ABDIRAHMAN NASRI-CULUUMTA JACAYLKA OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • ABDIRAHMAN NASRI - CULUUMTA ...
    LYRICS: SIDIIQ JIIR
    MELODY:ABDIRAHMAN NASRI
    MUSIC:FURINLE
    VIDEO SHOOTING : WAQAL AND HAMZE INDHO
    EDITING AND VOCAL REC: WAQAL

КОМЕНТАРІ • 411

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Рік тому +153

    Xidhiidhku cajiibsanaa
    Markaanu colaad lahayn
    Googa Googa....
    Song of the Year layaab layaab

    • @issirougbad9681
      @issirougbad9681 Рік тому

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio Рік тому +7

      @@Zadaammohamed soo qaad waan soo galina 😂😂😂😂

    • @abdilaahicaska389
      @abdilaahicaska389 Рік тому +3

      2M coming soon 🎉🎉🎉🎉

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Рік тому +1

      Only 100K Left 2M Congratulation-ka Sii Qaado Maso Laalaaban Kare😂😂

    • @somalimusicindustry1226
      @somalimusicindustry1226 Рік тому

      ​@@WaqalStudiosxb ciwankaaga xagee lagahelaa😂😂.bahal ay bilaya kadacdi an qaadi rabaa

  • @AbdisamedAbdiwali
    @AbdisamedAbdiwali Рік тому +254

    Wax walbo mcn waxa ka macan quranka yaa igu racsan☝️❤️‍🩹

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 Рік тому +62

    LYRICS
    Song { culuumta jacaylka }
    ♡ Xidhiidhku cajiibsanaa
    ♡ Markaanu colaad lahayn
    ♡ Carabku erayga macaan
    ♡ Cabaar xarakayn ogaa
    ♡ markuu caashaqu dhab yahay
    2x
    ♡ Qofaad u calool sameyd
    ♡ Haduu calafku kuugu dhaco
    ♡ Adoo farxad ciidsan bah
    ♡ Dookhaaga ku ciil baxdaa
    2x
    ♡ Qofaan kaa caajisayn
    ♡ Ileen ma cidlayn kartide
    ♡ Caashaqu waagii baryaba
    ♡ Cusayb buu sii noqdaa
    2x
    ♡ Kal gacalku ciseyn badnaa
    ♡ Markaad cid ku jecel hantido
    ♡ Codkeeda wuxuu dhayaa
    ♡ Meel aan cirbad iyo kiniin
    ♡ Marnaba caafimaadi karin
    2x
    ♡ Culuumta jacaylka iyo
    ♡ Casharada an bixinaybaa
    ♡ Aduunka ka caan noqdoo
    ♡ Dadkii ku caweynayaan
    2x
    ♡ Qofaan kaa caajisayn
    ♡ Ileen ma cidlayn kartide
    ♡ Caashaqu waagii baryaba
    ♡ Cusayb buu sii noqdaa
    THANKS USTAAD

  • @QuuleJamaal
    @QuuleJamaal 11 місяців тому +6

    Haddii ay cidi fanka wax ka badali karto cabdiraxmaan nasri badali karaa🎉🎉🎉

  • @MarwaApdirazhid-qw4ze
    @MarwaApdirazhid-qw4ze Рік тому +7

    Fananka kaliye an tageratahay wll nasri

  • @farduuscalicashuur8196
    @farduuscalicashuur8196 Рік тому +14

    Nacala shaydan ku yaal heesti away aan sugayney nasriyow waba so orday sa waxa igu sortay😢😢🎉

  • @BIGMOHA4
    @BIGMOHA4 Рік тому +8

    Qofan kaa cajiseyn ileen ma cidley kartide wagii baryaba cashaqu cuseeb buu sii noqda ❤golden voice🥰🫡

