Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

10 calaamadood ay Leeyihiin dadka caqliga badan !!!Maka mid tahay????

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 кві 2022
  • 10 calaamad ay leeyihiin dadka caqliga badan!!!Maka mid tahay adiga ????# caqligaagoo bata saaxiibadaaduu yareeyaa run miyaa?waan idin jeclahay asxaabteyda ❤❤❤

КОМЕНТАРІ • 34

  • @abdiilyas7937
    @abdiilyas7937 9 місяців тому +4

    Xataa.adi.&aniga.waan.caqli.badanahay

  • @fatimacabdi5627
    @fatimacabdi5627 Рік тому +5

    Wan aqli badany hada imika intaso dhan wan leyy mzhllh ❤️🧕

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 2 роки тому +3

    Waa run qofka uulasoconayan weey ka baaran degaan oo dadka kuma dhac dhacaan laakin mida guurka guurka Ilaahey ayaa ku shaqo leh

  • @sacdiyaahmed6950
    @sacdiyaahmed6950 4 місяці тому +1

    Masha Allah wll

  • @user-zd8ej3mn3i
    @user-zd8ej3mn3i 11 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h 6 місяців тому +1

    Cunug yar an ilmanti nahy 4 Ila 5 hayd wey isla shekesan jirtey aniga xita markan keliya ahy ❤

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 2 роки тому +6

    Maasha allah caqliga Ilaahey ayaa bixiyo waxaan xusuusta maah maahdi soomaliyed ee aheed caqliga yaraan iyo weeynin ma galee ee waa hibo Ilaahey

  • @hirehassan841
    @hirehassan841 2 роки тому +5

    Masha Allah

  • @firdauschannel7314
    @firdauschannel7314 6 місяців тому +2

    Mashaa Allah ❤️ abayo wadkumahad satay. Habo

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v 11 місяців тому +2

    Aniga saxiba ma aamisani. Wakhti waxaan ku qada hali iyo cayamaha jaqo quri gmy

  • @widhwidhbarkad961
    @widhwidhbarkad961 2 роки тому +3

    Waaban kahelay Gabadhan ee igu xiriiriya

  • @MaryanAbdulle-rq9yv
    @MaryanAbdulle-rq9yv 6 місяців тому +2

    Lkn somalida waxe ku malenayan Ina walantahay Isla shekeysiga

  • @user-gw8vc4vr2p
    @user-gw8vc4vr2p 9 місяців тому +2

    Maasha allaah asc markahore aniga oodhan ayaad isheegtay

  • @mohamedcabdulahi9072
    @mohamedcabdulahi9072 Рік тому +3

    Mahadsanid hawshad ka hadlayasa waa sax halkaas ka wad

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 9 місяців тому +1

    subxanallah abaayo jini maatahay waa kaa cabsade

  • @abdallamohamud3948
    @abdallamohamud3948 Рік тому +2

    Masha allaah.

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому +3

    Anigu aragti ahaan badan waan ku ku raacay 1mid ayaa anan kuku racin hadal badnan

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Рік тому +2

    Wcs madsanid

  • @cabdicasiismaxamed6458
    @cabdicasiismaxamed6458 Рік тому +2

    Masha alaahu calamadah waa run lakin hurda malihi

  • @zakiaabdikni128
    @zakiaabdikni128 Рік тому +1

    Msh Allh cidlda ayn jeclhy wligey sxb ma samysey wana ku frxsnhy midas🤗

  • @abdallamohamud3948
    @abdallamohamud3948 Рік тому +1

    Maasha allaah.

  • @mohamudabdidahir7889
    @mohamudabdidahir7889 Рік тому +2

    Maashaaallah, walaal, aad baad u qiima badan tahey ,fikikaaguna aad buu u fiican yahey ee hore usoco

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  Рік тому +1

      Mahadsanid walaal qaali ilaahey haku xafido ❤

    • @abshirc
      @abshirc Рік тому

      @@caaliyashuceybchannel
      Quraxey..madhuca..
      Jiifka...iyo..badhan
      Islahadhalka....
      Adhiga..wa..qalibadhanyahay
      Aa..ledhahay.
      Quraxey..dabecadhan..
      Wa..leyahay..
      Wa..liigu..nanac
      Qalibashegeysa
      Dhabal..aa..ka..ahay..
      Xagodha...f...as..xata
      Shaqadha....gurka
      Wax..walba..aa..hestay
      Wa..wayay..quraxey
      Wa..dhab..modhucan
      Aa..ka.hadhleysid..
      Aniga..e.iqabsatay
      Qali..aa
      Shega..quraxey

  • @cmaalikmaxamed8690
    @cmaalikmaxamed8690 Рік тому +2

    👋

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 Рік тому +2

    Mamo aad baan kaga mahad calinaya qabka wacan aad noso gudbisay waana kaga faidisday aniga calamadahan dhan waanisku arkay

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  Рік тому

      Adaa mudan maama qaali ilaahey haku xafido aad baan ugu faraxsanhy inaad naftaada taqaanid

  • @daacimaahiraden
    @daacimaahiraden Рік тому +1

    m.a

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 Рік тому +1

    Thank i you oh;
    It is absolutely excite
    I have please you(

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h 6 місяців тому +2

    Habo ani miya iga hadlaysa waxan ani waba le yahy xita saxibo labo keliya ayan haysta kelinimada ad ayan ujecalay habeni maba sexdo markan jiif isku diyariyo sac ayey igu qatata si an usexdo ❤

  • @amiir1114
    @amiir1114 2 роки тому +2

    Hhhhhhhhh walahi 1 hurdada moyee inta kale waa dabee cadayda lkn ceeb aban modayee lols

  • @cmaalikmaxamed8690
    @cmaalikmaxamed8690 Рік тому +1

    😂😂😂😂😂