10 Calaamadood Oo Ku Tusaya Inaad Aad Uga Caqli Badan Tahay Sida Aad U Malaynayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 959

  • @hudasuldan5360
    @hudasuldan5360 3 роки тому +22

    Nabigu wuxuu yidhi qofka caqliga badan waa qofka naftiisa xisaabiya ee ushaqaysta waxa geerida kadanbeya.
    Qofka muslimkina haduu arin kahadlayo hadalka nabigaa ugu horeeya

  • @cabdiqaadirsaleebaan9858
    @cabdiqaadirsaleebaan9858 3 роки тому +88

    lkn habeenkii xili hore ayaa la seexdaa waayo nabigaa seexan jirey scw

    • @suhaybxasan1160
      @suhaybxasan1160 Рік тому +7

      Haa scw,scw scw scw scw scw scw waxanalagasojeda habeenkii sacadaha dambee

  • @Amir-Gamer
    @Amir-Gamer 3 роки тому +29

    Qodobka 1aad wan kaso horjeeda Sababtoo ah dhafarka wuxu sababaa dhiig yari iyo maskaxda oo nasiino fiican heliwaydo then shaqadi la raby qaban meyso✅✅✅

  • @FarduusCabdi-iy8hg
    @FarduusCabdi-iy8hg 3 дні тому +1

    Nabiga ku zaliya scw walaal alle qofka waxa uu ka dhiga ayuu yahay

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 3 роки тому +15

    Mansha allah waad ku mahadsan tahay sida wacan eed noogu soo gudbisay hal caalaamada mooyee inta kale waan isku arkay

  • @maxaadali4013
    @maxaadali4013 2 роки тому +2

    waxkabaro channel waa channel aan aad ugu xiranahy waxyaalo badan oo iga qarsoona ayaan kafaaidey thankz macalin

  • @Aldaarulsunnah
    @Aldaarulsunnah 3 роки тому +17

    Thanks ustad A/risaq
    Family Kenu wuxu Ka Kobahan yahay 11& 5 aya iga weyn 5 ana ka weyn ananq ka aqli badan daraasadaha aad sheegtayna waan leeyahay qofkuba haduu chenelkaga xiiseyo waa qof caqli badan wayo ninka aqliga yari wakhti uu ku dhagaysto kuma siinayo wayo uma baahna marka anu wxan aamisanahay dadka aadka ku xiiseya inay aqli badan yihin annu xita hadan wax kle daawanayey waan kaso baxa si aan markaba u daawado bilowgii ilaa manta waan kula joogav🥰 Hargeisa.

  • @mucaadabdishow9290
    @mucaadabdishow9290 3 роки тому +1

    Walhi intaba waan leeyahay marka laga reebo inaaan ahayn curad nasiib wanaga waxan ahay curad ku xigeen. Masha allah waad mahd San tahay masuul

  • @khadiijocadceedmuxyadiin4072
    @khadiijocadceedmuxyadiin4072 3 роки тому +4

    Walaahi waa xaqiiq intaba waa dabeecadeyda curudna waan ahay thnks

  • @Muniracoco
    @Muniracoco 4 місяці тому

    Haa walahi inta aad shegtayba waan isku arkay mahadsanid
    Profaysar.saare
    Legan,

  • @esraaapdirahmanofficial1638
    @esraaapdirahmanofficial1638 3 роки тому +14

    wow Good lesson wye🏅😇🥰

  • @hassanvip1090
    @hassanvip1090 2 роки тому +1

    Aniga ayaaba leh calaamadaha aad sheegtay oo dhan ku mahadsanid mudane maamule

  • @cadaawexuseen3367
    @cadaawexuseen3367 3 роки тому +10

    Waan isku arkay ustaad intooda badan thanks

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL 2 роки тому +1

    Masha allah teacher

  • @hamsesead2347
    @hamsesead2347 3 роки тому +3

    Dhowro calamadood ayaan leeyahay
    Mahadsanid teacher

  • @alvaaro2286
    @alvaaro2286 3 роки тому +1

    9 kaba waan leyhy balse waxaan aminsnhy inaan dadka kale iga caqli badanyihiin alhamdullillah

