Axyaa mucallimul xaqq wallahi summa wallahi ma arag shekh somali oo fikradan oo kale leh ubad kana sidan u tusi kara macaanka diinteena rabbi (SW)raalida inooga nowday
Shiikha allaha barakeeyo wuxuu noo soo gudbiyaa sida ay isu waafaqsan yihiin cilmiga iyo iimaanka taas oo culimo yar oo soomaali ahi isla yaqaannaan. WaxAn ku talinyaa in laga faaidaysto.
Sheikhan dig-dig ayu mesha ku haya. Illahay dulmiga ma jecla hadaad hortisa ka dhahdo madaxa ayu ruxin oo wu ku garaabin. Sax cml Lkn waxa Gaza ka socda wa dulmi nusqarni ka badan so socday.....
Sxb qoraalkada wan akhriyay Waana fahmi wayay waxa ula jeedid Mida kale Sxb maxa ka wada qof qiyamaha kaaga sheekayay wuu ku khayamay muxuu kugu qimayay waa wax xaqiiq ah oo dhacaya qiyamaha tas Waaba mid iman doonta waxa ka dhow tan geerida oo qof walba la kulmaysa Mida kale adunyadan adi kula buuran miyaysan ahayn Mida uu rabbi Wayne quranka Karimka inuku sheegay in aay tahay mid mataac ah aan wax qaymo ah ku fadhin ma taas baa wax wayn ku ah adi Sxb Ilaah ka baq adunyadan xitaa hadii aad noolatid 1000 sano walow aysanba dhacayne soo maaha uun malmo tirsan Sxb kuma aqani lknse waxa ku leeyahay adunyadan yaysan ku sirin Ee ka carar una carar aakhiro iyo alla Wayne agtiisa waxa yaala taasana noo khyr badan dhamanteen allow adaa i jeeda markan dhimano noo naxariiso aamin ya rabbi
Sh. Cabdiraxmaan ma fahmin xeerarka dabeecada ( natural laws).. Ma aha in dabeecadda, dhulka iyo koonka xeer uu raacaayo sidii in uu caqli leeyahay oo kale ee waa xeerar wax lagu sharxo sida ay u shaqeeyaan (prescriptive laws) Gaalo waxaa jira isku dayey in ay difaacaan jiritaanka Illaahay ( diintooda ay aaminsanyihiin awgeed) si cilmi ah, ilaa hadda qof sharxay ma jiro... Maxaa loogu murmayaa Illaahay ma jiro wuu jiraa.. kitaab hebel ayuu soo dejiyey, haddaa la fahmay .... iwm? ... Qokfa la yimid Illaah ayaa jira kaas ayaa laga rabaa caddaynta.... 7-samo ee la sheegay illaa hadda yaa yaqaaana? oo samo kasta loo socdo 50000 sano (iyadoo la raacayo maxay?) Koonka wuxuu u jiraa galaxiyo aan tiro lahayn... Iftiinka ayaa u kala socda bilyan sano.... Qorraxda noogu soo dhaw.. Alpha Proxima ifkeeda wuxuu dhulka u soo socdaa 4-sano .... (light years). haddii fitro jirto, maxaaa kumanaan Illaah dadka u leeyihiin... may fitradooda ku odaadaan Illaaha keliya ee fitrada ku abuuray? Goorma ayey fitrada ka baxdaa dadka? Haddii Fitrada dadka xaqiri karaan.. waa maxay sababta markii hore loo abuuray... ma dadka rabitaankiisaa ka adag..? .... Qof aan weligiis diin loo sheegin,,,, marna ma garan karo diin...
