Raga Somaliyeed,Sida ay u silciyaan Hooyoyinka Somaliyeed ayaa ragii illahey barakada ka qaaday oo maskaxda laga tirtiray.Uqubo waa ku dhacday raga qaarkood.Subxanallaha
Fadlan qofftan dumar ah ee miskiinta dhibka sheeganaysa haloo kaco sidii ugu dhakhsaha badan Kan munaafiqa ah ee wadaadka iska dhigaya na talaabo sharciga wasfaqsan ha laga qaado.
Istaqfurulah ma xishoodayaal subhanallah 😢 illahey xaqa ha tuso someday ragooda ee ku digital ilmahooda hooyadood subhanallah illahow ka qabo maskiinta😢 hooya lee melkasta ooyeysa hadhowna ilman anna dhaley uu u soo farisana markey koran😢 asna uu laclac noqdo siduu malinba naag cusub u radinayo 😢
Dhoocishu waxay moodaa wax fiican in ay Shaqaale u shaqeeyaan waan idiin sheegay Naagaha Soomaaliyeed wax fiican bay moodaan iyo ilbax nimo in shaqaale guriga uga shaqeeyo waaba isugu Faanaan HA idinka saarto
Xididka naxariista Ilaahay swt nagama siibo! Gabdhaha ha loo naxo, haddii lanaco xittaa, wanaag maalin idin dhexmaray iyo quruxdeedi ay kugu baabi'isay iyo ubadka ku ixtiraama. Calooshey ka habaartay ax
ILAAHAY NACALADIISAA KU DHACAYSA HOOYO BAY SAAS I CAAYIN AFWALBA INTA.XUN UNBAY KA BARTAAN WAA.DULI JAAHIL AH QOF DHIBAN OO TABA NAFIS BAY VAY UGU DARIN
Aniga hooya ahay walhy laakiin ogoow malaa ig manikin wallo why hoyo 5carura haysata oquruxdaas kamuqataa public caruurta xataa ay moraljab ugu keener wallo aaway samirkii ilayn nin waan naqaanaa o axsaan nooma hayee? Walhy dhacalki aabahay la iga haystaa lagu kifaaxaa dhib gacan qaad dhac ilmo laigu dayaco 1wm waan arkay ilaa hadan arkaa 5carura iijoga why media uga oynaa anoo laylka alaah ku hor ooyn kara ducaysan kara raaliyo noqon kara eegi kara kanihxi kara dadka illma la aanta ah
Nin raagki ah gabar kama oohiyo shem on you ninkaas
😭😭😭Ilaahayow ooyinteda Farxad deg dega ugu bedel.Caruurtaas Hooyadood ooyeysa ka arkay arkayaan Aabahood sida ula dhaqmayo.Xaqa Alle ha tuso Ninkaas doqonka iimaanka la'
Raga Somaliyeed,Sida ay u silciyaan Hooyoyinka Somaliyeed ayaa ragii illahey barakada ka qaaday oo maskaxda laga tirtiray.Uqubo waa ku dhacday raga qaarkood.Subxanallaha
Fadlan qofftan dumar ah ee miskiinta dhibka sheeganaysa haloo kaco sidii ugu dhakhsaha badan Kan munaafiqa ah ee wadaadka iska dhigaya na talaabo sharciga wasfaqsan ha laga qaado.
