Kaftanka Siyaasada 505, Arimaha hubka iyo Xildhibaan Mohamed Abiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Kaftanka Siyaasada 505, Arimaha hubka iyo Xildhibaan Mohamed Abiib

КОМЕНТАРІ • 39

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Місяць тому +5

    Cali cabdi xirsi cali xaraare lajinka wayn iyo yaasiin yare waaidin salaamay

  • @user-ru1ge5nn4y
    @user-ru1ge5nn4y Місяць тому +3

    Cali hareeri aad baan kusalamy siyasi waa run wadanka waxa qasayaa waa gangz wana Dad musuq masuq iyo xududaha dalka ilawey way dhici dontaa somaliya in lagu heeda ku istagto in sha allah 2030🇸🇴✍️✅️ ✅️

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 Місяць тому +5

    Alxamdulilah inaga iso iibsaden.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Місяць тому +5

    Reer Muqdisho Hassan iyo Soomaaliya hakala doortaan. Xassan Waa cadowga geyiga iyo dad gaar ah oo soomaaliyeed

  • @SomaliRoyalFamily-pp7ez
    @SomaliRoyalFamily-pp7ez Місяць тому

    Wax garad keena waa in aan dilo, iyo in aan ku eedayno faldambiyeedyo gacan ku samays ah, sido kale ugu wacno calooshiis ushaqayste, iyo nin wareersan😢💔

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Місяць тому +2

    Caliyow waan ku dawada haday ku dawan lahayeen dadka ku bahan wax ba toosi lahaa lakiin waxa laga yabaa inayba wax dhagaysano ay leyihiin khabiikenu ka wadaa aan is tiriyo halkaygan aan iska bafadhiyo

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Місяць тому +2

    War ina adeer cali yoow buuni iyo xinif aad baad uqaraacday

  • @sadaamcarab6496
    @sadaamcarab6496 Місяць тому +1

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b Місяць тому +3

    Weriyahan somalida ugu caansan

  • @MuxudiinYusuf-ws2li
    @MuxudiinYusuf-ws2li Місяць тому +3

    Rer Macalin Quwaax waa Hadal Maldahan

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Місяць тому +2

    Walaal leeh marxeen noo keena dhulbahan nagu caawiyo

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Місяць тому +3

    War daroodka hubka dhargeen sanadkan hubkii ayaaga lo soo aruursatay. ayaaga gacanta ku dhiigay GOOJACADDE iyo CABUUDWAQ dakada bariiga ayeey noqotay kkkkkk Hassan dhiiqo iyo Muse xayraan darood aqoon.

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 Місяць тому +3

    Kkkkkkkk ugu yaran 4 bastoldod 6 bila rasas Thank you Ali xarere

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad2788 Місяць тому +1

    Ninkaan Wuxuu galay fadhi ku dirir dhiiqa ah , weliba ku saleeysan war daarood

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому +2

    Kkkkkkkkk caliyow waad la heshay Fraton,waa nin soo habsaamay,Geeridii nabigaba aan ogayn, Scw

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 Місяць тому +2

    Hassan Sh. Ashabaanb ayuu u waday hubkaas ama beelaha is diriraya ama Puntland in lagu carqaladeeyo kole u jeedo ayuu lahaa 🤔

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Місяць тому +1

    Alaaya baarak

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 Місяць тому +1

    Munafaq 70 jir ah farin bad diraysa Somaliland guul

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Місяць тому +2

    505 maad had lee say lakiin waa Guul hadal kaaga 😂😂😂😂

  • @AbshirOsman-s5s
    @AbshirOsman-s5s Місяць тому +1

    Midkaan oo hadal xikmad leh waa waayay

  • @haydar378
    @haydar378 Місяць тому +1

    Ali Qabyaala

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Місяць тому

    Iyo shaadh

  • @beelecaynaanshe1469
    @beelecaynaanshe1469 Місяць тому

    28:50 waa layaab

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 Місяць тому +1

    Jabuuti baa keentay iyo Ethiopia si Somalia loogu celiyo Cuna qabatayn xasana somali kalama jecla iyo qabiiil habar gidir ilmahooda subacute cagaf ma galiyeeen haduuu qabiil wateee dalkan isaga loo adeegsanayaa in meel walba laga xero somali not qabiiil xasan Cumar geele abiya ahmed iyo muse biixi hal xafad laga hagayaaa somali ogaada

  • @istanbulbc9351
    @istanbulbc9351 Місяць тому +1

    😅😅😅😅😅😅

  • @amiincismanyusuf3236
    @amiincismanyusuf3236 Місяць тому

    war munafaqnimada iska daa kuwi daroodna ka waran siyasadadu dhinac bay ka raratan yahay war ilahay ka baq manta darood baa ugu liita ee iyaga wax u sheeg akhirona way ku sugaysa ee risiq xalal ah ilahay weydiso

    • @rushhassan1808
      @rushhassan1808 Місяць тому

      Isaaaq iyo hawiye. Waala qaawiyay darood hub iyo rasaas dakado waxa qabriya fagaya iyo isaaqa somali gaaalo amxaar ah isu dhiibay noo sheeg hhhhhh. Mic baa tahay lax yahay

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 Місяць тому

    Sheeko daarood gabar iyo weriye iyo habar waa isku sheeko

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 Місяць тому

      @@mohamoudahmed685 sheeko daarood baad ka dhex arkeysaa marka ay Muqdisho noqoto meel aad subaxwalba Keeb la yuurar noqoto oo meeshii aad horumar ku fikiri lahayd aad ku fikirto sidee saaka naftaada u badbaadisaa

  • @somali1480
    @somali1480 Місяць тому

    Xage ka so ururisa yasiinada

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 Місяць тому

    Al cadaala waa daacish

  • @AbdulahiHussein-q6o
    @AbdulahiHussein-q6o Місяць тому

    D5 waa dhargeen sanadkan

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому

    Calixarare waa balaayo afsomali socda weye macalin quwaax

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Місяць тому

    Inta garawe iyo boosaaso ku xiran inta kismaayo ku xiran inta gaalkacyo qeybta putland ku xiran inta galin soor ku xiran inta laascaanood ku xiran iyagu ma doofaaraa ? Maxaad ugaga hadli la, dihiin waa idinka ka hadlayo gobolada Hawiyaha dagee ? Halkaa waxaa ka cad in aad tihiin dad jiran oo cawaan ah😏😏🤓😎

    • @YuuuYuu-bn5te
      @YuuuYuu-bn5te Місяць тому

      Inader oohinta iska dhaaf cid walba iyadaa wax iska dhigtee

  • @user-mz4vc6gg6l
    @user-mz4vc6gg6l Місяць тому

    😂😂

  • @haydar378
    @haydar378 Місяць тому

    Daarood propaganda show