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 роки тому +47

    Masha Allah my teacher hambalyo hambalyo keep going thanks so much

  • @caishocawil1806
    @caishocawil1806 3 роки тому +1

    Haa wallahi inta ugubadan waan isku arkay

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 3 роки тому +9

    Mahadsanid ustaad Abdirizak faarax in badan baa wax kaa faaidney

  • @anzalali7148
    @anzalali7148 2 роки тому

    Ugu horeyn ustad adbad u mahadsantahey xogaa marka laga rebo in ad cured aheyn mida igu badan ayaa ah inan walwalo tan xikta adban u jeclahey inan waxkabaro aqoon ka radiyo lkn mida an u bahanahey inan ogado aya ah hadii an qof is iraa qofkasi sidas ayuu samen dona wey rumowda tas aya layaba in badan inan ku waydiyo ayan doon donaya ustaad thanks full respecti

  • @muwahibbashir111
    @muwahibbashir111 3 роки тому +6

    😅😅walhi intaba waan leeyahy maba ogayn inan saa ucaqĺi badnhy tnks wayo waxaan ogaday inaan aqlilay ahy🥰🥰🥰😏

  • @ayaanabdiaziiz3529
    @ayaanabdiaziiz3529 3 роки тому +5

    Qeybo badan oo kamida aan leeyahay waan ku arkay
    Www masha allah
    Calamade qaarne sxbkeyga iigu dhow ayaa leh
    Waxaan leeyahay Caqligeena Aad Uu buu Sareeyaa👌

  • @luka.......4855
    @luka.......4855 3 роки тому +21

    Wax kbro legend always legend

  • @mohamedseeedbarqad69
    @mohamedseeedbarqad69 3 роки тому +25

    100% great lesson

    • @bashiir2960
      @bashiir2960 Рік тому

      Ma aamin sani inaan cali badanahay wlhi

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 3 роки тому +5

    dadaalkaaga waan kaga mahadcelinayaa walaal
    ilaHay haku sharfo
    dhanka Ganacsiga iyo cilmi nafsiga

  • @zeynabqalanjo4896
    @zeynabqalanjo4896 2 роки тому +1

    Masha allah madsanid alamadan waan leyahay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому +4

    Lakin qodobka koobad kuguma raacin waayo badanka dadka caqliga badanka alaabtoda way u habaysantahy💪🔥

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 роки тому

      Aniga xataa yaabay wax kasta lama amini karo

  • @nasracali316
    @nasracali316 Рік тому +2

    Masha alah 🥰

  • @hikamboy2214
    @hikamboy2214 3 роки тому +31

    Dhamaantood waan leeyahay wllhi faana igama aha run ahaantii qaasatan kalinimada ayaan aad uxiiseeyaa waliba fikir iyo waxaa iidheer walwal waxaan marwalbo jeclahay inaan wax cusub Barto daqiiqad kasto oo noloshayda ah isku soowada duub aniga Ahaantayda iskuma haysto inaan caqli leeyahay ama aan dadka kacaqli badanahay waxaan isu arkaa inaan ahay qof normally ah ✌

    • @malikbuntu5177
      @malikbuntu5177 2 роки тому +3

      Masha.allah 😘

    • @apdyazizrageh9129
      @apdyazizrageh9129 2 роки тому

      Caqli badan oo halkaa lala soofadhiyaa waxba mataro nothing

    • @saidizakido6846
      @saidizakido6846 2 роки тому +1

      Wlhi sxb ,kula mid ban ahay, kaga daran ,markan wax qora hayo ,waxan qorey markan dib ufiiriyo wan qosla😂

    • @faadumomahad1534
      @faadumomahad1534 2 роки тому

      Dhamaan wn leeyahy

    • @farxiyoawukar8572
      @farxiyoawukar8572 2 роки тому

      @@saidizakido6846 wllh tas ana kula qabo wan yaby xarfaha xita wan is daba marsiya

  • @greadboy5636
    @greadboy5636 2 роки тому +2

    الله أكبر Kulli waan isku arkey

  • @MERCURY_PLANET
    @MERCURY_PLANET 3 роки тому +4

    Xaqiiq waaye sxb
    In badan oo kamida waan isku arkay
    Sida 1. Miisaankayga oo aad u yar
    2. Warwar fara-badan
    3. Fartayda oo isku dhex daadsan