Hooyo soomaaliyeed waan hadi Allah ha ku xafido ❤❤❤
Hadii uu kaa garday alah soo hanuuniya qalbigiina alah iisasoo dumo amiin
hadii uu dhib kugu hayo alle hakaaqabto hadui khayr uu ku leeyahay waa ilmaha aabohod ee alle.hakuu soo cabiidiyo aamin yaarabi
Iyada ninka kufaaneysa ayaa boqolmar ka riski badan kuwa dumarku ushaqeeyaan ❤ 🎉
Ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo cuqdadka hakaa saaro ferj all hakuu furo
Walaaley nacalada iska daaa nacalada ma fiicna lkn Allaah hakaa Qabto Allaah ha kaaga hiiliyo
Abaayo ha ha baarin ninkaada habaarka mafiicno ee u ducee inuu ilahay caruurta iyo ninkaada ilahay taladaada
Yaaa allah yaaa rabbi illahawo u gargaar maskiintas😭😭😭😭😭
Illaahow kaa khabo amiiin
Aamiin Faraj deg deg alaha kuu furo inshaa alaah
Gabdhaan waa maser santahy gaajo maheso nimceey kujirta sidaan maqlay gabaraay ilmhada korso mereeso somaliyeey runta raadsha
Sida maqlay ha ku dambese ilma iney ka xirneen ma ogtahay
Allaha awooda leh dhexdiina maslaxo hadhigo muxubo iyo kalgaceyl iyo naxariis aamiin isagana xaqa Allah fahansiiyo awlaadiinan Allah Allah tuso hooyo iyo aaba is jacel khilaafka labada waalid ka dhexeeya ilmaha uma fiicna saameyn ayay kuyeelataa ilmaha, walaal waxaan kugulatalinaya kadaa habaarka ee u ducee in uu xaqa alaha awooda leh tuso wabilaahi towfiiq
Illaahey ha kaa khabto amiiin
Abaaay illahey subxana watacala haku yasira haku xiliyow aaaaaaaamin yaaa rabbi
Asallam maalequ Allahadulilah Allahadulilah Allahadulilah Maashallah Maashallah Allah hjelp you Ishaallaha Ishaallaha Allahadulilah ❤❤❤❤❤
Illahye hakabadibadiyo Amiin Amiin Amiin yarab ❤❤❤❤
subxaanalaah waa Calpol xumo walaahi laakiin yaa qaladan
Ilaahow u gargaar adigaa awoodee yaarabbi waa hooyo lagumaaday ninkaas ilmaha iyo hooyadood isku kor gumaaday oo awooda u sheegtay ilaahaw waad u jeedaa!!
Allahuma aaaamiin
Naagtii gurigeeda nin keenta waa dhillaysi doon waana in la xasuuqaa. Another level oo dhillaysi weeye
naagaha shaqaalaha ah iska erya soo ka xaysta gabdho familka lacagtana iyaga siiya
Oohintaada.ilaah.farxad.hakugu.badala
Yaa illaheyow urgaar yaa illaheyow murugada kadulqad illahey hagahiliyo murad kaga Allaha kusahlo waa iga oohisay abayo kheyrka allaha kuwafajiyo
Aameen yaa RBi 🤲
Maya waa mabnuu balse dantu waa seeto😂😂😂😂😂😂😂
Istaqfurulah ma xishoodayaal subhanallah 😢 illahey xaqa ha tuso someday ragooda ee ku digital ilmahooda hooyadood subhanallah illahow ka qabo maskiinta😢 hooya lee melkasta ooyeysa hadhowna ilman anna dhaley uu u soo farisana markey koran😢 asna uu laclac noqdo siduu malinba naag cusub u radinayo 😢
Ax ax ax Haa oyn huno Inshala allah waay hagagi Inshala allah 😢😢😢😢😢😢😢
ALLAAHU AKBAR ILAAHAY BAA qabanaayo
Ilaahay ha soo qabto inkastoo ku ciyaartoyda hooyo iyo caruurta
Aamiin
Abaayo Allaha haka dullqado dhibatada balayahna Allaha haka qabto Abaayo 😭😭😭😭😭😭😭😭
Maxey usoo bandhigeysaa Mey rabi usheega to ceeb Mey soo raatsatay
Waa kugu soo biiray
INAALIAAHI WAA INAALIAAHI RAAJUCUUN ☝️ 😭😭😭
Asc Allah waxan ooga Baryaa Hoyodan Inuu Faraj deg deg ah Allah siyo
haday kadartay ma ninbaad aqal keensanaysaa waa makuu caruurta kaa kufsan lahaa
Waa xoolo subxaana laah Nin yaa aaminaaya teeda kale waaba dambi alaah xarimay
Nin ya aaminayo ad tiriye Naag xata aadan aqoonin maxad gurigada ugu aamineysa.Ilaahey iyo Naftaada kaliya aamiin.
