
keep going ❤
Sheekadaan waxaan ka fahmay si kastaa oo aad u xoog badan tahay u feejigantahay hadana dhagarta dadka kaa fog iska daaye kuwa kugu hareereysan ay ku maleegayan way adag tahay in la fahmo🤔Cajiib!
Waa sax ramla ali
العاقل يفهم باﻹشارة
Firs one like me inta jecel sirdoonka
From South Africa 🇿🇦
Hadii aad jacesahy soomalinimada isar SUBSCRIBE iyo like isar wllha qaali ah 😭😭😭😭😭😭
Inoo soo paaadiii sirdonka
Hore uu soco pro
Waxaad tahay UA-camr kii ugu horreyey ee aan idhaahdo waan
Ku taageeraa
mahadsanid. lkn 8minit ayaa kadhigtay daqiiqadaha No soobadi pls
mashaa allah maracadde show hadaan madaxweyne ahaan lahaa waxaan kaa dhihi lahaa madaxa nabadsugida somaliya
Wcs walaal mahadsanid sida wanaagsan àad noola adaagtid macluumad yada mida kale aniga (playlistiga ayaan kala socdaa sheeko walbo)
Waa gabar wanaagsan kuwii masaarida ahaa kafiican tahay wadankaaga waa sharaftaada alaha kudhowro abid nada
Masha allah wan tageera maracde maliintii hore ilayo manta niin wax xiiso galiiya
Masha allah thank you 🙏
أستغفر الله أستغفر الله أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلاهو الحي القيوم وأتوب إليه من جميع ما يكرهه قولآ وفعلآ سرآ وعلانية حاضرآ أو غائبا. اللهم اني أستغفرك لما قدمت وما أخرت وما أسررت وما أعلنت وما أنت أعلم به مني أنت المقدم وأنت المؤخر وأنت على كل شيء قدير. اللهم إني أستغفرك من كل ذنب تبت منه ثم عدت إليه...
Salaantaas iyo ducada waan kahelay
Amiin adigana korkaada a,ahaato walaal
Asc sxb mar walbo.waan ku faraxsanahay sheko walboo aad nagu soo siyaadiso waana kaaga mahad celina in badan ayaan kusalaamay
Mashaaalh waa warbixno xiiso badan leh
Mashaa Allah hambalyo Walal guulayso markasta
Xaqiiqdii waxn u mahd celinya maracade ma jirto chanale kale oo an ka faa'ido cilmi iyo aqoon dhanka war bixinahan oo kale horay u soco wllkeey
Mahadsanidmaracade
Maracade barnaamijkaagu waa mid aad faaido uleh zxp mahad sanid zxp soona badi zxp
Mahadsanid wll maracade
wn ku salaamay MR Maracadde Show🖒🖒🖒🖒
maracade mahadsanid xidhidh maka dhexeya sirdonka iyo Jiinka isticmalka sirdonada calamka
sxb maracadde show waxan ku sheegaa inaa tiraahdo xisbullaah ay ka wacantahay xisbullaata
Thanks bro
MARACADDE SHOW
bro salaan sare
MARACADE👉👉👉💪💪
Wcs walal Mahadsanid 👋
maclumad badan baan ka faiday 🙏🤝
thanks sxp qaali maxamed maracadde
Walaal boogagtas tarjuman xageeban kaheli karahna adigoo mahadsan
good job bro maxamed maracadde show
Maracde show zxp hiray uzoco inagunu Kama daalayno
Wll magaaladee joogta😎😎😎
Codkada aad ayuu safix uyahay alaha ku xifdiyo
😍😍😍😍😍😍Wcs wllkeyga nin aaa ad u tageero😍😍😍
Mahadsanid maracade
Nice story thank you 🙏
Waxad nosoo deysa kuwa somalia oo howshoda gabey mise qibrad fcn malaha sirdoonka dalkeena maclumad noga soo diyaari mahadsanid sxb
waxaan kunoolahay Mombasa
aadd baan uxiiseeya barnamijyadiina
Mr maracade hore usoco sxb
Thank you for story
Waxbadan yaa ka faaideyste barnaamishka maracadde show e xogaha sirdoon
Keep going 🥇⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
Sxb wad ku mahadsan tahay xogahan aadka u macaan ee ad nala wadaagto marwalba, wan ku xirnahay channelkaaga
Keep going sxb sare
Waa arin muhiims
