NIN XARAAN QUUTE EH MALA JOOGI LAHEED?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 110

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  18 днів тому +39

    Fadlan like and comment ❤️

    • @sahraibrahim905
      @sahraibrahim905 17 днів тому +2

      hada waa jirtaa waalala galaa

    • @Zahruja-e3v
      @Zahruja-e3v 17 днів тому +1

      Following maa rabtiit miya 😅

    • @Muxipa
      @Muxipa 17 днів тому

      Fartuunay wllo adi ikraan video yadìina soobadi 😂

    • @HusniAbdukadirAli-bv8vc
      @HusniAbdukadirAli-bv8vc 16 днів тому

      Abyo fartuun waxan raba ina confession so baxsado xage kugu sodira❤😂 tan kle video Yada confession ka iyo dilemma no badi😢

    • @moyusaf7435
      @moyusaf7435 15 днів тому

      MaanshaAllah, ilcawri a'aada

  • @Taqiyya-Yemenih
    @Taqiyya-Yemenih 18 днів тому +42

    Oh God, protect our brothers in Gaza. Oh God, protect our Muslim brothers, male and female, in every place and time, your sister, daughter of Yemen.🇾🇪🇵🇸

  • @someonerandom7796
    @someonerandom7796 17 днів тому +20

    Cunuga ani kaligey ma dhalooyi, laazim waaye inoo arka dhibka iyo foosha. ikraan baa ku raacsanahay raigaas

  • @daqanidbac8483
    @daqanidbac8483 18 днів тому +13

    Alla fartuuneey saan ku jecelahay qli ilaa 2018 ayaa ku dawan jiray wlhi I was in high school that time nd now I'm gratuated from university insha Allaah markaa guursadona caruurtayda waa u soo tilmaamayaa channellkaaga she was my fv somali youtuber aan daawan jiray hooyo ayaan odhan doona insha Allaah sababtoo ah waxa ogahay in only farxad ay kala kulmayaan dawashada muuqaaladaada I hope in aan maalin kulano hppty farxad ku dhamyso nolosha badhaadhe iyo barwaaqo
    Hargeisa ka soo salamayaa ❤❤❤❤❤

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 17 днів тому +13

    They don't know how much we miss them together😢 Ikran wa Ikran! 😂😂😂😂 And the hug when Fartun agreed😂

  • @HodaGuure
    @HodaGuure 18 днів тому +15

    Really ✅️ wlhi Nimcada Alle walaa qarsadaa baby shower ma samesteen anigaa xata

  • @MŪŇÏÏŘÄŬpđyẓ̌äłääm
    @MŪŇÏÏŘÄŬpđyẓ̌äłääm 18 днів тому +17

    Fartuun qoftas funny weye wllhi marar badan no keen 😅😅😅

  • @zeinab_s_a1
    @zeinab_s_a1 18 днів тому +8

    Fartuuney waa ku salaamay abyo ❤ wlhi hda aa fiirsanaaye video yadii prankiga aad ku sameyn jirtay hooyo marka video yadaada u xiisay ❤ marka wlley video yada noogu soo dhaqso😂

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 15 днів тому +4

    Baby showerku hanoo dambeeyee Ikran masha Allah quruxley mala guursaday kolay kumayaal qof ayaa quruxdeeda masha Allah tabaarak jeclaystay inay guursadaan.Hadaan wali la guursan ilaahay guur khayr qaba oo lagu farxo sida Fartun ha siiyo Aamiin aamiin❤

    • @faadumoduraan
      @faadumoduraan 15 днів тому +1

      Mshallah wala gursade

    • @abdirahmanabdilleh8776
      @abdirahmanabdilleh8776 15 днів тому

      @faadumoduraan Masha Allah walaal Jasak Allah Awguuryo farxad iyo caafimaad,Jumca Mubarak.

