See ku baariwayday maadama aad tahay hayad sirdoon waxas yicaalka ayaa loogu sheekeeya boss wax badan bad qarinaysa waadna ogtahay meeshay qabtay cidda ay gacanteeda ku maqantahay waa adiga iyo inta kula shaqaynaysay
aad iyo aad ayaan uga xumahay hadeysan dowlada cusub toogasho ku xukumin waana ceeb dowladee oo musuqmaasuq ah beritana dowlada ey dhib ku yihiin ama mid a dambe ee soo socota hadaan nahay dadka muqdiaho waxan codsaneynaa in la dilo gebigood majirto inaan ugu naxano naxariis dhalasha wadaag ah nin soo bahaloobay
waa beentiis dadka waxa dhameeyayna waa la shaqeynayey alshababna adiga igo madaxdaadaba ayey ahaayeen war abgaaaloow waa ceeb inaan kala reebno dadki dadkeena god ugu jiro in afti la siiyo ow isku badbaadin karo no kuligood hala toogto wasaq danbe yeysan naga soo bixin oo yaasiin fareey oo kale ah ama c finish odawaa qaroole cali yare qoorqoor iyo cali geedi ugu yaraan xabsi nololeed halagu xukumo hadaanan dil lagu xukumeynin
Huuno abgaal muxuu kuu qabtay lagaayabaa inaad qaxooti tahay ama dalka gudihiisa qarax ku suga tahay wixii dhacay dhace ee hada iyo Dan iyo soomali 🇸🇴🇸🇴💙
Illahay hooyadii ku dihatay iyo aabahaagii doortayba ha u naxariisto danbigoogana allaha dhaafo waayo geesi wadaniya ayay dalka iyo dadka u dhaleen walee hadal laguma hoos dhigo dawladaadiina dacad ayaad u ahayd laa iyo iminka sirta qaranka la dhimo una shaqee danta guud ee abniga guuul iyo gobanimo waa ill iyo adaxaabtii Nibigeenii SCW SCW S C W maasha allah ma tihid nin qabiil lkn waxaad noqotay horayna u ahaayd nin qaran horay u soco
Waa sax in su'aashaas lagu adkeeyo, waayo ciidankaas dagaalo shisheeye ayaa la galiyay dhalin badan ayaana ilaa hadda aan raqdooda iyo ruuxooda la arag.
@@sayidka6911 Ku adkayn kamaan haddal abti. xogta ciidanka ee dal leeyhaya waxay kamid tahay xogaha sirta ah ee an kolnaba loo ogolayn inay media gasho. Dawladnimada inaga raagtayo waxba ka garan maynee. xogta ciidanka la qaadey hadu rabo kan wariye iskusheegii hoos ha uwaydiiyo ha ilaaliyo haduu wadani yahay dee. tuug shisheeye ushaqeeya weyaan kolayo waxba ilaalin karimayeee
Mahadsanid mundane yasiin
Indha adaga kani! Mid caadi ah ma aha
Maashaa allaah geesi wadani dhab ah
0
Mahadsnid mudane Yasin fareey
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💕💞
O³³³3³³³³3³³³3³33³3333³33
Guul yasin farey geesi soomaliyeed oo wadaniya guul ishalah guul
Masha Allah waxaad tihiin gaashaanka wadanka illahey ha idin guuleeyo ♥️
Yasiin miyaa been shegayo mise fahas yaab walhi 😇😇
Maad u waydiinwayedaye waxaa qaadaye darawalkaagii iyo gaaririgaagii
dowlad qashin ah waxa u shaqeeyana Qahin yihiin bay ahayd, waa iska qoslayaa. Waa khayrul masuul
ninkaan sida uu u hadlaayo markaan qiimeyey waa qof caqli badan oo degan oo aadaab badan mashlh
Badeecatul khasaara , kan camal in la wareeysto ma ah waa khalad.
Kan aaba xil dhibaan ah, xil dhibaan
Xaal qaado.
Yaasiin faray dacadada ayad kubadbaade insha alaah horey usuco nacabku darbiyada hajiiro
Shabaab baa dishay waa ' Escape Goat'. Hay'ad xataa hadday dhacday difaaci kari weyday shaqaalaheeda soo celin waayey meydkeeda cidna usoo xurin waalidkeed ilaa Mdx la qaabili waayey 2 bilood laga hadli waayy
Intsan lagu saamixin sheeg cider dishayee aastay iyo halka lgu aasay
Waxaa Qirayaa Yaasiin inuu ahaa Shaqsi UQalma Xilkii uu Hayey Ee Taliyaha Nabad-Sugida.,Runtii Wareesigan Wuxuu Banaanka Keenay Shaqsiyada Da,yarka ,inuu Ahaa Shaqsi Daacad Ah , Dhiiran, Dagan , Go,aan Walba uu Qaadanaya Ka Fikira ,”Waxaan U Badheedhanay inaa ku Dakanownay Shaqadii Aan u Heynay Dalka “ .