@@CabdiMalik-v8u Cirka waa laga baxay oo dayaxa ayaa la aaday... Illaahay Nabi ayuu soo dirayaa, ka dibna leeyahay ha isku mashquulin,, ciddaan hanuuniyo bas ayaa hanuun u sugnaaday.. Intaas Nabi oo la soo diray dad yar ayaa aaminay. sabab? Nabi Maxamed markuu Qureesh u yimid, waxay dhaheen anagoo kuu jeedna cirka kor ( sabab loo duulaaya iyadoo cidna u jeedi?) Surah Isra... war aayad ( calaamado) na tus sidii kuwii kaa horeeyey aad sheegtay .... " Kuwii hore ayaa diiday in aan aayad tusnay" Maxaa iska galay qoom 500-3000 ka hor noolaa wax LA SHEEGAY in la tusan? ..Maxaa Bariga dhexe kaliya "mucjisooyin" uga soo baxaa? Soo dadka kale xaq uma laha? ... " Qoom walba waxaan u soo dirnay Nabi ku hadlaaya luqadooda? Aaway kaagii.? Hal wax Diinta islaamka ku soo kordhisay Insaanka oo hore loo aqoon ama faaiido leh bal sheeg?
Maashaa allaah aad ayaanu ugu baahanahay culuunta sheekhu soogudbiyo waan umahadnaqayaa
Xasbunu Allaah
Axyaa mucallimul xaqq wallahi summa wallahi ma arag shekh somali oo fikradan oo kale leh ubad kana sidan u tusi kara macaanka diinteena rabbi (SW)raalida inooga nowday
الحمد لله الذي أنعمنا علي نعمه المختلفه
Jazakallah khayral jazaa
Subxanallh aad iyo aad runtii
WALALAHA INOO SOO GUDBINAYO KHEYRKA FADLAN SHEEKHA MUUQALKISA WAXA AAD SOO DHEXGELINEYSAN NAGADAAYA
waa talo fiican wll mahadaanid
Allaahu akbar
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Mashallah jazakallah khayr sheekh c/raxman
Adeero cabdiraxman Bashir
Msh Allah sheekh c/abdiraxman
Machaallah
Masha Allah, jazakala khayr shekh
Thank you sheikh jazakallah
Maashaa allaah sheekhunaa allaha ku xifdiyo shaqsi cajiib ah ayaad tahaye
ALAAHU AKBAR
❤ masha Allah Allahu Akbar ❤
Lama goodloow Ashhaado
Pro Paul, chemical profissor
❤ ᴀʟʟᴀʜ ᴀᴋʙᴀʀ ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
Ayeeyo macooyo abuulan
Inta muslin ah ee shaydan iyo sixir ku shaqeysan ka badbadi saxirinta iyo curafeysta yaasha ilahey nacey
Sheekgow waa runtaa ilahey waa jiraa waxaana la yiraahdaa FISIKIS wuxuuna jiray FIRCOON ka hor
Shiikha allaha barakeeyo wuxuu noo soo gudbiyaa sida ay isu waafaqsan yihiin cilmiga iyo iimaanka taas oo culimo yar oo soomaali ahi isla yaqaannaan. WaxAn ku talinyaa in laga faaidaysto.
Ayeeyo waxa ka danbeeya macooyo
Wadaadadaani magaalada ayeey xayeeysiis uyihiin?
Ilahow kuwa shayadinta iyo sixirada ku shaqeysyta iga khabo
Macooyo
Sheikhaygi
Codkan sheekha ka daba imanaya ka.daaya cidkiisa caadiga u daaya
Haa wallahi aad baan udhibsadey.completely not good..!!!!!
@AhmedMohamed-um1go talada waynu qadanay waxan ku dedaalnaa in aanu ka nadiifino codkaas wixii danbe insha allh
Sheikhan dig-dig ayu mesha ku haya. Illahay dulmiga ma jecla hadaad hortisa ka dhahdo madaxa ayu ruxin oo wu ku garaabin. Sax cml Lkn waxa Gaza ka socda wa dulmi nusqarni ka badan so socday.....
Ub iyo isir
Qofkii Adi kudhageysta iimaankiisa dhaawac daran ayaa Gaara
Nikii yiri shiicadu waa walalaheen ayad thy
😮😅😊
Qof qiyaamaha kaaga sheekeeyey oo weliba kugu cabsiiya wuu ku qiyaamay waayo inaad adduunyadaada illowdo ayuu rabaa adna uu kaa taqaluso. Cilmuhaa cindallaah. Allah wuxuu leeyahay "Baqtatan" meel kalana wuxuu Leeyahay ALLAH sida libiqsiga araga ama kadhow marka muxuu addoon kaagasheegi wax sidaa udhici oo Alle Suubane sidaa u sheegay.