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 11 днів тому +1

      Haa waala guursaday wllo allahuma barek

  • @farhiyaofficial-fo24
    @farhiyaofficial-fo24 16 днів тому +3

    ikram welcome back my dhiiga ❤❤

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 17 днів тому +4

    Fartuunaato HBO wallahi waad iga qoslisaa waa kugu wataa thanks 🙏🏻

  • @hodhanhassan220
    @hodhanhassan220 18 днів тому +12

    Nah am dying 😂😂 wlhi we missed ikram more video with her plz ❤

  • @YasmiinAbdullahi-x9u
    @YasmiinAbdullahi-x9u 17 днів тому +4

    Please we need more videos of you two qaraaaxo baad tihiin

  • @suadaalisiman9153
    @suadaalisiman9153 18 днів тому +8

    Muuqaladaada saa u jeclahy waaba dagsadaa si hadhow ugu ceshto😊😊

  • @Farxiya-z6g
    @Farxiya-z6g 17 днів тому +7

    Fartuney markad foolaneysid inuu kula joogo mxd udiida ani shan bn dhalay afar buu Ila joogay waa wax aad uqurux badan wlhi xataa xuduntuu jarayaa ilmuhuu ku aadimaaya naxariis isku soo dhawaanshiyo ah ba imaanaysa ha umalayn inu kunacayo marku arko maaha wlhi naxariis baa imaanaysa

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 17 днів тому +8

    Qof riziq xaaraan kuu keenay guur hadaa uga tageen mxa uga tagee marka?😢 riziqa xaaraanra waba halis xitaa ducadaada lama aqbalayo qofka ka waani haduu diidana wa laga tagaa maahe kab madaxa loo galinaa , ilaaha guur bixiyo oo raaziq ah do you think qofkii riziq xaaraan cunay naago xaaraan inuu cafinayo😢

    • @fowziaabdi-x2i
      @fowziaabdi-x2i 12 днів тому

      Qofka rizqigas xaaranta iga jooji ayaad leedahey waxaad ku iibsateyna waad sadaqeyneysa qofka haduu kula qaato qeyrka waala joogeysa oo qof walba danbi wuu ka dhacaa haduu diidana waad ka tageysa

    • @firdaushassan2082
      @firdaushassan2082 6 днів тому

      Afsoomaliga inaa fahanto isku day intaada comment ii soo qorin​@@fowziaabdi-x2i

  • @don-hero21
    @don-hero21 16 днів тому +3

    Waaba xraabo ikram come back😂❤

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 18 днів тому +6

    masha allh🤣Naayada marwanimada waad ku qurux badnaateen

  • @RayanAbdy-p5u
    @RayanAbdy-p5u 17 днів тому +5

    Alla labadan jecliyaaa 😂❤️❤️❤️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 18 днів тому +5

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 18 днів тому +5

    Wala isla dhala le...abow heelow wuu fiirsana. Xaanuuka indhihiisa ha arkow 😢

  • @qaliali5342
    @qaliali5342 6 днів тому

    Yes 🎉

  • @Dhowrsan544
    @Dhowrsan544 17 днів тому +1

    OG walaal gang know Ikraan,we need a dillema and confession videos with her also if you add Akafi the three of you would be absolutely hilarious 😂

  • @Nadiaabdalla985
    @Nadiaabdalla985 17 днів тому +3

    Walashey odigeda intu la galay 2 waben quran la sarayey waligay danbo ma galayi ka timid walashayna isma dhibin wax ma dhaleyi tiri adunyo

  • @falastiincllahi12
    @falastiincllahi12 17 днів тому +2

    Fartuun abyo nastexo no ken wa uxisy wllhi

  • @FatumaLucky
    @FatumaLucky 17 днів тому +1

    I'm for you guys ❤❤

  • @xamdashugri2810
    @xamdashugri2810 17 днів тому +3

    Walhi foosha malinban arkay ila imika bawdada i xanunta sidi gabadha lo jaray markan xasusto xaax😢alxm ilahy dumarka ka qariyay meshay ka dhalayan haday arki lahayen dib umay dhalen sidokle ninkayga uma ogolanayo inu i arko😂