Hadji and sheegi Watford adjacent was laguna washing doonaa
Tuug caddaaladda waa lagu hor keeni maray noqotaba.
Maansha Allah yaasiin saasaan kugu ogahy
Bro ninka waxa laga daremaya inu wax qarinaayo hadag dagin ok dhageeso
hooyada dhibataysan Alle ha tuso xaqiiq ay ku samirto
Kan wax wareysanaya ayaa ha xoolo aan aqoon warbaahin iyo qaabka loo wareyso mana ahayn inuu ka yeelo horfadhigiisa wiilkan yar Allaha xafido
Kan reer mudug miyaa
Indha adaygiisa caadi
No no
Dhiiqay ku jiraan ragan, labadii nin ee ugu saraysay nabad sugida yaasiin farey iyo fahad ayaanba iska warqabin oo kala hadlaya, ceebay tacaal xaqii oo feedhaha ka dilaacay weeyaan hadal koodu ee siday horey ugu aamusen bay isaga aamusi lahaayen lkn ma karayaan oo xaqaa ka hadlinayaan umalen,
Yaasinoow wakhtiga hanagadhumin een eentaada waxba kujiraa?
Qofkaan waxa ka muuqdo inuu alshabaab la shaqeeyo.indha adeegnimadiisa 90%100.iga qora tani..
Dhibka iyo xal la'aanta Somaliya ka jirta hayada nabad Sugista madaxeydi aya sida u hadleysa .. wax baan baacsaney😎
Nikani inta nacam laynta wada marka laga reebo qofka caqliga lihi wuu arkaa inuuwax qarinaayo waxyaabo badana qaabka uu uga jawaabayo aytahay kala daad sanaan xataa su aal aan lawaydiin xitaa uukuboodaayo taasooba wariyayaal qaar ayku weerari lahaayeen ee wariyahan waa nin dagan oomiskiin ah
Baal ufiirsada ninkani WAXA yiidhii dad nissa ka shaqaynaya cibadayku JIIRAN istaakhfuurulah
See ku baariwayday maadama aad tahay hayad sirdoon waxas yicaalka ayaa loogu sheekeeya boss wax badan bad qarinaysa waadna ogtahay meeshay qabtay cidda ay gacanteeda ku maqantahay waa adiga iyo inta kula shaqaynaysay
Khaa,in
Waxbuu qarinayaa hadalkiisa ayey kamuuqataa
Runtoo lasheego waa cadaalad barkeed
Ugu dambeyn wuxuu umahad celiyey dhamaan ciidamada sida Eeyaha loogu adeegsaday gumaadka iyo cabirinta reer Muqdisha 🤔🤔
Ninkani waa ninku jira difaac kamaba jawaabayo su aasha
Hawye maaesqbataan settee wdanka Baad bnaankakaantaan samadeedoo daben baakuudhegan
Hada ninkan maxow noshegay xasaanada hadaan sabaaxad lagaaga bixin oo maxkamad lagu geeynin waa arki
🙄
Meel ay martey majirto haddana alshabaab baadishey ninkan haddaladiisa waxyaaabo is dhaaf ah ba kabuuxa wlhi
Isa aamuuse daablyow suurwalka
Kaa gaaban iska baadle waad ogtye
Waxa kaastaa waada qaarinysa
Kani waa manexe cadaw dhiigyacaba ah
Looma baahna inwaraysto
Waa in cadaalada lahogeeyo
Cadaalada lawaafajiyo kadibna latoogto
Abaalkiisu waa intaas oo keliya
Adunkana foolxumo akhirana xisaab alle 😡
Tar tarka iska daa tan iyo kadinkaa lays hayaaye
Hay ada nisa intii uu farmaajo madax weetne ahaa shacabka soomaali wayka nabat Galeen balse maanta usoo ooy xasan shiiq iyo mahat naannaag waxay laayaan
Wax iman doonta maalin eebe kashifi doono waxyaabahs laslabaha ku qarsoon.
