ABDIRAHMAN NASRI HABLAHEENA SHARAFTA LEH NEW OFFICIAL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • ABDIRAXMAN NASRI
    HABLAHEENA SHARAFTA LEH
    EREYADA C/QANI CM SHAAL
    LAXANKA SAKARIYA KOBCIYE
    MUSIC MAXAMED BULSHAWI
    DIRECTING & EDITING RAAMIN YARE
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 172

  • @cabdicasiis7872
    @cabdicasiis7872 3 роки тому +61

    Inta nabiga jecl is muujiya scw scw 🥰🥰🥰❤️

  • @inaaadan706
    @inaaadan706 3 роки тому +121

    Yaa heestan ila sugayay mudo dheer sidaydoo kale♥️😅 ismuujiya

    • @samataryusuf6330
      @samataryusuf6330 3 роки тому +1

      h PP Pop

    • @SahroMohamed-ii8cf
      @SahroMohamed-ii8cf 6 місяців тому

      ​@@samataryusuf6330uuuiiiii uuiinky ya mayba kumid ahaaa ku jeclahay any wal ky qathithy i

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 3 роки тому +61

    "Hablaha dhawra waligiin,
    "Waa hal-beega noloshee.❤
    Abdirahmaan nasri Ex-burco🙏

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 3 роки тому +2

      Awal xafadahee ayuu ahaa zxp burco

    • @Jabir-on6gx
      @Jabir-on6gx 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 роки тому +18

    Wale anoo ka dhashay wiilisha aduunka ugu qurux iyo qiimo badan maxan ku fala ajanib iyo qashin 🇸🇴❤️

  • @GaraadFattah
    @GaraadFattah 3 роки тому +12

    🌿🌿inta EEBBE hoooskiisa jecel malinta qiyamo in ay harsato haku saliso RASULKENA (SCW)

  • @sucdisaid3447
    @sucdisaid3447 2 роки тому +8

    Xaqiiqatan Fan Dagan oo Xanbaarsan Milgo, Diin iyo Wacyigalin, Allaha Dhowro Abdirahman Nasri, Runtii Heesaha Cusub Ma Faaleeyo, Balse tani Macno Gooniya ayay Xambaarsantahay.

  • @xamarbila1770
    @xamarbila1770 3 роки тому +21

    heestan wey I tabtay lkn waligey nin ima ciiln alxm gabar kasto Ay dhibata so gartay rabi ha u gargaro😥

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +29

    AbdiraHman Nasri and BuLshawi beats
    iyo Abwanku ba Waa Rag reer Burcaa
    Burcaa is HesHay 💚🤍♥️

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 роки тому +3

    Dadkii Hibada ulahaa Fanka Super Star A Nasri Hiittt Song

  • @ikrammohamed8063
    @ikrammohamed8063 3 роки тому +7

    Xaqiq hablahena sharafta leh❤️👏

  • @saynabahmed7504
    @saynabahmed7504 3 роки тому +2

    Hablahii meeye alla ilahow na xafid dhamaantayo🥰 wuu mahadsan yahay wllkay cabdiraxman nasrina🥰

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому +6

    Woow wiilkan Cod cajiiba bu Leeyahay masha Allah Thank you hno quruxow❤️🙏

  • @muniitaabdi1087
    @muniitaabdi1087 3 роки тому +2

    Qurux iyo style cod intaba waad haysaa wll hore u soco alle calafkayga ha kaa dhigee

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 роки тому +3

    Heestan xaqeeda hala siiyo walaahi hablaheena ayaa looqaaday oo sharaf inaga mudan markaste

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 3 роки тому +1

    Apdirahmaan nasri fanaan mustaqbal fiican ku leh fanka hore soco pro

  • @nagadmahad7106
    @nagadmahad7106 2 роки тому +3

    Mâcha allah keep going NASRIYOWWWWWWWW😍🔥

  • @Amiinshaakir
    @Amiinshaakir 3 роки тому +6

    Wlhy heestan wanka heelay
    Fanan buuxa
    Keep going brother

  • @BuMohammed-q5v
    @BuMohammed-q5v Місяць тому

    Thank you for the song (As somali girl )❤

  • @ibrahimhufana149
    @ibrahimhufana149 3 роки тому +2

    Ninkan yari position kii fanka ee uu Abdifatah Tacabir nagu banneeyay waa noo buuxin karayaaye, ha dedaalo, wallaahay codkiisu waa dahabe. 😍