  • @adnachannel017
    @adnachannel017 Рік тому +17

    Ayyy his voice 😊🍁

  • @aminahmed7376
    @aminahmed7376 Рік тому +12

    Inta laxanka qamar uu maleneysey sideydo kale is mujiya ☝

  • @walimuxumedbiiximedia8622
    @walimuxumedbiiximedia8622 Рік тому +2

    tageero buuxa ayaan ku haya sxb qli

  • @MumtasMudan
    @MumtasMudan Рік тому +15

    What song and amazing voice the king is back❤😊

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Рік тому +6

    Marna qaranka ha ubiqina inaderkay
    Wan kuu salamay👋👩

  • @Maxamed-i8g
    @Maxamed-i8g 5 місяців тому +2

    Ay Ay🎉❤

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Рік тому +3

    Oo waa maxay heestan hees baa kasugayeee

  • @dabcasaridiris
    @dabcasaridiris Рік тому +1

    Siidiq jiir abwaan waa layaaabya

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Keep Going Shoodhe Abdirahman Hussein

  • @Abdiaziiz_shiine
    @Abdiaziiz_shiine Рік тому +3

    Gold vioce❤️‍🔥🔥🔥fav singer abdirahman nasri❤️‍🔥

  • @raqiyamowliid1086
    @raqiyamowliid1086 11 місяців тому +1

    ilaaho midaan coolad lahayan baan kaabaryeye🤧💗

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 Рік тому +3

    Mucjisada Furinle❤❤

  • @KhalifIsse-z2k
    @KhalifIsse-z2k Рік тому +5

    The legend Abdirahman Nasr ❤

  • @awpakar
    @awpakar Рік тому +4

    The one and Only Best Musician. ( al Ustad. FuRiNlE. )

  • @unilad123roblox3
    @unilad123roblox3 Рік тому +2

    Omg’s I love it my super star 🌟❤️❤️❤️❤️❤️🥰😘😘 Nasri 👏🏽👏🏽

  • @zakariyaapthirahmaan4470
    @zakariyaapthirahmaan4470 Рік тому +3

    The one and only nasriga ❤🔥🙆‍♂️🎧

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo Рік тому +6

    Very talented mashallah ❤

    • @CfataxSaleban
      @CfataxSaleban Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😊😅😮😮😮😮😮😮😮

  • @mofarah9873
    @mofarah9873 Рік тому

    heestaan 🏆🥇 👏
    Casri-weeye heesto. Horaay-uusocdaa

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Рік тому +4

    Sidiiq Jr abwaan caadi ah maahan

  • @nadrahnourahnalka3487
    @nadrahnourahnalka3487 Рік тому +3

    War somaliyeey wilku 500k anu gaadhsinoo xasidnimada mxd ku fashaan ,wabaa so gasheno, wad dawatenee ,mesha u tabtaa please

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 Рік тому +8

    Laxanku waa waxa laysku dhaafo markad tahay fanan
    Laxanka hadad turan karin xabsi fanka ayad ku jirta
    Nasri guuleyso

  • @siciidmahat
    @siciidmahat 11 місяців тому +1

    Cabaar xaraken ogaa😢❤😊

  • @mihiimsalwa2971
    @mihiimsalwa2971 Рік тому +1

    Wwww masha allah aabaha isteelka Abdirahman nasri😊😊❤❤❤❤💯💯

  • @bushramohanutt2991
    @bushramohanutt2991 Рік тому +8

    His voice😢❤.

  • @farhiyamohamed2801
    @farhiyamohamed2801 Рік тому +1

    Wale la isma xaQire wiilkan cood wahaya ❤

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Рік тому +2

    FURINLE what a beat 😮🥁🎹🎸 goat

  • @qhilwa627
    @qhilwa627 Рік тому

    Hees io badh❤🎵🔥🎹📕🖊 culumta jacylka

  • @NimcoBaradho
    @NimcoBaradho Рік тому +2

    Legend cabdiramhmaan xuseen nasri❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedYusuf-x4j
    @MohamedYusuf-x4j Рік тому +1