  • @mohamedawed8103
    @mohamedawed8103 2 роки тому +2

    Alhamdulilah illahay haynoo siyaadiyo caqligeena

  • @ibnushaafie7419
    @ibnushaafie7419 3 роки тому +3

    My teacher aan xushmad u ahyo cimrika allaha kuu barskeeyo💙

  • @abdishakuurabdiwakiil4415
    @abdishakuurabdiwakiil4415 2 роки тому

    Ma sha alah
    Aniga lee iga hadashy
    Wlahi

  • @xaliike.abtiyuu9324
    @xaliike.abtiyuu9324 3 роки тому +3

    Masha allah
    ALxamdulilah
    Calaamadahan midh ama laba mooyee inta kale waan leeyahay
    Alxamdulilah

  • @aliyamohamed5405
    @aliyamohamed5405 3 роки тому +2

    Masha allah wll markale

  • @bileshardi907
    @bileshardi907 3 роки тому +3

    Masha allah ustaad wax badan baan kaa faa'iiday mahadsanid

  • @khaackhaac989
    @khaackhaac989 3 роки тому +2

    Nio anaa mar walba ig hadashaa tnxz wll

  • @safiyadahir7531
    @safiyadahir7531 3 роки тому +8

    Tan kle calaamadehyga unbaad sheekty wale ustaad, mashaa allah ustaad aan wax badan ka faaidey tahay ajar alleh hakaa siiyo,inkastoo tan koowaad lehyn balse 9gaalka kale waa caadadeyda👌

  • @mulkiqueen1993
    @mulkiqueen1993 2 роки тому +1

    Wan isku arkay dhamaan wad mahadsn thy👍

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 роки тому +3

    Mahadsanid waa is ku arkay

  • @mohomed4831
    @mohomed4831 2 роки тому

    Wallahi waxgarad baa that thank you dabeecadeeda waa so wada sheegtay

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 2 роки тому +3

    90% waan leeyahay alxmdu allah

  • @maxameddeeqaxmed6530
    @maxameddeeqaxmed6530 3 роки тому +1

    Waad mahadsantahay master cabdirisaaq wax badan baanu kaa faaidnay wllo

  • @simaniita4979
    @simaniita4979 3 роки тому +11

    Masha allah wadsaxantahay wll

  • @SadikGueldon
    @SadikGueldon 7 місяців тому

    Mashallah. Xaqiiq dabecadhayka way oo badiyhin sidan curadna waan ahay

  • @suldanmaxmud850
    @suldanmaxmud850 2 роки тому +2

    Mahadsanid macalin alle jannada ha ku geeyo aamiin 🤲❤️💯🥇👍😁

  • @xafsamaxamud4884
    @xafsamaxamud4884 3 роки тому +5

    Jasaklh alaha ku kordhiyo aqoonta 🤲🤲🤲

    • @sumayocabdi
      @sumayocabdi 2 роки тому +1

      M.a adaa uugu caqli badan dhamaantood qofkii dhahy calamadahaas leyahy mahin wax jiro

  • @aim1695
    @aim1695 3 роки тому +1

    Thanks waxbadan oon uhaystay inaan aqli xumo iga tahay ayaad ku sheegtay aqli badnaan

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 3 роки тому +10

    😂😂😂😂😂 6 an ledahy banku arky lkn wanqosy thanks ustadi cabdirazak

  • @shaficicabase3505
    @shaficicabase3505 Рік тому +2

    sxb allah kuu siyaadiyo aqoontaada

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 3 роки тому +12

    Masha allah

  • @hawomire1992
    @hawomire1992 2 роки тому

    Thank you for your lesson 😘🙂😘🙂 because I learnt from your many things about you thanks to 🙏👍🙏👍👍🙏👍🙏👍🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wax ka barro

  • @hiboreermagal9939
    @hiboreermagal9939 3 роки тому +3

    Haa waan wada leeyahay intaba laakiin mid mooyaane anigu curad mayihi. Waxa kale waan isku arkay

  • @XudeyfeJacfar
    @XudeyfeJacfar 3 місяці тому

    haa sababato ah sii markaan uu eegay ani ay curaad wlhi ooannda iiwaday thanks pro

  • @mustapheumar8308
    @mustapheumar8308 3 роки тому +3

    Mcha allah
    Markaad hadlysay inaad aniga iga sheekaynyso ayaaban moodayay
    Hambalyo hore u soco broo❤❤❤