aad iyo aad ayaan uga xumahay hadeysan dowlada cusub toogasho ku xukumin waana ceeb dowladee oo musuqmaasuq ah beritana dowlada ey dhib ku yihiin ama mid a dambe ee soo socota hadaan nahay dadka muqdiaho waxan codsaneynaa in la dilo gebigood majirto inaan ugu naxano naxariis dhalasha wadaag ah nin soo bahaloobay
Gabadha waardiyo malaheen miyaa
Wariye waad ogtahay kiiska gabadhan sida islamar kiiba loo qab yaaladeeyey oo aan looba ogolaan ninkii lagu eedeyey in uu dalka soogalo
Ninkaan waa in maxkamad lasoo daago
Beentii kooxda xaraash qaran buu soo afjaray
Alaha kama aaarsana hadadan ogayn malin lays xisabinaaya ayaa imanaysa axadkan marun in uukuushecgo ayad kasugee
waa
beentiis dadka waxa dhameeyayna waa la shaqeynayey alshababna adiga igo madaxdaadaba ayey ahaayeen war abgaaaloow waa ceeb inaan kala reebno dadki dadkeena god ugu jiro in afti la siiyo ow isku badbaadin karo no kuligood hala toogto wasaq danbe yeysan naga soo bixin oo yaasiin fareey oo kale ah ama c finish odawaa qaroole cali yare qoorqoor iyo cali geedi ugu yaraan xabsi nololeed halagu xukumo hadaanan dil lagu xukumeynin
Huuno abgaal muxuu kuu qabtay lagaayabaa inaad qaxooti tahay ama dalka gudihiisa qarax ku suga tahay wixii dhacay dhace ee hada iyo Dan iyo soomali 🇸🇴🇸🇴💙
Wariye matihud refer miye
Baabuurkii qaday Ikraan adiga ayaa lahaa Yaasiin ee iska bariyeel
Alah kama qarsoona Mesha ay kumaqatahay ikran iyo cida cutayba
Illahay hooyadii ku dihatay iyo aabahaagii doortayba ha u naxariisto danbigoogana allaha dhaafo waayo geesi wadaniya ayay dalka iyo dadka u dhaleen walee hadal laguma hoos dhigo dawladaadiina dacad ayaad u ahayd laa iyo iminka sirta qaranka la dhimo una shaqee danta guud ee abniga guuul iyo gobanimo waa ill iyo adaxaabtii Nibigeenii SCW SCW S C W maasha allah ma tihid nin qabiil lkn waxaad noqotay horayna u ahaayd nin qaran horay u soco
Dadka somaliyad waxabo u kala sarnan ninka dilaga ah iyo ninka nabad dunka ah kan waabo cadaw dig muslim qabe ah asaga iyo fahad yasin iyo abdiraxman dare wabo dadka damaye dadki xiliban nada aha iyo ikran tahalil iyo Duqi magalada muqdisho e hura cadaw ilahay ku dafi dadka wajiguda
Ninkan Yasin faray waxa afka qalaad laguyirahdo "intelegence Ethics"wax ogabilawan majiro hadii lahoos dhigilaha waxa layirahdo "Truth Detector" waxay sosari leheyd waxa usheegay boqolkiba 90 inay been tahay.
Meeshan ingriis lugu barto ma aha ee bal ama afkaga hooyo kuekow ama Iska aamus.nincompoop!!
@@sheqxabiib4205 hhhhhh funny
Kan yaa wariye ka dhigay!!!! wataa ceebta taagan. ciidanka eriteria loqaadey imisay ahaayeen bu ku celcelinaya yaaab!!!! xagu uwadaa??!!!
Waa sax in su'aashaas lagu adkeeyo, waayo ciidankaas dagaalo shisheeye ayaa la galiyay dhalin badan ayaana ilaa hadda aan raqdooda iyo ruuxooda la arag.
@@sayidka6911 Ku adkayn kamaan haddal abti. xogta ciidanka ee dal leeyhaya waxay kamid tahay xogaha sirta ah ee an kolnaba loo ogolayn inay media gasho.
Dawladnimada inaga raagtayo waxba ka garan maynee. xogta ciidanka la qaadey hadu rabo kan wariye iskusheegii hoos ha uwaydiiyo ha ilaaliyo haduu wadani yahay dee.
tuug shisheeye ushaqeeya weyaan kolayo waxba ilaalin karimayeee
Ciidan tababar dibad loogu qaaday, xogtoodu ma qarsana, haddii waxa laga ilaalinayaahi aaney dadkooda aheyn.
@@sayidka6911 Wan ka xumahay inan intas ku murano.
Maqaldame ayaa tahay miyaa
waar beenta dadka kadaa alshabaab way sheegaan qofka i dilaane
qodobka 59??🤣
Soomaali yeey hay ada noso oo maanta dameer mahat salaat kadhiyo doofaar xasan shiiqna madax weeyne yahay kaguura ama iska dhiciya
Shamso marka ma waxa xala inad dofar iyo damer ku tilmantid madaxwayne iyo shaqalihisa
AF LAGAADADA MADAXDA WAA FAASUQNIMO
BEENAALE
Waar adkayso nacasyahow
Somalilander , Adiga ma waxbuu kuu geystay.. yaa banii isxaaq
Igraan waxaa dilay mahat salaan xasan shaydhaan ayagoo kuxumay naayo fahat faray farmaajo kuwasaa dilay hada kailaashada ubatka qowlay satada
Cadawga beenaalaha ah lama waraysto
ninkaan sida uu u hadlaayo markaan qiimeyey waa qof caqli badan oo degan oo aadaab badan mashlh
Masha alaah aana aqan yaasin fary waa nin jecel wadankiisa oo daacaad ah ita aan ka aqaan