Sxb sidaad wax ufahantay maha Sababta lagugu sheegayo qiyama waxa weya uun inaadan tan isku ilaabin ayna Ku sugeyso Malin lama huraana oo aad udiyargarowdo.
Mxd ka hadlysaa bal warkaga soo caddee
Sxb qoraalkada wan akhriyay Waana fahmi wayay waxa ula jeedid Mida kale Sxb maxa ka wada qof qiyamaha kaaga sheekayay wuu ku khayamay muxuu kugu qimayay waa wax xaqiiq ah oo dhacaya qiyamaha tas Waaba mid iman doonta waxa ka dhow tan geerida oo qof walba la kulmaysa Mida kale adunyadan adi kula buuran miyaysan ahayn Mida uu rabbi Wayne quranka Karimka inuku sheegay in aay tahay mid mataac ah aan wax qaymo ah ku fadhin ma taas baa wax wayn ku ah adi Sxb Ilaah ka baq adunyadan xitaa hadii aad noolatid 1000 sano walow aysanba dhacayne soo maaha uun malmo tirsan Sxb kuma aqani lknse waxa ku leeyahay adunyadan yaysan ku sirin Ee ka carar una carar aakhiro iyo alla Wayne agtiisa waxa yaala taasana noo khyr badan dhamanteen allow adaa i jeeda markan dhimano noo naxariiso aamin ya rabbi
@@MarianAli-g2q sxb iskuul aad!
@@AliHassan-hb1bn Maxaa kasoo barta Sxb marka iskulka?
Sh. Cabdiraxmaan ma fahmin xeerarka dabeecada ( natural laws).. Ma aha in dabeecadda, dhulka iyo koonka xeer uu raacaayo sidii in uu caqli leeyahay oo kale ee waa xeerar wax lagu sharxo sida ay u shaqeeyaan (prescriptive laws)
Gaalo waxaa jira isku dayey in ay difaacaan jiritaanka Illaahay ( diintooda ay aaminsanyihiin awgeed) si cilmi ah, ilaa hadda qof sharxay ma jiro... Maxaa loogu murmayaa Illaahay ma jiro wuu jiraa.. kitaab hebel ayuu soo dejiyey, haddaa la fahmay .... iwm? ... Qokfa la yimid Illaah ayaa jira kaas ayaa laga rabaa caddaynta....
7-samo ee la sheegay illaa hadda yaa yaqaaana? oo samo kasta loo socdo 50000 sano (iyadoo la raacayo maxay?)
Koonka wuxuu u jiraa galaxiyo aan tiro lahayn... Iftiinka ayaa u kala socda bilyan sano.... Qorraxda noogu soo dhaw.. Alpha Proxima ifkeeda wuxuu dhulka u soo socdaa 4-sano .... (light years).
haddii fitro jirto, maxaaa kumanaan Illaah dadka u leeyihiin... may fitradooda ku odaadaan Illaaha keliya ee fitrada ku abuuray? Goorma ayey fitrada ka baxdaa dadka? Haddii Fitrada dadka xaqiri karaan.. waa maxay sababta markii hore loo abuuray... ma dadka rabitaankiisaa ka adag..? .... Qof aan weligiis diin loo sheegin,,,, marna ma garan karo diin...