  • @xasanmursal8824
    @xasanmursal8824 3 роки тому +2

    Haa dabcan calaamada qaar waan isku arkay sxb noo Soo Badi waxyaabahaan cml oo caqli badnaanta kahadlaayo sxb waan ku taageeraa horay usoco pro 👏👏🙏🙏

  • @khalifmk3052
    @khalifmk3052 3 роки тому +3

    200K ᴡᴀʟᴀʜɪ ᴡᴀɴ ᴋᴜ ғᴀʀᴀx sᴀɴᴀʜᴀʏ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @MaxamedIsxaaq-h6r
    @MaxamedIsxaaq-h6r Місяць тому

    Masha Allah. Mahad said macalin 😢😢😢

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 2 роки тому +7

    Aad ayaan uga helay muqaalka, calaamadaha badankoda wan isku arkay, sido kale familygaygana wan ku arakay.
    Caqliga iyo cilmigaba alle hayno siyaadiyo. ♥️

  • @Anna-od5vp
    @Anna-od5vp 3 роки тому +1

    Inta yaraanka ah like saara😥😅

  • @dheymanmoalim3925
    @dheymanmoalim3925 3 роки тому +4

    Qodobka koowaad wuu iga qosliyay wllhi intaba waan isku arkay 🤣🤣🤣

    • @deqomaxamed9233
      @deqomaxamed9233 3 роки тому

      Areewo nimo caadiya waaye hada areewayaasha ma aqli badan yihiin 😂😁

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 роки тому

    Haa waan isku arkay mahadsanid

  • @ruweydaabdiaziz4153
    @ruweydaabdiaziz4153 3 роки тому +4

    Qolkeyga iyo miiska wax kuaqrisado
    Waxaa moodaa
    Inlagu raftey😁😄

    • @deqomaxamed9233
      @deqomaxamed9233 3 роки тому +1

      Areewo waxaas aqli maahane miidka iska hagaaji 🤣😂🤣

    • @ruweydaabdiaziz4153
      @ruweydaabdiaziz4153 3 роки тому +4

      Haye hooyo madaama hooyo isku magec tihiin

  • @ashuucashuu5827
    @ashuucashuu5827 2 роки тому

    Kuli calamadahaan waan leyahay allaha noo siyaadiyo caqligeena

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 3 роки тому +7

    Dhamaan anay iga hadlayaan 🧐🥳😎

  • @AbdiAliQorayeh-uu3xw
    @AbdiAliQorayeh-uu3xw Рік тому +1

    Thanks you

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 2 роки тому +6

    Thanks 🙏 for telling us about this I like be alone but I can’t say I’m active thanks more again

  • @NimaIdil-j5o
    @NimaIdil-j5o Місяць тому

    Waan leeyahay calamadahan balseb curad ma yihi laakiin halkan waxaan ka fahmay inay dadka aqlika badan sameeyaan waxay dadka badankoogu ay sameeyaan laakiin lambarka 1 waan leeyahay laakiin waxay sababtay in aan dareemo madax xanuun badan wax inaan ilaawo iyo dal isla xiligan waa xili danbe oo waxaan dhagaystaa wax faaido badan leh laakiin caafimaadku waa maskaxdaado oo daganaata nabigu scw hore ayuu seexan jiran siduu u kaco xiliyada danbe mahadsanid walaal

  • @abdulaahiali7486
    @abdulaahiali7486 3 роки тому +2

    Maasha alaah

  • @abdimajidrashid7307
    @abdimajidrashid7307 3 роки тому +17

    Thanks again for your lessons

  • @mouhsinhoussein540
    @mouhsinhoussein540 3 роки тому +1

    9 calamadoodba waan isku arkay

  • @genyadasoomaliland9160
    @genyadasoomaliland9160 3 роки тому +6

    Masha Allh💯

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 3 роки тому

    Yess WllHi SAAS Maan MoodaYn Calaamadahan Caqli Badan Qaarbaan Hada Ku SuganaHaY Wn Hayaa Yeeeees

  • @tasniimabdalla2111
    @tasniimabdalla2111 3 роки тому +3

    Isku dhex yaacsaanta bedelkeda waxan jeclahy in miiska aan fadhiyaa uu ahaado mid aad unadamsan taasna waa dabecadaha dhiga A