Sheekada inaa si wadan jeclahay mxy tahay qaybta kowad kaliya wada
Go forward brother
Maasha allah habo
Zxp codkaaguna aad buu ufiican yahay zxp
Hool wacan
sxb hore u soco inta badan ma haleelo falada lkn waan kula socda ilaa aamina mufti kkk
saxib waxaan kaa rabnaa hamas awooda ciidan ay leyihiin ok
Asc sxb maracade
Waad mahad santahay inbadan walashey maracadde show waxad tahay iftimiyahay nolasha
Horay usoco wll
Bro horay u soco adiga
..........????????? .Sxb waxad tahay qof anfacaya dalka runti aniga waxan isku hestay in aaan ahay qof aaad uyaqan sirdonka balse waxad tahy my teacher
Thanks
Ma sha allah
A,s
Marka hore waad mahasantahay barmajikiina waxan kalasoo qabsaday basaasadii amina almufti wan dhamaystay intii kadabeysayna waanku xirnahay waxaa iigu xiisa badanaa uuguna jeclaa sirdoonkii soomalia markii aad kujirteen waxaa iilabeeya tanhada socota basaaskii soomalia ujoogey Ethiopia oo marayso part 3 wlhi waan idiinduceeyaa illaahay ha idinxafido mararbadana ilmo ayaan iskatiraaa oo waan ooyaas
Wllhi waa halyay qaran
anigaa awood uma lihi in aan kula wadaago wax turjuman lkn waxaa mar kale aan ka codsanaa inaad ino so tur juntid #enemywithin waxaa qoray #pauladam
Asc
Good waxad ku mahasatahay warabaxanata ku sabasan baasint ama isratanka
Sheekooyinka iyo qisooyinka basaasnimada aad ayaan u xiiseeyaa maxaa yeelay waxaan ahay basaas soomaaliya loo soo diray. Fadlan sheekooyinkan soo badi.
yaakuso diray soomalia ??
@@sacdiyoabdullaahi2618 waaaba wax waalan kane
Hhhhhhhj Bilal wll not bad that is that good work ka fiirso but we wna now which county or which shop or who are you working with Somali mise wadankale ayaad basas utahah mise Somalia
Arimaha aa i waydiinaysaan aqyaareey waa arima sirdoon mana haboona inaan halkan kaga sheekeeyo la dhimo ayaa la i dhahay sirta markii tababarka koobaad la iigu qaaday Talaabiib😂
@@bilaamuraad5616 hhhhhhh talaabiib anaa jooge xagee kajoogtaa
Merci pour votre tradition
Allh Yahdik sxp
Meeday qaybta labaad
Wll waad madsanid
Sxb macluumaad kusabsan dhacdadi kadhac dy America 2001 nosodaa
Hawl gal wacn iyo horumar waar zxp hore uga soco halkad joogto
Mahadsanit maracada waxbadan ayankafaiday runte waxan joga nrbi
Common soon 100k hambliyo
wll subscribe iisaar adoo mahadsan
Keep Going wll
Mhdsnd wll maracade show
sxb waku mhdsnthy
Soo badi lipaah
mhdsnd saxib
Sheekadaan wexey ino cadesy si kasta adanaha u caqli bdn yhay inu yahay weli adane laga gaadi karo, lana dhakri karo sxb in badan MAHADSANID
Wllo tariikhda haka tagin wakhtiga lagu dhexberay gabadha
mrcde waa derejada 1aad
Am the first 1 thanks maracade
Waa soo daahey
Keep going bro
Maclumad Xasaasi eh waye walhi then bro
haben wangasn sxp qaali maxamed
Ader qaybta Kowaaad iyo qaybta Labaad Naga Daaya 🤪
Maracade show
Waa naag nool walalhy waxay dhanta midii falastiin basastey amina mufti naag nool baan u argaa gabadhan
Maracade wll waxd tahay qof aan aad u taageero
Waxan Filayaa In Ay Noqondoonto Sheeko Aad Uxiiso Badan Sida Aan Kaaga Baranay,
Waad mahadzn tahay macalinka
Weligay you tub kama dhiibin commonti lkn maracade baan ka dhiibta waxan ka codsaday wuu fulaya
waqtiga uu muuqalka soconaya noo kordhiya