Abayo duceeso ducada waa mahiim markay xaalad kuladaristo ilahay talada u dhiibo ilahay u noqo
Asc walaal mcn may Allah simplify everything for you ,surplus qadk sami Read that sura
haduu kaa ga daran yahay Allaha kaa qabto aamin aamiin
Ilaahay kabaqa oo kadaaya dhibaatada
Dhoocishu waxay moodaa wax fiican in ay Shaqaale u shaqeeyaan waan idiin sheegay Naagaha Soomaaliyeed wax fiican bay moodaan iyo ilbax nimo in shaqaale guriga uga shaqeeyo waaba isugu Faanaan HA idinka saarto
illahay ayaan kuubarinay wlalaal awoodmalihin
Oo ma curyaan baad tihiin marka la'idiin shaqeynayo war shaqeysta why nin ajnabi kaa ah uu kugu shaqeyen kara awey dintii iyo islanimadii subxanalah walee wadankii siduu u burburay ayaa caligii iyo maskaxdii somalidana ay u burburtey ilahaw somali badbaadi oo daba qabo yaarabi yaa raxmaan
Xididka naxariista Ilaahay swt nagama siibo! Gabdhaha ha loo naxo, haddii lanaco xittaa, wanaag maalin idin dhexmaray iyo quruxdeedi ay kugu baabi'isay iyo ubadka ku ixtiraama. Calooshey ka habaartay ax
Ilaahayow kurbada kafayd
Alaha ka qado culeyska ilaahayna ha ku hiliyo amiin
Allah maxaa hooyo laga ooysiiyey
hadaad xaqkagasho xaaskaagawaa la aqbali habaarkaas waan kii kugu dhaco
gabadhaa walaasha ah Alle qalbiga hadhayo
Halacawiyo.darcilahi
Nin aqli leh caruurta hooyadod kama qaato caruuta dhibaato ayey ku koraayan hadhowna aduunka aabaha ayey u nebcaan
Subxaanallaah Allahayow kuu gargaaar
Nin inuu kuu shaqeeyo wax foolxun ban u arkaa, subxaanallaah
Ilaheyow Amiin Amiin Amiin yaa rabi macantey 🤲🤲🤲🤲🤲
Asc walaalay qofka lama habaaro d llaahay garab haku siiyo dadka halkaas joogaan hacawiyaan
Subxanallah
Allahayow kuu gargaaar
Allah kaa qabto allahna kuu badbaadiyo caruurta asna awoodoo isbiday balse allaa ka awood weyn ee hakaa qabto
Inna Lillah wainaa elyhi raajicuun
Abaayo khayrka allaha kuwafajiyo murugada farxad allaha kugu bedelo
Waa hoyo ciilan ama istares ku dhacay
Ninka waa nin xun oo nacasa sida uu uhadlayo baaba laga garana inuu yahey kuwa caruurta iyo hooyadaba qalbiga kadila naa caruurtada kala dhuumo.
Abaayo aamus ani am crying iga aamus hooyo fiican baad tahay ukhti miskiin 💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🙏🏼🙏🏼🤔💔💔💔💔🇸🇴🩸☝️
Ax ax whi wa xanun abayo ale Aya kaqabanayo
Gabadhan balwad beyledahay
SIDEE KU ogaatay ma ADAA la cunay
Ilmo qurux badan bayba udhashay muu fiiriyo xitaa haday dhibto muu udulqaato,wiilashaada waad ciishay haday xoog leeyihiin way kaa qaban lahaayeen hooyadood
Haa walee taasaan been aheyn wuu ciiley wiilShisi
ninbaa guri liga shaqeeyo hayeey?