  • @sahraisse6100
    @sahraisse6100 16 днів тому

    Hi abayaal fartun ani 💯 ikran tagersanhy xitaa arinta furiinjay siday ay u dhahday waa ilmaha oo ka arag I liked wlhi❣️🙏💯

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 3 дні тому

    Ikraan baan ku raacsanahay wuu i raacayaa waayo ragga somaliyeed waligood lama galin qolka foosha dhaqankeenana maaha laakiin kuwa qurbaha joogoow raggiina hore u sii wata marka aad foolanaysaan ha arko xanuunka aad marayso wcs.

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 16 днів тому

    Nosobadi Abyo ❤

  • @qaliali5342
    @qaliali5342 6 днів тому

    4 dhalay waa i so tagnaa walahi

  • @someonerandom7796
    @someonerandom7796 17 днів тому

    Ikraan funny waaye waalahi. Video walba ee ku jirto qosol ba la dhaca 😂

  • @axlamfashion7339
    @axlamfashion7339 17 днів тому

    Wa saxantahy fartun aniga mayeli lahynin anigo folanayo in o i arko sasaa ila qurux padan ❤

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 15 днів тому +1

    Walaahay waxaan garanayaa Faaraxyaal markay qolka umushu bilaantay suuxay oo hungaacay😂😂😂

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 7 днів тому

    Aniga Fartuunaa ku fikir ahay ninka qolka Ha ila galo lkn yuusan ifiirin sbbto ah waxaaba laga yaabaa inuu dambo I hawoon waayo xaaskiisa 😂

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 15 днів тому

    Kuwa madax haleysan ma dhul key ku dhaceen miyaa amaa hooyadu ku istaag tay

  • @idman-p8x
    @idman-p8x 17 днів тому

    Fartun iyo ikram isku imado funny waye 😂fartun we don’t in nala arkio 😂different look waye 😂

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 5 днів тому

    😂😂😂😂fartuun waa runteed nimanka qaar ilmakle in ee dhalan diidi karaan walalkee naxdinta ka qaaday cunug kale maya uu dhahy 😂

  • @samiiramohamed11
    @samiiramohamed11 11 днів тому

    Sababta aan u jecelahay nin dhakhtar ah inaan guursadaa waa taas, waxaas isaga waxba lama waabu I caawin 😂

  • @flamingo1493
    @flamingo1493 17 днів тому

    Assalam Aleykum my love, Fartun.
    Is this video a hint of something in the oven? Am I going to be an ayeyo and 🥰

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  17 днів тому +2

      Walaykumu salaam I wish do pray for me ❤️

    • @flamingo1493
      @flamingo1493 15 днів тому

      I pray for you and all the newly weds, those who are still waiting for their prince charming. May y'all have pious children that will lead the ummah. Amiin Ya Rab ❤​@@FartunDuvetGirl

  • @moha1261
    @moha1261 17 днів тому

    alla qosol badanaa cawradaada mar horaa la arkay kulahaa

  • @sultanahzamzamahmed9279
    @sultanahzamzamahmed9279 17 днів тому +1

    Laba funny oo leesku kenay😂😂😂

  • @FatumaLucky
    @FatumaLucky 17 днів тому +2

    Please 🙏 guys 400k 🎉🎉🇸🇴🙏please

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 3 дні тому

    Qaliin iyo qaliin la’aan ba ragga somaliyeed lama galaan xaaskooda qolka foosha waayo lama barin ba.

