HEESKA XOOLAHEYNA DUNYADEENA MAGOO IYO XASAN AADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • Heesta Xoolaha

КОМЕНТАРІ • 18

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 2 роки тому

    Ereyadii Adeer cali sulle dun carbeed alle haw naxariisto

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 років тому +4

    miraha waxaa lahaa marxuum maxamed cali kaariye.
    dadbaa baraha bulshada suugaanta qabyaalad ku cabira

  • @maxamedtaraale7652
    @maxamedtaraale7652 7 років тому +2

    Yasalaam xassan addan samater iyo magol

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 років тому +1

    Maxamed Cali kariye aun abwan hufan bow ahaye hesahisu ow tiriyay wa mucjisa

  • @sheikhqadaafi6567
    @sheikhqadaafi6567 7 років тому +1

    axsan heesta xoolaheena waxay caddeyn utahay heesihii hore xigmada ku jidhay

    • @mohamedhabib6678
      @mohamedhabib6678 7 років тому

      Ha iloobina Hantidiina Waa Hanti qiima oo lagu faano
      Laakiin aan isku dayno inaan ka jawaabno Su'aalaha xanuunka leh ee heesta ku Jirta ka jawaabistiodana ay aad u culus Tahay Maxaa yeelay Maanta Dadkii baaan War loo heyn Daryeelkooda?

    • @maxamedtaraale7652
      @maxamedtaraale7652 6 років тому

      Yasalaam xassan addan samater iyo magool allaha UUNAXARIITE

  • @ahmedoboss7167
    @ahmedoboss7167 7 років тому +1

    waa erayadii Abwaan cali sugulle Allah haw naxariiste

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 6 років тому

      ahmed oboss
      Been haka sheegin. Waxaa leh Maxamed Cali Kaariye.

    • @bidaayecali6937
      @bidaayecali6937 3 роки тому

      @@SPharaoh eryada abwan kaariye unbáa leh

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 6 років тому +3

    Ma isku raaci karnaa ineey xoolaheenu muhiim yihiin oo waliba nagu qaali ah. Aan is barno jaceylkii awooweyaasheen u qabi jireen.

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 7 років тому +1

    nice, xooluhu wa laf dhabarka bulshada

  • @AliHassan-im1sv
    @AliHassan-im1sv 5 років тому

    Soomali haddii ayna xoolo la, hayn bisadahay qalan la,haayeen

  • @faaraxcabdisaciid8242
    @faaraxcabdisaciid8242 6 років тому +1

    hhhhhh good

  • @hary0102
    @hary0102 6 років тому +3

    Maxaa iiga gadhiis ah magaca abwaanka alifay hadaad isku raaci weyseen koleyba waa hees wanaagsan abwaanada aad qabyaalada ku taageereeysaan wuxuusan alifina dusha ka saareysaan ka xorooba maan gaabida