    Woooow Kusoco inader legend

  • @farxiyoxasan9893
    @farxiyoxasan9893 Рік тому +1

    Waxan hees wey dhaftay❤

  • @anzaaal
    @anzaaal Рік тому

    Hestaan wax kale waye ❤ waqtigeda imadaay

  • @amaalmaxamed3720
    @amaalmaxamed3720 Рік тому +6

    Ayy his voice ❤

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Рік тому +1

    Dap io holac sanadkagiii❤️🔥

  • @armantube8766
    @armantube8766 Рік тому +3

    Tik ✅🔥🎤

  • @MustaphaAlii
    @MustaphaAlii Рік тому +5

    His voice 😍 ✌️✌️ the legend nasri

  • @zalmasiman3817
    @zalmasiman3817 Рік тому

    Cusayb buu sii noqdaa🥺❤

  • @UbaxCabdijaamac
    @UbaxCabdijaamac 11 місяців тому +1

    Ara heestu mcn❤😢

  • @hanadcrown
    @hanadcrown Рік тому +13

    Ina mooday heestii maxan u dhafriyeen dhib ugu mudan muuqalkeedii😂

  • @munito4529
    @munito4529 Рік тому +3

    Nasriga duula❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Рік тому

    Walayaabay 🎉

  • @asmamalapo4113
    @asmamalapo4113 Рік тому

    Weyyy nasriyoww😢❤❤

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 2 місяці тому

    You are a legend my bro

  • @ahmetyaziin3196
    @ahmetyaziin3196 Рік тому +1

    Hestan mcn wlhi dareen😢

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 Рік тому +1

    fanaan aan taageero buuxda u ahay nasri

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 Рік тому +2

    Furinle 🎹 🎹 🎹 fire 🔥

  • @zhaaficiyonis8930
    @zhaaficiyonis8930 Рік тому

    Best singer wlhi laxankuNa kama liiyo jaH fav song keep hoing❤

  • @UmalkerAdan
    @UmalkerAdan Рік тому

    Abdi raxman nasri ❤

  • @RaxmaSiciid-yq6zu
    @RaxmaSiciid-yq6zu Рік тому

    Wll hees mcn oo magaca happy wadata soo qaad

  • @maalicabdalla2373
    @maalicabdalla2373 Рік тому +1

    Codka kar kar waaye🔥🔥😊

  • @abdiaziz-te8iq
    @abdiaziz-te8iq Рік тому +1

    Kuleel waaye midaan legend waan kuu taaganahy .......

  • @Sacadtaatiko
    @Sacadtaatiko Рік тому +1

    Codka legend kanu waa asal 👌💙

  • @naadiyamohamed7324
    @naadiyamohamed7324 11 місяців тому

    Ax ya fanan❤❤🎉🎉

  • @insaaniintertainment7897
    @insaaniintertainment7897 Рік тому +1

    Well Done pro Donka fanka nasri✌🔥

  • @Xareedhanad
    @Xareedhanad Рік тому

    Dolown ma furne nasri zxp

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 Рік тому +2

    Musicada fruline🎶🎤 codka iyo laxanka wax kale🎶🎤🔥❤️😍heesta markay 1M garto repaly iso gala plze

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Рік тому +2

    Ala tii Kalaan Sugaynee😅 Soofasax Huno Legend noow tii Hore 🥰👑

  • @mahamedahmedalirp6759
    @mahamedahmedalirp6759 Рік тому

    Wx kle see qof fanaan ah oo somali ah kana fogada siyasad wan wayay bro isku day dhal reer magal sidan kugu aqanay am from u 😮

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE Рік тому +1

    The Legend wllkey NASRI 🔥 ❤❤

  • @HassanOmarIsmail
    @HassanOmarIsmail Рік тому +1

    Furinle studio 2023 cadi maha

  • @sukhranasir
    @sukhranasir Рік тому +3

    One of the best Artists❤❤❤❤

  • @Cawrala
    @Cawrala 2 місяці тому

    Xidhidhku cajibsana markadan colad lahayn 💕🤴🏻A🌍👑
    noloshayda waxan la socdaa 5 sano cidna mana oga oo waxkaste hoos udhamaysana dagalkayaga iyo murankayagaba adunkana iskugu jecelnahay ilahay haysku kaayo daaye ❤