  • @Abdishakurdaauus
    @Abdishakurdaauus 3 роки тому +5

    Woow ceesh calaah hees fanan da yar

  • @daroodisaaq2529
    @daroodisaaq2529 2 роки тому +1

    Wa cod halaasiya inay hestu aad usi macanato wuxu nasib u helay abwanka iyo mulaxanka ruxiga ah sakariye Kobciye iyo music danaanaayay ee bulshawi

  • @liibankaraama5916
    @liibankaraama5916 3 роки тому +6

    I love the golden voice of abdi rahman nasri

  • @abdikanimohamed5284
    @abdikanimohamed5284 Рік тому +2

    Absolutely golden voice❤

  • @fuadjelle8285
    @fuadjelle8285 3 роки тому +2

    Nasri ku xisne wn ku xisnay hesahaga no so badi keep going gezi🤩

  • @najahabdi9912
    @najahabdi9912 3 роки тому +2

    Allehayaw dhamanten na xafid wiil.iyo gabdhoba🥰🥰🥰

  • @MuhiimAadan-i7z
    @MuhiimAadan-i7z Місяць тому

    MASHA AASHLLA SSB❤❤❤❤❤❤❤

  • @EmirTv254
    @EmirTv254 3 роки тому +3

    Soothing I love this one....they doing like @abdiholand

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 3 роки тому +3

    Amazing this song axsan yaa cod keep going huuno

  • @nimcahassan4657
    @nimcahassan4657 3 роки тому +1

    Wax badan ayaa sugay heestan horay u soco wll abdirahman nasri ❤❤👊💯

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 3 роки тому +2

    Koriska hesta marna hdala basiyo inaa ka dhigtan ayey ehed waa inta dadka soo jidatay Wllh fanan ka cod macan inuu fanka somalia ku jirin hdii dacada loo hadlo bro dadal wllh waa so baxeysaa from gedo soamlia fans 1 ayan ahay

  • @princessnimcomaxamud2555
    @princessnimcomaxamud2555 Рік тому +1

    My king abdirahman nasri🧒

  • @zhaxaripoi3327
    @zhaxaripoi3327 3 роки тому +13

    Abdriahman Nazri in the Building Hablaheena Sharafta leh allow Noo Dhowr ❤️🤲
    LikEta Ku BooBa HapLaHeenow😂❤️🔥

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 3 роки тому +2

    Inbadan baan sugaynay legen nasri🔥🙏

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +4

    Kufsigiyo Halgaadaba
    Ma gayaan haweenkuye
    Hablaha dhowra waligood
    Wa halbeega noloshee😢
    Marka heynta shilinkiyo
    Jeebka hoose kaa galo
    Sow kuwa hedoodaba
    Hableheenu ku hura😢💔
    Raggow na dhowra😢💔

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 роки тому +4

    War cod quruxbadanaa waararay❤😱🌍🌍

  • @Wacane.
    @Wacane. 3 роки тому +2

    Inta ila aragtay fanankan codkiisa inu another feeling wato liketa hala baqiilin🥰😂👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @tabakalcafiye3198
    @tabakalcafiye3198 2 роки тому

    Hablahena sharafta leh guuleysta doqon ban aqoon qimahiina💔😭🫂

  • @najahfarah7693
    @najahfarah7693 3 роки тому +1

    woof Caleyk Wu Maraaya Mashallh Cod Baan Saaran Inanka🥰

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 роки тому +4

    Woow inaba cadi maha 🙂

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 9 місяців тому

    Waa halbeega-nolashee❤

  • @jaceeloowosmaan4044
    @jaceeloowosmaan4044 3 роки тому +7

    Keep going sxp codkaada woww adigaba kafeecan socdaal maxaa horteesa u soo qaadiweesay 😂😂