Asc walaal waanku salaamay gabadha hadalkeeda inay waxaa bulshada muslimkaa lahortimaado maha dhaqanka iyo diintaba meelkadhac ayay utahay in gabar muslim ah min ajnabi ka ah uuguri ugashaqeeyo waa ceeb waa cadaab lugahaaga ku doono
Gabadh muslim ah soomaali ah yaa soo pixiyay wadan afrikaan bay poxooti kutahay yaa kukalifay nin soomaali shan intay udhashay buu urto kudhahay nin soomaaliyaw nolosha waad kukhashifantay waxa aad tahiin banaankaanu keeni pariswaa dhamaaday midna hailoobin illaahay baa idinkhashifaaya intiina xun
Aaaway caasho mahamadoow waan uxiisnayee
Ameen alle ha ugar gaaro hooyadas iyo ilmaheda
Afsoomaaliga fahan gabadhu way ii shaqeeyaan may oran soomaalida wadankaas ayay kawadaa aan isku badnaano waa iska jira ayay kawadaa
May ayada shaqeysato cuuryaan miyaa gabdhahaan afrika jooga wey kibreen qaarkood caqli badana malaha Allah ha idin hanuuniyo
Amiin. Amiin amiin
Aamiin aamiin yarabi
NIN NAAGTIISII CAAYAYA OO XUMAAN KU.TILMAAMAYA LANA.NOOL OO QASIIS NACALADAN MA AHA WAYNA KA FURANTAA
Gabadhaan xaageen baan kal xiriraa
ILAAHAY NACALADIISAA KU DHACAYSA HOOYO BAY SAAS I CAAYIN AFWALBA INTA.XUN UNBAY KA BARTAAN WAA.DULI JAAHIL AH QOF DHIBAN OO TABA NAFIS BAY VAY UGU DARIN
Ilahay ha ugu so Qado ciyalkada
Illahay ha vaseiyo
Aamin yaarabi
Ilheehy khaeyr ha kubadalo
Adna miyay kaa shaqeeyan? Yaahuu dheh
Ninka waa in la wareysto rabi ka cabso rabi bari xataa hijab ma qabto labadii a mitkii gar daran alaa ok
Aamin yaarabi😢
Amiin
Allahs kaa qabto wl 😢😢😢😢
Naag lacanad kadaganayso hooyo maaha
ninkan caayaya gabadha nin aga maha war ka xishood xaaskaaga
Aniga hooya ahay walhy laakiin ogoow malaa ig manikin wallo why hoyo 5carura haysata oquruxdaas kamuqataa public caruurta xataa ay moraljab ugu keener wallo aaway samirkii ilayn nin waan naqaanaa o axsaan nooma hayee?
Walhy dhacalki aabahay la iga haystaa lagu kifaaxaa dhib gacan qaad dhac ilmo laigu dayaco 1wm waan arkay ilaa hadan arkaa 5carura iijoga why media uga oynaa anoo laylka alaah ku hor ooyn kara ducaysan kara raaliyo noqon kara eegi kara kanihxi kara dadka illma la aanta ah
Yaa rabi noo naxariso
Sorry walashay Allaha kagahiiliyo amiin yarabi 😢😢😢😢😢
Caruurta calol cumo igu dishay 😢😢😢
W
Wcs wr wb
5caruura manasiib fiicna waayo aabe xun iyo hooyo xun qayr maleh waayo hooyo Samir lacnada daaa allaah bari laylka tuko alaah bari wahy public ulacnadee habarka waa xaaraan yaarabi
UF NIN AJINEBIYA MUXU KA AKQABANAY
Alle ha ku sahlo
aabah xun oohooyadeed xiraayo