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 16 днів тому

    Uufiriyo kulahaa😂😂😂waxas asona fiirin ayuuba ogankarahe abyo see wax uwadaa😂

  • @QaaliCabdicasis
    @QaaliCabdicasis 17 днів тому +2

    Wlhi ikran ku rayi aya ahy 😂😂😂😂😂

  • @radwamohamed-t5u
    @radwamohamed-t5u 11 днів тому

    Horta markaad xalada joogtiid unbaad dareemi dontaa ani intaan folanayay madaxaygu tagnaa xata marka qolka la i galiyay wuu ila joogay lkn ano xanun daran dareemayay baan hadana ka xishoonayaay inuu i arko😂😂then gbdha nurse ga iska baax ku tidhii markii baan caadi u nafiisay 😂😂

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 11 днів тому

    Ikan waku raacsanahay 3caruur ilahay isiiye ninkega qolka ku dhalayo dhinaceega ayuu fadhiye inta rafaadka maraaye indhiihasa ku dawanaye painka ha arko

  • @SucdiAbdullahi-e3v
    @SucdiAbdullahi-e3v 18 днів тому

    Fartun qurux bdn🎉❤

  • @apdirahmanmahomed4614
    @apdirahmanmahomed4614 18 днів тому

    Fartuuneey Wllo Inanantii nasteex Sooqabo dee waa loo xiisaye

  • @Hamda-o3v
    @Hamda-o3v 18 днів тому

    Alla SA idin jclhy wll gang

  • @coco_123-c9c
    @coco_123-c9c 17 днів тому +1

    Ikraan is funny

  • @TalizadaDeynile
    @TalizadaDeynile 17 днів тому

    yarey fartuun adunka ku jclhy 😢❤

  • @umuelias
    @umuelias 16 днів тому

    Fartina cworadeyda in la arko marabo kulaha o maxa haray

  • @dunishosmail6951
    @dunishosmail6951 14 днів тому

    Ani ahan ninkeyga uma ogoladen qolka dhalmada howshas anaba ka baqay marka arke

  • @naciimaabdallah-hm6ge
    @naciimaabdallah-hm6ge 18 днів тому +1

    Caku fartun kuteh calosheda iny sojiidyso umaleynaye😂

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 14 днів тому

    😂😂😂 cunugeyga 3daxaad bu ila galay odageyga wu suuxi gaaray kalkaalisayashi asaga iney caawiyaan bey garen kkkkkkkk
    Rayigeyga wa muhiiim dhibta mareyso inu kula mara sheeko asoo faraxsan ba cunu gacanta loosaara habartiina wey so sakaraaday dhalow ciyaar mahan sister

  • @fadhabashir405
    @fadhabashir405 17 днів тому +1

    Maba soo istaagaan qaarkood isbitaalka, kala majeclo.

  • @iphaaan
    @iphaaan 17 днів тому +1

    Qaliinka xitaa ma galaan raga somaliya lama ogolo in qof la galo dhalitaan warkiis daa😂😂

    • @sadiaamir5503
      @sadiaamir5503 17 днів тому

      Yaah warkas been waye wlhi Ana marqatiya❤

  • @samirsandagan2599
    @samirsandagan2599 17 днів тому

    Ani ahaan ilama quruxbadno in uu ninku arko sabbtoo ah sikastoo u arko maxanuunkiiyoo dareemi kara wamaya inu kuqasmolee maogiyee wax faida ah malahan

    • @Jasmine-mt7sv
      @Jasmine-mt7sv 17 днів тому +1

      Lkn wu kugu qadarina dhibka mare mrko arko

  • @UmuAzhar
    @UmuAzhar 18 днів тому

    Waa Ila galaa faaraxayga lkn madaxa soma dhaafe garo cowrada argi maayo 😅

  • @beerlul0
    @beerlul0 17 днів тому

    Wlhei lama galaan somalia waa ceeb baa la odhanaya haduu macaal isagu Rabo waa loo diidaya

  • @AyaanAhmed-zu5wk
    @AyaanAhmed-zu5wk 17 днів тому

    Ilaahow Fartuun oo uusleh itus 😂😂 Anaa kaa Soo Qaban lahaaa xaajigeyga waa inuu ila joogo caloosha ii salaaxo