  • @rdiwanjirde2160
    @rdiwanjirde2160 2 роки тому +2

    Omg emotional 😢 and nice voice 💯👌🔥

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 3 роки тому +1

    Hawraar waxaan odhankaraa waa warshadi fananainta so saraysay Ala muxuu fanan caan baxay soo saaray

  • @amiingaabshe5672
    @amiingaabshe5672 3 роки тому

    Long time ba sugayay wllh Nacas haleys kumuu noqon 😥best song

  • @marionasiro5302
    @marionasiro5302 3 роки тому +5

    We waiting this song long time
    ❤🔥

    • @nassermohamed5817
      @nassermohamed5817 3 роки тому +1

      Waa hees qiimo badan leh
      Hablaha ma gayaan
      Haweenku kufsi iyo
      Hagardaamo iyo ciil

  • @muxiboooiykaka558
    @muxiboooiykaka558 3 роки тому +2

    Ina abadan ban sugayay🥰

  • @apdulahmedapdul9006
    @apdulahmedapdul9006 3 роки тому +1

    HablaHa soomaaliyeed One love ❤️

  • @abdifitah8265
    @abdifitah8265 2 роки тому +1

    saas waaye

  • @yacquub.offical.9910
    @yacquub.offical.9910 2 роки тому

    HEESTANI 2022 AYEY QARAXDAY

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 3 роки тому +3

    Best soNg💜

  • @abdirisakismailjama7819
    @abdirisakismailjama7819 2 роки тому +1

    CM shaaL abwaan Buuxa Keep Going abti 🤩🥰

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 6 місяців тому

    Hablaheena🎉❤

  • @nashadjabiye4935
    @nashadjabiye4935 2 роки тому +3

    Codka halaasig ah❤❤

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 роки тому

    ilmahani cod ayuu ladhuubtay malaha
    Walaahi waa another level

  • @abdalafilmsvlogs800
    @abdalafilmsvlogs800 3 роки тому +1

    HOWRAR MEDIA BEST STUDIO KEEP GOING GULEYSTA HORMAR WACAN

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 2 роки тому

    Ax yaaa hes

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 3 роки тому +1

    Nink yari uso baxay bila shaki fanak kuu baan pro
    Bulaashin inad pet music wuu kag oo hiyaay si walab

  • @yamyam585
    @yamyam585 Місяць тому

    HABLAHEENA SOMALIYEE WE LOVE IT 🫶🏻🇸🇴👸🏻❣️

  • @sacdiyoxasan8613
    @sacdiyoxasan8613 3 роки тому +1

    Ragow idiinka is weydiya maxad hooyo mcn naxadin ugu geeysatan mar waliba😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nasrenkhadar3413
    @nasrenkhadar3413 3 роки тому +2

    Abdirahman Nasri 🔥😍

  • @ahmedubahle2112
    @ahmedubahle2112 3 роки тому

    Abdirahaman nasri sxb hore soco

  • @ikruuzhcirmar6853
    @ikruuzhcirmar6853 3 роки тому +1

    Heestan saan ujeclahay🖤😍

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 роки тому

    I am first fanankaan waan taageera mardhow isagaa fanka lawareegi doona

  • @aadancabdirahmanmaxamed8519
    @aadancabdirahmanmaxamed8519 3 роки тому +1

    Waaw waa hees macaan bro

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +3

    Legend always legend 🔥✌

  • @Jabir-on6gx
    @Jabir-on6gx 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤Asw

  • @nimcodagan5084
    @nimcodagan5084 2 роки тому

    💓💓💞💯💯M.a wllo mcn🥰🥰🥰🥰

  • @saxaafcilmi
    @saxaafcilmi 3 роки тому +1

    Intaa la sugayay heesta wey u qalantaaa

  • @krishhd4099
    @krishhd4099 2 роки тому

    We love gabdhaha somaliyeed ♥️🥰

  • @FaadumoXuseen-p4c
    @FaadumoXuseen-p4c Рік тому

    My brother. Mahdsind ❤🎉

  • @sakiaxmed2448
    @sakiaxmed2448 2 роки тому

    Abdi raxmaan sharafe

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Рік тому

    ❤legend

  • @mursalcalifarey3801
    @mursalcalifarey3801 3 роки тому +1

    Marna hadala baasiyo
    Sow ceeb umaad hurin
    Hablaheena sharafta lah
    Nacas halis kumuu noqon
    Axsan erayo cajiib ah
    Allow noo xafid dumarkeena somaliyeed