JEFFREY LANG, BOOK-TIISA AKHRISO, WAXBADAN AYAAD KA OGAAN DOONTAA, INSHA'ALLAH
@@CabdiMalik-v8u Aakhiro? .... in ka badan wuxuu Quraanka iyo Xadiithka ka sheegay? ..... Muxuu yahay Jefrey? Nabi cusub? hmmm
NABI MUXAMED CSW NABI KADANBEEYO MAJIRO, WAA KHAATAMA NABIYIIN, LAAKIIN MA OGTAHAY AFAR CADOW AYAA JIRO 1)NAFTA XUMAANTA FARTO, 2)HAWADA, 3)SHEYDHAANKA, 4)DHALDHALAALKA ADUUNKA, MIDAKALE SIDA ARAGTIDAADA UGAABANTAHAY OODAN U ARKI KARIN, DARBIGA/GIDAARKA WAXA KADANBEEYO, CAQLIGA BASHARKA LIMIT AYUU LEEYAHAY,, NABIGA CSW 1400-SANO KAHOR AYUU CIRKA AADAY, DIYAARAD MARDHAW AYAA LASAMEEYAY, WAXKASTA OO REE GALBEED SAMEEYEEN WAA COPY MAKHLUUQAADKA EEBE AYAA LAGAGA DAYDAY, WAXBA YAANAN HADAL KUGU DAALININE, RUUXA NAFTIISA MA ARKI KARO MANA TAABAN KARO, MARKAA ISAGAABAN IS AQOONIN SIDEE ILAHAY UBAADI GOOBI KARAA? (LEYSA-KAMITHLIHI SHAY,UN) WAX LAMID AH MAJIRO, INTUU ISAGA ISKA SHEEGAY AYAA NAGU FILAN, ADIGA IYO ANIGABA ILAHAY ISLAANIMO, HANAGU DILO, AAMIIN, SABABTOO AH WAXAA FAA,IDO KUQABO ANIGA IYO ADIGA, ISAGANA RAALI AYUU NAGA NOQON, BALSE HADAAN ISQAAD-QAADNO CIRKA DHULKA MAALIN IYO HABEEN, QORAX IYO DAYAX WAXBA KAMA BADALI KARNO
EEBE IYO DADKA WAXAY KUWADA XIDHIIDHI KARAAN OO KALIYA, 1)WAXYI, 2)IN RASUUL LOOSOODIRO/MALAG 3)IN XIJAAB KALA DHEXYAALO, LAAKIIN AAKHIRO AYAAN RAJAYNAYNAA INSHA'ALLAH WAJIGA NUURKA BADDAN, ISAGOO RAALI NAGA AH INAAN ARAGNO, ADUUNKASE MA XAMILI KARNO, SABABTOO AH, MAR HADAAN (HURDO/JIIF) UBAAHNAHAY WAA NUSQAAN, MAR HADAAN (CUNTO IYO CABID)UBAAHNAHAY WAA NUSQAAN, MAR HADAAN (DAALAYO)WAA NUSQAAN MAR HADAAN ADUUNKA KUSOO BIIRAY, ANOON DOORAN INAAN DAD NOQDO AMA WAXKALE, MAR HADAAN MAALIN KATAGAYO, EEGA/HADA OON NOOLAHAY MAR HADAANA CIRKA IYO DHULKA MEELA UGA BIXI KARIN, WAAKIBIR,BAADI IYO QARDO JEEX INAAN ILAHAY DOON DOONO, (RADAYTU BILLAHI RABAN,,, WA BIL ISLAAMI DIINAN,,, WABI MUXAMEDIN NABIYAN)
@@CabdiMalik-v8u Cirka waa laga baxay oo dayaxa ayaa la aaday... Illaahay Nabi ayuu soo dirayaa, ka dibna leeyahay ha isku mashquulin,, ciddaan hanuuniyo bas ayaa hanuun u sugnaaday.. Intaas Nabi oo la soo diray dad yar ayaa aaminay. sabab? Nabi Maxamed markuu Qureesh u yimid, waxay dhaheen anagoo kuu jeedna cirka kor ( sabab loo duulaaya iyadoo cidna u jeedi?) Surah Isra... war aayad ( calaamado) na tus sidii kuwii kaa horeeyey aad sheegtay .... " Kuwii hore ayaa diiday in aan aayad tusnay" Maxaa iska galay qoom 500-3000 ka hor noolaa wax LA SHEEGAY in la tusan? ..Maxaa Bariga dhexe kaliya "mucjisooyin" uga soo baxaa? Soo dadka kale xaq uma laha? ... " Qoom walba waxaan u soo dirnay Nabi ku hadlaaya luqadooda? Aaway kaagii.?
Hal wax Diinta islaamka ku soo kordhisay Insaanka oo hore loo aqoon ama faaiido leh bal sheeg?
❤ ᴀʟʟᴀʜ ᴀᴋʙᴀʀ ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤
❤sallallahu 'alayhi wa sallam ❤