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 3 роки тому +1

    Yeah noo soo badi wll Abdi risaq

  • @bilanabdi8681
    @bilanabdi8681 3 роки тому +13

    M,allah waxd shegtayba naftadayda wn ku arkay😍😍

    • @mohamedhussein6533
      @mohamedhussein6533 3 роки тому +1

      Malayabty inder malaha isku meelbaa laynaga soowada qaaday😂

    • @abdirahimvlog8115
      @abdirahimvlog8115 3 роки тому

      Kkkkk wlhi se daacad ah ayaan kugu qosol

  • @zeynabqalanjo4896
    @zeynabqalanjo4896 3 роки тому

    Dhaman dabicadaan waN leyahay mahdsanidiin marlabad

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 3 роки тому +4

    Masha Allah 💕💖✌️

  • @mukhtaarxaaji993
    @mukhtaarxaaji993 3 роки тому +1

    Calaamado badan oo kamid ah cashirkaan ayaan isku arkay

  • @tookchannel8486
    @tookchannel8486 3 роки тому +3

    Legend in badan nolosheyda waad badeshsy

  • @dalmaryare9268
    @dalmaryare9268 3 роки тому

    War intaas oo calaamadood waan isku hayaa la soco bro

  • @Adanizza
    @Adanizza 3 роки тому +3

    7 kamida qof qoyskena katirsan wan ku arkay

  • @MariaAbdi-g5h
    @MariaAbdi-g5h 3 роки тому +1

    Wllahi xaqiiqdii intasba wan isku arkay 100% gaar ahan kalinimada 🤗👍 Thanks broh

  • @salmaosman4238
    @salmaosman4238 3 роки тому +3

    Mansha allaaah anaaba iga hadlaysaa

  • @DEEQAMAXAMUUD-y2n
    @DEEQAMAXAMUUD-y2n 6 місяців тому

    Qofka iska shekaysta oo niyaysta in ay waxay ahayn yihiin tusaale uuniyaystay wuxuu ahayn❤❤ isheeg

  • @jokarlegman2698
    @jokarlegman2698 3 роки тому +14

    Good lesson

  • @Deeq___daahir
    @Deeq___daahir 2 роки тому

    All waan wada lee yhy alxm daacad ayee iga thy iska hdl mahan ma.a inta is lee nahy 👍 dhac

  • @deeqosalaad6001
    @deeqosalaad6001 3 роки тому +6

    M.A keep going...wll

  • @Hafs00001
    @Hafs00001 2 роки тому

    Wlhy intaasba waan leeyhy laakiin ma umaleenayo inaa dadka wax dheerahay🥺🥰

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 3 роки тому +2

    dhaman calamadahan wan leeyahy marka laga reebo farta isku dhex yaahcsan. fiid inan seexdo dadal badan ayan kubixiya balse xilliga balanta marnba ma seexdo Exam kana ma hooseyo😂
    Mahadsanid bro qolka ama miiska isku dhexdadsan inany basarinimo ahyn ayan ka faiday 😊😁

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому +1

    1,2,3,4,5,6,8

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 3 роки тому +6

    Ajer allah hakaa siyo

  • @suhaybxasan1160
    @suhaybxasan1160 Рік тому

    Wuiskuqasnyahay kayguu lkn ma igoo wll adbaadumahddantahay jazakallaahu khyran

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 3 роки тому +3

    Sax macalin aniga bugaagteda waa kala daadsanadaa waa ligu qelshaa War qof weyn aad tahay saan is ka badal

    • @mahdixamud8364
      @mahdixamud8364 3 роки тому

      Waxagu basarinimo naaged waa dhaaftey warka kaaweyn maqal

  • @ibraahimali2789
    @ibraahimali2789 2 роки тому

    Mashalaah mashalaah thanks wall

  • @ahmednur6828
    @ahmednur6828 3 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @caliyasaciid5159
    @caliyasaciid5159 2 роки тому +4

    3 un iga reb inta kle wn leyhy

    • @Moha-g7r
      @Moha-g7r 3 місяці тому

      😂😂😂 waa aqli yartahay

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 3 роки тому +3

    Masha allah Reerka curudkooda ayaan ahay waan isku argay wax yaa bahaan inaa lee yahay wll Allxamdullilah

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw 11 місяців тому +1

    100kii ba 100dhamaantood waan leeyahay