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 2 роки тому +1

    صوت ذهبي🖤❤️

  • @ridwanxasan117
    @ridwanxasan117 3 роки тому +1

    Waw...waw.waamaxay..haraatidu

  • @asmalove7395
    @asmalove7395 3 роки тому +2

    Keep going 😋

  • @hamdaahmed1784
    @hamdaahmed1784 3 роки тому +3

    MnshAllah 🥰🥰🥰🥰🌏🌏🌏🌏🌏💯💯💯

  • @Abdishakour_Tube
    @Abdishakour_Tube 3 роки тому +2

    The first comment

  • @kawzarapdizhakourali3897
    @kawzarapdizhakourali3897 3 роки тому +1

    hees io badh 🥰

  • @jamalmaxamed2082
    @jamalmaxamed2082 3 роки тому +4

    Nio fanaan weeye lkn bila abwaano ah malaha
    Zxb album so daa , sanadkiibad hal hees so qaadaysaaye .
    Peace ✌️

  • @cindinuura7769
    @cindinuura7769 3 роки тому

    Masha codka ilahay ha kuu barakeeyo

  • @ibtiszammohamedfarah3424
    @ibtiszammohamedfarah3424 2 роки тому +1

    Keep going

  • @munaabdi7779
    @munaabdi7779 3 роки тому +1

    Keep goin lg inaader

  • @abdurahmaansamriye9748
    @abdurahmaansamriye9748 3 роки тому

    Sugitaan badan kadib waanu kaa haynaa sxb, taageero buuxa.

  • @munamire397
    @munamire397 2 роки тому +1

    Markasta o gabar miskina la dhibateeyo heestan iska dhagaysta ilahow cadowga dumarkena ka qabo😭💔

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 3 роки тому

    Bulshaawi beats
    abwan cm shaal
    abdiraxmaan nasri
    Ab sakariye kobciye
    rag adag

  • @Somali122
    @Somali122 3 роки тому

    Hawraar huru mar wacan

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 2 роки тому

    16/7/2022 in Jigjiga 👌

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 3 роки тому +1

    Cabdi nasir 😇

  • @mataanjeesto5129
    @mataanjeesto5129 3 роки тому +1

    Keep going pro

  • @xamdaqueen0582
    @xamdaqueen0582 3 роки тому +2

    Legend 🥰🥰

  • @naimanazapo8375
    @naimanazapo8375 3 роки тому

    ApDiraHmn nazri♥️👑

  • @Cabdalle_modric
    @Cabdalle_modric 3 роки тому +2

    Fanku wa hibo

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz 3 роки тому

    The one and only Mohamed Bulshawi Apdilahi Dirie 🎹

  • @hamzezuldan4917
    @hamzezuldan4917 3 роки тому +1

    HaBLaHEENa SHARAFTA LEH🤍✌

  • @khadar3166
    @khadar3166 3 роки тому +1

    Best best pro

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 3 роки тому

    Hawraarka hir galay

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +4

    Sow wada Haldoor iyo halyey naga ma ay dhigin
    Alla imisaan arkay mid caynaya meshu kasoo baxay gacantu kusoo koray qofka baray siduu u hadlo 🤨
    Qimaha dumarka nin ragged uun baa og🥀🦋👸🏻

  • @vigozzofficial8359
    @vigozzofficial8359 3 роки тому +4

    I first person watchinG waLaaHeYy

  • @suldaand
    @suldaand 3 роки тому +4

    Heestan coming soong ka dip ayaaa la sameyey
    Wayo vidio ga cominsoonka lagu soo bandhigay kuma jiro muqaalkaaan VAAAAR

    • @zuleeqayar665
      @zuleeqayar665 3 роки тому

      Asiga jeclankaro Videos kaleh jecleystey