tilmaamaha dadka kelinimada jecel

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024
  • #introvert s# qaar kamid ah tilmaamaha dadka kalinimada jecel#dadka aamusan

КОМЕНТАРІ • 36

  • @SahraAbdullahi-li8qp
    @SahraAbdullahi-li8qp 5 місяців тому +3

    Abyoq allha ku barakeeyo aniga waxaan jeclahay Kali nimada waxaan moodi jiray inay kalinimadu xuntahay mash Allah wad I dhiragalisay

  • @abdalaomar1439
    @abdalaomar1439 Місяць тому +2

    M.a wll wa barnaamj bogadin mudan dabecadahaas qaybtod wan leyahay lakin dadka leh waxan kula talinaya inay arintas hada kadib iska badlan wayo wa arin kalsoni daroah o9 bulashada iyo hormarka karebaysa sida maduca ay kuxustay walashen fursadahagu way yaranyan hadana isbadal ayan daremay xaga hor usocdka waxn rajayna dadka dabecda has le in ay gurub samaystaan oo iska xog waraystan mahdsanidiin❤❤❤❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 5 місяців тому +1

    Masha Allah waba ay ficantahy hadiiba dad nafahmaya jiran sidadokale anigu waxan ka mid ahay dadka aamusan hadii aan malintayda qof one hour lasheekaysto waxan modaa in aan one year qasariyay hadii aan mantodhan kaligay fadhiyo wan ku firaxsanahy kolay anigu aad ban u jecelahy aamusnanta thanks sister ❤

  • @شيركوسس
    @شيركوسس 3 місяці тому

    Kkkkk abaayo qaali wan ku salaamay masha allaah wwww

  • @NuurtonuurganeyNuurganey
    @NuurtonuurganeyNuurganey Рік тому +2

    Hapo ani dadkaas kamod ahay al xamdulilaah

  • @abdiqanimohamed1405
    @abdiqanimohamed1405 2 роки тому +12

    Mahadsanid maama aniga calamadahan qaar baan isku arkay waana lee yahay kelinimada waan jeclahay waayo nafteyda inan barto ayey igu cawineysa subscribe wan ku saray waana kula socdaa waxana kuu rajeynaa guul kanalkagana wuu guleysn donaa 50k sbc i.a xafidullah 🥰

  • @Gurey12
    @Gurey12 10 місяців тому +2

    They are also very smart I like them ❤

  • @xananmahamuud383
    @xananmahamuud383 Рік тому +1

    Wlhi waa dabecada heyga

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 роки тому +5

    Caali waan ku salamay dadka ayaan hay waxan jecalahy inaa kali noqdo alle ayaan iska weheshad

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  2 роки тому +2

      Xabiibti salaamulaahi waxla weheshado ilaahey ayaa ugu fiican maasha Allah hadii aad tahay dadkaas kuna mahadsanid la wadaagidaada

    • @MohamedAbdisalam-f9v
      @MohamedAbdisalam-f9v 8 місяців тому

      Aniguba dadkaas ayaan ahay kelida jecel saaxiibo yar ayaan leeyahay imminka keligay ayaan qol degenahay buuqa badan ayaa i dhiba

  • @CabdilahiYousuuf-ue2zs
    @CabdilahiYousuuf-ue2zs Рік тому

    aad iyo aad waaxaQiiQa

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 8 місяців тому +1

    Ilaahay baa sidaa u uumay inay keligood noqdaan xitaa geela waxaa jirta hal gooni daaq ah oo jecel inay geele kale ka fogaato oo gooni daaqdo geelijirihu wuu yaqaan oo aad bay u ilaaliyaan

  • @Farahhirsi-v6c
    @Farahhirsi-v6c Рік тому +1

    😂❤

  • @abdimalikaliosman4190
    @abdimalikaliosman4190 2 роки тому +1

    Jazaa kalaah

  • @nuuramaxamuud8956
    @nuuramaxamuud8956 2 роки тому +2

    Aniga waxaan jeclahay kalinimada dadkana waxaanku dareemaa cidhiidh hadii Aan wax yar hadalka badiyo wxaan u Arkaa in Aan qalalayba

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067 2 роки тому +1

    MAASHAALLAH
    Aad iyo aad

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 2 роки тому +5

    Masha allah uqti anigu waxan jeclahay kalida aniga niyada kasheekeysta lkn ma amusni hadad dad la kulmo lkn xata carrurnimadaydi kalimada jecla dadka xata meel udhaw maseexdo saxibna ma lihi total hoyoday lasaxiib ah bas maba amino bini adamka hadal wuxu amaan yahay inta anu so bixin😂😂😂🤭

  • @ayaangiriig3838
    @ayaangiriig3838 Рік тому +1

    Thats why always people call aamusan

  • @Aboowe_Mahamed
    @Aboowe_Mahamed 10 місяців тому

    Mahadsanid ❤❤❤❤

  • @CabdiQadir-gu6dk
    @CabdiQadir-gu6dk 11 місяців тому

    MAAMO INAA KULA HADLA RABA HALKE KALA SO HADLAA

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Рік тому

    Masha allaah waxaad tahay qabiir

  • @wadanisomaliyeed5807
    @wadanisomaliyeed5807 2 роки тому

    • @Mutaseyyy
      @Mutaseyyy Рік тому

      Kalinimada aad ban ujeclhy runti 🌺

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Рік тому +2

    I like alone I don't want crowad

  • @hift8440
    @hift8440 2 роки тому +2

    Wan leyahy calamadahan alxmdulilah 🤲 wane ku kanacsanahy 😊🤲...?

    • @abshirc
      @abshirc Рік тому

      Quraxey....
      Fiiyoro....ma..aqaano..
      Sidha..lo..sa..ro..
      Quraxey...
      Ina..quf..weydiiyo..
      Marabo..ma..aqano.
      Sidha..u..quraxbadhantahay
      Fiyore..wa..ku..sarilahay
      Ma...aqaano....aqonmalihi.
      Somliga..ha..dha..aa..barta
      Quraxey

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 2 роки тому

    Walashey maanta waxaan jecleystay inaad I caawiso adigoon I dhibsaneyn waayo waxaan ahay Arts waxaan jecleystay inaad asxaabtaada Iku shere kareso mahadsanid 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  2 роки тому +2

      Asxaabteyda qaaliga walaalken hala soo booqdo hana la dhiirigeliyo adinkoo mahadsan

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 2 роки тому

      @@caaliyashuceybchannel mahadsanid my sister 🥰🥰
      Community oky pyoH

  • @شيركوسس
    @شيركوسس 3 місяці тому

    Kkkkk abaayo qaali wan ku salaamay masha allaah wwww