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 16 днів тому

    😂😂wxbdn fartuun baa kuraacsanhy

  • @sahraabukar1422
    @sahraabukar1422 18 днів тому

    Fartuun aragaa qosol aragtaa

  • @BasraAbdi-jx2zf
    @BasraAbdi-jx2zf 8 днів тому

    Luv ikraN Qrx🫶🏾

  • @Rowda-e6j
    @Rowda-e6j 2 дні тому

    Ikran ku racsanahy ani ha arko xanuunka 😂

  • @HafsaIsseAli
    @HafsaIsseAli 17 днів тому

    😂😂😂😂😂😂wakas fartun markay gursatay wax walba uur ka dhigtay

  • @SaraAli-yt5oj
    @SaraAli-yt5oj 16 днів тому

    ikran suaash qolka ma soo kalin lahyd waan kuracay is good

  • @ednamahadjamac7728
    @ednamahadjamac7728 16 днів тому

    😂😂😂

  • @nyg1162
    @nyg1162 18 днів тому

    😂❤

  • @Nasra-807
    @Nasra-807 18 днів тому +4

    Ikraan caqli saa u badan kuma jiro nin sanad kahor guursaday oo la wada ogaa guurkiisa naagtii guursatay oo shukansatay sow mahaa fikir la'aan iyo is waydiin la'aan in uu iyadana sidaan oo kale ku sameyn doono xitaa haddii xiliga ay guursatay xaaskiisi hore uu soo furay uur ayey lahayd waana dumar bal is waydiin gabdhaasi xanuunka ay la kulantay calafka ilaahay waa meeshiisa iyo qadartu balse wallahi waa sheeko folxun

    • @RaxmoAhmed-p1c
      @RaxmoAhmed-p1c 18 днів тому

      Wll suuro badnida nin mar haduu ku furo haduu guursado iyo hadii kale maxa ka galay mar ayaba ka tagte mida kale naagta intee ka dhale ma qasaba in la sugo ileyn nin iyo naag kale tage waye

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  17 днів тому +6

      Lol war yaa Ilaahay yaqaan! Intaas oo been eh intee ka keentay! Qof weyn oo wax kasta social media iska qaadani baa arkaa uff

    • @Mkli603
      @Mkli603 17 днів тому +1

      Caqligeeda iyo in ee guursatay maxa isku xiray ?? Teedakale tii la furay maa tahay mise waa lagu soo diray waaba kaa shakiyee😂😂 ikraan abaayo farxadaada ilaheey ha ku siyaadsho❤

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 17 днів тому

      Ikraan ma c/karin gobale xaskisi ba

    • @SadiaJam-zk3pk
      @SadiaJam-zk3pk 16 днів тому

      Wiilka noga lexo wll waad kusasantahee intuu ilaahay uqorey buu guursanaa adi amuu Ku xumeyey wax aadan ogeyn melaha hakula qiironee

  • @coco_123-c9c
    @coco_123-c9c 17 днів тому

    already he knows when you get pregnant

  • @nastexonura5715
    @nastexonura5715 18 днів тому +3

    Ma waxbaaa jira maanta dhan mowduucu ”uur” wuu ka bixi wayay ee😂😂😂❤

  • @مسك7
    @مسك7 18 днів тому +5

    والله العظيم ماكتبت هاذا المناشده الا من الجوع والفقر ياعالم حسو فينا سِالُتكِ بّالُلُُه انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه من اليمن نازحين من انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب 500 ريال يمني مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 967،738790871+ وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيراπ~π~^~°÷~π~÷~π~π~π~~.،.،.،؛_؟.،.،ا.،..،..، 🎉😢😊😢😢😢]:-)>:-) ××♡>>♡+>♡+>+}+÷

  • @داعية-ث4ض
    @داعية-ث4ض 17 днів тому

    Naa wll xishooda😮😮😮😮

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 7 днів тому

    Aniga Fartuunaa ku fikir ahay ninka qolka Ha ila galo lkn yuusan ifiirin sbbto ah waxaaba laga yaabaa inuu dambo I hawoon waayo 😂

  • @safiaosman6763
    @safiaosman6763 17 днів тому

    😂❤