  • @sakisom1
    @sakisom1 Рік тому

    The Melody 😢 is spicy 🌶 xaaax

  • @LakiBr-d2y
    @LakiBr-d2y 8 місяців тому

    Qofkaad u calool samayd😭💜

  • @husseinabdijamac1516
    @husseinabdijamac1516 Рік тому +1

    Abwaan Sadiiq jiir woooow❤

  • @habeeye21
    @habeeye21 5 місяців тому

    Waaaw Waad gali karta booskiisa cabdi Hani iyo Mohamed bk

  • @halimomohamed5531
    @halimomohamed5531 Рік тому +2

    Cod dahapi nasri❤

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 Рік тому +4

    Woow golden voice❤

  • @Nehir1225
    @Nehir1225 Рік тому +1

    Codkiizuuuuuu❤️😭

  • @FadumoMakail
    @FadumoMakail 3 місяці тому

    ayyy❤

  • @AmiiraOsmaan-i3y
    @AmiiraOsmaan-i3y Рік тому +1

    his way

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu Рік тому +3

    If you are haparjeclo man you can make everything ❤😅

  • @abdirizakyousuf5184
    @abdirizakyousuf5184 Рік тому +1

    Codkeedu wuxuu dhayaa meel aan irbad iyo Kiniin Marnaba Caafimaadin Karin , Waad ka baxsatay Legend 🫡

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Рік тому

    Hees weey dhaaftaay taan😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Hoodoaxmad-l7n
    @Hoodoaxmad-l7n 3 місяці тому +1

    farriid nasricade

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Рік тому +2

    Old gold nazri 😊

  • @Migos7
    @Migos7 Рік тому

    Furinle🔥🙆🏻‍♂️

  • @abdirasakfarah.mohamed8433
    @abdirasakfarah.mohamed8433 Рік тому

    Abwaanka abwaanada sadik jiiir 💯

  • @c-rxmnalmania
    @c-rxmnalmania Рік тому

    Soo soco sxb c-rxmn nasriga ❤🎉

  • @Wllenjoya5
    @Wllenjoya5 Рік тому

    Ayyy what e song bidmilah kal iyo laap wlhi 🎉😂❤❤❤

  • @Upraham
    @Upraham Рік тому

    Waka legend hore usoco ku wataa prother

  • @msjuweriazhareef4233
    @msjuweriazhareef4233 Рік тому +1

    War Haaye Tii Kala Moodayane😩

  • @shugrimohan7623
    @shugrimohan7623 Рік тому +3

    Woow amazing voice ❤🥰

  • @BarwaaqoSaleeban-o5x
    @BarwaaqoSaleeban-o5x Рік тому +8

    Ascwllo❤❤❤❤❤❤

  • @najmahassan4499
    @najmahassan4499 Рік тому

    Heesti kale aawey abdirahmanow

  • @Tawakal007
    @Tawakal007 Рік тому +2

    Pure talent Legendary Nasri

  • @liibaancabdialhi
    @liibaancabdialhi Рік тому +1

    Best song ever will see 🙈

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 Рік тому

    Waxaan hees wa dhaaftay❤️💯

  • @handeeq
    @handeeq Рік тому +6

    Team nasri isoo raaca oo 400 iixira❤
    Maxaan udhafriyee dhib ugu mudan ayadoo lyrics kasoo daawo chanelkeyga❤

  • @qoraagijeceelka1431
    @qoraagijeceelka1431 10 місяців тому

    This is new golden voice 2023 welcome to masraxa fanka✍🙏

  • @ashacraxman6480
    @ashacraxman6480 9 місяців тому

    Cajib wlhi qofkan Kan cajiseyn

  • @marwaansulayaman3782
    @marwaansulayaman3782 Рік тому

    Legend Apdiraxmaan nasri taageero buuxda pro❤

  • @maxamedmarwaan537
    @maxamedmarwaan537 11 місяців тому

    ❤the best

  • @xanaanali
    @xanaanali Рік тому

    War nasriyoow wallo HestiH Kale MedeY 😢❤🎉