Abdihaye mustafe reer dhagaxbur macayin waxa cayay o bahdilay reer cabdile ralibayna kawada ahayne waxa ku dhacayay reer jarar wax ta dalil u aha inti hoore way amusnayen marki ina ilay lariday ayay qaylo iyo reer isaaq nacaybki mujiyen marka xaqi aya fedhaha kadilacay iyagi unba is qarxiyay waxay kuleyihin wa nalaga argosanaya marka wax caad in aya raali kawada ahayen
Gargaarkii alle waa soo gaaray ogaadeniya waa inay ka mahad celiyaaan sida ugu dhaqsaha badan ina ilay ogadeen iyo onlf midna meesha waa uu ka cayrin waayay tobankii sano ee uu joogay lakin. Alle wuxuu ku direy balo ka xoog badan kuwaas oo ardis ababa masaakiin xabsi kujira uga dhigay
Waxaan kugula talunayaa inaad dadka cadaalad u samayso adigoo daacad iska dhigaya cid kale haku raali gelin cayda tolkaa reer isahaaq adigaa kaliya nooga matala dowlad degaanka cid kale xil mqadan siinin adigoo eed ka cararaya xaqa inaad dadka u sinto weeye antaad is lahayd dad kalaa ku eedaynaya baad qabiilkaagii duudsiday
Manshallh GuuL adeer MCN 💪♥️
Reer dhagax buur marweya sugayeena ineey mada weyno kanoqonayaa somaligalbeeda waliba calanka somaliyo eya kenayaa 😍😍😍😍
Mashaa Allaha.
Mansha Allah xurey usoco modane madaxweyne guuleyso
waa deegaankiisii mustafe cagjar rageedii noolow
Guul,,iyo,gobanimo,,ishaalah,,,cadowgaa,,ha,,jano,,amiiiiiiiiiiiiiiiiiin,,yarabi
Mnshllh rer dhagax buur
May dhagax buur my magaladaydii nolada
👋👋Madaxweeye Mustafe Cagjar salaan sare Sin Soomaalida oo midee Soomaali, waxaad tahay Sayidkii Umadaan
Mustafe dhagax buur gacanta ma hoorsato hana ceebaynin bilaa calayg gumaysigu wadanka oo dhan buu wada xasuuqay
Guul iyo gobinimo shanta soomaalia
Abdihaye mustafe reer dhagaxbur macayin waxa cayay o bahdilay reer cabdile ralibayna kawada ahayne waxa ku dhacayay reer jarar wax ta dalil u aha inti hoore way amusnayen marki ina ilay lariday ayay qaylo iyo reer isaaq nacaybki mujiyen marka xaqi aya fedhaha kadilacay iyagi unba is qarxiyay waxay kuleyihin wa nalaga argosanaya marka wax caad in aya raali kawada ahayen
Wa,,rumtiis,,,wala,,casuuqay,,,wan,,,,,lala,,socodaa,,qofwalabo,,wuu,,,,,,,,,ogayahay
Gargaarkii alle waa soo gaaray ogaadeniya waa inay ka mahad celiyaaan sida ugu dhaqsaha badan ina ilay ogadeen iyo onlf midna meesha waa uu ka cayrin waayay tobankii sano ee uu joogay lakin. Alle wuxuu ku direy balo ka xoog badan kuwaas oo ardis ababa masaakiin xabsi kujira uga dhigay
Madaxwaynuhu madhihin sigaaraa loo xasuuqay harogina
Madaxweynaheena guuulayso
Waxaan kugula talunayaa inaad dadka cadaalad u samayso adigoo daacad iska dhigaya cid kale haku raali gelin cayda tolkaa reer isahaaq adigaa kaliya nooga matala dowlad degaanka cid kale xil mqadan siinin adigoo eed ka cararaya xaqa inaad dadka u sinto weeye antaad is lahayd dad kalaa ku eedaynaya baad qabiilkaagii duudsiday
Hadalkiisa waa runtaa
Cuqdada wayba ka muuqata anaga anaga anaga ayu bilabay iyo dhagax buur
dhibka degaaanka oo dhan ayu ka dhacay
Waxa ciil iga qabtey calanka xabashida ee kor loo qaadey ithopia hadhacdo
Dadka. Ha. Is. Ku. Dirina. Dadka. Wuu. Kawada. Sina. Dhibaatada. Ee
Reer dhagaxbur wax walba o xuun walagu sameyay
mudanemustafemuxumed
cumarwaagesiimaantaaa
shaacabkataageersanwarun
somaligalbeedlibaaxhoogamii
waaligaAdeerAqonyahaan
Kaaba qabiil doqon kan yaa madaxwayne kadhigtay
Oromo Oromomada ayuu la aqli yahay
Ma ina iley baad rabtaa kii dad qali jirey ee gabdhaha kufsan jirey
Waxaad tahay kuwii dadka qalan jirey ee dhiigyacabka ahaa ee cabdi tigree.
Filinkii dhiigcabyadu wuu dhamaaday
Amus daameer ayaad tahaay ee
Waw,,waxaas,,sodaweny,,,ah
soodhawoow mustafe dhagaxbuur ilahay intaana dhiman dhaxbuur ahaytuso
ninbaa wuuxuu yidhi dabaal xumada hiriqa ayuu kabilaabay inacag cagjar reel isahaaq wax hakuu qabtaan