WARKA SUBAX EE KNN 16 09 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • WARKA SUBAX EE KNN 16 09 2024

КОМЕНТАРІ • 5

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 дні тому +1

    Macalin dugsi oo gabar saaxiibtiisa dilay waa war cajab leh

  • @alimohamed997
    @alimohamed997 2 дні тому

    Waa dhacdo lama filaan ah
    Waxaa habboon in ay barnaamuj u samayso wasaaradda arimaha diinta iyo awqaaftu mucallimiinta iska furanaaya malcaamadaha
    Iyagoo aan la aqoon siiradooda waa talo aan soo jeedinaayo.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 дні тому

    MUQDISHO WAA NAARTA JAHANAMADA CADDUUNKA. RABIYOW HANA GEENIN

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 2 дні тому

    Subxaanallah macalinka maxa ku dhacay 😮 illaahow iga haay waxan gabar somaliyed ku dilo

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 2 дні тому

    IGAD maxaa ka qaldan? Maxaase lo yaqaan family? Ma in hantideyda ma guurtadaa and ka galo gorgortan?